Deg Deg Habar Awal Oo Jabhad Ku Dhawaaqday Iyo Doorshadii Oo Dib U Dhacaysa Dood Iyo Falanqayn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 14

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi 8 дней назад +1

    Inaader suber awal Wa geese yaal Wa dad wax Iska celi ya ha u dhan Wa sac

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 8 дней назад +4

    Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif , Shabeel, Ismaciil Faqash, Cali Guray iyo Ictisaam waa in Somaliland laga saaro. Waa in Cadowga dibada dadka Dibada la dhigo. Habar Awal Dhulkeeda ku filan. Burco ilaa Wajaale Habar Awal baa leh.

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 8 дней назад +1

    yaa huba inay doorashada dib u dhavayso ?

  • @johntomo3860
    @johntomo3860 8 дней назад +1

    Ok funny man what have you got to say

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 7 дней назад

    Arag weerar baryahan laguma fahmayo. Munafaqad badan baa ka muuqata

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 8 дней назад

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 7 дней назад

    ADEER SIYAASAD XUMADA MUUSE BIIXI HA TAAGEERIN OO DADKA HAKALA QAYBIN, WAXA DADKA KA DHEXEEYA AYAA MUHIIM AH DADKUNA MEEL KALA TEGI MAAYO...

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 8 дней назад +1

    Adkaatay qayaaligii heego wuu damaaday huu haaa diii mou

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 8 дней назад

    koonfurtu ma checla cirro ee dantooday ku wataan.
    wadani dalkeenuu rabaa inuu dumiyo,somaliyana dalkanay rabtaa inay dumiso.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 8 дней назад

    War wadani xamar bu lasocda
    Cadayn banu hayna dadka ha xijin
    Afhayenkodu ka Galaal la yidhahda sowtu laha ictiraf diyar umanihin qoladi cadanka ahayd ee waftiga ahayd you tube ka daawo
    Takale Ciro waligi afka ku difacaya o konfur u jawabaya bal so hel
    Waligina Ciro 18 may wu ka dhoofi jiray intaso dhamiba wa cadaymo

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 8 дней назад

    Ha wareerina S,N,M, Sirta ku jirtana waa (Sayidinaa Nabiyunaa Maxamed) Hadalba Gam!!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅S/la,aand

  • @Xasmas
    @Xasmas 8 дней назад

    😂😂😂😂😂😂 البقرة الضاحكة

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 8 дней назад

    That's is buul.there is prove and recoding wadani and maxmud xashi.they getting paid by enemy's.