GENDER REVEAL BABY #2 | MA GABADH BA MISE WIIL?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Комментарии • 230

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  Месяц назад +16

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

  • @amalahmed9923
    @amalahmed9923 Месяц назад +26

    If you released this video that means you already had the baby , congratulations ..alhamdulilah ❤

  • @FaadumohassanT475
    @FaadumohassanT475 Месяц назад +2

    Mansha Allah walshay Naz ahmad walhi waan kula farxa marka farxsan tahay waxa tahay gabadhaan wax badaan ka faiday wax badana aan kaga daydo ale haku bara keeyo reerkaga iyo awlaada ba gabdhaayare aan habada unahyna waxan leeyahy kuso dhawaw habryar duni quruxda badan ale haka dhigo mid diinteeda iyo waalidkeedba anfacda welcome habo walalayaal iso duceeya aniigana waxan ku jira xidhiidh mudo dheer waan jeclaan laha inaan hooyo noqdo lkn reerba ka horaya so duceeya insha Allah💐 ❤🎉🎉

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k Месяц назад +3

    Ala video san ugu farxay wlahay nasteexo iyo sidan u jeclaa ina gabadh dhasho mika malaha wad dhashayba congratulations congratulations dear your new baby girl ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Месяц назад

    Maansha allh tabarikala wall anuu waxanka mid ahaa dadkii markii uhoraysay sheegay inay gabadhtahy maadama aan ahay hooyo caruur dhashay Alx ilahy intan haysan hasiyo inta haysata hawbarakeyo

  • @Pumpkins298
    @Pumpkins298 Месяц назад

    Congratulations!! May Allah protect her and bless her with all the best in this life and the aakhirah! ❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Месяц назад +1

    Gabadh baan qiyaasay inaad wadid mabruuk 🎉Ilaahay ha kuu dhawro

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Месяц назад

    Maan sha Alaa wiil iyo gabadh kuu nodaba
    Alaah ha barakeeyo
    Waxaan u bixinayaa
    Hudayfe
    Waa sirhayihii NMaxamed SCW
    HUDAYFE BINU YAMIIN
    GABAR
    HANAAN

  • @WeQw-pr2nw
    @WeQw-pr2nw Месяц назад +1

    Ilmo abtiyashey rer jabouti 🙏 wa idin salamy,boqortoyo mashlh alle ku sakhiro, amin 🎊 congratulations 🎉its a girl 👧 alahum barik huuno❤😊 🙏 🎉

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 Месяц назад

    Hada wa dhashay madama ad so galisay muqalkan. Hanbalyo abyo ilahay ha ku fudediyo everything I love you san and her family ❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Месяц назад +2

    Masha Allah ❤❤❤naz Ahmed 🎉🎉🎉🎉 congratulations 👏👏👏 Allah ku fududeyo foosha Insha Allah happy labour Ku rajenaa

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Месяц назад

    Walacada wilka iyo gabadha marku kala duwana iyo caloshada ka daremay iney gabar tahy congratulations sis

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Месяц назад +1

    Masha allah hambalyo waxan rajaynaya inad cafimad qabtan adi iyo babyga❤

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r Месяц назад

    Wakufaraxnaay intaa aan haysaan ilhaay hasiiyo❤

  • @user-zq3kb1ix1g
    @user-zq3kb1ix1g Месяц назад +1

    Maasha allaah 🎉🎉🎉🎉 allaahu Mubarak qli 🎉🎉
    Alle ha Ka dhigo inantaa aan hapoda u ahay midii Ku anfaca.
    DDD anfacada 🎉🎉🎉 insha'Allah 💖💖💖💝💝💝

  • @NimoMohamed-tr4co
    @NimoMohamed-tr4co Месяц назад +1

    Mashallah mabruk sister Naz, may Allah continue to bless your family with health and happiness. You are an inspiration mashallah. Sending you warm greetings from the land down under🇦🇺🦘

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 Месяц назад

    I wanted to be a girl since day one dahabkaad Ibiso ka buxin laheed. May allah make you easy and bless you both you and your family❤️

  • @MaryamaCabdiraxman123
    @MaryamaCabdiraxman123 Месяц назад +1

    M.a walahi gabadha wey kanaxaris badantahay m.a hambalyo❤❤❤❤

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 Месяц назад

    Allahu mubarik adoo nabad qabo iyo cunug caafimaat qaban kuu rajaynayaa

  • @munamohamed4850
    @munamohamed4850 Месяц назад +1

    Hampalyo wlo caruurtad iyo curuuttadu way isleeg yihiin ❤❤❤❤❤❤

    • @munamohamed4850
      @munamohamed4850 Месяц назад

      Wlo wiilkaga wax ii leeg labo hablood oo ma taanaaa
      Hadana wax aan dhalay gabadh muhiim mumtaz maida thnk qli

  • @sadiaosman3436
    @sadiaosman3436 Месяц назад +5

    Masha Allah
    Allahuma barik

  • @dhamaysinajamac8192
    @dhamaysinajamac8192 Месяц назад +1

    Congratulations qurux. Umul udgoon insha Allah

  • @UmuAzhar
    @UmuAzhar Месяц назад +1

    Congratulations Naz I think you delivered safely welcome baby girl

  • @maryamaia
    @maryamaia Месяц назад +1

    Alf mabruuk sis I hope u had a smooth delevery and ah healthy baby girl insha allah am so happy for u and your family can't wait to see your next videos❤️

  • @naslibeautystars412
    @naslibeautystars412 Месяц назад

    Machaallah t'as mis au monde une petite lionne qui aura une forte caractère comme ça maman welcome baby girl.🎉❤

  • @naimamukhtar2496
    @naimamukhtar2496 Месяц назад

    Masha ALLAH ilaahay ha barakeeyo inanta naguso biirtay inan qalbi fican weeyan Nas i love watching and i always wish you the best wllo ❤

  • @imiiab8401
    @imiiab8401 Месяц назад

    Congratulations Congratulations naz aadbaan kuugu farahsanahy allah ha kuudaayo gabdhaa allah haku ancafo aduun iyo aakhiraba and anyone said you life isn't private enough kuma yaqaano you are so private and that's one thing that I love you ❤❤❤❤❤❤

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Месяц назад

    Masha allah Hambalyo nasteho gaabdha magacii aad jecleeyd u bixi Asli

  • @mariamhajji674
    @mariamhajji674 Месяц назад

    Naz Hanbalyo walaal wanaag Badaney kalgacyl Baan kuu Soo Hadyeeynayaa ❤

  • @Amounmustaphe
    @Amounmustaphe Месяц назад +1

    masha Allah wllo adiga io cunugaga ilhahy ha idin kulmiyo❤🎉idinkoo cafimad qaba😊

  • @foos4126
    @foos4126 Месяц назад

    maansha allaah gurigah gabadh walooga baahan yahay allaha kuu fududeeyo foosha masahlano

  • @drdhooleyofficial4975
    @drdhooleyofficial4975 Месяц назад

    Masha Allah sis. Allahuma barik when I see ur videos I am so happy to watch ❤ keep going sis Insha allah one day u will reach one million and we celebrate u if allah say that 😊

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Месяц назад

      Thank you my beautiful sister ❤️❤️❤️

  • @munamohammed6588
    @munamohammed6588 Месяц назад

    Alf alf Mabrook xayati naz💋❤️👑 Ku soo dhawoow habo mcn 👶🏻💞 Aduun qurux badan oo lagu wada jacayl yahy midi Diinteeda iyo dadkeeda iyo dalkeeda ba anfacde alaha ka dhigu💞❤️👑🇸🇴🇩🇯

  • @nagati877
    @nagati877 Месяц назад

    Naz, en fait tt ces symptômes ne dépendent pas du sexe mais de la maman, parce que moi j'étais enceinte d'un garcon et j'avais tt ca genre nausés , vomissements, fatigue manque de sommeil vers 3 eme trim. Salam et que dieu te facilite l'accouchement.

  • @Pumpkins298
    @Pumpkins298 Месяц назад

    Also, life updates are great! I don’t think you share too much at all, like you said. People are weird; they want to know everything and then complain when you post lol, don’t listen to them.

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Месяц назад

    Allahuma barik team girl ahaay😂❤

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 Месяц назад +3

    Alhuma baarik dear beautiful Naz ❤❤❤❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Месяц назад

    Mashaa Allah hambalyo abaayo anina iisoo duceey gabaraa rabaa😂😂😂 intaa ilmo heesan ilmo caafimaad qabo oo kheyr badan alaha siiyo anagana alaha noo barakeeyo hambalyo abaayo habo soo dhawaaaw❤❤❤❤ ilaahey hakaa dhigo baariyad fiican ❤❤❤❤❤

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Месяц назад

      Abaayo rabi waxaan kaaga baryay gabar caafimaad qabta oo baariyad ah inuukusiiyo

  • @fafitara1773
    @fafitara1773 Месяц назад +1

    Macha Allah ❤🎉 sister im pregnant to a girl also love u from Djibouti 🇩🇯

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Месяц назад

    Manshaallah 😍 gabar ilahay ha ha ha ku fududeyo ❤❤ dhalinkada inshallah 🙏🏽

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Месяц назад

    M.a gbr wa umlenye wna kgu duceyey inu illhy kusiyo apyo wxa leyhy hbo nbad io cfimad kuso dhlo ❤

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 Месяц назад

    Maasha allah tabaara laah hanbalyo xbti ilaahay haka dhigo midii dadkeeda dii teeda dalkeedaba anfacda aamiin intaan haysana alle ha siiyo aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 rahim babu sister buu helay alx maasha allah hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉

  • @ugaasougaaso9078
    @ugaasougaaso9078 Месяц назад

    Mansha Allah ilahay kuwi caafimad qab isku xanbaarta ha idinka yeelo

  • @homemademechannel3247
    @homemademechannel3247 Месяц назад

    Your outfit color choice gave it away!! Mashallah welcome baby

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 Месяц назад

    mashaAllaah nastexo congratulations sister adiga iyo babyda yar caafimaad baan idiin rejaynayaa❤

  • @Aixasm
    @Aixasm Месяц назад +2

    Allahu Mubarak ❤

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Месяц назад +1

    Shalmada pink i all ready knew❤

  • @maryanibrahim601
    @maryanibrahim601 Месяц назад +1

    Masha Allah hambalyo 🎉🎉

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Месяц назад

    Maasha Allah tabaaraka ilmo caafimaad qabo dhabta allaha kuu so saaro foosha allaha ku fududeeyo

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah Месяц назад

    Mabruuk xpppti wllhy wa ku frxy ❤rbi hku adkeeyo nunaha yar ❤🎉🎉allahuma brik

  • @HoodoDhool
    @HoodoDhool Месяц назад +1

    Mash allh alle cafimaad qab hakugu kala keeno qali

  • @user-pg8jx3dg9z
    @user-pg8jx3dg9z Месяц назад

    ASC hambalyo abaayo Allah sinabada ha kukala keno mashaa Allah aniga marka ku arkay waxaa dhahay waa gabadha baby girl ❤️ congratulations

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le Месяц назад +1

    Ani waasii ogaa, markaa dhahday wiilka uurkiisa wuu cuslaa aa dhahday maalin marka waa gabadh

  • @NajahAbas-jt3ww
    @NajahAbas-jt3ww Месяц назад +3

    Wow congratulations ❤❤🎉🎉

  • @munaxaaji9869
    @munaxaaji9869 Месяц назад

    Maaansha allh tabaarakalaah wallo nasteexo ilahay hakuu fudaydiyo hana kuu barakeeyo awlaada wllo

  • @user-lo4cc4no4g
    @user-lo4cc4no4g Месяц назад

    Alahuma barik wan ku faraxsanahay 🥰🥰ilaah haku siiyo gabar caafimaad qabta allahana ku fududeeyo

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 Месяц назад

    Maasha Alah I’m so happy for you it’s Girl Habo mcn congratulations one boy one girl so beautiful ❤❤

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 Месяц назад +1

    Congratulations 100k naz axmed

  • @ugasohaji
    @ugasohaji Месяц назад +1

    Masha’allah Hambaliyo allahuma baarik ❤

  • @user-eh6xp3rb4n
    @user-eh6xp3rb4n Месяц назад

    MashaaAllah tabaraka Allah so barbaar habo ti dadkeeda iyo dinteeda anfacda Allah ha ka dhigo

  • @edman878
    @edman878 Месяц назад

    I'm team girl I hope it will be girl 🖤🖤🖤

  • @Rahma-pu3of
    @Rahma-pu3of Месяц назад

    Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha idiin xiifdiyo bi jahi Mustapha ❤❤❤❤❤❤❤

  • @naturelife8626
    @naturelife8626 Месяц назад

    Congratulations Nas
    I am very happy for you🎉.
    Aunt Siniino Greet her for me, I miss her

  • @fatmahussain3509
    @fatmahussain3509 Месяц назад +1

    Mansha allah Allahumma baarik ❤

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 Месяц назад

    MaashaAllaah hambalyo nasteho allahumma mubaarik nuuneydada❤

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Месяц назад

    Walacii dhibka badnaa iyo caloshada ayan la gartay walaahi

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 Месяц назад +1

    Masha Allah hambalyo baby girl

  • @barwaqosanag2204
    @barwaqosanag2204 Месяц назад +1

    Masha Allah tabaraka Allah congratulations sis❤

  • @rahma.200
    @rahma.200 Месяц назад

    Mashaaallh sœur Ilahay haku barakeyo run ahaanti aad ayaan kugu farxay allahuma barik ❤

  • @bushraaideed9175
    @bushraaideed9175 Месяц назад +1

    Allahuma barik sister❤️

  • @marianmohammed6671
    @marianmohammed6671 Месяц назад +1

    Masha allah allahuma baarik ❤

  • @marwo228
    @marwo228 Месяц назад

    Mabruuk Naz Allah hakiu xifdiyo adiga iyo caruurtaba

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 Месяц назад

    Masha allah hambalyo allah hanoo barakeeyo ilmaha aamiin yaa allah ❤

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Месяц назад

    Intaas oo dhan waan dareemaa lkn wiil baan sidaa

  • @zeinabelmi
    @zeinabelmi Месяц назад

    Allahuma barik wish you all the best for your new baby girl.

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 Месяц назад +1

    Ilahay hakuu barakeeyo abayo

  • @HudaMuse-or2ds
    @HudaMuse-or2ds Месяц назад

    Mansha Allah
    Allahuma barik
    Congratulations habibty ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Месяц назад

    Mashallh allhuma barik ana iguso duceya inaan willaldhalo gabdho ilahaywaa isiiye alxmdullh allh hayxafido intanhaysana allh hasiiyo qaar bariyala

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Месяц назад +1

    Alf mabrouk Naz

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Месяц назад +1

    Ma sha alla hambalyo habo inan 🌹🌹👏👏👏❤💋👍

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 Месяц назад

    Manshallah congratulations delivered healthy baby girl stay strong and healthy inshallah sis Naz❤

  • @mustafeelmi2137
    @mustafeelmi2137 Месяц назад +1

    Mash allah wll nasteeho congratulations 💯🥰

  • @hiboomer3068
    @hiboomer3068 Месяц назад

    Congratulations ❤nasteexo masha allah taparakalah alle ha ku barkeeyo awaldad iyo adigaba macanto ❤

  • @SahroAbdiMohamud
    @SahroAbdiMohamud Месяц назад

    Masha Allah Allah ku fudaydiyo bayo mid isqadato Allah ka dhigo

  • @nimcomahamed6369
    @nimcomahamed6369 Месяц назад +1

    ما شاء الله يباركلك فيها ❤

  • @impluxxfn1855
    @impluxxfn1855 Месяц назад +1

    🎉❤🎉 maashaa allaah abayo hambalyo

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Месяц назад

    ma sha allah congratulations I knew it because you said you too tired asleep I have.4 girls o knew it have easy and save birth❤🎉🎉

  • @SalimSaid-k9t
    @SalimSaid-k9t Месяц назад

    Masha allah allah haku fududeeyo umusha

  • @fatuush--
    @fatuush-- Месяц назад

    Masha Allah abayo ,allaha ku fududeyo , family qurux badan Masha Allah❤❤

  • @nimcohinda6922
    @nimcohinda6922 Месяц назад

    Mashallah tabarakallah hambalyo hno qaali Allah kuu barakeeyo❤

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 Месяц назад +1

    Masha allah hambalyo ❤

  • @ismahandeksan7492
    @ismahandeksan7492 Месяц назад +1

    Masha allah allahuma barik ❤❤

  • @fatoumnour3111
    @fatoumnour3111 Месяц назад

    Macha Allah Nasteho Mabrouk 🎉 - soo happy for you guys

  • @fatumaahmedmohamed458
    @fatumaahmedmohamed458 Месяц назад

    Alif mabruuk xabibti ❤

  • @kadramohamed3187
    @kadramohamed3187 Месяц назад +1

    Allahuma barick wallalo

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Месяц назад +2

    Mashaallah congratulations 🎊

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 Месяц назад +1

    Masha Allah congratulation wll.

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 Месяц назад

    Masha allah congratulation for the new baby girl 🎉❤

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Месяц назад

    Masha Allah tabaarakallah ❤I knew was a girl ❤❤❤❤❤

  • @zay7968
    @zay7968 Месяц назад +1

    Guessing before i watch; I think its a girl based on how tired you said you were in the first trimester

    • @amalahmed9923
      @amalahmed9923 Месяц назад

      I’m guessing also before I watch it’s a boy ❤️