ilaahay naxaristii jano ha ka warabiyo macalin mufakir xeel dheere suuganeed iyo mid diimed ba isaga oo kale umada afka somaliga ku hadasha sida loga so helo way adag tahay
Aadam................. Aadan Maryam...............Maryan Muslim................Muslin Qaar aan isbedelin oon sidooda u qaadanaa jira sida... Zamzam.............zamzam Maqaam...........Maqaam Ereyada carabigaa ee m ku dhamaado o isu bedela n waa sax qaar aan isbedelina waa jiraan.
Wuxuu ka tegey dhaxal hodan ah oo ay jiilasha soo socdaa u aayi doonaan. Eebbow u naxariiso!
Rabbiyow godka kugu janeey.Alle muxu baddwayn cilmi ahay Ustaad Gaarriye
Allow u dambi dhaaf qabrigana ugu naxariiso. Wallee wuxuu ahaa abwaan, mutacallim aad qaali u ah. Wax badan u qabtay afkeenna iyo dhaqankeena wanaagsan.
Gaariye Alle ha unxariisto
Abwaan maxamed xaashi dhamac GAARIYE
Halyey qaran oo in laxuso mudan weeye illahow xusid iyo magac midna maanta waxba utari maysee hoygiisa uwanaaaji oo ka yeel beer beeraha jannada kamid ah aamiin
Ilaahow unaxariiso wuxuu katagay bad aan xeeblahayn oo cilmiya
Allah ha unaxariisto abwaankii somaliyeed gaariye
Janataul fardoowsa allah ha geeyo
Geeiyaay xishood laay.alla yaa raxamu raxiimiin pr.Ab-waan,macalin gaariye
Allah yarxamka maskaxdii dunida , ilaahay kajunnee , Abwaan/Macalin Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac.
Masha allah allah haw naxariisto
Professor of the Somali literature.. AUN
Maansha allaah ilaahay how naxariisto
Ilaahay janada hawgu deeqo macalin sare ayuu ahaa
Allaha u naxaristo abwaanka.
Qamaam. Xooluhu wey qamaameen.
Samsam.
allaha qabriga ha u nuuro walee wuxu katagay dhaxal aan a ilaawi doonin
eid jama
Alle yaa raxmu aqoon afeed oo badan buu la god galay
Maxamed xaashi dhamac gariye illahay ha ku naxariisto geesi baad ahayde
ale ha unaxariisto qabrigana ha u wasiciyo amiin amiin amiin amiin isha alaah
Allaw unaxariiso maxamed xaashi dhamac gaariye aftahan nuu aha walle
Alle naxariistii jano haka warbiiyo gaariye
ilaahay naxaristii jano ha ka warabiyo macalin mufakir xeel dheere suuganeed iyo mid diimed ba isaga oo kale umada afka somaliga ku hadasha sida loga so helo way adag tahay
Aamiin Aamiin al,le ha unaxariisto qaninimada AF ka hooyo we uu lahaa maduugoobayso wali balse way banaantay bartuu ka baxay sxb
Wll qanininimada nagada wa carabi waxa tira hodontinimada afkeena hooyo afkeenu wa hodon
Allahayaw nxs jno sii waa abwaankii nolosha reersomaliland dhidibada u aasay
Gaariye Alaah ha unaxariisto waa abwaankii abwaanada
Aqoonyahan dhamaystiran ilaahay haunaxariisto
Allha ha naxariisto
Kuwa dislike sameeyey soomaali maaha laakiin wa dad fahmaya soomaaliga
alle ha unaxaristo abwaan gaariye wuxu ka tagay dhigaal la inticaasanyo intay nololi jirto
Mohamed Xashi Dhamac.
Abwaan Suugan Dhaadhi Aqoon Diini iyo mid Maadiba Laha Marka Xitaa aanu Maansoyinka Tirineyn Afmiishaarnimo Rabi Siiyey
Mufakar Macallim Marxum Mohamed Rabbi Naxariistiisa Haka waraabiyo
Aadam................. Aadan
Maryam...............Maryan
Muslim................Muslin
Qaar aan isbedelin oon sidooda u qaadanaa jira sida...
Zamzam.............zamzam
Maqaam...........Maqaam
Ereyada carabigaa ee m ku dhamaado o isu bedela n waa sax qaar aan isbedelina waa jiraan.
Wll kuwani wa carabi
Allaah ha u naxariisto
Alle ha u naxariisto wixu ahaa abwaan sare
Ilaahay jnadiiza hku maamuuso alloow unaxariizo😢😭😢😭😢😭
Godka lagu janee
Guul dhashuu ahaa
Allah u naxarito halyeybu ah 😢😢
allaaha kuu naxariisto janatul farduus
Murti.iyo.najaral⚽️🎯🏃🏾♀️🦌 27:20
masha allah abwaan codkara ayuu aha alle hakuu maxariisto
MA qudhbaa muse waa qoon mA xilaa mise waa xoolo afsomaliba halkanu ku dhanyahay
Viva reer hargeysa
iLhy ha ku nxrsto
geesi walee (AHU)
Abdikarim Yusuf
Allah yarxamak
Ilaahay ha u naxariisto
Ilhy unaxariisto amiin
Ilahay haku naxaristo
AHUN
Oui ok😂😂😂😂😂
illahay ha unaxariisto
الله یرحمه
AUN ABWAAN GAARIYE
hagarlaawe
Waxaa.kujira. daaariiqall._______⚽️🏃🏾♀️🎯🏃🏾♀️⛰️⛰️🌄🏔
البحر لا ساحل له
allow u naxariisto
Nidaam?
Waa carabi nidaam
Ma'aha afkeena....maamul baa jira
Dadkan dislike saaaraya wa oramo iyo qudhun
Oromo waa asal ee ma' aha dadka xeebaha Lagu beeray
Allah hau naxariisgo abwan gariye aammiin