HEES KALE OO KA MID AH HEESAHA GUBAABADA GALBEEDKA SITTI.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 фев 2025
  • HEES KALE OO KA MID AH HEESAHA GUBAABADA GALBEEDKA SITTI.
    Ereyadii: sacad muumin kaahin
    Laxanka: maxamed nuur kulmiye
    Muusic: cabdi ismaacil belle
    Codadka:
    1 moxamed nuur
    2 abgaal ibraahi
    3 Nadaara axmed cilmi.
    Hillaac soo baxaan ahay
    Iftiin lagu hirtaan ahay
    Cadawga hoojiyaan ahay
    Hilbahooga saafa oo
    Haada u wadhaan ahay
    Ragga heeganbaan ahay
    Naftoodii huraan nahay
    Harraad ka iyo gaajadiyo
    Hunbay jiidhayaan ahay
    Hulacii baxaayabaa
    Kuwa horuu galaan ahay
    Ma habaabo
    Ma hongoobo
    Halka aan haleelo
    Huf iyo haf
    Hanfi ololiyaan ahay
    Heeryada gumaysiga
    Kuwa ka hortegaan ahay
    Hubka qaatay baan ahay
    Hadh sanayninbaan ahay
    Haween iyo ragooduba
    Hawlaha dalkoo idil
    Hagar gelinin baan ahay
    Dablay hawlan baan ahay
    Heegankii dalkaan ahay
    Holac iyo dabbaan ahay
    Hawsar ololayaan ahay.

Комментарии • 11

  • @AdenAli-i9c
    @AdenAli-i9c 2 месяца назад +1

    Maash Allah walahay waa runtiin dhaowdahy my tolkey ciise Wayne ❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuul ishala ❤

  • @aragsan
    @aragsan 2 года назад +2

    Insha alah Gul gul

  • @fardoussaabdiokieh2792
    @fardoussaabdiokieh2792 2 года назад +2

    Inchaallah, gulaysta my tolkay ciise 🙏

  • @siradhassan6646
    @siradhassan6646 2 года назад +2

    Machallah machallah hambalyo walalayal geessiyale tolkayow malabow guuuul inshallah horosoda 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰✅✅✅✅✅✅✅✅✅👏👏👏👏👏👏

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 2 года назад +2

    MAASHA’ALLAAH ☝🏽🌟☝🏽. BAARAKALLAAH FIIKUM YAA DAMI *CIISE WAYNE*. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥰🌹🥰

  • @siradhassan6646
    @siradhassan6646 2 года назад +2

    Hillaac soo baxaan ahay iftiin lagu hirtaan ahay machallah tabarakllah nolow tolkayow malabow guuuul inshallah midnimo geessiyale horosoda 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍

  • @khilaadi6965
    @khilaadi6965 2 года назад +1

    Guushu waa dhowdahy my tolkey Ciise Saransoor

  • @abchirhoussien5595
    @abchirhoussien5595 Год назад

    Rajad soomaali galbeed

  • @nimcoshirdon8726
    @nimcoshirdon8726 Год назад

    🤲💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Maxamuud.A
    @Maxamuud.A 2 года назад +1

    Free Sitti ✊🏾✊🏾🙏🏾

  • @nimcoshirdon8726
    @nimcoshirdon8726 Год назад

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲