CIRO MARKUU LEEYAHAY HADAAN LAY CODAYN BALAAYAA DHACAYSA WUXU U DARDAAR WARINAYAA BEESHA HABAR AWAL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 153

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 дня назад +10

    Cirka soo dumi dheh ! Ma belaayuu la hadhay ! Belaayo Somalilaand ugama horayn Ciro iyo "wadani" !!!

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 2 дня назад +21

    Adeer anaga nalooma hanjabo hadaanu Suber Awal nahay 1994kii markii dagaalka sokeeye hargeisa ka dhacay waa la,ogaa cidii Daroor iyo Kaam Abakor u Qaxday. Libaaxad Shegasana waa kii Muuse biixi fuulay 😂 😅

    • @axmedtimacade4693
      @axmedtimacade4693 2 дня назад +1

      Really wllhi imika la is baran maayo

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 День назад

      Walaahi idinka ayaa la idion hanjabayaa anaga hadaan Ciise Muuse nahay waan gubnay maydkooda ee inaadeer iska daaya fulaynimadan oo nimanka guba.

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 День назад

      @@robleahmed2558ADEER MAALINTII AY HABARYOONIS KUSOO DUUSHAY BERBERA SACAD MUUSAA IDIIN SOO GURMAY OO KARBAASHAY OO ILAA TUULADII OODWEYNE KU CELIYAY KARKAA SACAD MUUSE MAALINTAY TOOSAAN KANEECADAN YUUSAYSA WAY YAACAAN

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 День назад

      Dadku maimikay dhasheen ninkii hargeisa kabaxay ayuunbaa kabaxaya

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 День назад

      Sacaaad musoow hurdadaa ka kaaaac ❤

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 дня назад +7

    Guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 дня назад +7

    Foodhaadhi iyo weedhsame faqash ayaa ku xidhan

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 дня назад +7

    Xisbiga Huwantu cod inagumalaha, cirka soo dumi dheh hada si qaawan ayaa loo wada hadlidoonaa

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 2 дня назад +6

    Habarawal horena logama baran cod baada dhaqana uma laha e dacayada HaLa joojo😂

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 2 дня назад +3

    Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 дня назад +5

    No vote wadani

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 дня назад +3

    Ilahayban ku cadaabayn faysal cali waruntii wa tuugtii ina bixi soo eryay

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 дня назад +4

    Wllhi bilaahi tolaahi cali ismaciil carab waa aqoon yahan wixiiba fahansan

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 2 дня назад +3

    Qadadweyne oo dhan aya fodhadhi ku xidhan kolka ayaga voteyey.

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 дня назад +3

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 дня назад +3

    GEESI QARAN NOLOOW❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL KULMIYE...

  • @fardusmxamed6455
    @fardusmxamed6455 2 дня назад +3

    Waxaasi waa hodhodhoo supper power Suber awal weli good loo a hanjabin cirona Dooran maayaan , kola taagtii kola tamartii

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 дня назад +2

    Abwaan cali ismaciil carab hadii xil kale lo magacabo waa alxamdililaah hadii an lo mahacabina waa rabbil calamiin

  • @samoc5405
    @samoc5405 2 дня назад +3

    😂😂😂 tolkey gerxejis uma hanjabi karaan subeeriyadii. S awal sida uu ukaco waa adagtahay Laakiin haddii uu kaco gerxejis wuu yaqaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад +1

    WAA LAA ARKI IINYE FARAHA KUU HEEYSTN BARURO IYO INKALE

  • @NurGacan
    @NurGacan День назад

    Waaa la kala baxay somalind iyo somaliya lo codaynayaa guushuna waa kulmiye iyo somalind kuwaa qaranka xamar ku wadaa way guul daraysteeen

  • @safiamire4825
    @safiamire4825 2 дня назад +3

    Waan idin salaamaya

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 День назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 2 дня назад +2

    ASC walaale boqorbuurmado cidina kumahasa xabad EE hunguri ayaa wada oo waa dilaala dadka dilaala

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад +1

    NINKA BURCO LAAGU ATAGYE WAA NIIN REER DAHIIR MAA BARURA FARAHA KUU SIIDTAN

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj 2 дня назад +1

    Gardarada sookeyaha raag baa gees bicid uleh. We need free and fair election
    Kulmiye iyo wadani meeshs majoogto Awal iyo Gaarxajis

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 2 дня назад +2

    Kkkk waar haaye taa libaaxa waanu qaadanaye han jabaadi naga daadagimeyso hadii lagu hoobanayo maanta baryi mayno Nabada Somaliland

  • @deeqaahmed2733
    @deeqaahmed2733 2 дня назад +4

    Vote 🗳 for kulmiy 🗳

  • @AbdullahiFarah-w1f
    @AbdullahiFarah-w1f 2 дня назад +2

    Ninka casi goormuu haber jeclo noqday sowkii fiqi shini ahaa mise waa laydiin hanjabay .

  • @se1059
    @se1059 13 часов назад

    Balaayo adiga iyo kulmiya ayaa waday waanay soo dhamaatay barwaaqo iyo bash bash buu wadani dadkiisa iyo dalkaba gaadhsiinayaan insha allah

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 2 дня назад +2

    Waad salaamantihiin Reer Cirjiidhe
    Waxaan idin kusoo kordhin lahaa inaad sawiro soo raacisaan mar ba waxaad ka hadlaysaan
    SAWIR CADAYNAYA QODOBKA AAD KA HADLAYSAAN CADAYNA WAA U YAHAY

  • @Noobify101
    @Noobify101 День назад +1

    H awal ma laabsaalax baa wager hanjaba digaag cod ku bixin mayno

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi День назад

    Garxajis wan is naqaanaa Anigaa Sacad muuse ah iima so talaabo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад

    WADHSAME CALOSHES UU SHAAQYSTE BEEL YAR LOO QORYE

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj 2 дня назад +1

    Caliyow iskudirka jooji. Muse nin loo hanjaba maha.awal waan u Hanweyna cirjidhe media.

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 2 дня назад

    Abwaan Cali Duulduul waa Somaliland asal ah

  • @muxamadmaxamud4942
    @muxamadmaxamud4942 2 дня назад

    habarjecle tuug hasa ahaatee habiqina garxajis

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 дня назад +3

    Allah jecliyaa Addero Cali waaruntii waxaa layidhi dadka shooshal miidyaha inta badan huwantay ushaqeeyaan marka hadhegaysan runta lagaadho ayaa layswaray sanayaa Insha Allah kulmiye ayaa gulaysanaya guul guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 дня назад +1

    WALAAHI IN AANAY DHUUSO KA DHICI DOONIN SOMALILAND HABARYOONIS MA JIRTO CID KA FULEYSAN OO KA ITAAL YAR WAA BEEN YAAN WAXAA DHEG LOO DHIGIN WAA FAAN IYO FAATAA BAKH WAA KHASAB INEY OGOLAADAN NATIIJADA DOORASHADA MARKA AYNU AFKA CIIDA U DARO HUWAN FAQASH

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o День назад

    HABAH JECELO U SHEEG CALOOW CEEBTA LAISMA MARMARIYO

  • @deqaabdi1846
    @deqaabdi1846 2 дня назад

    Fariid tahaay Ali duuduul 🙏❤️❤️❤️🇭🇺🇭🇺🤣🤣🤣🙏🙏

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 дня назад +1

    Hadalba inta uukayaqana waxbadhacaya ayuu hadalkayaqana ciiro ee malayaabuleeyahay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 дня назад

    Waa runtiisa adeero cali walaahi waanu ooyaynaa habeen iyo dharaar wadnaha ayaa buur na la,eg 😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День назад

    ALAMAXYE CIIRO WAALYAN HAADI UU SOO BIXII WAYO
    HEART ATTCK BAA KUU DHEECE

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 дня назад

    Alla maxuu asaasaqay wejigaa gubay .

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 2 дня назад

    Cali anaga nalooma hanjo ee raali ahaan adeer.

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 дня назад +1

    Habarjeclo iyo Habar Awal cod qudha ku siin mayso ! Wadadaa ayaad ka bixi ! Somalilaand beed loo hanjebo maaha !!!
    Horta yaa la dilijirey
    daasado iyo tanaag madhan horta yaa ku didijirey !
    Waxa Kibriyey laaluushkii buuraha iyo tanaasulkii Muuse
    Laakiin Maanta Kursigani Muuse ka Talin Maayo
    Somalilaand oo Dhan ayaa Ilaashanaysa !!!

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 День назад

    Anaga hadaan nahay Ciise Muuse oo waliba Maxamed Ciise ah walaahi.maydka Yusra Harti waan gubnay.Dagaalkii miyiga Togdheer maalin kaliya a,aan gubnay 6 Yusra Harti ah ee kuwan Sacad Muuse ee huunada ah bay u hanjabayaan ileen kuwaasi dhiig malaha ee waa kuwaa uga niikinaya Yusra Harti Gabiley.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 День назад

    Ninkani 1994 ayuu Ruushka kabaxe Finland to somaliland qaarbaa ku yidhi kuwaasi Farahay baruurya kusitaaan we markaad utagayso uhanjab

  • @glander7720
    @glander7720 2 дня назад

    Cairo Waa la kicinayaaye, caliyow mucus habar awal ugu hanjabi

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 2 дня назад +1

    Difaacayaasha qaranka noolaada

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 День назад

    kulmiye guul insha allah somaliland guul

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 2 дня назад

    Adeer naga Xishood dad loo hanjabo ma nihiine SNM dib ugu noqo

  • @MohamedIsmail-in9pi
    @MohamedIsmail-in9pi День назад

    HAAR JECALO HSDEEYO. WARAYAAHE. SALAD MUUSE WAX AT LAHAAYEEN. SAGAALGUUTO.AYAA.LAAHAASHEEG.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 дня назад

    Sultan Abdul iyo Silaanyoz kulmiye knighthoods inspired by googgaa?

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 День назад

    Waxaan leeyahay caw afrlayidan yar WAXBA YAYNAAN RUBUQ RUBUQLAYIN OO KOLBA REER ISDULTAAGINE RABI WAA UU INAGARGAAROI NIN RAGUU INASIIYEY EE RUNTA AYNU KASHEEGNEE MARLAAB IYO MUUSE

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 День назад

    Ina sulub waa laandheere reer caynaashe ah ma laangaab muuse cabdale ah baad moodaysaan
    Bal car waa ninka wax ka qaadi kara ina sulub

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 дня назад

    Idinkaba sawtii buurmadoobi isagoo goojinaya sida geela codkiinnii ku laaluushay

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 2 дня назад

    Gabiley iyo wajaale markuu maanta Ciro hadal ka ka dhex leeyay muxuu berina ku sameeyn soo maydha

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 дня назад

    Kuwa waxa u codeeyay koonfurta somaliya wanu wada dawanay filmka😂😂😂😂😂😂

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q День назад

    Ciro hooyadii wasaa qaranka libaaxyaa ilaashanaya mar horuu xamar naga iibin lahaa reer somaliland wey yaqaanaan neefkaa iska ciyaya cidina dooran mayso wax dhacayaana ma jiraan ceelkoodii ayaa ciro lagu celin awalba dalka dheeraadbay ku ahaayeene

  • @se1059
    @se1059 13 часов назад

    Cali duulduulow sheekadaadu waa hodhodho ee adeer iska fadhiiso intii yarayd ee kulmiye ku siin jiray baa wali kuu muuqata eh

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 дня назад

    Sultanka bukkaa ma Silaanyoz Kaley sh?

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 дня назад

    Siyaasad garxajis =qabyaalad

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q День назад +1

    Ciro cidina dooran mayso wax dhacayaana ma jiraan reer wadani FAQASH taa ku seexda kuna soo toosa

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 2 дня назад

    Afaar qarrhajisa ayaa idiinkufiln.fuuley waa laaindin yaaganin.hadaa wwah isska eliiya walaa soo soocdYee😂😂😂😮

  • @ahmedmawelabdi
    @ahmedmawelabdi 2 дня назад

    ASC.
    Waxu leeyeyey nacas kan afka takhash leh habar awal aya loo caqa jugleeh Naya. Bal soo sida H. YONIS hala arko cida ay ka burburayso Somaliland.
    Cami ha ii dare dare warine.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 дня назад

    Jabhadnimo way soo gabagabowday

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 2 дня назад

    Hadraawi wuxuu yidhi nin Dhukani haduu jiro Amba maan is dhagatiro

  • @NurGacan
    @NurGacan День назад

    Waxay mareeen meelaha laga taagrsan yahay wadani haday maraan meelah kulmiyo wazay arku lahaayeeen waxas wax ka duwan laabsaalaxna waa ninkiii heesaha cayda saneeyay

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 2 дня назад

    Claw hadalkaaga isdhexyaac xaga dada ah maxa.ed kaahin baa lashiiday

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 дня назад

    CALI DUUL DUUL HALASOO HUBIYO NINKAASI HABARJECLO MAAHA SIDUU MALIN WALBA U CAAYAYO MALAA WAA IBNU FURAASH

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 дня назад +2

    Cod qasaba bixin mayno balaayo ha dhacdo

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 2 дня назад

      Oo ma qax baad u diyar garowday

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 2 дня назад

      Ninkii qixi jiray baa carari​@@MohamedOsman-z2p

    • @MustafeGadhka-o9z
      @MustafeGadhka-o9z День назад

      Adiga kuwaaguba sow u qiximaayaan halkaa 1994 aad u qaxday😅😅😅 doorashada ha sugina hadii aad rag tihiin ood is hubtaan inaad xabad wax ku helayso car imika rida, hadii kalefaanka iskadaaya​@@MohamedOsman-z2p

  • @RaaqiyaInraahin
    @RaaqiyaInraahin День назад

    Abar awal iyo habaryoonis way isyaqanaan

  • @mdalom-kx2gp
    @mdalom-kx2gp День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 День назад

    Habar Awal malaha walidin bililiqaysan bay leeyin. Gudiney hadanay badhkay kugu jirin ima hoysen Subeeriyadii sideedii maha wayo dhalin yaro dhiiranbaa ukacday oon,nabada logu hanjabin ciday donto haka dadatay yidhaahdeen.

  • @mohamedhersi2491
    @mohamedhersi2491 День назад

    Kuwii dalka xoreeyayabaad fule kusheegaysa

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    CALOW NEEFKA CIRO WUXU KU BOOTAYNAYA MASAR ERTRIYA IYO QADAADWEYN U TASHAN SOMALILAND SIDII CIIDAN LOO KEENI LAHAA OO AY IS OGYIIN HUWANTA GUDAHA

  • @ubahtahir8767
    @ubahtahir8767 День назад

    Reerku ma baqah ayay wax ku leeyahin😂😂😂😂

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 День назад

    Waa sidhigu yanqadaydona 😅😅

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 дня назад

    Weedh same & Foodhaadhi Inta Page kooda ku jirta, ayaa soo codaynaya. Oo mucaarid ah, huwan la shaqaysa inta ku xidhan baa usoo galaysa . Su'aalahaaga aqoondaro badan ayaa ka muuqata

  • @XasanXuseen-l5w
    @XasanXuseen-l5w 2 дня назад

    Calow baruuryey siteen car car car labadiinuba ISA soo raaca waxa ballan ah iaydun gelin cadaabtii ifka

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 дня назад

    Midgaan afqashuush flimkaan wuu ku dhaafey

  • @MohamedIsmail-in9pi
    @MohamedIsmail-in9pi День назад

    CALI DULDUUL TAARIIKHAD.BEEN.HAKSSHEEGIN.WAA.LAYAQAANAA.SACAD.MUUSE.MAJIRATO.CI'D. LAMIDAHA.OOLAHAYAD.CIIDANKUU.LAHAA

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 2 дня назад +2

    KULMIYE KULMIYE 🎉🎉GuuuuuL🎉 Somaliand GuuuuuL Somaliand ❤🎉🎉🎉

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 2 дня назад

      Beenta.kuulmiye down😂😂😂😂.Cali nacaas

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 дня назад

    Walahay Waa qooslay kuwu muse ka yabay ku laha hhhhhhh

  • @kaysedjama6707
    @kaysedjama6707 День назад

    Caliuaw saaxiib h.awal ha caayin.waatii 1994kii hargarisa lagu Kala baxay.ka kasaaray waakaa maantana xooga ku xukumaya.

  • @AhmedAbdilahi-s4j
    @AhmedAbdilahi-s4j 2 дня назад

    caliyaw ma nihon niman loo hanjabo habarawalna hanjabaad waxba nagalama qaado bariigii horana muusaa nadilay ayay lahaayeen maantana muuse wuu jooga

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 2 дня назад

    Yarkan wariyaha sheeganayaa ma barbarbaa.

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 День назад

    Waaxa waaidi saan xiirsi iyo ciiro naanab buurmadaw suuldan gaarxajiis inta i biirlobey raagi farmajo samistay ee raaga sawiirada kaa haadi yiirey maarn maa kuulanten inta u dhuun dhuumaniisen raaga siir laaga haayo baa u eege tiine ilee kinya diin wiide

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 День назад

    Waar odaygan asaasaqay ee calyada daadinaya muxuu cid u sheegi karaa
    Isagaa u baahan in wax loo sheego oo Allah ka baq oo masaajidka gal ku tidhaahda hadaad ka naxaysaan waraysi lahayne

  • @nasirdalmar3772
    @nasirdalmar3772 2 дня назад

    LAAB DILAAC KKKKKK
    MAGACISII CARUURNIMADII AYAAD SOO HESHAY

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 2 дня назад

    Allalee tuuq waa muuse juudan iyo teamkisa😂😂😂

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 2 дня назад

    Walhi cali waa runtii hadii aad tagtid xafada KOODBUUR ood waydiisid yaa soo baxaya jawaabtu way cadahay

  • @AhmedDheeg-ny4hv
    @AhmedDheeg-ny4hv 2 дня назад

    Kulmiye.. iyago Soo jeera ayay riyonayan ninkan sad warsyatan waagi Aya Ku bryay. Foodka waxay Ku donayan kalaqaybin qabil

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 2 дня назад

    Hadaanu nahay Habar_Awal manda,ayagu waa (amba weynu adkaanoo wax jireynu ahaan Amba weynu idlaanoo Dib la,inoo Arki maaayo

  • @NiciimaYar-u7x
    @NiciimaYar-u7x 2 дня назад

    SU AALU WAA DADARAN DOOORI

  • @jamaalismaaciil3732
    @jamaalismaaciil3732 2 дня назад

    War horta magacyada dadka sida loo bedelo ma buugbaad kuqorataa waaxay laabdillaac

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 дня назад

    Interesting topics hjlada Hwd counties maxay dhashay cirjidhow Cimran Mhmd sh Isaaq Curadka duriyada sh.isaaq meel saar otherwise warkagu WA misleading information hal bacaad lagu lesay iwm googgaa.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 дня назад

    B madaw loma hanjabine
    Bahashiba lahormiye kkk
    Waxani hanjabad io hanti
    Midna wallee inanu waxba
    Kuhelayn dadkuna diday gabi

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 2 дня назад

    Wariye adeer Soo baro sida su'aalaha dadkan loo waydiiyo.

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 2 дня назад

    Odaygan cali duul duul beenbadanaa waa ninka 2 sano nagu lahaa maxamed kaahin ayaa musharaxa wixiisu waa been soconaysa

  • @jamaallaleh4426
    @jamaallaleh4426 День назад

    Waar reeraha ka xishood