WARAYSIGA JAALIYADDA ISRAEL PART 1 [SOMALIS IN ISRAEL]
HTML-код
- Опубликовано: 4 ноя 2024
- Ku soo dhawaada channelkan, subscribe iyo share hanaga ilaawin. Qeybta 2aadna ha loo tooghayo.
Insightful interview with the leader of the Hebrew-speaking Somali community in Tel Aviv, clearing up some misconceptions and shedding light on his experience.
Instagram: @Cisse.Amirson
Tiktok: CisseAmirson
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
الله ❤💙💙
❤
Allah Akbar ♥️
♥️❤️👍
❤ALLAH ❤
Naclada haa nagu dhacdoo furukh baad tihin, Felastine hanoolatoo 🇸🇴🇵🇸❤
Adiga hakuu noolaato ma qasbeysaa dadka edab darnidaa hadaad carabta caabudo orod caabud
@@somalidahoretube6857 orod adu ilaahay baa ka dheeratay yahuud orod caabud muslim maad tihid, carabtan sheegeysid waa walaalahay, Somaaliya iyo Felastine waa iskamid🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪
Waa yaab! Soomali hunguru yuhuudna ma u geeyay??!
Walaalka muslinka haduu khaldan yahay uducee inu ilahay soo hadeeyo… ogoow na wixii aad walaalka ku caydo, inuu ilahay adna ku Marin doono… dadkan waa dantu ugaysay dhulkoodii burburay oo muslin iyo carab midna wax utarin iyaga iyo falastin ba qof wax utaray majiro… ee yeenan qofna ku xaqirin noloshiisa wuxuu soo maray ilaahuun baa og ee kanaqo dambigaa….
Anaa kagu raacsan wallkey qof Somalia ah oo dhiig leh baa tahay
Kuwaan WA calooshood u shaqeystayaal maan gaab ah
Ha u bixin saaxip
qofki ilahay iyo rasuulkiis jecel love ha isaaro yuusan idhaafin
Waar ilaahay iyo rasuulkiisu صلى الله عليه وسلم way kawayn yihiin wax love lagu raadsadee wax kele ku doono love ta
❤
❤❤❤ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤SALALAHU CALEYHI ❤❤❤❤❤❤❤
21 qof ayaanu ku joognay hadana 6 baan mu joognaa kulahaa. Cadeyn taasaa aa noogu filan. Shaqaale sirdooon waaye kuwaan yaan la aaminin. Qalbiyada shacabka umada soomaliyeed ayeey laxaw yuhuud uga raadineysaa. Wlhi yahuud meel eeysan kusoo mareen malaha.
Meel foog Aya ka aragtay.
Ilahay aqli iyo xikmada hau juburiyo. Wad aragti dertahaay. Sax wa basasiin.
وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ.
you know millions of muslims live in israel right?
صدق الله العظيم
Sax sax❤
Waligeed yahuud iyo kiristan kaa Raali noqon maayaan Ilaa Aad ka Raacayso Diintooda !!! Walaaloow hadalkaaga iyo Qawlka Alle Ka Alle Ayaan Raacaynaa Alle waxaa Uu noo sheegayaa inay Yahuudu yihiin Ummadaha Dadka Aduunka ugu Dhaqanka Xun waar nebi maxamed Ayay Ballan Kaga bexeen ee ma Adiga Ayay kusoo dhawaysanayaan yahuudu ?????!!!!
Yahuud wanaag malaha waa aay qayaano iyo isdama mar ayay ku caan bexeen wadan isreal ladhahana maba jiro nijaasta uraysa free falastiin inshaa allah
Free falastiiin inshaa allah
Gob Gobi dhashaad tahay muslim xalaala baad tahay Allah ha ku xafido yuhuud la aamiin karo waa cadowga muslimka soomaalinadana muslinamadaa Ka wayn
Mashallah
Hadeysan laheyn dal dhisan iyo dawlad ma ahaadeen sida Somalida ayey faqri dagaalo tuugsi ku jiri lahaayen riyada ka toos
@@najkavlado5698 faqri baa noodhaama intaan bulsho inta dhulkeeda ugu tagno dhulkooda kaxoogi lahyn maalin walbana layn lahayn
Faqriga dhaama nolosha ay kujiraan am happy in ilaahay iga dhigin bulshadaan lalanacdale
Qofki bisha Ramadan soomaayo, like ku dhufo commentkaan 👍🏾 Ilaahey cibaadadiina ha niga aqbalo 🙌🏾
Ilaahow naga aqbal 🙌🙌
إنا لله وإنا إليه راجعون waar soomaalida 😢hunguri meel walba magelinayaa
Waa wuxuu af wayne baday umada inay dalkooda ka qaxaan oo ay israel 🇮🇱 nolol u doontaan.
@@warsamaosman-Sool Caqli aan naceyb Siyaad barre aheyn Maheeysaaan, 32 sano yaa dagaalamaya maxeyna isku hayaan?? Siyaad barre maanta aya loo darsaday iyo hogaankii
waan naxay walahay.
@@warsamaosman-Sool ceydiid iyo cali mahdi ku dar. Soomaliya 3daas nin dhulka la jaray
You are the somali version of "NAS Daily" Qola walba ey wey leedahay. Macal asaf mid qamiis iyo koofiyad xiran inan yeelano aad ban uga xumahay.
Yahuud iyo wanag kalafog nabigena salalhu calehim wasalam dad wanagsan mahan
Alshabaab baan kusoo eryan
@@AhmedMohamed-tn5yg قال الله تعالى ولن ترضى عنك اليهود ولا النصارى حتى تتبع ملتهم
Scwscwscw
Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Baro ereyga wanag macnihiisa markaas hadal🤦♂🤦♂️
Wlhi soomaalida masidaan ayey noqdeen Subxanallah Subxanallah Subxanallah!!!!!
Dhamaan adiga io kan aad wareesaneso io kuwa comments ka farxada kudheehan sooqoroyaan waa wax lislawada ogyahay, yahuudine qorshahaaan kuma guleysandonto bi idnillah, hadaa timaadaan muqdisho waa laidinkugubaa ogaada.
#freepalestine
@@Alon_404 kuwaa Israel 🇮🇱 kunool wexey ka nasiib badanyihiin kuwa ceelbuur iyo jilib iyo jamaame kunool ee xataa salaada si sax ahi aan utukan karin una soomi karin una noolaan karin marka laga reebo inaad munaafaq tahay oo aadan xaqa sheegi karin sababtoo ah dadbaa soonka xoog iyo handadaad looga furay ramadaankii hore ceelbuur adeer xaar baad neesha kuheysaa Israel waa aradada allah lagumana daadiyo dhiig muslim sida Somalia 🇸🇴 oo dadka intaa masaajid lagu gubo lagu sheegayo cibaado allah loogu dhawaanayo adeer taasi waa gaalnimo in diinta si jees ah loo sheegto qalbigana gaal laga yahay sida dhaqanka alshabaab
Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
@@lubex3486 war naga Aamu jahilyahoow waadka iskahadlaysaa,
Ma Carab miyaa kugumayzatay oo dadkaagii dilay qaarne adoonsaday
Cadawgii Allah miyaad arsaaqad ka raadsateen
Uf uf
Cadowgu alle maraykan maha miya😁
@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 comment baa qoray miyaa ka rabtaa
@@Bepatient866 gaaal iyo yahud isma dhaman walal israel wadan maha ee sida ufahantay ba khaldan is daji cadowga alle galaduba wa kujirn sas ban ugu galay
@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 hadaad taariikhda wax ka taqaan nabigu Hijradii 1aad wuxuu saxaabada u diray dhul gaalo. Sababtuu dhulkaas u doortayna waxay ahayd inuu madax u ahaa nin cadaalad leh
@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Hadaba USA iyo Israel. Waxaa u dhexeeya wax wayn
Muslimiinta USA waxay Taraawiixda ku tukadaan SQUARE TIMES Oo ka mid ah goobaha ugu caansan USA.
Labadeenuba niyad wanaagsan baan u hadalnay.
Ikn markaa is barbar dhigaysid kor ha ka qaban. Dhinacyo badan eeg
Miisaanka Soomaalidu ma dhaafo dantooda shaqsiga ah. Bal ninkaani waxay garashadiisu ku egtahay in uu si caadi ah asagu ugu nool yahay Yahuudda. Indhihiisa iyo garashadiisu ma arkaan waxa ku dhacaya dadka Muslimiinta ah ee la barakiciyey, hoygoodi iyo xoolahoodi laga boobay, dhiiggoodiina lagu qubaystay! Allow sahal amuuraha!
الله هو الذي يعلم بذات الصدور
Ma garan karno anaga ujedada aad yuhuudu in ay dad wanaagsan yihin aad noogu soo gudbinaysaan lkn lkn
Sidee baan raali uga noqonaynaa yuhuud ayaga oo maalin walba dad maksaakiina oo ay dalkoodii ku haystaan sujuuda ka toogta
Wllhy banan yuhuud eeg eegan karin dhulka allaha ka dhameeyee
SUBSCRIBE AND SHARE
Mashaa Allah wan kugu raacsanahay rayigaaga damiirkaygu imasiinayo inaan yuhuud ku ag ceesho iyagoo laynaya walaalahayga muslimiintaa laguna Laynaayo dhulkoodii maba arkikaro yuhuudi on waliba shaqo uraadsado Allahu Akbar ilaahay ayaa uhiilin falastii aamiin
Inta ey alshabaab Somalia 🇸🇴 qeeb kamid ahi xukunto yahuud waxbo lagama sheegi karo sababtoo yahuuda masaajidka barakeysan ee alaqsa dadka wey udiidaa ee kuma dhex disho halka alshabaab ey bartilmaameed uyahay masaajida iyo dadka kujiro ayagoo sheegayo iney cibaado allah loogu dhawaanayo tahay in dadka masaakiinta ahi lagu dhex gubo masaajida
@@xusencabdi8909 maxaa isku xirey markaa, hadii alshabaab xuntahay yahuuda ma iskala dhaqanaa ,ma sidaas baa.
@@xusencabdi8909 xooolo waye kan wlh kac yahuud aad
Israel wax la yiraahdo ma jirto dhulkaana waa dhul falastiin umadda waxaad u soo gudbineyso ka fiirso nio, midda kale dadka halkaa jooga oo Israel noo ammaanaya soomali maba ahan. Qof Muslim ah oo damiir leh sidaa maba uhadlo, magaca soomalinnimada ha inaga wasaqeynina.
حسبنا الله ونعم الوكيل على إسرائيل وأعوذ بالله من الإنسان الرجيم
Qofkii raba in uu ogaado Xumaanta yahuuda iyo sida eey african ta u la Dhaqmaan ee waxuush nimada ah waliba Ethiopian ka sheegta in eey yahuud yihiin haka soo dawado aljazeera waa dadka ugu xun aduunka dhinaca Cunsuri nimada plus waa Yahuuud oo ilahay ayaaba noo shegay dhagartooda iyo qiyaanadooda hadan labadan Somali ku sheega ah lacag beey ku soo qaaten arinkan lkn uma socon doonto inshallah
ACUUDKOOY waa markii ugu horeesay aan arko somali Yahuud ku dhex noool. Anuu yaapay
Subxaanallaah allah ha naga badbaadiyo dhagartooda iyo shartooda aamiin
Maxay kugu falayan Ee Calamka indhaha o fur Soomaali gaajo hayso aya tahay ciidna waxna inay kugu samyso ma joogto
@@ailover5719 aqligaada ayaad ka hadashey ee qofna wax uma dhibin ee shisheeye jaceelkaada ayaad ka hadashey
@@fartuunmohamed6081 na ha walan Ethiopia iyo kenya aya dhul ka haysta Saxib bad la tihin kenyati iyo ethiopian Carab jacel oon aya idin ka hadalsyay Carab aya idin adoonsada
@@ailover5719 adigaa u eg waxa carab , Afrikan iyo umad kale ka dabo ordaayo ee aqligaada ha shaqeeyo hadaad dal leedahay ku abtirso hana ku deeqo
@@fartuunmohamed6081 dal waan haysta Israel na waa dal caadi ah Waan raba ino Safarad Somalia ku samysto Diid ama yaal wae imanysa malintas Dad xoor ah ayan nahay dadka rabno aya kimsanyna Carab maxa naga galay Iyo falastin xun oo dhulkod gaaday
Adigane yahuud ayad dadka ka gadeysa 😢 asine yahud ayu aaminay oo no amaanaayaa allow alle😮
Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo
@@lubex3486 israel wadan la dhaho maba jiro isrel yahuuda nacladii Alle ku dhacday haben iyo malin ayey dilaan masaakiinta falastiiniyiinta ah aduunkaana wa laga tagayaa waa baahanahay baqtiga looma cuno subxanallah
@@suusanahmed7747 sxb, xaqiiqadu waxay sheegaysaa wax kale Israa'iil waa waddan la aqoonsan yahay ku jira UN,
@@lubex3486 yahuuda gaalada ayaa aqoonsan anigu ma aqoonsani Aduunkana israel ayaan unecbahay lacnatulaahi israel
@@suusanahmed7747 maxay yuhuudu kugu sameeyeen? Qabiil dhan oo dad ah sabab la'aan uma necbi kartid sababtoo ah taasi waa jaahilnimo
Important issue is to believe this nation is Palestine 🇵🇸 nation
Am Somali guy I love and like Palestinians
I don't believe Israel
There is no Israel country on the earth face you have to know that
War naga tag nacasyhow dadka nacdali korkoda ahataybad kadhex dawarsataye ma aduunka kla bataybad Israel tagty
6 ayaad dhahday lkn kan wariyaha ah ayaa ku dhahay 21 ayeynunahay soomaaliya muslim ah matagto adeer shartiina idinka kaliya allaha idiinku ekeeyo
Waligey isma dhihin somali baa ku nool halkaa meel aan laga helaynin malaha somalideenii
Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo
Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
لااله الا الله محمد رسول الله۔۔ Yuhuud miyaad Irzaqad uraadsatayn?
انالله وانا اليه راجعون۔
Aslan wax Israel ladhoho majirtoh
FREE PALESTINE 🇵🇸 ❤
Hadaad maqasho dad Aduunyo raac ah waa kuwaan lacag karaashad yuhuuda qalqasha caruraha falasTiin ee farahodu dhiigu kada,ayo falasTiin allaha guuleyo ...caade qaaTana Allah cebeeyo
Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo
@@lubex3486 majirTo Somali yuhuud lajogTa haday waa calooshod ushaqeysTayal ..hodhow na shalaay ayey kudan Ben donaan idanka ilaahey maxa yelay yuhuud wadadka aduunka ugu cadawsan ugu xaasidsan caqli xumadaada carab oo ladhalaTay ayey caruurTooda gowracayaan ma.adey hoos kuujidayaan
@@adonallah miyaadan arag sida ay carabtu dadkeena ula dhaqmaan?? eega Liibiya, sucuudiga iyo wadamada kale ee carabta. ...... nama arkaan dadnimo waxay noo arkaan adoomo iyo ey, dadkeenii waxa lagu iibinayaa suuqyada libya sida adoomo iyo sida xoolaha oo kale, Carabta nama jecla, weligood nooma ay naxariisan, hadaba maxaan ula dhaqmaynaa sidii walaalaheen oo kale??🤕
Kan yaree pageka iska leh ayaaban ka shakiyay Subxanalah qofka Yuhuuda amaana unbuu love u saaraya qofkii caayaana like and share buu u qoraya imagine😡😡
Niyow waxn u bahany inan aado masjidu Aqsa ee side passport somaliga ugu tagi karaa waxnan joga imika sucuudiga?
لن يقبلوا جواز سفر صومالي ولكن سيكون جيدًا إذا كان لديك جواز سفر أثيوبيا
Somali passport visa free in Palestine
@@ogaalmedia581 yes sure
@رحمه 🇾🇪 yes
21 ayee kujogen hadeerna 6 qof aye kujogan wax kale ina ogato umaba Baahnid maxa mesha fican dadka ka kaxeye?
Khalad Kama Aaminsanine Waxay Boobeen Dadka Falastiin Oo Ay Gumaystaan.
Waxaa wax lala yaba ah dadka somalida israel caynaya reer galbeed iyo wadamada kale gaaladana amaanaya
Maxaa farqi ah oo u dhaxeeya qofka somaliga ee ku nool wadamada reer galbeed iyo kuwa ku nool israel
Intaad israel ku mashquuli lahayn aan wadankeeno uu cadawga kala qaybsaday aan ku fakarno sadaan ku xuraysan halayn
Walee Baahi iyo hunguri xumo iyo iimaan la'aan ileyn meel walba wey gelisaa inta halaagsameysa.
Xasbina Allaah wanicma wakiil Allaah ayaan idinka magan galnay.
••
تخاذل المسلمين عن مناصرة المظلومين دليل على مرض القلوب أو موتها، وليأتين على الصامتين يوم يجرون إلى السجون بالسلاسل فلا يجدون أحداً يدافع عنهم
Inalilah WA ina ilahay rajicun meel kale maweyden aad adan I better stay in my rural area intaa yuhuuda utagayo beenta ba igudaran kulaha wax xun kalamakulmiin iyaga ba ah xumantii oo soconeysee
Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Somali dhoof jacayk meel walba way utagi ilahay iimanka idinka qaad yuhood ayey naf ka raadiyeen😢😢😢😮
Bisinka shartooda allaha naga aamin yeelo ❤
Nacalla shaydaan ku yaal nin baahani gob maaha yahuud Lee ka dambaysa.
yuhuud sharci u raadso ilaahayban ka magan galy
Ninkaan wuxuu iga dhaadhicin yuhuud waa dad fcn😂😂😂
SUBSCRIBE AND SHARE
@@suadali9907 carab xumantoda quranka laguma sheegin lkn dadkan ine xunyihin quranka nalagu shegay oo aayad walba o rer bani israil ka hadlaysa wxy shegaysa inay yhn dad dhagar badan
Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo
@@Fatma_932 carab diin maahan ee waa dad carabtu waa islaam iyo yahuud iyo Christan isku darsan sidaas oo kale ayeey Israel leedahay maahan yahuud oo kaliya ogoow Islam 15&beey leeyihiin marka carab jeceel baa kaa hadlinaya maahee diin maahan
@@lubex3486 pro live there if you want adiga hadaa ku qanacsantahay ku noolow Walee ee katahay inaan yahuud aaminey mida kale xitaa siyaasiyiintooda aaya africanta neceb cunsirimo ku haya dad aaminsan iney iskal weynyihiin dadka aduunka oo dhan baad ileedahay waa dad hormarsan miyaad ku noolaate horta miyaadan ogeyn dadka aad taageyso Ina ay Manalin walba umad aan waxba galabsan Dillan xitaa wax naxariis Uma muu jiyaan horta hadey carab naceeb kaa tahay u taageer waxbadan baa kaa maqan oo aadan ogeyn commentigaa Kalena waa soo arkay oo alshabab Kaga hadleyso waxaa kuu sheeg alshabab waa sidaa ay yahuuda oo kale waxba isma dhaamaan diina Uma dagaalamaan taas ogow
Hadii aad tageereyso dadkii nabiyadii loo soo doriya dhibi jiray qiyaani jiray waa kuu kaligaa
Please hadaa qof bini aadan nimo ku jirto aad tahay inta aadan taageerin waxkabaro waxa ay yihiin
Yuhuud amaan maleh naceyb waxaan ahayna uma hyno
Freee Palestinian ❤❤❤❤❤❤❤ dhulka Falastiin baa leh waalgu talabib laayahy
Allah Ayan ka magan galnay yuuhuda
Israel wax layidhaa majirto
Nacdal haku dhacdee😡😡😡😡🤮🤮🤮🤮🤮
Israa'iil waa waddan aad u horumarsan ee sxb jooji tuugsiga UN iyo dalalka kale ee Afrika ee saboolka ah, Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Inalilah WA ina ilahay rajicun imagine adigoo ku geriyoda dulkaa oo laguuguaso ilahayo waxaso kala kamagangalnay Alx
Ilaahey ayaan kaga ma galnay Qof soomaali sheeykta ee yahuud inoo amaana ee dad fiican ku sheeyga waa daalimiin soomaali xalaal ah mahan kuwaasi iska ilaaliya ummada soomaaliyed dad badan oo af soomaali bartay ayaa jira ee magaceeyna dila
Waa lagu soo diree yaa kusoo direy 😳🤔 yuhuud miyaad noo amaaneysaan hadana acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim
jahil, Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Oo Isreal goormee wadan noqontay .
Anagu hadeynu nahay soomaaliya ma haboon inaan Isreal dowladnimo u qirno .
Carabti ayaba uqiray.maxa ka galay adu
@@anushacharlotte7406 oo sidaas maahan.
Ee adì ma ii sheegi karta wadan ay leedahay Isreal jawaabto waa maya
Mideda kale kuligeeda uma qirine ee waxa u qiray kaliya kuwa gaalo raac .
Wllheen Falastiin Allah haka dul qaada dhibaatada yahuudda ku heyso hadii aad raali ka tahay dhibaatada lagu haayo walaalheen reer falastiin midas waa mid kale.
Horta wax soomaliya ma jirto iyada lahaystaa afrika baa dhulka ka qaatay kenyati iyo itoobiyan xor kasoo noqo dhulka soo cesho nin tiisa daryeel kari la’aha ayad dad kale u doodaya waalida kale bad arki markad adigu noqotay qof meel taagan bad arimaha kale hadli kartaa first free yourself as a slavers 😂
Israa'iil waa waddan aad u horumarsan ee sxb jooji tuugsiga UN iyo dalalka kale ee Afrika ee saboolka ah, Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Masha’Allah we learn something new everyday I never new Somalis lived in Tel Aviv
We are refugees everywhere in the world
@@AhmedMohamed-tn5yg 🤢🤮
@@nadiramohamed44 walaal ma caloosha ku socota
Did u see blacks or Arab they killing
Can u go to Al aqsa
Kir iyo kut mataqaaniin cadowka allah xiriir nagalama dhexeeyo hadaad hilmamteen walalihiin falastiin anaga maan hilmaamin yuhuudeey qurshihiina wa la fahmay somaliya lugiihiina wasaqda ka fogeeya
subxanallah wll hadhin israel dheh palastin❤❤❤❤
Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Subxaana laah Aa cuudu bilaahi minal yahuud
Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Isku xishoo waraya is really wadan ma aha plastine aa wadan ah
Yuhuudi walaaladaa falastin xasuuqaya lacagtad ka shaqaysataaba xaraana alle hakusoo hadeeyo adeer
wax israaiil la yidhaahdaa ma jirto waa dawlada falastiin ee isi saxa
SUBSCRIBE AND SHARE
Walle iyo bille MUSAD baa Dad badan nagu beertey
Carab , Africa ,Asian wey Joogaaan wadankan Israel 🇮🇱 marka inkastoo Palestine 🇵🇸 Laga Xoogay Hadane wadanka waxey ka dhigeen sida America 🇺🇸 oo kale
quraanka ayaa dhowr jeer lagu sheegay yahuuda iney yihiin duul dhagar badan markaa ilaahay ayaa nooga xog ogaalsan oo quluubta daalacda isagaana kalaamkiisa noogu sheegay
subxaanallah
Waad Mahadsantiin xogtaa aad naga siiseen wadanka israel. Anigu maba moodayn in ay soomaali kunoo shahay meshaas e.
Hhhhhhh 😁😁
@@رحمه-ذ1ح maxaad ku qoslaysaa ma reer miyi baad tahay.
@@jeeni-goroyo5354 yes I am
Maba jiraan Somali kunooliye Waxani Waa suuq geyn Iyo Ammaanid ninkani Rabo yahuudda Inuu usameeyo
100% Hal Qof oo somali ah oo kunooli majiro lkn Ujeeddaa muuqaalkan loosooduubey,waxaad kafahmi Xattaa Suaalaha io mawsuuca laga hadlayo
maansha allaah ilahay ha idin kubadbaadiyo.
lakiin weligay maan degeen lakiin somalida meel walba waa laga helayaa waayo waa reer guuraa
Israa'iil waa waddan aad u horumarsan ee sxb jooji tuugsiga UN iyo dalalka kale ee Afrika ee saboolka ah, Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Af ingiriiska maxaa loogu turjumay... ma cidaan somali ayaan baa warka loo sheegayaa.....
الحمدلله ستة صوماليين فقط في تل أبيب وهؤلاء لو جائوا لدينا في الصومال لن يجرأوا أن يقولوا لأحد نحن جئنا نزور الصومال من إسرائييل فإما أن يهرب الشعب منهم أو أن يقتلهم
alle ima geeyo subxanallah 😢😢😢😢😢 dhulkaas
War ninkan report dhahaa soomaliyey wuxuu waeeesigaan uqaadayaa wax kale mahan waa inuu dadka ubuunbuuniyo in yahuudi ay fiicantahy
REPORT DHAHA PLEASE DADKA AAN WAX FAHMI KARIN BAA LAGU SIRAYAAYE
Xukumada israaiil sharci ma bixisa waan imaane masarba joga hda qaahira inan imaado raba israaiil
Maybe
WAXAN ubahanahay wax badan in An ka ogano walaal hanagala sodahinin Waayo wa dhul barakeysan. Marakalah fik
Inta Ilaahay dhul badiyey maxaa ku geeyey Tel-Aviv waxaa wanagsaneyd inaad qazza tagtid Israel waa bahallo waxba hanoo xayaysiin
israel oo maxay somalida ka sameene dhulka gumestahay yahuuda nacalada ah war falastin dheh israel ha lahaanine
waa zxa szntzhay
SUBSCRIBE AND SHARE
@@Cisse.Amirson allaah kacabso iyo maalinta qiyaame
Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Israel waa Israel
Waa gumeeste dhibaato iyo gumaad ba'an ku haayo walalehen reer falastiin. Naga daaya beer laxawsiga iyo somalida amni ku heysata, 2 sano lahor wxey geesanayen waan 👁️👁️
Israa'iil waa waddan aad u horumarsan ee sxb jooji tuugsiga UN iyo dalalka kale ee Afrika ee saboolka ah, Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Acuudu bilaahi mina shaydaami rajeem
Hell Nah, I dont want anyone saying this is okay. The old Man needs to find God fr. God's earth is so spacious and old man chose Israel. May god be with you old man. War rizkhiga ilaahay ayaa bixiyo ee israel ka carar OLD MAN. The Numbers of Somalis since 2010 went from 21 to 6. That should tell you something 😂
xabashidi layad yuhud baan nahay ayaa markay dhakhtarka diig u shuba aya qashinka lagu rida.. kasi wa yuhudigi madowa
Ilahay haa Yaan kamagan galay yahuud subxanalah Subxanalah
Waxay nagahaysata qibladii ugu horaysay ee islamka waxay nagahaysata masjidul aqsaa mubarak iyo quduz shariif
Waar wax dawalada Israel 🇮🇱 la yidhaa majirto ee gumaystaha Israel ayaa jira dhulkaa dawlada kaliya ee ka jirtaa waa Palestine 🇵🇸 adinkoo islaam ah inaad dawlad ahaan u aqoonsataan maaha oo dulmidaan walaalaheen Palestine 🇵🇸
Adunka waxa ogu nimcyah yahuud ilahay ha babayo
Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
dadka aan waligood waxba kuu yeelin waad necebtahay laakiin dadka ku neceb oo addoon ku u arka waad jeceshahay🤦♂️
Waligey iyo allaahay kuma fakarin qof somali ah baa joga o laga heli karaa israil
😂😂😂😂 amaan iyo yahuud kkkkk أف لكم ولماتذكرون
Soomaali yuhuud noqotay amay yihiin😊
😂😂😂
subxanallah ma meel kale uu aado ayuu waayey.
Innaa Lilllaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Maxaa dadkaan qaaday?
Wadan Israel la yiraahdo majiro. Falastin (Palestine) ayaa la yiraahdaaye ka joog warkan. 28 sano oo kaliye meel aadan lahayn haddii wadan lagu yeelan lahaa Soomaali baa waddamo badan dunida ku lahaan lahayd oo ay u qaxday.
Free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤
ilahayow hanageen meel ay yuhuudi kataliso. Waxay muslimka ka neceb yihiin majirto
Israa'iil waa waddan aad u horumarsan ee sxb jooji tuugsiga UN iyo dalalka kale ee Afrika ee saboolka ah, Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Balaaye hele intee isku ag dhigtey calanka somalia iyo calanka srael 😳😳😳😳😳
Wa runta dulmi bay kutahay ine Naga xumaadan walaalahen falastin rabaan caalamka islaamka falastin waxe dhahan somali hde no dhawaan lahaayen wa guulesan laheen we no hiilin laheed aawey kuwan maran iska nool
@@fatmaxuseenmohamed4416 wey ina ceebeeyen kuwaan ibcuucaan waxa socdo eysan ogeyn filaa 🥺😩
MJ waa ogaa in ee yahuud yihiin
Xata haday aduunka ijeceshahay Israel inan fanaya ama kufarxo damiirku isiin mayo
walal wan ubahanay inaa ka shaqeesto igu caawi wixii warbixin ah sidaa ku tagi karo
Bro yuhuuda warysigooga iskadaa carabtuba wayka orodaayee
Qof walbo gar weyn qabo shiiq umaleey 😩✋
Adiga ninkaas baad ku mashqulsantahay lkn carabta aad caabuda Israel caabuda kwrn dantaada fiirso isxerxerkaan iska daaye
@@somalidahoretube6857 yaa ku dhahay carab ayuu caabudaa sxb naagta tiktoka ka aragtay afaaraheda ila timid miyaa falastiin kliya difaacaya na Israel ayey caabudan 🤔🤔🤔
Ilahay baan kabaryaya inan helo fursad aan kudhex istaga masjidul aqsaa mubarak halmar markasa isharaxaya talabib
There's no Israel
This land its Palestine
You didn't brainwashed me with that
Forever and forever its Palestine 🇵🇸 and if we are muslim we are one ummah
Kulahaa 100% waa laga nabad helayaa😅
Waxba ha caayininee u duceeya hungurigii baa jahannamo darafkeeda la aadaye.
Laga yaabaa in baqdin kaga yeedhsiinayso nabad gelyo yuhuud dhexdeeda ma taalee
@@caydiidxasan3845 waa macquul wllkay wixii ku keenayba ilaahay khayr ha ugu dhameeyo.
Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
@@lubex3486 bro cunnaad nala gashay iyo gooni cunid
Anaguna damiir iyo diin baan ka hadlaynay
Free palastein 🇦🇪
Israa'iil waa waddan aad u horumarsan ee sxb jooji tuugsiga UN iyo dalalka kale ee Afrika ee saboolka ah, Somalida waxa lagu laayaa afrika iyo wadamada carabta israel waa sida yurub oo kale somalida loolama dhaqmo sidii adoomo, Carabtu dadkeena si xun bay ula dhaqmaan sida eeyaha iyo addoommada, Yuhuuddu waxay noola dhaqmaan sida bani-aadmiga oo kale naguma dhaqmaan sida adoomo iyo eyda oo kale
Walalayal Europa iyo Amerikaba wa joogna. Lakiin dhabta jirta ah in carabka kugu diinta uu kaga xun yahay Europianka iyo Yahuuda aan la noolnaahay oo caruurta tirada badan aan ku wada dhalnay.. Somali runta ma jecla, qiyaali ayeey ku nool yihiin.
Wa jeclahy israel
Somalia wa iney kabarato israel wax oo carab ta dushena kusocata an dhinac isga bacino
Adher qabkee kusogashe nosheeg. Bal anaaguna aan imaano
Qomiyada dhan oo kurdi ladhaho baa waxan ujecelahay si aada xata kooda igu xun waana ixtirama saa waxa kudhashay salaxa diin al ayuubi iyo
Fariin xun wadiin lkn cid ad siri kartan ma jirto
SUBSCRIBE AND SHARE
Manshllah