bulshada Magalada Afcase ee Degmada Meayso Oo Cod dheer ku shegay inay didanyihiin go'anka Gudiga...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 фев 2025
  • bulshada Magalada Afcase ee Degmada Meayso Oo Cod dheer ku shegay inay didanyihiin go'anka Gudiga.
    Shacabka Afcase Ee Degmada Meayso Ee Gobolka Sitti ayaa Qabtay Shir ay kaga Arinsanayaan Xalada Soo noq noqtay ee degmada ma’ayso taaso u dhaxaysa labada beelod ee wada dega.
    Shacabku wuxu ka Biya diidey Go'anka Gudiga Jig-jiga lagaso direy ee hawsha Meayso inay xaliyaan looso igmadaye Qaladka ka shaqeyey, wx aan la qadan karina Laso shir tagay.
    dawladu hadaynan rabin inay colaad ka dhex abuurto degmada waa inay hawshan si deg deg ah u xaliso.
    Xukumada ayaa u saartay gudi xaliya khilaafka labada dhinac, balse Gudigi ayaa Gadhay Go'an dhinac ka raran oo aan la qaadan karin.
    xaaladaas gudigu labada beelod inay dhagaystaan oo ay cadaalad sameyaan oo ay si mid ah ugu kala gar naqaadayn Hawiye iyo cise.
    bulshadu waxay Codsanaysa ina la Xaliyo Hawshan oo laga daayo hoos marinta iyo khiyaanada.
    labada beelod ee walaalaha ahna isku mid loogu Garnaqo si aysan mardanbe uso noqon arintani.

Комментарии • 2