Ma saaxiibikaran Raga iyo Dumarku sideed u aragtaa..? Suhayb saanjo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии •

  • @GuuledCabdi-u9b
    @GuuledCabdi-u9b День назад +8

    Xaqiiq waaye pro diintuba inoomay banayn in ay rag iyo dumar saaxiban

  • @asmaali1271
    @asmaali1271 День назад +10

    Waa runtiiiii lafikirbaan ahay wiilkaas yar

  • @SumaanGirls
    @SumaanGirls 20 часов назад +3

    Aniga fikirkayga hadaynu dhinac kastaba ka eegno dhanka diinta iyo dhanka dhaqankaba kalmada saxiib ayaa dhawr nooc uqaybsanta midi waa saxiipka ruuxda kasina waa saxiip ku eeg hal jinsi (dhidig iyo dhidig, lab iyo lab) midna waa mid ladhoho asxaap ama macarif sida afkeena somaaliga lagu dhoho waa dadka ay noloshu iskiin bartay asbaabo kala duwan
    Saxiptinimada wiil iyo gabadh kadhaxayn kartaa hadii ay dhab tahay ma noqoto macnaheedu saxiip balse walal garab ah ayay noqotaa midna waa saxiiptinimo damac lasocdo oo kuhoos qarsoon sharaxa saxiip balse macnaheeda dhabtaa uu sikala udhigan yahay
    Khulaasa: wiilka iyo gabadhu way walalobi karaan balse saxiib manoqdaan "aragtidayda"

  • @RoodaCaahi
    @RoodaCaahi 2 часа назад

    Waa ruun nin iyo gabdha ma saxiibkaran

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 8 часов назад

    Suheyb siciid Nour legend ayaad tahee lkn waxiiiba naga ciideynrysaaye😂😂😂😂😂

  • @MaxamudAbdi-io7pp
    @MaxamudAbdi-io7pp День назад +5

    Kᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴘʀᴏ ᴄᴀᴅᴄᴇᴇᴅ❤

  • @Najahhassan-pm1re
    @Najahhassan-pm1re День назад +3

    Waa waxd adigu is kugu sheekaysaydee fikirkaaga hanaga dhaadhicin

  • @MajidAbdirisak
    @MajidAbdirisak День назад +1

    Nuusobadii walaalo thanks boowee

  • @NajmodaahirCabdulaahi
    @NajmodaahirCabdulaahi День назад +1

    Cadceedow Sidan kaagamanbaran EEE video hore ookle aan rabna nh from Nairobi 😢

  • @armyman5751
    @armyman5751 День назад +1

    Ma saaxiibi karaan taliye saanjo in the building😊

  • @Sir____88
    @Sir____88 День назад +2

    First comment🎉

  • @faayo19
    @faayo19 22 часа назад +1

    Nin iyo naag saaxiib ma naqan karaan qof walba Nin woxo yehe wo yaqana wax yar kadib saqajanimo ubadi ama jeceel

  • @mohamet5627
    @mohamet5627 12 часов назад +1

    ❤👏🏼

  • @sharmarkemahdi160
    @sharmarkemahdi160 День назад +2

    Apthi waxani topic maahe meezha wax Hagaagzan la yimidah Yah 😂 🖐

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 21 час назад +1

    Waa waxaad adigu aamin San tahay ee fikir kàaga hanaga dhaa dhicin

  • @KawsarsalebanCawed
    @KawsarsalebanCawed 21 час назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 21 час назад

    60k🎉❤

  • @IstaahilMaxed
    @IstaahilMaxed 7 часов назад

    Sinaba kuma zhpkaran❌️ zx wyeh

  • @AbdiMed-m1r
    @AbdiMed-m1r 18 часов назад

    Dumarka wad ciden