Waxaan ka xumahay in dadkii intaas dhiiga usoo daadinaayay say ruuska uga xoroobaan in ramadan " madaxweynha shiishaan" oo gacanta ruushka hoos dhigay oo gobol kamid ah gobolada ruuska ka dhigay 👌😥 wallaahi haday xornimo heli lahaayeen waxay ka mid noqon lahaayeen dowladaha muslimiinta kuwa ugu xooga badan uguna geesisan
Waxaan ka xumahay in dadkii intaas dhiiga usoo daadinaayay say ruuska uga xoroobaan in ramadan " madaxweynha shiishaan" oo gacanta ruushka hoos dhigay oo gobol kamid ah gobolada ruuska ka dhigay 👌😥 wallaahi haday xornimo heli lahaayeen waxay ka mid noqon lahaayeen dowladaha muslimiinta kuwa ugu xooga badan uguna geesisan
Macalin waadku mahadsantahay aadban usugayay
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤💞❤❤
Shabaab
ok
Aad baan ugu xiranahay Chanaalkan💯
Jj
Mash allh allh ku barakeyo wllkey ❤🥰
Masha.Allah mahadsanid somalida waa inee wax ka barta waayo Annagaa isaga dhaw dadka reer shiishan laakiin Allaa isku keen direy
Masha Allh waxaa tahay qof qibrad leh Alle haku caawiyo
*waa sidaan (jejniya) ee ugu dhawaaq waxeyna u qorantahay sidaan (Chechnya) ee dhawaqa kaliya iska sax ustaad adigoo mahadsan*
Walaal noso badi barnaamijyada mahadsanid
MnshallHa MaHadasanid ustaad ❤️🙏
Mashallah ilaahay hakubarakeeyo
maasha alaah barmaamij qiimo uleh inta aan ogayn taatiikhda muga dheer chiishaan
Masha Allah ustaad
Masha'allah
Keep goin you doin good job
Laakiin Afsoomaaliga ku Soo Qor Faaladaada
Thanks👏👏🤲
Mahadsanid (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@@m.k.7788isaga qoraal ahaan thanks aa ufudud aa umaleenaa
Support you Zxp ❤🇸🇴🙏🏼
Ramadan Mubarak ustaad waa markii 5naad aan taariikhda reer Chechnya aan kadaawado chenelkan
Mahdsanid astaad alle haku barakeeyo wllo
Mahadsanid wallal
Shiishaan
Aniiga oo barnamujkii kan ka horeyay dhagaysnaya ayad kana ku riixday ama ad so galisay bro hore u soco si khaasa ayaan kula socda Abdirashiidow
Dooda yeeyf bir ❤❤❤❤❤❤❤ nin bir u ahaa Masha Allah ❤❤❤❤
Asc.
Maashaa.Allah.
Waxaa farxad ii ah.
In' Aan No1do.
Maanta.
Shaqsigii ugu horeeyay.
Ee.
Like Share & Commenti.
Ka baxsho.
Thanks 🙏 wllo annaga production channel Allah idiin dhowra
Masha allah ❤
Mahadsanid zxb mawduuc aan ubaahnaa
شكرا لك يا اخي العزيز
Thank you very very thank you
Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada.
Ingilishkana Iska Sax
Macalin thanks waxbadan ayan ka faide
Mashallah Allah Akbar
Chenchen Turquien Russie
ماشاء الله تبارك الله
Support you sxb 🙏
RUclips suaalo ayu bilaway Oo Muqalkan ma ka heshey side u aragta
Koley ANIGU waxan Dortay very good sxb 👍✔️
THANKS U
m.a gesiyaal muslin 🎉
maasha Allah
Shiishaan anigoo yer ayaa maqli jirey
Legend abdirashiid
Nagusoobiira reer kamaldaari
M.a wll wd mahadsanthy
Ruushka way ka adkaadeen balse caalamka gaalada Ayaa isagu tagay reer galbeed iyo reer bariba
Saaxiib waxbadan in aan ka ogaano ayaan ubaahanahay ee dhawr mawduuc oo keli inoogasoo diyaari
Aad iyo Aad ✔️👍🎤 sxb
True
Allahu akbar!!
mahad sanid macalin ustaad
M.a wllka
Sosamey macluumaadki labadi dabaq ee mataanaha mareekanka pls🥰👍
Aad iyo aad baan kuugu mahadinayaa wlo
SNM Ayaan soo xasuustay walhay
Ramadaan nin fiican maaha ogaansho kasoo daawo
Sxp ninkaas waa nin wanaagsan magaciisa saxda ahna waa ramzan
Xaqiiq wye Dadkii intaas dhiiga usoo daadinaayay say uxoroobaan ayuu ruushka gacanta u galiyay
Cheechnia waa dal sxb ardul shiishaan
CABDIRISAAQAW BARMAAMIJKA IBNU SHAAMIL IYO WALAALADI JAHAAD KOODI WAXNOOGA IFTIIMI ZXB TAARKHDA ISLAMIYIINTA IYO SHIICADA DAGAALKAS QAWQAAS ILAA DAGESTAN ZXB ALLAAH HAKU BARAKEEYO AQOONTAADA
today lesson
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤💞
Ustaad Maalmahaan Video Yada 30 Ama 20 Daqiiqo Yaad Kusii Wadaa Waqti Yar Baan Heleenaa Ee 10 Ki Daqiiqo Noogu Sooceli Mahadsanid 🙏
Anagana waa nagu yar yahay 20 30
@@norabdulahi1939 🙏✅
@@norabdulahi1939 you are right 💯brother
Shiishaan aa ladhahaa
M.a
Waan maqli jiray dadka reer shiishaan. Anigoo yar waan sii xasuuntaa magacaa shiishaan. Iyadoo la leeyahay waa geesiyaal dagaal badan oo asal ah
Mahad sanid bals qoomiyada qooqaaska oo dhan Muslim ☪️ muyaa
Kaso hadhal dulanki ciraq
Caadi ma ahan
nasiiba daro kulaa. duli
Bom
Shiishaan dheh jajajan maxaa ladhahaa
wan ku tagera walahi
Wll wad mahadsanthy lkn dagestan kasoo hadal
Zxp sheeko show maxaad u joojisay xiiso ayuu lahaa
👍👍
Asc akhyarta RUclips
Caku qabyaalad waa waxa ehelkeeygii soomaali fasahaadiyay
W.a
Waa dad argagaxiso ah
Qomiyadan wa Turquie sidda halo ogado
Somaliyeey jeejiniyaanka kaga dayda dhaqanka qaar sidamidnimada
Alamay nooyimaadaan oowadankeena noonislaaxiyaan Oo madaxakagooyaan kuwa doqonada somaali ga ah eean damiirla ahayn eedhaqankooda iyo hidahooda katagay somaalida waayee illaahay habarkeeyo jejenka intaankudayano
Kama helin
Dad gaagaaban waaye haku saxo
Waligaa ma arkin Aniga la daganaa i weydii nin dheer malaha
Daris ayey ila yihin Swden way ka buxan wana runtis Yutuberka wa dad dhadher
Chechens Waa dhadheeryihin, Avars ka aya xooga muuq ahan ka duwan
balo ku diyaaradaysay
AAD LOO MAQLI MAAYO MUSIC KU SOO CELI FADLAN
Erayga Chechens sharraxaad dheeraada....🤷♂️
Ereyga chechen micnaheedu waa shiishaan
walaal waa fikirkayga oo kaliya iyo dhulmareenimo oo kaliya. georgia waxaan umalaynayaa hadii laraaco kitaabka waxa uu kayidhi dulqanayn.culimaduna ay u fasisho. waxaan maqlay hadii aanan qaldanayn hadii aan qaldanahay waad iqabanaysaane. markuu dulqarnayn socdaalay bari iyo galbeed waqooyi koonfur. wuxuu u tagay qoom luuqadooda aana lafahmayn. balse awooda ilaahay uu siiyay awgeeda ilaahay ayaa u dhibyareeyay inuu af fahmo. marka soo lagama yaabo dadkuu dulqanayn lakulmay ee ya'juuj wa ma'juuj dhibijireen. faracoodii inay yihiin dadka reer georgia. meelahaas ayaa lagu tuhmaa inay ku xidhan yihiin ya'juuj iyo ma'juuj. waxaan maqlay culumo dhulka kala bartay oo muslim ah kana hadlaya qisada dulqanayn iyaga oo tixraacaya socdaalkiisa iyo halka ugu dambayn kudambeeyay ee uu kula kulmay qoomka la dulmin jiray iyo kuwii wax dulmin jirayba.
Mahad sanid kaptan
Codkaaga muusiga ayaa ka dheer
Waxay ladhaqan yihin qabilka ciisaha waliba inta deegta ethobiya
Waxay isku guursadan masafo foog siday isagu jiran
sidasoo tahay wax natiijaa kama keenin dagalki wali waa dad laheesto oo lagu adeegto waxan xasuustaa iyadoo masaajida looga duceeyn jiray aad ayaana uga xumahay inaay maanta yihiin dad Ruushka camiir u ah.
Please dagaladii dagaal diimeedka ahaa oo dhacay 1922 noo soo Baar bro muslimka halka dhinac walbo looga imaday wana la tir tiray
Mansha.allah