CUNTADA WADOOYINKA MUQDISHO || SOMALI GAMER IYO YAHYE HUNTER || STREET FOOD..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 окт 2024

Комментарии • 61

  • @Khadarjeeri
    @Khadarjeeri 11 дней назад +7

    Masha allah kan muuqaal wuu dhaafay super muuqaal waaye wuxuu ka turjumayay yaxye adiga dabeecadaada iyo sida dadka ula dhaqantit Masha allah yaxye waxaa tahay qof wanaagsn waxaa wax ku tahay dadkaaga iyo dalkaaga waxaa u qalanta madaxweenaha somali ee mustaqbalka ina naqatit Alle haku xafido walaal horey usoco guul ayn ku rajeena ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanJama-o9y
    @AbdirahmanJama-o9y 11 дней назад +23

    Nabi geena Muhammad n.n.k.ha ahaate hanku wada salino walalyaal❤

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 11 дней назад +4

    Mansha allah asxaabeey videoga anagoo rabno ayu naga dhamaaday mar dambe daqiiqadaha soo badiya insha allaah yaxye iyo gamer

  • @Somalibarbie1
    @Somalibarbie1 11 дней назад +10

    Yahye I support and love your content walalkay hore usoco. If i ever come to Muqdisho I would love to meet you one day insha allah.🥰

  • @MAHAD_OMAR1
    @MAHAD_OMAR1 11 дней назад +2

    Good luck yahye carurta wadanka halo so qado oo yaa la daren siin wax laan

  • @MaxamedCade-u3g
    @MaxamedCade-u3g 9 дней назад +2

    Waxan video wuuu dhaafay wllhi video iyo bar weeye

  • @mcshurAntonioAntonio-w4o
    @mcshurAntonioAntonio-w4o 6 дней назад

    Good job bro waxan kaa sugeenaa intaan io in kabadan Magaalada Quruxdeyda Walal Guul Baan kuu Rajeenaa Salaan Gobeed

  • @dazuotv
    @dazuotv 10 дней назад +1

    Thank you for the great street food 👍

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey
    @DrAbdinajiibAbdalletareey 9 дней назад

    Xamar Mogadishu Somalia ❤🇸🇴 my hometown I'm gonna miss it for a while .

  • @suldaanibraahim8073
    @suldaanibraahim8073 11 дней назад +1

    I am a big fan of Somali gamer ❤

  • @Anskey_De_Be-em3bk
    @Anskey_De_Be-em3bk 10 дней назад +2

    Camera manka qof xuun miiya😢😂😂😂yaxye wax mxa losiin wayay

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 11 дней назад +4

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Reed Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.

    • @scar_pubg
      @scar_pubg 11 дней назад

      Dadkaaga u ducee carab haka daba nacamlayn

    • @AnasCadir7467
      @AnasCadir7467 10 дней назад +1

      ​@scar_pubg maxaa kaa qaldan adi falastiin waa walalaheen dhibka ay ku jiraan illahay haka qaado in ladhaho miyaa ku dhibeysa

    • @Movie.1745
      @Movie.1745 10 дней назад

      @@AnasCadir7467carab maaha ninkaan dadkiisa buu ka jecel yahay dadka kale carab carab dhalay

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 11 дней назад +3

    14/October/ 2017
    Malin xanun kaliix xasuqi zoobe haben denbe majirto bashal wyo wa ino haben murugo runti qaraxii zobe 2017

  • @kingrize
    @kingrize 8 дней назад +1

    Yaxye camera manka nin xun miya wax maxa lo sin wayey😂😂

  • @SafiyoMahamett
    @SafiyoMahamett 11 дней назад

    Guleyso wllkei yahey hunter

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 11 дней назад +1

    Somali gemer wa hand some ilen m.a

  • @HussenAlibaashi100
    @HussenAlibaashi100 2 дня назад

    Gamira manga wax macuno miya😊

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 11 дней назад

    Hambalyo 800k

  • @AbdinasirKasim-e5w
    @AbdinasirKasim-e5w 9 дней назад

    Kamira mahanka qanjiraha dheecaan soo deeyeen 😅😢

  • @AxmedCabdimaxamed-o1k
    @AxmedCabdimaxamed-o1k 8 дней назад

    Yaxye koko mad sooaragty

  • @rashiid187
    @rashiid187 9 дней назад

    Nin wadankisa ka shaqaysanayo ayuu leyahy qurbaha tag

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 11 дней назад

    Waxan burco nookena

  • @abdikhafarstopper9375
    @abdikhafarstopper9375 10 дней назад

    Heesta remix keeda Yaa qaaday

  • @dorothylivingston5437
    @dorothylivingston5437 10 дней назад

    Reichert Ridge

  • @BashkaLahoore
    @BashkaLahoore 11 дней назад

    masha allh

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 10 дней назад

    Reer YAAQSHIID ❤❤❤❤❤

  • @suldaanibraahim8073
    @suldaanibraahim8073 11 дней назад

    Somali gamer 😂😂😂 ku laha gabadh cunto kariye ha kuwadato😂😂

  • @CashoAxmed-t5j
    @CashoAxmed-t5j 10 дней назад

    Heesta yaa qaaday

  • @raqibyare7356
    @raqibyare7356 11 дней назад +1

    14 October

  • @IskutashiGuud
    @IskutashiGuud 10 дней назад

    hh war ninku waa shactarol

  • @IamThesultan
    @IamThesultan 11 дней назад

    M.allah rag culus

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 11 дней назад +1

    😮😮😮

  • @امنور-م4ح
    @امنور-م4ح 13 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HappyBaseballEquipment-nx7lz
    @HappyBaseballEquipment-nx7lz 11 дней назад

    Waw ❤😊

  • @HanadMaxamuud-z4p
    @HanadMaxamuud-z4p 11 дней назад

    Heesta yaa qaday iso sheega 🙏 😢

  • @abdifatahahmed-f2g
    @abdifatahahmed-f2g 11 дней назад

    Lkn vedio qaabka loo duu Bay cajiip❤🎉

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 11 дней назад +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @SurreyEleanore-r6l
    @SurreyEleanore-r6l 10 дней назад

    Skiles Pike

  • @abdifatahahmed-f2g
    @abdifatahahmed-f2g 11 дней назад +1

    Hargeyza ka shidan walhi ❤😂

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 11 дней назад +1

      Caasimad iyo xafad miyaad isla sintay 😅😅😅😅😅

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 11 дней назад +1

      Hargaysi xaafad maaha iyaad kawayn oo kadad badan😂

    • @CabdiSamad-rq6ce
      @CabdiSamad-rq6ce 10 дней назад

      Yaah😂😂😂​@@JamiilaJiimi-xq3pv

    • @Moha134-x5w
      @Moha134-x5w 7 дней назад

      Su’asha waxad u kentay aya ah inad layabtay magalada sida ay ushidantahy lkn hargeisa xita kama yresato wa the second capital city

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 11 дней назад +1

    M.a

  • @zaynababdi9873
    @zaynababdi9873 11 дней назад

    Somali gamer 🫡👑

  • @safiuddinansari2852
    @safiuddinansari2852 10 дней назад

    Toy Ports

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 11 дней назад +1

    😂😂😂

  • @AashitoPoi-mj4om
    @AashitoPoi-mj4om 11 дней назад

    Somali gemar nio will baadiyo cml ayaa noqonosaa is qabo lph 😃

  • @Iyad-j8z
    @Iyad-j8z 7 дней назад

    😂😂