- Видео 236
- Просмотров 697 800
Rajada Somali Galbeed
Бельгия
Добавлен 6 авг 2014
Kuso Dhawoow Warbaahinta Rajada Somali Galbeed, ood ka heli doonto Warar Sugan, barnaamijyo xiiso leh iyo Xogo Mihiima oo Ila lagu kalsoonyahay kaga yimaada.
Si gaar ah Waxan kuguso gudbin Doona Wararka Dhulka Somaliyeed Gaar ahaan Somali Galbeed.
Si gaar ah Waxan kuguso gudbin Doona Wararka Dhulka Somaliyeed Gaar ahaan Somali Galbeed.
Munasabadi Furiitanka Tartankan Kubada Cagta ee Gobolka sitti.
Munasabadi Furiitanka Tartankan Kubada Cagta ee Gobolka sitti.
Просмотров: 40
Видео
Jidka Laamiga Ah Ee Magaalada Shiniile.
Просмотров 140Месяц назад
Jidka Laamiga Ah Ee Magaalada Shiniile.
WAA MID KALE OO KA MID AH HEESAHA MANTA LAGA QADAY MUNASABADI DHAGAX DHIGA REAL ESTATEKA EE AYSHACA.
Просмотров 1,2 тыс.Год назад
WAA MID KALE OO KA MID AH HEESAHA MANTA LAGA QADAY MUNASABADI DHAGAX DHIGA REAL ESTATEKA EE AYSHACA. Waxa dagmada ayshaca ee gobolka sitti laga dhagax dhigay mashruuc koobsanaya kaabayaasha dhaqaalaha sida guryo real state(guryo wadareedyo) ah, xarumo caafimaad, goobaha jimicsiga isboortiga iyo waliba dugsiyo waxbarasho. Xalfada dhagax dhiga oo si heer sare ah looso agaasimay ayaa waxaa kasoo q...
WAA MID KA MID AH HEESAHA MANTA LAGA QADAY MUNASABADI DHAGAX DHIGA EE AYSHACA.
Просмотров 774Год назад
Ayshaca oo Tolkii Kulmisay Waxaa dagmada ayshaca ee gobolka sitti laga dhagax dhigay mashruuc koobsanaya kaabayaasha dhaqaalaha sida guryo real state(guryo wadareedyo) ah, xarumo caafimaad, goobaha jimicsiga isboortiga iyo waliba dugsiyo waxbarasho. Xalfada dhagax dhiga oo si heer sare ah looso agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxweyne ku xigeenka DDS mudane ibrahim cusmaan farax iyo waf...
FARXADI CIIDA IYO MAGALADA SHINILE...
Просмотров 728Год назад
CIID MUBAARAK. Waa Shiniile iyo Ciyaar Dhaqameedka kala duwan ee Laga Ciyaaro Gayiga Somaliyeed oo Sanad walba Lagu madadaaalo Salaada Ciida ka dib. Daawasho Wanaagsan.
warda Xaashi Ninkeedii Oo Soo hadlay Maansona soo Diray...
Просмотров 4192 года назад
warda Xaashi Ninkeedii Oo Soo hadlay Maansona soo Diray... Fadlan Sii Faafi Sidu Sheegay Shekh Maxamud Sh.Abuu Dalxa. Abwaan maxbuub Xusen oo Tixdan kaga qayb Qaadanaya Silsilada Wakhtigan baraha bulshada dhex socota ee Warda Xaashi Ninkeeda. Warda Xaashi Ninkeedi oo la soo helay, Soona hadlay. Share Dheh Aado.
WAR SAXAFADEEDKI SHIRKI WARBIXINTA WAXQABADKA 6DA BILOOD EE GUDIGA FUINTA BEELWAYNTA CIISE.
Просмотров 1,2 тыс.2 года назад
WAR SAXAFADEEDKI SHIRKI WARBIXINTA WAXQABADKA 6DA BILOOD EE GUDIGA FUINTA BEELWAYNTA CIISE.
BULSHADA MAGAALADA GEED-OGAAS OO GO'ANKA GUDIGA JIG-JIGA INAY DIIDEEN SHEEGAY.
Просмотров 1,3 тыс.2 года назад
BULSHADA MAGAALADA GEED-OGAAS OO GO'ANKA GUDIGA JIG-JIGA INAY DIIDEEN SHEEGAY. Wan diidney Go'anka dhinaca ka raran ee u Gudigu Gadhay! bulshada Magalada Geed ogas ee Degmada Meayso Oo Cod dheer ku shegay inay didanyihiin go'anka Gudiga Jig-jiga lagaso direy ee Degmada Meayso inuu Xal u helo la rabay. Shacabka Geed ogas Ee Degmada Meayso Ee Gobolka Sitti ayaa Qabtay Shir ay kaga Arinsanayaan Xa...
bulshada Magalada Afcase ee Degmada Meayso Oo Cod dheer ku shegay inay didanyihiin go'anka Gudiga...
Просмотров 2,4 тыс.2 года назад
bulshada Magalada Afcase ee Degmada Meayso Oo Cod dheer ku shegay inay didanyihiin go'anka Gudiga. Shacabka Afcase Ee Degmada Meayso Ee Gobolka Sitti ayaa Qabtay Shir ay kaga Arinsanayaan Xalada Soo noq noqtay ee degmada ma’ayso taaso u dhaxaysa labada beelod ee wada dega. Shacabku wuxu ka Biya diidey Go'anka Gudiga Jig-jiga lagaso direy ee hawsha Meayso inay xaliyaan looso igmadaye Qaladka ka ...
HEES KALE OO KA MID AH HEESAHA GUBAABADA GALBEEDKA SITTI.
Просмотров 9 тыс.2 года назад
HEES KALE OO KA MID AH HEESAHA GUBAABADA GALBEEDKA SITTI. Ereyadii: sacad muumin kaahin Laxanka: maxamed nuur kulmiye Muusic: cabdi ismaacil belle Codadka: 1 moxamed nuur 2 abgaal ibraahi 3 Nadaara axmed cilmi. Hillaac soo baxaan ahay Iftiin lagu hirtaan ahay Cadawga hoojiyaan ahay Hilbahooga saafa oo Haada u wadhaan ahay Ragga heeganbaan ahay Naftoodii huraan nahay Harraad ka iyo gaajadiyo Hun...
WAA MID KALE OO KA MID AH HEESAHA CUSUB EE GUBAABADA GALBEEDKA SITTI.
Просмотров 3,2 тыс.2 года назад
WAA MID KALE OO KA MID AH HEESAHA CUSUB EE GUBAABADA GALBEEDKA SITTI.
HEESAHA GUBAABADA EE GALBEEDKA SITTI.
Просмотров 1,8 тыс.2 года назад
HEESAHA GUBAABADA EE GALBEEDKA SITTI.
HEESAHA CUSUB EE DHIIRIGALINTA IYO GUBAABADA GALBEEDKA SITTI...
Просмотров 2,5 тыс.2 года назад
HEESAHA CUSUB EE DHIIRIGALINTA IYO GUBAABADA GALBEEDKA SITTI...
OGAYSIIS DIB U DHIGID SHIRWEYNAHA DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE...
Просмотров 3892 года назад
OGAYSIIS DIB U DHIGID SHIRWEYNAHA DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE. Fulinta qodabadi kaso baxay shirweynahi Ayshaca iyada oo laga duulayo ayaa la dhisaya urur Dhalinyaro oo ka kooban 13. Sabab jira awgood Waxaa dib loo dhigay Shirweynihi Dhalinyarada Beelwaynta Ciise. waxa Laga Dhigay 17ka Bishan December 2022. Sidaas Darteed 17 bisha December 2022 ayuu ka qabsomi Doona Xarunta Gobolka Siti ee mag...
HALGAMA ADAM ALLALE OO KA JAWAABEY WARAYSIGI MW MUSTAFE CAGJAR.
Просмотров 1,5 тыс.2 года назад
HALGAMA ADAM ALLALE OO KA JAWAABEY WARAYSIGI MW MUSTAFE CAGJAR.
OGAYSIIS DHAMAAN DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE. Waa Fulinta qodabadi kaso baxay Shirki Ayshaca.
Просмотров 4202 года назад
OGAYSIIS DHAMAAN DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE. Waa Fulinta qodabadi kaso baxay Shirki Ayshaca.
OGAYSIIS KALE BALANTI AXADA 13BISHA OO DIB LOO DHIGAY...
Просмотров 3992 года назад
OGAYSIIS KALE BALANTI AXADA 13BISHA OO DIB LOO DHIGAY...
HALGAMA ADAM ALLALE IYO FIRINTA MANTA EE GALBEEDKA SITTI.
Просмотров 3,7 тыс.2 года назад
HALGAMA ADAM ALLALE IYO FIRINTA MANTA EE GALBEEDKA SITTI.
HALGAMA KORONEEL FARAX FOREF IYO GALBEEDKA SITTI. Daawasho Wanaagsan Siina Gaadhsi Walalaha Kale...
Просмотров 15 тыс.2 года назад
HALGAMA KORONEEL FARAX FOREF IYO GALBEEDKA SITTI. Daawasho Wanaagsan Siina Gaadhsi Walalaha Kale...
HALGAMA KORONEEL FARAX FOREF IYO GALBEEDKA SITTI. Waa Gadiidka u ugu Adeego Mujahidiinta jiida hore.
Просмотров 10 тыс.2 года назад
HALGAMA KORONEEL FARAX FOREF IYO GALBEEDKA SITTI. Waa Gadiidka u ugu Adeego Mujahidiinta jiida hore.
GUDIGA FUINTA BEELWAYNTA CIISE OO GALAB WARSAXAAFADED KASOO SAARAY XAALADA TAGAN EE G/S.
Просмотров 5642 года назад
GUDIGA FUINTA BEELWAYNTA CIISE OO GALAB WARSAXAAFADED KASOO SAARAY XAALADA TAGAN EE G/S.
Heesta cusub ee Halgama Adam Alale.
Просмотров 1,4 тыс.2 года назад
Heesta cusub ee Halgama Adam Alale.
Socdaalki Gudiga Fulinta Ee Beelwaynta Ciise Iyo Xubnaha Kale Ee Buurta Tariikhiga ah Ee Sitti.
Просмотров 1,7 тыс.2 года назад
Socdaalki Gudiga Fulinta Ee Beelwaynta Ciise Iyo Xubnaha Kale Ee Buurta Tariikhiga ah Ee Sitti.
boqashadi Ayshaca Ee Waftigi Gudiga Fulinta Ee Beelwaynta Ciise Iyo Dr Cali Muse Ciye Iyo Xubno kale
Просмотров 6952 года назад
boqashadi Ayshaca Ee Waftigi Gudiga Fulinta Ee Beelwaynta Ciise Iyo Dr Cali Muse Ciye Iyo Xubno kale
Halgama Adam Alale Oo ka hadley xaladaha taagan. Daawasho Wanaagsan.
Просмотров 9882 года назад
Halgama Adam Alale Oo ka hadley xaladaha taagan. Daawasho Wanaagsan.
cabashada Magaalada Afcase ee Dixda kuso fafaysa ee barakicisey.
Просмотров 7 тыс.2 года назад
cabashada Magaalada Afcase ee Dixda kuso fafaysa ee barakicisey.
Kulanki Magaalada Afcase Ee Galbeedka iyo Gudiga Fulinta ee Beelwaynta Ciise.
Просмотров 11 тыс.2 года назад
Kulanki Magaalada Afcase Ee Galbeedka iyo Gudiga Fulinta ee Beelwaynta Ciise.
Socdaalki Galbeedka sitti Ee Gudiga Fulinta Ee 13 iyo Kulanki Qaraf Ee Xog Waraysiga ahaa.
Просмотров 3,8 тыс.2 года назад
Socdaalki Galbeedka sitti Ee Gudiga Fulinta Ee 13 iyo Kulanki Qaraf Ee Xog Waraysiga ahaa.
GABAY QIIMA BADAN WAKHTIGAN IYO WAQACA DHABTA AH KA HADLAYA.
Просмотров 1,3 тыс.2 года назад
GABAY QIIMA BADAN WAKHTIGAN IYO WAQACA DHABTA AH KA HADLAYA.
GALBEEDKA SITTI OO BARWAAQO AH IYO HEES CUSUB OO GUBAABO AH OO U MUSTAFE HABAABEY SOO QAADEY.
Просмотров 2,9 тыс.2 года назад
GALBEEDKA SITTI OO BARWAAQO AH IYO HEES CUSUB OO GUBAABO AH OO U MUSTAFE HABAABEY SOO QAADEY.