Waxba ma jeclaan laakiin xiisoole ayaan ahay..." Warda Sandheere

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Waxba ma jeclaan laakiin xiisoole ayaan ahay..." Warda Sandheere

Комментарии • 102

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel  25 дней назад +41

    Aad iyo aadbaad u mahadsantihiin saaxibayaal waxaynu gaadhnay 50k idinka la'aantiin maan gaadhneen ❤🎉🎉🎉

    • @RuunApdulaahi
      @RuunApdulaahi 25 дней назад +2

      Intaaa iyo in ka badanba waaad u qalantaaa wllo❤

    • @cawoCabdinuur
      @cawoCabdinuur 25 дней назад

      Hore uzoco wll🎉❤

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 25 дней назад

      Inta iyo kabadanba wad u qalanta wll ee heesihi bila musiga aha nooso celi o isku dax wad qisoyinka iyo barnamijyo kale

    • @HusseinAli-sn8sm
      @HusseinAli-sn8sm 25 дней назад

      Sahib cadcedow qofka higaa barnamijkaa wahad iwaydisa hadi ay gabar noqota marki ay hasawa ama hariri jacel ay ledahay inta badan gabdahaa way dhowrsanyihin marki laba qof jecelkoda u hirgala ay digtan aros sababta gabadu ay isku qawiso ama ay ragbadan hortodaa uga jesto ayada o mara qawan hidan walal wahan donaa fakirkas dumarkaa wahay kaqaban please inowareyso

  • @FadxiMaxamed-jf2rh
    @FadxiMaxamed-jf2rh 25 дней назад +30

    Igula Sali xabiibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @qalbixaaji1428
    @qalbixaaji1428 25 дней назад +12

    Haddii uu qofka waraysanaya is astur dhihi lahaa aad iyo aad ayey u qurux badnaan lahayd waad mahadsan tihiin

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 10 дней назад

    maansha allah walal qaali gabadh aqli badan ayaad tahaye laakiin waxaan kugula talinlahaa in aad is asturto maadama aadtahay gabadh muslimad ah waana iga talo walalnimo walal qaali

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 25 дней назад +1

    Wll ugu horayn hambalyo 50k kabadana wan ku rajaynaya wll xamdi xaraabo noso qabo wan u xisne qisoyinka iyo barnamijyo hadad isku dax wadi kartidna isku soo dar insha Allah sida marmar muqal yara dheer o heeso bila music ah taysir xamdi warda saciid iyo adigaba marba qof lasoo dhuub inta ila rabtay like saara hala arke

  • @Canadian_262
    @Canadian_262 25 дней назад +3

    Qoftan Qawanaanta Ma Sharafbey u Haysataa Alle Ha Ku sugo Hijaabka Walaashena Muslimadaa

  • @Zuhurat__V
    @Zuhurat__V 16 дней назад

    Baayo Quruxdu waa asturnaantee Allaha kugu soo hanuuniyo inaad xijaabato😢❤

  • @HIBOCUMAR-he5dw
    @HIBOCUMAR-he5dw 25 дней назад +3

    qawanidu qurux maha xaqiiqdii is astur wll quruxey

  • @abdirahmabmuhumed9085
    @abdirahmabmuhumed9085 25 дней назад +3

    Wll timasoqarso quruxey cadced lajantagey tagero buuxda 100000

  • @Mohamed_saed0
    @Mohamed_saed0 25 дней назад +10

    Xiisihii oo yaaban ayaa xuf igu dhaafay😂🏃🏃🏃

  • @cawilyare9805
    @cawilyare9805 24 дня назад +1

    Gabdhaha Ayagoo Dhihi Karo Illahow Lcg Isii Ayay Dhahayaan Illow Nin Lcg Leh Iisahal😊

  • @caliAli-s5f
    @caliAli-s5f 25 дней назад +3

    Waayeelka jaqafsada ..habo yar iska cibadeyso jacayl lahyne😮😂

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 24 дня назад +1

    waan isku ficnhy jacaylka iyo xiiosla ahy

  • @ummusulayman1331
    @ummusulayman1331 25 дней назад +5

    Wllshay Astur timahaga

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 25 дней назад +3

    Kkkk Naag sannado La qabay Oo xiiise Hayo Wllhi Xiisibaa Xuf Igu Dhaaafey

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 25 дней назад +5

    Wallo hasoo fadhiisan gabadhan qaawan

  • @Xamad123
    @Xamad123 25 дней назад +1

    Sowti dhahday wakhti dhawayd 2023 tirada iguma jirin been badana tan😢

  • @HOODOfaaraxFaaraxjamac
    @HOODOfaaraxFaaraxjamac 25 дней назад +2

    Xiisii oo baan dhakhtarka cumr dhule kula jira oo suuxsan😅😢

  • @FatiyacinHassan
    @FatiyacinHassan 25 дней назад +1

    Wan ku salamay wllchey mcn warda sandheer

  • @updikareim
    @updikareim 25 дней назад +1

    Sanadkan la joogoo xiisiHiiiBa wxa laga dhig wXx iska caaDiyya 😂
    AnnUu tann kamapa yeeLayyOo xissooLad baann ahayy 😅

  • @AsmaDaahir-w4w
    @AsmaDaahir-w4w 23 дня назад

    Wllyal vidiyashi ay la dupty mohan so eega😂

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 25 дней назад +3

    Wallo Xishoodh gabadheey oo xijaabo

  • @hanihassan7327
    @hanihassan7327 25 дней назад +2

    Wll muniro so qawo

  • @idilHMSE
    @idilHMSE 25 дней назад +1

    Naa wll maxd iska qawisey quruxba maaha sidaniye

  • @queenfilsan9042
    @queenfilsan9042 25 дней назад +2

    Wlhi warday aniguba kulmid ahy xiisoley ahy

  • @nimanima1572
    @nimanima1572 26 дней назад +2

    13h30 wala seexda ee maxad la sogii so daa bro

  • @mushtaqmanka9099
    @mushtaqmanka9099 25 дней назад +1

    Dadka xisoo layashaa akhirka melxun kudanbeeyan waayo intaxisaha wayihisa kujiraan ayey lumiyaan dadka kuhaboon

  • @AmiishNuur
    @AmiishNuur 25 дней назад +2

    Wll Astur timahaga

  • @XabsoAli
    @XabsoAli 25 дней назад +1

    Is astur quruxey

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 25 дней назад +2

    Allle ka cabso

  • @FatiyacinHassan
    @FatiyacinHassan 25 дней назад

    Huno wan ku salama warda quruux badan walalchey ❤

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 25 дней назад

    Muniira soo qabo plse❤😢

  • @sharmarkemahdi160
    @sharmarkemahdi160 25 дней назад

    Garaadka Dadka lama wada siiin walazhay warda sandheere allaha ku zharf0 wlzhy ❤ 🌹 🖐

  • @Nimcomaxued-co6qf
    @Nimcomaxued-co6qf 25 дней назад +1

    ❤❤❤

  • @xamdaciise8094
    @xamdaciise8094 25 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉wllo 50k nitayo inkabadan wad uqalnta❤❤

  • @HoodoAbokor-p7p
    @HoodoAbokor-p7p 23 дня назад +1

    Oo kan wary sanya is astur ma odhan karo miya

  • @CURADKA-s1n
    @CURADKA-s1n 25 дней назад +1

    50k congratulations walal muqaalka dhamaysan kari mayee😂😂

  • @FaadumoInaali
    @FaadumoInaali 25 дней назад

    Xagaa fanaaniita ukac please 👏👏

  • @SamkaPoi-n5r
    @SamkaPoi-n5r 25 дней назад

    Ascm wahan ahay Wil kunol dalka Kenya kar ahan mandera county,wahan is dihi kara Hargeisa wa goop jcl

  • @LayloWarsame-n6s
    @LayloWarsame-n6s 25 дней назад

    Hablaha duriyada timahaan baa lugu dhibayeh oo qrxdii oo hablaaa❤

  • @akhwaahmethsaeth5808
    @akhwaahmethsaeth5808 25 дней назад

    warda saan dheeere wan ku salamay wllo

  • @lisalovebeatefuil
    @lisalovebeatefuil 21 день назад +1

    hijabka saaro imaanka alle kaqadye mexey leed miyey laa daa dimiirka waax

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 24 дня назад +2

    Balyo kur midi leeeh Ben teed waye😅😅

  • @sacdiyamacallin-vi8md
    @sacdiyamacallin-vi8md 23 дня назад

    Wll is astur alle ka baq

  • @jimcaleibrahim349
    @jimcaleibrahim349 25 дней назад +1

    "Saaxiib dadka aad waraysaneyso iska xul"

  • @IqraOmar-p3g
    @IqraOmar-p3g 24 дня назад

    Habaliyo Habaliyo 🎉🎉❤

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 23 дня назад

    horta warda ma mohan cabdulba qabijiray

  • @LaylaMohamed-yj9up
    @LaylaMohamed-yj9up 25 дней назад

    Warday alle haku xiftiyo wllo inan qurux badan oo waliba xishood badan ayaad tahaye is astur intaaso kaliya ayaa kaa dhiman❤

  • @Yariisay
    @Yariisay 25 дней назад

    Nexti najma nashaad ma hoboon plz

  • @user-sports482
    @user-sports482 25 дней назад +2

    ma da daaasay iskaabulo ku tahay ay waliba ledahay xiisa kaga tagaa qof kkkkk😂

    • @mohamedidil8755
      @mohamedidil8755 25 дней назад

      Wali gabar yar uutahy guurka uuiska imanay

  • @Farax-rb3dd
    @Farax-rb3dd 4 дня назад

    Madhaxleey weeye inantani wx markad shegyso ama wa la qirta ama waa layska fogeya 😂

  • @MohamedSabaal
    @MohamedSabaal 25 дней назад +2

    Inanta timaha qarso inaad tidhaah bay ahayd bilaa caqli reer mii ah

    • @MohamedTorreira
      @MohamedTorreira 25 дней назад

      wllo hday is asturayso dhar fiicn bay soxiran laheed Ee ninkan Eed Malahan

    • @akramaabdullahi1368
      @akramaabdullahi1368 25 дней назад

      @@MohamedTorreira aad io aad
      Qof inu ku dhaho isastur laiskuma asture qofka waa inay ka timada qalbada

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 25 дней назад

      Lkn kuwa asturan baa kabadan o wuu radsan karay mid asturan badalkeeda kuwa ka caansan o asturan baa buxa madaamuna qofka sidu yahay ka badali karin inu iska dhaafa u roon kuwa an asturneeyn kolay iyaga la weydin doonaye​@@MohamedTorreira

  • @FatiyacinHassan
    @FatiyacinHassan 25 дней назад +1

    50k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saddaamomarwaley196
    @saddaamomarwaley196 25 дней назад

    Xiise Iyo Jacayl Inte Ayay Isu Jiraan🫡

  • @FeyselMohamed-l4m
    @FeyselMohamed-l4m 25 дней назад

    Jacaylka ima galin😜
    Lakiin waan isku vicnahay🤔

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 21 день назад

    Been iga daa jacaylku ruuxba kama maqnee waan isku fiicnahay kulahaa😅😅😅😅

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 25 дней назад

    Hal daqiiqo xata uma qalantid inaa ku daawado

  • @abdirahmansulubsheikh5932
    @abdirahmansulubsheikh5932 25 дней назад

    War warda iyo Mohan gormay kala tageen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XamdaXuseenAxmed
    @XamdaXuseenAxmed 19 дней назад

    Quxubadny is asturu

  • @MushtaaqCali-w5l
    @MushtaaqCali-w5l 24 дня назад

    Wllo tamah qari

  • @IsruuchMuuse
    @IsruuchMuuse 25 дней назад

    Next shabcan isterx

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 23 дня назад

    Quruxlaydaasna maxaa loo furaa layidhi !!!!!

  • @CabdishakuurAxmed-b3j
    @CabdishakuurAxmed-b3j 25 дней назад

    Naga jooji caanka ee dad kale sooqabo zxb❤

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 25 дней назад

    Eeye intood xisaaa dhaafto madaxaaga astur

  • @IfraahQaali
    @IfraahQaali 24 дня назад

    Oo sawdigi guursaday

  • @FarahGeedi-v3l
    @FarahGeedi-v3l 25 дней назад

    Asc

  • @hiboismacijljamacabdi3303
    @hiboismacijljamacabdi3303 25 дней назад

    Xisihii qa qabta ka dhacdey😂😂

  • @NiciimaMaxamed-n4n
    @NiciimaMaxamed-n4n 22 дня назад

    Soqabo cali sakii

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 25 дней назад +1

    Xiisuhu waaxay harto

  • @amoonabdilaahi1917
    @amoonabdilaahi1917 25 дней назад

    😂war aniga mad i warysatid waxan hayo illahay un oge

  • @XabsoAli
    @XabsoAli 25 дней назад

    Cad ceed ayan edabsan no qabo

  • @CabdireemagaalMaxamad
    @CabdireemagaalMaxamad 25 дней назад

    WacaNeyy

  • @fartuunsiciid7626
    @fartuunsiciid7626 25 дней назад

    Carabi maba adke at least may dhahdo chemistry or math😅

  • @IidMahamad
    @IidMahamad 25 дней назад

    War way walatay malaha

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 25 дней назад +1

    Hhhhhhhhh.bisinka

  • @queenfilsan9042
    @queenfilsan9042 25 дней назад

    Cali zaki soo qabo cadcedow

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 25 дней назад

    Tiinta io qorta ma astuuratid

  • @TayibMohamed-vw1vq
    @TayibMohamed-vw1vq 25 дней назад

    Subhanallah

  • @TufaaxTaani
    @TufaaxTaani 25 дней назад

    Warda wa nacas cadiya

  • @Halazremo
    @Halazremo 25 дней назад

    🤣🤣Khiyaali iyo riyo been reeer hargeisa ugu kaalay.........

  • @FarahGeedi-v3l
    @FarahGeedi-v3l 25 дней назад

    Add

  • @hibaqcabdi5147
    @hibaqcabdi5147 25 дней назад +1

    50k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BarwaaqoBarwaaqo-i3g
    @BarwaaqoBarwaaqo-i3g 25 дней назад

    ❤❤

  • @FatiyacinHassan
    @FatiyacinHassan 25 дней назад

    50k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉