Madaxweynaha JFS oo kulan qado la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adaha Dowladda ku matala Gobolada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Dooddii koowaad ee madaxweyne ayaa habeennimadii Khamiista ee xalay dhex martay musharaxiinta madaxweynaha Mareykanka ee Joe Biden ooh adda xilka hay aiyo madaxweynihii hore Donald Trump.
    Dooddan oo uu qabtay Telefishinka CNN, ayaa madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynihii hore Donald Trump ay is weydaarsaday hadallo xanaf leh iyo warbixinno been ah ama marin habaabin ah.
    Maxamed Colaad Xassan ayaa noo soo koobaya qaar ka mid ah waxyaabihii ugu waaweynaa ee ay VOA-du hubisay xaqiiqanimadooda oo ay labada madaxweyne ka been sheegeen.

Комментарии • 7

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 месяца назад

    👋 Weriye Ibraahim Xasan Garabey (Daandurey).

  • @AdanCabdi-gp4md
    @AdanCabdi-gp4md 2 месяца назад +3

    Mr jawaari alaah unaxariisto

  • @SafiyoHassan-nj9ie
    @SafiyoHassan-nj9ie 2 месяца назад

    Always unaxaristo Barrasford maxamad shikh cusman

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx 2 месяца назад

    Asc

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 2 месяца назад

    falaga ma ahan

  • @Mohamed-i5e7i
    @Mohamed-i5e7i 2 месяца назад

    Sawir kiina maxaad uqarinaysaan

  • @user-gc1sd8tj8l
    @user-gc1sd8tj8l 2 месяца назад +1

    Ciyala suq aya hargaysa walay babur wata oo caytamaya oo nin lagu diray tokiina lixdankiby sexden. Xaly markska tabliqa ayu jogy imikana wa ka masjidu raxma loga war ilahy halga baqo isaqaw.ninka madixiisa lacag la sary isna geed aya lagu xidhy.