Somalia Denounces Ethiopia’s Interference at Horn of Africa Peace Conference

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka.
    James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada.
    Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi oo lagu wado inuu soo dhamaado bisha December sanadkan.

Комментарии • 8

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @abdirahmanmohamedalisamir1842
    @abdirahmanmohamedalisamir1842 2 месяца назад

    Idaacada VOA dhex dhexaadd uma aha somaliland iyo somaliya, sababto ah maalinka 26 june cida iska leh ee ahayd inay idaacadu xusto waxaa weeyan waa soomaliland, xalay hargeysa 26 june si ka heer sareeysa sida muqdisho ayaa loo xusay

  • @munapalmer5784
    @munapalmer5784 2 месяца назад +1

    Ninkan muxuu aha bakistaanka u ega

  • @alilash6566
    @alilash6566 2 месяца назад

    Wxaba ma laga maqlayo saaka

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 месяца назад

    Dhibaatada waxaa ka.mid.ah in qof ama qabiil Kurdiga isku dhajiyo hadii kale Bari galmmudug waa wadan waa la.yaab guul 😂 Africa

  • @alilash6566
    @alilash6566 2 месяца назад +1

    Uganda

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 2 месяца назад

    Who is belong this picture l wonder him