Maxaa ka taqanaa dadka loo yaqaano Yibraha? waana sidee nolashooda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Ku soo dhawoow Rays TV si aad u hesho muuqaalo cusub Fadlan :- ✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 28

  • @fatimaahmed2334
    @fatimaahmed2334 2 года назад +1

    Alhamdulillah Allow mahadaa kuwa naga soo gaadhay xiligaa jahligana aan nasoo gaadhsiin

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 года назад

    Wax badan in laga barto waaye qabiiladaan 💯 thank you for posting

  • @XaawoIsmaaciil-k3w
    @XaawoIsmaaciil-k3w 8 месяцев назад +1

    Walhi waa iikow Wan maqle base😂😂😂😂😂 quraafaad badanaaaa

  • @hah7064
    @hah7064 Год назад +1

    Weriyaha aqoon iyo maskax wanaag baa ka muuqata balse dadka aan saxafada aqoon ulahayni si kale u arkaan.

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 года назад +1

    Sheekh yuusufbaa naga soogaafhey awoowgaa

    • @WllAk-vr7qz
      @WllAk-vr7qz Год назад

      Iidoor ayagaba yahuud ah Qawmiyadii Saba ayay munafqad ka dhexbilaben maalinka ay reerka dadkayagii saas ukala qaybiyay, wale waa loyaba Futa awal iyo Arab iyo Ayuub sadexda xaarami mar un waa latirtiri Ree Saba(Harala) iyo Samalena nabad way noqon donan I.a

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 8 месяцев назад

      Futdaa udhigo yibraha haku wasaan midgahow midgaawhow dhalay

  • @ZafaMouse
    @ZafaMouse 3 часа назад

    Wariyu dhaqan xuma sidu odayga ula hadlayaa

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 2 года назад +2

    wariyaha waxba garan maayo

  • @abdirahimali5912
    @abdirahimali5912 2 года назад

    Sxb yarka wareysiga qaadaayow suaalaha marka hore soo diyaarso waqtina geli barnaamijka . Horay usoco insha Allah.

  • @hah7064
    @hah7064 Год назад

    Dhaqanpkeenii Soomaaliyeed ee soo jirenka ahaa.

  • @mr.guud-cadde5337
    @mr.guud-cadde5337 2 года назад +1

    Wariye waraysi xumme

  • @suhayla2183
    @suhayla2183 2 года назад

    Waa sheekh loobage

  • @rashidcabdi3845
    @rashidcabdi3845 Месяц назад

    wariye bilaa anshax

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 19 дней назад

    Yebir waxay u duceeyen oo ku faaiday ma jiraan hhhh

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 22 дня назад

    Kaddaab

  • @hah7064
    @hah7064 Год назад

    Majeerteen waxba kama qaadan jirin buu yidhi hhhhjj

  • @akhalif579
    @akhalif579 8 месяцев назад

    Dadka soomaaliyeed ilaa hadda hadii 4 quraafiyiin hindi ah u yimaadann waa ka daadsan lahayeen ilaa haddadan.

  • @suhayla2183
    @suhayla2183 2 года назад

    Historiga odayga waxbaa ka qaldan sheeq loobage iyo yusuf alkoonen ayuu isku qalday

  • @akhalif579
    @akhalif579 8 месяцев назад

    Odeyga funy weeye majeerteenka waa is quursana wXba kama qaadano kkk waa is yasna dee kullaha

  • @ilyaas5428
    @ilyaas5428 Год назад

    Akhirka soomaliya waxa xukumidona yibirka sababto ah balanki lalagalay ayaa laga baxay

  • @abdiqaniahmedjama4326
    @abdiqaniahmedjama4326 Год назад

    Waar dadka caqiidada hala barro iyo diinta , quudhsigana halaga daayo

  • @sareedocabdi8767
    @sareedocabdi8767 Год назад +1

    War waasixiroole

  • @luulismacilsheq7987
    @luulismacilsheq7987 9 месяцев назад

    Yaxar.yay.ukalabaxaan

  • @ryfarrah1
    @ryfarrah1 2 года назад

    Waa odey beenaale ah, aan shaqo ku lahayn yibraha. Waa tuug beenaa ah.