Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray deegaanka Buulo-Xaaji

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Maanta oo kale oo ku beegan 22-ka bisha June, waxaa dunida laga xusaa maalinta geela oo dhaqanka Soomaalida kaga jira kaalin muhiim.
    Qaramada Midoobay ayaa maalinta u asteysay inay noqoto maalin caalamku ku baraarugu kaalinta xayawaankani kaga jiro nolosha aadanaha.
    Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo qeybtan kaga sheekeynaya heesaha ay qaadday Allaha u naxariistee Xaliima Khaliif Cumar (Magool). Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.

Комментарии • 7