VTV Somali
VTV Somali
  • Видео 110
  • Просмотров 1 179 559
R/W Xamsa oo daah furayToddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya
Dowladaha Filibiin iyo Shiinaha ayaa ku heshiiyey Talaadadii inay "dajiyaan xiisadda u dhexeeysa ee badda Koonfurta Shiinaha, sida xukuumadda Manila sheegtay kadib markii iska horimadyo xooggan ay ka dhaceen biyaha lagu muransan yahay bishii la so dhaafay.
Bannaanbaxyo kale oo rabshado watay ayaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga gaaray shaqooyinkii la qabtay.
Просмотров: 8 414

Видео

Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga Gobalka Banaadir ee ka shaqeynayay Todobaadkii xorriyadda
Просмотров 12 тыс.Месяц назад
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa martigelisay xaflad lagu xusayey sanadguurada 64-aad ee madax-bannaanida Soomaaliya. Munaasabaddan waxaa ka soo qaybgalay in ka badan 70 diblomaasi oo ka socday dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillo ka socday ururro caalami ah oo kala duwan. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali- Xoosh ayaa goobjoog ...
Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ee ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya ee dagaalka kula jira ururka al-Shabaab. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo koox...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo saxiixay Buuga Tacsida Marxuum Maxamed Sh. Cismaan Jawaari
Просмотров 15 тыс.Месяц назад
Dagmada Hobyo ayaa xalay lagu qabtay munasabad aad u qurux badan laguna weyneynayay 1da Luulyo oo ah Sanad Guuradii 64aad ee kasoo waregtay markii ay ka xoroobeen Gumeystihii Talyaaniga Goballada Koofureed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka Soo...
Degmada Hobyo oo xalay laga xusay munaasabadda 1da Luulyo
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Soomaliya waxaa maanta lagu qabtay munaasabado lagu xusayo maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo. Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta Yemen, si ay isugu dayaan in awooddooda ay ku ballaariyaan Soomaaliya. In ka badan 20 qof ayaa u ...
Safiirka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo
Просмотров 12 тыс.Месяц назад
Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday wareega koowaad ee doorashada baarlamaaniga dalka Faransiiska ee dhacday Axaddii shalay ayaa muujineysa, in uu ku guuleystay xisbiga midigta fog ee RN ee ay hogaamiso haweeneyda mayalka adag Marine Le Pen. Millatariga Kuuriyada Koofureed ayaa ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah ay xeebteeda bari ka ridday gantaal nuuca r...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo furay Buuga tacsida AUN Prof jawaari
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug. Dhex-dhexaadiyayaasha Maraykanka, Reer Yurub iyo Carabta ah ayaa cadaadinaya in loo jeesto in weerarada xuduudka ka soo talaabaya ee u dhaxeeya Israel iyo kooxda Xizbullah ee fadhigeedu yahay Lubnaan aanay u gudbin dagaal baahsan oo Bariga Dhexe ka dhaca, kaasi oo dunidu a...
Xisbiga Midigta Fog oo ku guuleystay wareega hore ee Doorashada Faransiiska
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah, kula kulmay Magaalada Qaahira, dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Mudane Sameh Shoukry, oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta fursadaha cusub ee iskaashiga si kor loogu qaado dano wadaagga labada dal ee walaalaha ah. Ra’iisul Wasaaraha Xu...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay madasha badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Magaalada Boosaso ee gobolka Bari waxay ka mid tahay magaalooyinka kulaala xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya. Sannad walbaa xilliga xagaaga oo aan hadda ku guda jirno waxay magaalada iyo hareeraheedaba la dersaan kuleel aad u daran. Soomaalida qaar ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa walaac ka muujiyay is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Talaadadii ka dhacday Fallstaff oo ay deggen yihiin Soo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Masar ballaarinta iskaashi wadaagga
Просмотров 14 тыс.Месяц назад
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan Qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka ayaa la wadaagay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso ka hortaga faragelinta shisheeye iyo ilaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ku bogaadiyay doorkooda isk...
Madaxweynaha JFS oo kulan qado la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adaha Dowladda ku matala Gobolada
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
Dooddii koowaad ee madaxweyne ayaa habeennimadii Khamiista ee xalay dhex martay musharaxiinta madaxweynaha Mareykanka ee Joe Biden ooh adda xilka hay aiyo madaxweynihii hore Donald Trump. Dooddan oo uu qabtay Telefishinka CNN, ayaa madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynihii hore Donald Trump ay is weydaarsaday hadallo xanaf leh iyo warbixinno been ah ama marin habaabin ah. Maxamed Colaad Xassan aya...
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo gunanadday imtixaanka dugsiyada sare
Просмотров 16 тыс.Месяц назад
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo gunanadday imtixaanka dugsiyada sare
Shirka Gollaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Qataha Amniga Qaranka
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland ay ka xorooboon gumeystahii Ingiriiska. Dib u dhac kale ayaa ku yimid fadhi ay Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixi lahaayeen miisaaniyadda sannadkan 2024-ka, kaddib marki kooramka golaha uu buuxsami waayay. Gantaal nuuca riddada dheer oo ay ...
Somalia Denounces Ethiopia’s Interference at Horn of Africa Peace Conference
Просмотров 14 тыс.Месяц назад
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka. James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada. Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka ...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Ma jirto meel ay idinku tashadeen dad Soomaaliyeed
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin u hesho badda Soomaaliya, laakiin ay isku khilaafsan yihiin qaabka. Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi oo lagu wado inuu soo dhamaa...
Hay’adda SoDMA oo shixnado gargaar ah u dirtay deegaanka Buulo-Xaaji
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
Hay’adda SoDMA oo shixnado gargaar ah u dirtay deegaanka Buulo-Xaaji
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirweynaha xoojinta Iskaashiga EAC
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirweynaha xoojinta Iskaashiga EAC
Danjiraha Soomaaliya ee QM oo khudbad ka jeediyey kulanka Golaha Ammaanka
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Danjiraha Soomaaliya ee QM oo khudbad ka jeediyey kulanka Golaha Ammaanka
Hay’adda SoDMA oo soo gabagabeeysay aqoon kororsi
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Hay’adda SoDMA oo soo gabagabeeysay aqoon kororsi
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray deegaanka Buulo-Xaaji
Просмотров 16 тыс.Месяц назад
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray deegaanka Buulo-Xaaji
Ololaha Hooyo u hiili Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
Ololaha Hooyo u hiili Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo socdaal shaqo ku tegay Kismaayo
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo socdaal shaqo ku tegay Kismaayo
Imtaxaanka fasalka 12-aad ee dugsiyada sare oo lagu waddo in u ka furmo Laascaanood
Просмотров 8 тыс.2 месяца назад
Imtaxaanka fasalka 12-aad ee dugsiyada sare oo lagu waddo in u ka furmo Laascaanood
Madaxa Hay’adda SODMA oo la kulmay Madaxa Hey’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jaban
Просмотров 12 тыс.2 месяца назад
Madaxa Hay’adda SODMA oo la kulmay Madaxa Hey’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jaban
Warbixinta Sanadlaha ah ee Horumarka Dhaqaalaha Soomaaliya oo la soo saaray
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
Warbixinta Sanadlaha ah ee Horumarka Dhaqaalaha Soomaaliya oo la soo saaray
Xubno ka tirsan guddiyada haweenka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo gaaray Kismaayo
Просмотров 12 тыс.2 месяца назад
Xubno ka tirsan guddiyada haweenka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo gaaray Kismaayo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Dhiggiisa dalka Jabuuti
Просмотров 11 тыс.2 месяца назад
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Dhiggiisa dalka Jabuuti
Guddiga Qaran ee Xuska maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha qabanqaabada ka socoto
Просмотров 15 тыс.2 месяца назад
Guddiga Qaran ee Xuska maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha qabanqaabada ka socoto
Wafdi ka socda Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay kuxigeenka Duqa magaalada Hague
Просмотров 8 тыс.2 месяца назад
Wafdi ka socda Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay kuxigeenka Duqa magaalada Hague
Taliska ciidanka Booliska oo dalacsiiyay ciidan xifdiyay Qur’aanka Kariimka
Просмотров 13 тыс.2 месяца назад
Taliska ciidanka Booliska oo dalacsiiyay ciidan xifdiyay Qur’aanka Kariimka

Комментарии

  • @shariifwalen
    @shariifwalen Месяц назад

    🎉

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Scw nin culus maasha allaah walaalkey VoA ❤❤❤❤❤

  • @siciiddaahir6799
    @siciiddaahir6799 Месяц назад

    Tuula.kamida.saylac.ayaan.inagadhagays.taa.alaha.adkeeyo.nabada❤

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx Месяц назад

    Asc

  • @user-og9tc8wm9m
    @user-og9tc8wm9m Месяц назад

    SUBAX WANAAGSAN VOA

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2ii Месяц назад

  • @MohamedSALAT-s5n
    @MohamedSALAT-s5n Месяц назад

    Keep going bahda VOA

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 Месяц назад

    𝑾𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏𝒌𝒂𝒍𝒂.𝒔𝒐𝒄𝒅𝒂 𝒅𝒋𝒃𝒐𝒖𝒕𝒊.

  • @user-el5pb8nd7r
    @user-el5pb8nd7r Месяц назад

    Itooboya sharciga caalamiga ma ,qabto miyaa ,reer galbedka wada miyaa ,mise iyada iswado Miya????waa in wax lanoo qeexxaaa!!!

  • @user-el5pb8nd7r
    @user-el5pb8nd7r Месяц назад

    Mid hore bay haystaam maa midkale bay rabtaa ????tankale itobiya ma lawadaa

  • @user-el5pb8nd7r
    @user-el5pb8nd7r Месяц назад

    Waa yaan itobiya, ma,bad baan, wadaagnaa, waa yaan

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    Y.m.j.aburaaas 0:25

  • @HUSSEINISMAILAbdi
    @HUSSEINISMAILAbdi Месяц назад

    Voa hanoolaato❤

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 Месяц назад

    𝑾𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏𝒌𝒂𝒍𝒂 𝒔𝒐𝒄𝒂𝒅𝒂 𝒅𝒋𝒃

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Samakaab.

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du Месяц назад

    Xasan xarle benale

  • @user-jw4vx2xb6z
    @user-jw4vx2xb6z Месяц назад

    Subax wanagsan ❤❤❤❤

  • @caliMire-f2e
    @caliMire-f2e Месяц назад

    Subaxwanagsan voa

  • @HooyoFosiya-vu7ww
    @HooyoFosiya-vu7ww Месяц назад

    Ma dalkaga àyaad dood ka geli

  • @abuukuulow8323
    @abuukuulow8323 Месяц назад

    Subax wanaagsan

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Месяц назад

    Jamhuuriyaddii somalia, waxaa illowbay Koofurta, waayoo 64 sano ka hor ayaa la midoobay laakiin dadkii Dowladdii October 69kii ku burburiyey Hargeisa iyo Maamulkeeda, ayaa wax maxkamad ah la saarin ayna weliba si jee jees ah u hadlayaan taasina waxaan fahmin 14:02 dadka Xamar jooga ee aan taariikhda dalkan waxba ka ogeyn taariikhda dalka dhibaatada taagan wsxay tahay on aysan fahmin, waxaana la abuuray wax la yiraahdo federal oo aan somalia laga fahmin, waana dhibaatada Somalia. Sidaa darteed, Somalia & Somaliland oo arrinteeda aan shacab ahaan waa in meel la saara,. Inshallah

  • @user-qp8qo1ll6z
    @user-qp8qo1ll6z Месяц назад

    Asc

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Месяц назад

    Masha Allah Soomalya Ha Jirto Hana Joogta Guul Haku Nolaato Weligeed

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Месяц назад

    Guul Iyo Gobanimo Soomaaliya Ha Nolaato

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 Месяц назад

    𝑾𝒂𝒙𝒂𝒏.𝒊𝒅𝒊𝒍𝒌𝒂𝒍𝒂 𝒔𝒐𝒄𝒅𝒂 𝒅𝒋𝒃𝒊𝒖𝒕𝒊 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏 𝒓𝒂𝒋𝒆𝒚𝒏𝒂 𝒄𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒅 𝑽𝑻𝑽 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊🎉❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 👌 VOA ❤❤

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx Месяц назад

    ❤❤❤

  • @yussufalio7689
    @yussufalio7689 Месяц назад

    Shujaiyah ayey u aqrineysaa shajiyah

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx Месяц назад

    Asc

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx Месяц назад

    ❤❤❤

  • @BadanBaalkajogah
    @BadanBaalkajogah Месяц назад

    Asc

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад

    Maxa kadhexeye xasan shekh iyo dagaalada qabilka cajiib

  • @MacruufMacruuf-im9dz
    @MacruufMacruuf-im9dz Месяц назад

    ACUDU BILLAAHI MINA SHAYDANI RAJIIM

  • @user-tu7jx8xv1s
    @user-tu7jx8xv1s Месяц назад

    Asc VTV Soo dhawa

  • @kadiirabdoosh
    @kadiirabdoosh Месяц назад

    Mxaad kuu qosooshee😂

  • @MahadYuusuf-eu3lr
    @MahadYuusuf-eu3lr Месяц назад

    ASC VOA soomaali

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 Месяц назад

    𝑾𝒂𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏 𝒌𝒂𝒂𝒍𝒂𝒂 𝒔𝒐𝒄𝒅𝒂 𝒅𝒋𝒃𝒐𝒖𝒕𝒊 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏 𝒓𝒂𝒋𝒆𝒚𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒄𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒅 𝒕𝒆𝒆𝒎 𝑽𝑻𝑽 𝑺𝑶𝑴𝑨𝑳𝑰

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Месяц назад

    MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 Месяц назад

      Muqdisho waa janata aduunka sababtoo ah 3 milyan shacab ah meelkasto somali ka yimid ayaa si nabad ugu nool qofna qabiilkee lama weydiiyo 😢

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 Месяц назад

      @wmdghdgg1234 MOMBAY SEDDEX BOQOL OO MALYUN AYAA KU NOOL WAA JANNADA CADDUUNKA NABAD IYO NOLOL AYAA KA JIRA MUQDISHO LABA MALYUN AYAA KU NOOL DADKISA WAA XAYAWAN MUFTARIS OO U EG YIHIN BANI,AADAM WAA NAARTA CADDUUNKA MUQDISHO HITA HOOYADINA IYO AABAHINA WAAD DILTEN ADER ABTI EEDDO MAXAA IDIN DHIMAN YAA XAYAWAAN AAMUD.

  • @FatkaBoy-ru5er
    @FatkaBoy-ru5er Месяц назад

    Ascwalalalal❤

  • @MacruufMacruuf-im9dz
    @MacruufMacruuf-im9dz Месяц назад

    Caawa tiktok waa tuuray

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Ibraahim Xasan Garabey (Daandurey).

  • @CabdulahiCusmanCabdulahiCu-d2m
    @CabdulahiCusmanCabdulahiCu-d2m Месяц назад

    🎉😂😢

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Месяц назад

    Waar nimanyow Weriyehani waa Ruug cada hadase waxa uu ubaahanyey in La nasiyo

    • @Mukhtar-io6un
      @Mukhtar-io6un Месяц назад

      Magacaygu waa mukhtaar haaruun hired [koojaare] waxa aan salaamayaa dhamaan umada Muslimiinta gaarahaan hooyaday walaalahay carruurtayda xaaskayga habaryarahay abtiyaday iyo adeerkay axmed Yusuf madar

  • @DaahirYuusuf-g8s
    @DaahirYuusuf-g8s Месяц назад

    Qaabka tabibinta muqaalka maxaa ka qaldan

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Месяц назад

    muxuu ahaa ninkaan sawirkiisu iska saaran yahay voa kaligiis miyaa leh idaacada afka ka baxa soow dadka somaaliyeed uma dheheeyo wariyayaasha kale maxaa loo cunsureynayaa

  • @dahir2289
    @dahir2289 Месяц назад

    ruclips.net/video/J_0StkaPbgU/видео.htmlsi=Vdwnb9l3gcpuyFkw

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 Месяц назад

    𝑾𝒂𝒙𝒂𝒏.𝒊𝒅𝒊𝒌𝒂𝒍𝒂.𝒔𝒐𝒄𝒅𝒂 𝒅𝒋𝒃𝒐𝒖𝒕𝒊🇩🇯

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 Месяц назад

    𝑾𝒂𝒙𝒂𝒏.𝒊𝒅𝒊𝒌𝒂𝒍𝒂.𝒔𝒐𝒄𝒅𝒂 𝒅𝒋𝒃𝒐𝒖𝒕𝒊🇩🇯

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 Месяц назад

    Asc

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx Месяц назад

    Asc