OGAYSIIS DIB U DHIGID SHIRWEYNAHA DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE...
HTML-код
- Опубликовано: 11 фев 2025
- OGAYSIIS DIB U DHIGID SHIRWEYNAHA DHALINYARADA BEELWAYNTA CIISE.
Fulinta qodabadi kaso baxay shirweynahi Ayshaca iyada oo laga duulayo ayaa la dhisaya urur Dhalinyaro oo ka kooban 13.
Sabab jira awgood Waxaa dib loo dhigay Shirweynihi Dhalinyarada Beelwaynta Ciise.
waxa Laga Dhigay 17ka Bishan December 2022.
Sidaas Darteed 17 bisha December 2022 ayuu ka qabsomi Doona Xarunta Gobolka Siti ee magalada Shinile.
Dhamaan halagaso qayb galo Shirkan dhalinyarada Lagu dhisi doono hogaminta Dhalinyarada 3gesoodka.
Share Garee
Sii Gudbi oo Gaadhsi Walalaha kale.