Barigii lay baryay saxaafada waxan aad u xasuusta in warka loo soo tabiyo sida uu u kla muhiimsan yahy tusaale ahaan hadii war madxweynaha ku saabsan jiro in isaga qodobka u horeeya laga dhigo.journalist is the best skill❤
waa qof aad u degan una m askax fiican hadalkeedu waa miisaaman yahay waxay ay leedahay waa wax laga fakeray,runtii qof tani waa mid aan u maskax wngsan waxaana la dhacay sida hadal kasta xubintiisa ay ugu tagayso noolow wll Wariye adigu sxb su,aalahaagu waa culus yihiin waan fiican yihiin sxb halkaa ka wad
Wllshy mcn abaalkaga anigaba ma gudi karo waxa ii thy garabka kaliya aan aduunkan ka hysto wlhi adiga la aantaa noloshydu ma garan karo siday noqon kartaaa ilaahay inama kala qaado aakhiraya iyo aduun ba ilaahay janada ha inagu kulansiiyo😭😭🤲🤲 wlhi noloshyda maanta heerka taagany ma gaafheen la aanteed 😭 wllshy mcn aduunka adaan kugu jecly😭❤️
Yaad jeclaan lahaydeen in aansoo casuuno...?
Adiga is casuun adiga noo hadhaye😂
Haboon nuura kuu dirnay away dee wllo
Khadra silimo wlo plz
Ugbaad aragsan
goosha fanka haboon abib Abdi habon nura soo qabo
Baryey naga tay huno🙌
Barigii lay baryay saxaafada waxan aad u xasuusta in warka loo soo tabiyo sida uu u kla muhiimsan yahy tusaale ahaan hadii war madxweynaha ku saabsan jiro in isaga qodobka u horeeya laga dhigo.journalist is the best skill❤
maansha allah waa gabadh akhlaaq badan oo garasho dheer ilahay ha xafidee wll
waa qof aad u degan una m askax fiican hadalkeedu waa miisaaman yahay waxay ay leedahay waa wax laga fakeray,runtii qof tani waa mid aan u maskax wngsan waxaana la dhacay sida hadal kasta xubintiisa ay ugu tagayso noolow wll Wariye adigu sxb su,aalahaagu waa culus yihiin waan fiican yihiin sxb halkaa ka wad
Mansha allh wllho nlow inta nolol jirto❤
Nolosha xidhiidh iyo jacayl uunbay ka dhigeeen bismilaah
Absolutely qoftan isku fikrad baa nhy nolosha private kama so harto noloshaydii hal qof maogan qofaan xiriir lasamayey❤
Gabadhaan boqoradastlka yay udabreco egtahay wllo miyaa cadceedow wllo
❤❤❤❤
Hamze Ciro Soo qabo biliis ❤
Wllshy mcn abaalkaga anigaba ma gudi karo waxa ii thy garabka kaliya aan aduunkan ka hysto wlhi adiga la aantaa noloshydu ma garan karo siday noqon kartaaa ilaahay inama kala qaado aakhiraya iyo aduun ba ilaahay janada ha inagu kulansiiyo😭😭🤲🤲 wlhi noloshyda maanta heerka taagany ma gaafheen la aanteed 😭 wllshy mcn aduunka adaan kugu jecly😭❤️
VEPO I'M IS MY ❤❤
Hamzee abdiwali soqapo
Isastur walshy qli
Taariikh buu u galay😂😂
❤❤❤😊😊😊
Nashaad ❤ and cadceed
Wawarey❤
Cadceedow aniga iwrayso
❤❤❤❤❤❤❤❤
Dulqaadka io samirka waxa dhumiyeyy waa isla weynida io anigaa amiir ah marka dhalinyaro nolosha meesheeda dheer aan uwada fekerno
Xamse cirro soocassuuun
😂😂😂😂😅
Wlhi beented ma xidhiidhka dheerada dhibtiisa wataa
Ubax dugsiya
Sidaa miyaa wariye kusoo baratay 😂
7 jir baa malxiisad ahayd?? Ma 17 jir bay ujeeday miyaa? Ileen 7 dhiidhiibso ayaa la dhahaaye 😂😂😂😂😂😂
Yaaba arkaya 7 wxy ka waday 17 fahanoo😂😂😂😂
❤
Cadceed cabdale Jamaal so qabo