@@شيخالآلعتيقالبكري geledi waligeed ma maamulin labo mar isku day labadii mar waxaa lagu dilay Suldanka gelediga iyo Wiilkiisa halkaasna ayay ku burburtay 😂
@@abdikadir-Jamaame marka anaga ku dhalanay oo awoowyaalkeena ku dhasheen xaafadaha ugu qadiimsan ayan deganahay ma adoo reer jamaame tahay miyad noga sheekeynaysa taariikhda marka😂😁🤌
Masha Allah wll qaali ajar Allah kasiyo sad wax nofahan sisay ee anigo kudhashtay Marko cadey lkn manta Aya igu horeyay ina tarikhda Marko cadey ina wax kaogado marka waxan kacodsanena tarikhda oo qadimiga ah oo masajidada oo noga shekey hadad barnamij nosamen karto wll qaali
Magaalo aan in badan aan sugaaye Marko Cadey❤️🥰
Marka cadeey waa magaaladee aan ku dhashey ❤
Abowe xafada wadajir maxay can kuthy please 🙏
Masha Allah magaaladii aan ku dhashay
My Hometown Markacaday ❤
Magaaladi aan ku dhashay iyo Xaafaddeydii Sheekh Abroone.❤
habeen dhexdaas ayaan ku riyoonayey adigoo ka soo hadlay marka
ASC WABARI STUDIO MASHA ALLAH TABARAKALLAH ♥️ ❤️ 💖
My hometown 🥲❣
Finally marko cadeyy bartan ku dhashay 🥺❤️ rer ruuziya ma joogan 😂
Waa ikan taliye 😂😂
Magaalada anigaaba xiisaynaya in aan kala barto 😢
Ugu dambeyntii waan helay taariikhda magaaladydii❤
My hometown💝❤️🩹 magaaladeiĐa Saldanadii ßiimaaL maxamed waa magaalada kaliYa e aan lagu kaftamin Shayuukh culimo nabad doono diin safka hore 💖 dagaal Haduu Yahyana Safka Hore💪🏽🦁 wax kasTa safka Hore🦁💪🏽
saltanadii biimaal buulo jaan ma ka wadaa mise marka cadeey minin aw cusmaan
Beyturas❤🇾🇪🇾🇪🇸🇴 xafadeyda ankudhashh
Shiikhal
Calankan waanbkii yaman iska daa
Tariiqda Sidaad Rabtid unbaad uso bandhigtay Tariiqo qaar oo Waxaa jira Aad Dafiirtay ✌️✌️😊
maxaad rabty marka xadaaradeeda waxaa leh dadka reer banaadiriga halkaas degan iyo saldanada gelediga so maamushay inta kle waa iska marti😂
@@شيخالآلعتيقالبكري geledi waligeed ma maamulin labo mar isku day labadii mar waxaa lagu dilay Suldanka gelediga iyo Wiilkiisa halkaasna ayay ku burburtay 😂
@@abdikadir-Jamaame geledi way xukuntay nio😂saldanada ugu dambeyey waa kan geledi kdib taliyaaniga ayaa la wareegeen magaaladda😂😅
@@شيخالآلعتيقالبكري Geledi cida jabisay wa la yaqaan
@@abdikadir-Jamaame marka anaga ku dhalanay oo awoowyaalkeena ku dhasheen xaafadaha ugu qadiimsan ayan deganahay ma adoo reer jamaame tahay miyad noga sheekeynaysa taariikhda marka😂😁🤌
Asc zxp waxaad nooga soo hadashaa hadafka waxbarshada iyo qiimaheeda
My hometown ❤❤
Aad baad u mahadsantahay
Maasha'allah marka adei magaaladii aanku dhashay magaalo taariiq leh
Jaazakalahu QEEYR waxbadan ayan kabartay dalkeyga hoyo somali
Marka cadey magalo an ku fano
Masha allaah❤❤❤❤
Wn sugayay marka cadey mino Aw usmaan
Ayuub ceel farey my home
❤ my home town 🎉
Baardheere soosamee mazuul
#aaway warshiikh 😊😢
#aaway cadale 😮😢
Masjidka xaji muxsin ❤
My town❤ merca
Love you marka cadey
My home 🏡 town❤❤❤❤
Inbdan kasugagi wll ilaa bilawgii sonka ama mawducyadan bilowgoda m.a 🇾🇪🇸🇴😍
DʜᴜL BɪᴍᴀᴀL AʟʟᴏW BᴀʀᴀᴋE ❤😍
Magaalada amni matahay ma loosoo dalxiisi karaa tolow😍🇸🇴😍
Magaalka aan ku dhashey
Reer saraha majoogtiin
Asc walal❤❤❤
Actually finally it come my home
My home😢mxn uxisey❤
Abdi rahmanow wad diiday inaa ceelbuur ka
soo hadasho😮
M.a magaalo aan ku dhashay ❤
Yaa Ka joogo Saraha meeshan iyo awbale
Ani😊😊😊
My home❤
Cabdiraxman wabari wll cadaado kaso hadal
Magalada saleeban❤
Marka degma waye mahan magaalo mahan tay. Wa beri media wax iska hubiyaa
Farqiga maglo iyo degmo u dhaxeeyo wa mxay ????
@@haras2143 magaalo waa meel wayn eh oo degmooyin badan leh lkn degmo meel yar oo waxo ama laamo leh
@@ilyaasofficial.6322 OK GOBOL DHAN CASIMADIISA WA MXYNA MIDA KALY INTA DEGAAN EE HOOS TIMAADA MARKA MA TAQANA MISE WAAD ISKA HADLI
@@haras2143 kan waxba klma oga magaldena inu wax ka shego iskdaye kalma granayo wadanka e hala shekesan
Habartaa siilkeed
Marka caday minan aw cisman ninkii moodo munaafaq waaye
Qofka 60 aad magacaygu waa cabdiraxman cumar halkanina waa waaberi media kuso dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta by abdirahman
Masha Allah wll qaali ajar Allah kasiyo sad wax nofahan sisay ee anigo kudhashtay Marko cadey lkn manta Aya igu horeyay ina tarikhda Marko cadey ina wax kaogado marka waxan kacodsanena tarikhda oo qadimiga ah oo masajidada oo noga shekey hadad barnamij nosamen karto wll qaali
magaalo Biimaal❤
M.a❤❤
Mhd snd wll qali 😊
#waaberi media plz waxaa soo badisa dagaladii islamka 1 year ago ka hadli jirtay plz✅
Magaalo biimaal
My urban ❤❤
walal magaalada HOBYO kaso hadal adigoo mahadsan
M.a magaladiidi aan jeclhy
Jamaame kazoo sheeke wll
Jilib kasohadal
saxwayd😊
Abdirahman magaloyinki galgaduud maka heyne maxa dhacay
MAGALADA AYSHACA
Home
Next Haafun ma soo badal ader
Nio magaalada qadiimiga ah ee buraan kusoodar
❤
Waxxandegenahay beeturaas kasoohojeedkamasjidka xaajimuxsin
❤❤❤❤❤❤
Mgaladeydi❤
m.a❤❤
Taariikhda magalada mandheera
Ceerigaabo ku xeji walaal caasimada gobolka sanaag
Sxb qardho
Saaxiib cadaado kasoo hadal
Cadaado taarikh ma laha😂😂😂
Hawr gidir miya
Walalka lkn adigo ajuuran ka falaa bihin lagu ma mis waa boqortoya been
My home town 🥹🥺❤
My home 🥹❤️🥰
Magldeyda wan sugi la'aaa halkn ku dhashay
MAGALADA SİTTİ
❤
❤
❤