- Видео 85
- Просмотров 2 435 038
Cadceed channel
Германия
Добавлен 31 янв 2024
kusoo dhawoow chanelkayga. waxa aad kala socon doontaa muuqallo iyo barnaamujyo xiiso leh.
Waxan ahay Hooyo caruurteedi laga qaatay Qisada …Sagal
Waxan ahay Hooyo caruurteedi laga qaatay Qisada …Sagal
Просмотров: 32 493
Видео
Ma saaxiibikaran Raga iyo Dumarku sideed u aragtaa..? Suhayb saanjo
Просмотров 4,8 тыс.12 часов назад
Ma saaxiibikaran Raga iyo Dumarku sideed u aragtaa..? Suhayb saanjo
Geerida Saaxibkay ayaala ishegay marki kowaad e aan is idhi hees sooqaad sheekada …..Abdi Ali khaan
Просмотров 3,7 тыс.22 часа назад
Geerida Saaxibkay ayaala ishegay marki kowaad e aan is idhi hees sooqaad sheekada …..Abdi Ali khaan
Waxan Aduunka Dheernahay Hablaha Soomaliyeed ibraahim Cadddo waran tiktoker
Просмотров 4,2 тыс.14 дней назад
Waxan Aduunka Dheernahay Hablaha Soomaliyeed ibraahim Cadddo waran tiktoker
Waxa ugu liita raga xaasaskoda baraha bulshada kaga shekeeya idil abdirashiid
Просмотров 17 тыс.21 день назад
Waxa ugu liita raga xaasaskoda baraha bulshada kaga shekeeya idil abdirashiid
Waala iga Guursaday gabdhi aan jeclaa Xadaari geesi
Просмотров 14 тыс.Месяц назад
Waala iga Guursaday gabdhi aan jeclaa Xadaari geesi
Maxa kala qabsaday Cadceed iyo Xamda xaraabo
Просмотров 15 тыс.Месяц назад
Maxa kala qabsaday Cadceed iyo Xamda xaraabo
Waxaan Magaalada Banaankeda ku samaysanay Qaaci
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Waxaan Magaalada Banaankeda ku samaysanay Qaaci
DOOD Yaa khiyaamo badan Raga iyo Dumarka…..? Ubah Dugsiiya iyo Xuseen Xidig
Просмотров 8 тыс.2 месяца назад
DOOD Yaa khiyaamo badan Raga iyo Dumarka…..? Ubah Dugsiiya iyo Xuseen Xidig
Gabdhaha ka khiyaamo badan raga ……..Isra
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
Gabdhaha ka khiyaamo badan raga ……..Isra
Noloshan maanta anku jira waa jano marka loo eego Noloshii aanku jiray.....? Qisada Niciima
Просмотров 9 тыс.3 месяца назад
Noloshan maanta anku jira waa jano marka loo eego Noloshii aanku jiray.....? Qisada Niciima
Wuu i khiyaamay wuuna iga tagay kadib....... Sheekada tiktokarada Sayruuq
Просмотров 20 тыс.3 месяца назад
Wuu i khiyaamay wuuna iga tagay kadib....... Sheekada tiktokarada Sayruuq
Dadka Caanka Ah Intooda Badan Waxay Kunoolyihiin Nolol,,,Akanuu
Просмотров 3,5 тыс.3 месяца назад
Dadka Caanka Ah Intooda Badan Waxay Kunoolyihiin Nolol,,,Akanuu
Baabka Burco "Nolol adag baan soo maray, Wastaadna waan ku dhawaaday"
Просмотров 16 тыс.3 месяца назад
Baabka Burco "Nolol adag baan soo maray, Wastaadna waan ku dhawaaday"
Waxad galaysa xaalad mugdi ah marka......ismahan daahir
Просмотров 13 тыс.3 месяца назад
Waxad galaysa xaalad mugdi ah marka......ismahan daahir
Waxan aaminsanahay jacaylka guurka ......?Haatim Dhako murux
Просмотров 8 тыс.3 месяца назад
Waxan aaminsanahay jacaylka guurka ......?Haatim Dhako murux
Dadku waxay i ogayeen Anigo Marwo ah lkn......Yuzra Dhamays
Просмотров 37 тыс.3 месяца назад
Dadku waxay i ogayeen Anigo Marwo ah lkn......Yuzra Dhamays
Hadii aan is idha xidhidhsame qofka waxan...Ubax Dugsiiya part2
Просмотров 13 тыс.3 месяца назад
Hadii aan is idha xidhidhsame qofka waxan...Ubax Dugsiiya part2
Marki u ijecla madanayn jirin lkn markidambe....? Barwaaqo Nashaad
Просмотров 29 тыс.4 месяца назад
Marki u ijecla madanayn jirin lkn markidambe....? Barwaaqo Nashaad
" labadii qof ee is qabay markuu tuhun soo dhex galo....." sheekada Haykal
Просмотров 61 тыс.4 месяца назад
" labadii qof ee is qabay markuu tuhun soo dhex galo....." sheekada Haykal
Wuu igu dhacay ila imikana wuu.......Fanaanada amran degan
Просмотров 26 тыс.4 месяца назад
Wuu igu dhacay ila imikana wuu.......Fanaanada amran degan
Waxba ma jeclaan laakiin xiisoole ayaan ahay..." Warda Sandheere
Просмотров 28 тыс.4 месяца назад
Waxba ma jeclaan laakiin xiisoole ayaan ahay..." Warda Sandheere
1 Sano ayaan jecla on dababasocday lkn marki dambe....? Ridwa Mustafe
Просмотров 84 тыс.4 месяца назад
1 Sano ayaan jecla on dababasocday lkn marki dambe....? Ridwa Mustafe
kama mid ihi Gbdhaha raga ...Sheekada salma lajeclay
Просмотров 49 тыс.4 месяца назад
kama mid ihi Gbdhaha raga ...Sheekada salma lajeclay
" Buur cidlo ah baan fuulay, 7-dii subaxnimo ilaa 4-tii galabnimo ayaan ka dul ooyayey ." Ubax
Просмотров 76 тыс.4 месяца назад
" Buur cidlo ah baan fuulay, 7-dii subaxnimo ilaa 4-tii galabnimo ayaan ka dul ooyayey ." Ubax
Way i khiyaantay o waxan arkay iyado .....sheekada Jilaa Ck
Просмотров 17 тыс.4 месяца назад
Way i khiyaantay o waxan arkay iyado .....sheekada Jilaa Ck
" Guurso waad guursan kartaaye ." Indho Jacayl iyo Duniyo
Просмотров 20 тыс.5 месяцев назад
" Guurso waad guursan kartaaye ." Indho Jacayl iyo Duniyo
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa qurux badaney waxa jira maxkamadda degmada iyo gobolka. 2.0. Waxayna xaqa siiyaan hooyada iyo ilmaheeda. 3.0. Haddaba fadlan maxkamadda teg oo kaga dacwood xaalladda aad ku jirto. 4.0. Waxa xaq laguu siinayaa biilkaaga iyo carruurtaada cuntadeeda iyo hoydeeda ay ku noolaaneyso. 5.0. Ilaa ay gaadhaan 15 sanno kan ugu yar waa lagugu biillinayaa xaqna waad u leedahay. 6.0. Xaqiiqadii aad baan uga xumahay arrintan aad ka sheekeysey. 7.0. Haddaba waxan dhahayaa ilaahay haku gargaaro waxan kuu rajeynayaa nolol fiican. 8.0. saaxiibadda ilaahay hakuu sakhiro burcadna boggiina ha isumarariyo Addiga iyo saaxiibaddaa
Mansha allh ilhaye gabdha abalkeda jano ka dhigo qof kasto qof dhiban cawiya ❤😢
Top one labadiina waa idaawayseen masha allah horay usocda ❤
Aad baan uga xumahay 😢 dhibaatada iyo qalbi jabka gabadhan quruxda badan soo gaartay. Waxaa helay nacas aan garanayn qiimaha dumarka.
ماشاء الله تبارك الله ما أجملها
Gabadhaan Waa gabar wanaagsan Maashaa alaah meel loogu hagaago yaa heli karo shaqo abuur ayaa loo sameenaa gabadhaan dad muxsiniin ah ayaa codsanaayo Oo dhageestay hadalkeeda
wiilkan kala xidhiidha❤
Qof walbaaba jinsigiisa hala jaanqaado
Naciima wiilkaaga yar sifiican wax u bar in aan naag wax layeelin oo aan lagu'ciyaarin oo sifiican loo dhaqdo. Hooyooyinka somaliweyn wiilashii tabo bar masiiyaan oo uma'sheegaan ama ma'baraan ama ma'waaniyaan in uu wiilkeeda uu si'wanaagsan naagta uu guursan rabo ula'dhaqmo. Badanaa wiilasha ayaa gabdhaha ku'ciyaara, hooyooyinka ayaa dhibkaas iska'leh in gabdhaha la'xumeeyo ama dhib badan lagu'sameeyo. Hooyooyinoow su'aalahaan ka'jawaaba kkkkkkkk.
Naciima nimanka qaarkood aad beey u fiican yihiin, qaarne waa sidaad sheegtey oo wiilasha dhalinyarada'ah qaar baa been badan. Marka Naciimaay haduu yahey dadka muqaadaraadka balanteey qaadaan waa wax kama'jiraan, laakiin gabdhaha waa in eey meelkasta soo wareeystaan si'eey u ogaadaan in uu wiilka drugska isticmaalo. Drugska waxaa koow ka'ah jaadka, waa muqaadaraadka Number one jaadka ninka lacagtuu helo oo dhan qaad ama jaad ayuu ku dhameyn gurigane wuu ka'soo dhaxaa wax badan. Niman badan oo fiican weey jiraan, dad ilmo adeero'ah oo fiican weey jiraan oo nolol qurux badan iyo jaceyl haaysto. Adiga weey kaa qaloocatey dad badan weey u toosan tahey aduunka ayaa sidaas'ah. Waalaga'yaabaa in qof qabiilkaaga'ah eey kuugu'toosto ama qof kale oo aan qabiilkaaga aheyn kuugu toosto wali waad yartahey sariir badan ayaa kuu dhiman. Saaxiibkeey ha'dhihin shaqada ilaaheey baa ku siiyey qof waayeel'ah oo aabahaa ka'weyn saaxiib ha'dhihin nin oo dhan diinteena ma'ogolo in ladhaho saaxiib muslin beeynu nahey. Gaalada ayaa ninka iyo naagta saaxo isku'ah anaga waan ka badal nahey muslimiinta nin iyo naag saaxiibo ma'noqdaan. Gabar iyo gabar saaxiibo weey noqon karaan, wiil iyo wiilne saaxiibo weey noqon karaan. Gabar iyo wiil ama gabar iyo odey eey shaqo ku heshey ama eey si'kale isku barteen, waxaa fiican in aad dhahdid isbarasho, ninkaan isbasho ayaa noosocota ama wiilkaan waan is baraney. Ama is barasho ayaa noosocota, markastane qof wanaagsan oo xalaasha cuna raadso. Dadka maamulka somaliland u soo shaqeeyey ama madax ka'soo noqdey qaarbaa xaaraanta sifiican u soo beegtey oo aanba waxba ka'soo tagin. Qofka xaaraanta iska'ruuga ilaaheey ducadiisa ma'aqbalo, qofka xaaraan cunaha'ah ilaaheey ducadiisa ma'aqbalo. Dadka markeey dhintaan oo qabriga lagaliyo labada ma'laaig oo u imaanaaya afar su'aalo ayey weeydiinayaan. Su'aalaha waa afar waxaa ka'mid'ah maalka halkeebaad ka'keentey. Waxa kaloo lagu'weeydiin in uu xaaraan yahey iyo inkale hadaad xaaraan ka'soo dharaqtey. Ma'laaigta weey kugu'qeeylin oo weey ku dili kadibne qabriga ayaa qofkaas xaaraanta u miisantahey qabriga lagu'ciriirin. Ilaa buunka qiyaamaha uu dhaco kadibne waad ogtahey xaaraan miiste cadaabkiisa gurigiisa ayuu gali. Subxaana'llaah war somaliweeyneey maxaad cadaabta u shaqeeysataan idinkoo heli'karo in aad janada shaqeeysataan.
Naaaa ubadkaaga ushaqeyso
Wa
Axma
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👆👆👆👆👆👆❤❤❤❤❤🫶
Sak❤❤❤❤❤❤
Ticktock naagta gasha hala eryo
Gabadhan qoraaladeeda iyo ciwaanadeeda khaaska ah ee ay wax soodhigto intee ka helikaraa wll
Legend Ka kabanka tumaya wuu kaga hadlinaya yaa salaam 👏👏👏
❤❤❤❤❤❤
Rooda waxaan leeyahay dadka somaliyeed haloogurmado inantaas walasheena hore usoco naag firfircon noqo abaayo guuleyso
😂😂😂😂shaydaamad
Nin yahow Rooda nasab sanaa koley waa Libaaxyada dhalkeed oo geesiyad ah 😀
Rooda waana guursanaya wllo qli
Wllo qli aniga oo reer burco ah oo ah waliba nin aad u dulqaad badan farxadeedana aay iga helayso anigoo adiga kugu qiimaynaya ila soo xidhiidhsi waan u abaal gudayaa wllo qli dartaa
😢😢😢😢
M a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sagal reer burco, Sagal waa single ragoow sagal ha'guursado. Saqal saaxiibtaaa wax walba weey kuu sameeysey laakiin adigane dadaal gabar dhalinyaro'ah ayaa tahey. Shaqo raadi maalin raadso labo maalin raadso ama sadex maalin shaqeeyso ama habeenkii shaqee. Hal saaxiib ha'sameeysan ee saaxiibo badan sameeyso, saaxiibtaa weey jirankartaa weey dhimankartaa yuusan waaga kuu baryin ee shaqooyin raadso saaxiibo badan sameeyso. Markaad hal saaxiib wax ka'weeysid saaxiibka kale ayaad ka'heleeysaa. Doqon ha'iska dhigin halmeel haku'ekaanin ee is faafi, is balaari.
Waxan diyaar u ahay inaan guursado❤😂
Ereyga keLiya aan podcast u nacay heer wxn gaadhay😂😂
Shaqo tag walal
maxaa sababay runta ka hadal dad wawaynban nahayee
6 canug iyo ayada waa la ka faala qaadaa
Gabadhan anaa aqoon u leh waa gabadh aan waxba ka xishoon wllhi waxkasta simply u dhahysaa
Ilaahay dadka hooyo iyo abo Ha kaga dhigo
Sagal guur ma dooneysaaa ,anigaa ku guursanaaye????
Gabadh qurux badan baad tahaye,
Hore usoco walalshy roda illahy ajar ha ka siyo❤
Walhi. Rag. Badan ayaa xisaabi sugaysaa aakhiro. Sorry. Rag xun ayaa. Naga. Buuxa
Saxiib wanaagsen ❤❤illahay ha ku Barakeeyo
Rooda Ilaahay Haku barakeeyo sidaad u asturtay Gabadhaa Yar iyo caruurteeda
Macha Allah walashay rooda Qali inolowo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wllo cadceedow waxan aad u rabaa in aad waraysi iga qaado oo aan hadlo oo aan nafiso wlhi😢
Sodhawaw wal
8 ku dugsi hoose maaha
Masha alah roodo ilahey ha barakeyo waa gabar ad u wangsan dhabti wey adagtahay qof sa u wangsan in la helo
Waligay baanan gabadh LA saaxiiben wallo waxn ahyn idiin ma hayo
Gabadhaan quruxda iyo jamaadka iskudarsatay ma nin baa intuu guursaday hada furay? Allow yaa ka gooya yuusan naag danbe ku dhibateyne.
😢😢😢😢
❤❤❤
Inin walba ilahaye ayaa oga
Qof aan ku ogaan ayaa waxa loo gu sheeka yaa beenalye 😅😅😅😅😅😅😅😅
Ninka aduunka ugu xun waa ka hooyada ilmaha ka qaata ama ku dayaca
Naa qayrkaa ka hadhe orod shaqayso oo caruurtaada u xoogso, sxbtaa biri ka maalin ayay kugu caayiye