ictraafkii Somaliland oo muuse biixi ka qariyey xukuumada cusub 😅😅😅

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 71

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 5 дней назад +1

    Habar walo waa tuug kkkkkk okaalay ilayn waa waxay Habar walo uwada barooranaysay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 5 дней назад +1

    Oday kiniinka qataad tahaye marna kiniinki qaado marna khamriga muse somaliland inay wax noqoto ayuu durka ugalay walina hawsheda uyuu ku jiraa yamuse kamarmaya

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 дней назад +2

    ADEER DAASADAADA KHAMRIGA AH ISGA CAB QOLKAAGA YAR.😂😂😂😂

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 5 дней назад

      Aniguba sidaa ayaan maqlaye bal aan sugno muuse bad buu ku jiraaye 😂and son 😂

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 5 дней назад

      Heego cadhooley 🤣🤣🤣

  • @IsmailCumar-y5s
    @IsmailCumar-y5s 5 дней назад

    BENAALE. CUQDADAYSAN. BAAD. TAY. URAYE

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 6 дней назад +2

    Kani waa dhilo caadiya oo waliba bilaa caqliya 😂😂😂

  • @gothabdirizak2146
    @gothabdirizak2146 5 дней назад

    Bal aqliga iyo garaad darada dadka xilka inoo qabtey iyo jaalayaashiisan kasii liita war bal nimanyahow eega waar ilmadeeryaal bal dub iskugu noqda Walhi inaan ka 8jiirka ahi ku hali karin waxaad dadka la soo hor fadhiisanyso .

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 6 дней назад +1

    Acudubilahi salaamaad walahi dalku khatar buu ku jiraa dalkii muuse malag ayuu kubadashay waar guura hala dhaho imaraad waa bilaa fayl dhulka inagaa leh wadanku khatar ayuu ku jiraa

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 5 дней назад

    Muuse aduunka wuu sii waalay

  • @gogaysatv4783
    @gogaysatv4783 6 дней назад +1

    Waa lagu fahmay saxibul hunguri

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 5 дней назад

    Niyaw horta ilahaybaa og laakiin haduu qorshahaasi dhaco muuse budhcad buu ahaa

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 5 дней назад

    Waxad wadda sheekadii habruhu qasharka ku cabbijireen...

  • @omgkidzofficial
    @omgkidzofficial 5 дней назад +1

    Waad ka xuntahayee gaari maysat

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 5 дней назад

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 дней назад +1

    Aaway kii itoopia ee Aqoonsiga eeLagu wareejiyay mala xamar baad u orgoonaysaan

  • @mukhtarnuux364
    @mukhtarnuux364 5 дней назад

    Adigu Sideed Ku ogaatay arimaha dublamaasiyada Mise dhaladii khamriga ahayd baa Ku warantay
    Doqonow Umada Ka xishoo

  • @Samiya106
    @Samiya106 5 дней назад

    Waar ilaahay ka yaab 😢😢😢😢waa layadhi maa wax la faafiyaa 😢😢😢😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 дней назад

    Adigu doqon baad tahay jaahil ah Ayaa wax qorane kkkk

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 6 дней назад

    Waar beenta umada kadaa oo alle kabaqo subxaanallah yaab

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 5 дней назад

    Qofkani miyu xanuun sanay waa reer miiyi been ayu lafadhisanay

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe 5 дней назад

    KKKKK. SXB ADIGU KOLBA MA SIDII BAHALKII QAR RAACAYAY AYAAD KA DHIGANTAHAY

  • @mahamoudabdi7426
    @mahamoudabdi7426 5 дней назад

    Maab moodayn inaad 5 jr tahay meesho ma tokaan ba ronta maqal:
    Ciro ma aha qid lago kasoonan karo wayo isaga yidhi lama ansixin heshiiska dobay isagoo aha kii shir gudoomoyay prlamaanka.
    Lakiin fashilki xibiga wadani iyo daciifnimada duplomasadeed ee ku dol hoganaaya .
    Muuse xil mahayo hadi khayaano jirto muu kula xisaabtamo sland .
    Marki loobixi wayay ayoo gurmad biday.

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 дней назад

    Biixi cadaw ciile Guul Guul Guul Guul waaLaga maarmi waayay

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 5 дней назад

    Hadii ay taasi dhabray intuu sooniqdo Miyuu muuse Hargysa ku xidho oo xoog kaga qaado ma dubay buu kaga qaadi wax daasadaada iska nuug adiga iyo jahiilliintaada ucalaxal

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 5 дней назад

    Horta macdanta inuu imaaraadku dilaal kanoqdo buu doonayaa dan aan wax ugu jirin ragaa ugumuu yeedhin wadankan ilahaybuu leeyahay cabdiraxmaan waa aqoonyahan waanu kafiirsanayaa wuxu galayo

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 5 дней назад

      Macdanta ma aakhiraynu cunaynaa ilaa awoowgagii lixaad baa lahaa macdan ayaanu haysanaye waar waala.iibinayaa waxii lacagtana dalkaa lagu maal galinayaa

  • @Qodax-x7i
    @Qodax-x7i 5 дней назад

    Kadaab kadaab Waar Tantoomo wuu seexdaydhe, Libaax Mouse Biixi Abdi waa Nin Habar Awal ah oon cidina kamaari karin ,
    Ee miyuu gaadgayaa Suldaan kan Muuse Cadaluha ee luloonayaa kkkkkkkkkkkkkk

    • @mohamedmuuse-ck5gm
      @mohamedmuuse-ck5gm 5 дней назад +1

      Tuuq qaranka khiyaameeye ilahay kuso qabay dhaqasho Nolan dhax joogay dala fan kamuu lahayn ilahay ha fashiliyo xataa waxa u rabaa lacgtii jabuuti taalay qaranku lahaa in ciro u soo furdaaamiyo si wax u isaga leeyahay lacagta qaranka leh iyo ta dubia tall

  • @magankahin447
    @magankahin447 5 дней назад

    Been waynaa.

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 5 дней назад

    Nin waxaan muuse biixi aheyn ku qurxiya yuo tuubiskiina war ninkaa idinka tag waar ninka walaahi somalilnd baa u burburi doontaa doqonka waalan ee arab ee waligii la madruufi jirey muuxuu ka hadlayaa

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 5 дней назад

    Nac nacle huuhaa baad wadaa sakhraan

  • @anabali5765
    @anabali5765 5 дней назад

    Beenaae huuro dabadhilif Dacawaley ka hadal

  • @axmedali783
    @axmedali783 6 дней назад

    Waxaanay ciise kayd iyo adni ogayn ee gaaxnuug ogyahay ananu garanmayno

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 5 дней назад

    Waar Ilaahay ka baqo beenta jooji

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 5 дней назад

    Waar adigu cidi ku aamini meyso waxaad tahay adoo cimeigaasa nink cawradiisu baraha bulshada taal ee is qari hadal kuuma eeke cilaajow.

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 5 дней назад

    Muuse phoobiya

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 6 дней назад

    Beenale Mussa ku walateeb ee is cadeeya oo waxad qarinaysa dadka soo hoordhiga faqaashey 😂😂😂😂😂😂

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 5 дней назад

      Waan garanayey muuse inuu qaranka bad galinayo 😂😂😂

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 5 дней назад

    Benaalee waxad madaxa ka jeentay baad umada ugu shekaynaysaa waar xishoo bal intaad leegtahay iyo da 'da tahay eed beenta shegayso adiga ayaa kuu shegay waxa soo dhan waar caydhada iska qaado nio wixii hore la shegay uunba heshiis ah
    Wasiirka dibada shegaysa waa kee maka awdal state u dooda😂😂😂

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 5 дней назад +2

    TUUGTII IYO CADAWGII DALKA SOOMAALILAND OO HAATAN LA OGAADAY. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 INTA QARSOON AYAA BADAN. 😊😊😊😊😊

  • @mahadmacamusale5136
    @mahadmacamusale5136 5 дней назад

    Kani.waa..kii.arab.ugu.beenta.badnaa

  • @crisaaqmooge
    @crisaaqmooge 5 дней назад

    Beenta nagadaa naxliga isku dirksa

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 5 дней назад

    kani ey ibna ey ah. Duli laan gaab

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 5 дней назад +1

    Waa in muusebixi laga hor istaago in uu wadanka ka baxsado. Laamaha sirdoonka qaranka waa in ay ku bilaabaan baadhitaano documentayadii dawlada uu qarsadayna waa in lugu maxkamadeeyo.

    • @IsmailCumar-y5s
      @IsmailCumar-y5s 5 дней назад +1

      MA ADAA. DALKA. LEH. MARTIBAAD. TAY. EE. EDEB. LAHAW. URAYE

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin 5 дней назад

    This is cheap rhetoric

  • @SiciidJeego
    @SiciidJeego 5 дней назад

    Been. Baadaba

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 6 дней назад +1

    Kusoco mujaahid

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 5 дней назад

    Markaad ciilentahay waa sidan oo kale… muuse kuxumee soconmeyso, Waar laxisaabtan ninkan hurda

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 5 дней назад

    Waxaa laga yaabaa in ay tahay wax uu Muuse Biixi diiday oo ay Emariaakuna rabo maxaayeelay Airportka iyo dekeduba halboowlaha ay wax innaga soo galaan oo nafteenii in la kireeyona maaha.

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 5 дней назад

    A/xakiim Gaaxnuug wax run u eeg sheeg, heshiiska Muuse Biixi iyo Imaaraadka ma qabyuu ahaa, maxa looga Baahan yahay Cirro...

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 5 дней назад

    Malaayin ayuu bangiyada dhigtaye ha loo firiis gareeyo lacagta uu umada masaakiinta ah ka dhacay

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 6 дней назад

    Tolaay libaaxii qarada africow mudane maxweyne mouse biixi cabdi waan kaxumahay maanta codayntii aan kaa codeeyay qomamo 😂

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 5 дней назад

    Muse lama so casumin imiradka uu yedhay waxana lagu haysta isdabamaris lavage badan oo lagu siyay inu 20kun oo cidana oo la siyay lacagti ayu cunay nux basto iyo muse 😊

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 5 дней назад

    Cancer beenta aad sheegeysaan la idinkaga dhig Aamiin

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 5 дней назад

    Beenale aan waxba gelin muuse wixii uu dowladaha lagalay cirro wuuku wareejiyey.Dunidu waxay afgaran waayeen jahada cirro dalka u wado dabadeedna hudheel Abu Dabi kuyaal baa lagu xanibay ilaa muuse ka soo fardaamiyena hudheelkaas ayuu ku xanibnaanaya?

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 5 дней назад

    Xanuun musee la yidhah ayaa ninkan fatal yusra haya .

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 6 дней назад

    Runta sheeg. Muse waa looga maarmi waayey inuu heshiisyada la galayo inuu qayb ka ahaado.

  • @AxmedCiise-f1p
    @AxmedCiise-f1p 6 дней назад

    ina dhilo waxa kuhaya cudur muse biixi ah iyo nacayb sacad muuse

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 6 дней назад

    Huurdaye miiyad noo sheegi miise waaxa kaalle

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 6 дней назад

    Beenaale. Sidii lagugu yaqaanay