7 WIIL VS 6 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA || CAAWA HAL QOF AYAA MESHA LOOGA TAGE XANUUN WAYE 😩

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 770,709

Комментарии • 99

  • @mustafaadan4249
    @mustafaadan4249 Месяц назад +27

    Team afka cali ismuujiya👍

  • @MuzeygaBoy-td3te
    @MuzeygaBoy-td3te Месяц назад +6

    Yahye 1M waa gaaree i.a lkn qof 1M hayso hadana aan dad saas ubadnayn daawanayo dhibkeedee ledhy sidaas owgeed game bdn oo soo jiidasho leh soo sameey oo naga bareejee dadka kle 👍💓👍💓👍💓

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx Месяц назад +13

    Yahye Hunter Wuxuu Chanalkaada ladhadhaqi la yahy waxa weye Tallent cusub la imaaaw
    Every day Dooro qofkaada maaa Wadee sida asd hagio Talent every day la imaaw 😂😂😂🎉🎉

    • @MuzeygaBoy-td3te
      @MuzeygaBoy-td3te Месяц назад

      Hhhhh
      Waa hadii uu hormar rabo

    • @user-bq7yq5nm1m
      @user-bq7yq5nm1m Месяц назад +1

      kumash quLtadun tukaLe kama masuL tihide😂😂😂😂😂

    • @ManaalUpdy-hb9qx
      @ManaalUpdy-hb9qx Месяц назад

      @@MuzeygaBoy-td3te Haaaa Wax usheeg Wax Garad tahe

    • @ManaalUpdy-hb9qx
      @ManaalUpdy-hb9qx Месяц назад

      @@user-bq7yq5nm1m Maxaa Ku mashquuli😂😂😂

    • @MohamedAhmed-rc5fj
      @MohamedAhmed-rc5fj Месяц назад

      😂😂😂😂waji Malihid 😂😂

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp Месяц назад +6

    yahye aboowe waxcusub inookane oodadkuna xiisaynayaan❤

  • @CanabMohamud-eg5lb
    @CanabMohamud-eg5lb Месяц назад +7

    Yahye hanter is back❤

  • @nuuxcismaan12
    @nuuxcismaan12 Месяц назад +4

    Ayyyyyy Ragii mar Hore iskugu danbeyey wey soo lanteen Came Back We so liked this vedioes

  • @QamrMohamed2022
    @QamrMohamed2022 Месяц назад +10

    Team afka cali😂

  • @mawliidaadan6912
    @mawliidaadan6912 Месяц назад +7

    Yahye hunter 🎉

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg Месяц назад +2

    Welcome back yahye hunter

  • @user-qm3vp4do9b
    @user-qm3vp4do9b Месяц назад +6

    Tiimka aan jeclahy ❤❤

  • @ayubsaid9744
    @ayubsaid9744 Месяц назад +2

    Yahye barnaamijkaan idiriska, captan bara iyo sanaqay ku soo dar plz 🙏

  • @sakariyexasanaxmad5674
    @sakariyexasanaxmad5674 Месяц назад +5

    Team afka Cali is mujiya😮

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 26 дней назад

    Welcome back yahye hunter❤❤

  • @user-lm2bb7ge7b
    @user-lm2bb7ge7b Месяц назад +1

    Gabdhaheenu bahdilad lama tuso❤❤ninky attack gareenayeen by dooraty😂😂😂😂

  • @user-wf7wc8es3m
    @user-wf7wc8es3m Месяц назад +1

    Yahye waalagu waaye sxb sare 1M ayaan kuurajee nayaa adigane hordada kalac sxb sare waNku wataaa✌✌✌✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiShakur-yl5yw
    @AbdiShakur-yl5yw Месяц назад +4

    Yaxyow soo badi zaaxiip

  • @HoodoMahmoutt
    @HoodoMahmoutt 3 дня назад +1

    Afka ali tageero buuxdq❤😊

  • @user-lw8ug8to2m
    @user-lw8ug8to2m Месяц назад +1

    Thanks 👍 bro yahye barnaamujkan waan uxiisnay

  • @AbdirisaqAbdi-k9v
    @AbdirisaqAbdi-k9v Месяц назад +1

    Yahye abowe wiilkan shaati giir giir noosooceli codsi waye gabeygiisa aan kahele plss igu ixtiraam taageere lamber one kuu ahay sxp

  • @MuqtarAden-zz4rh
    @MuqtarAden-zz4rh Месяц назад +5

    Yahye hunter

  • @UmuMuhamad-hv8bj
    @UmuMuhamad-hv8bj Месяц назад +1

    Walal waan cusubahay isoo dhoweya😊

  • @mahamudcabdi270
    @mahamudcabdi270 Месяц назад +2

    Afka harayo

  • @Mahamedxassanisgow
    @Mahamedxassanisgow Месяц назад

    Keep going zxp qali

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Месяц назад +1

    Nasteexo dhib bdna intase ka rabtay qosolka 😂😂😂😂😂

  • @mahadYare-g9m
    @mahadYare-g9m Месяц назад

    18:02

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 Месяц назад +1

    Yaxyoww noso badi video yadan camal manoso badisid wan kubheysana meqan sugenay😂❤

  • @IbraahimmohamedAhmedIbraahimya
    @IbraahimmohamedAhmedIbraahimya Месяц назад

    😂waameeshaan ninka ugu qurxoon wanna ugu labeska fcn waa afka cali lkn xaqdaro lagun tagey

  • @ZakariaAbdinor-i6m
    @ZakariaAbdinor-i6m Месяц назад +2

    🎉

  • @CabdiraxmaanAxmed-l4o
    @CabdiraxmaanAxmed-l4o 19 часов назад

    Afcali lagent

  • @magaca12
    @magaca12 Месяц назад +1

    Kuwan dhib bdanaa waji ka waji bdnaa 😂😂😂

  • @user-sw3no4br4x
    @user-sw3no4br4x Месяц назад +1

    ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SahroSaciid-n8q
    @SahroSaciid-n8q Месяц назад

    Sahro is fine thanks for a good night out though so much 🎉and a very busy weekend 😇😇😇😇😇😇

  • @ARTEMohanze124
    @ARTEMohanze124 Месяц назад +1

    waji ka waji❤❤❤❤

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 Месяц назад +1

    meeshan xagee waaye

  • @AbdiRahmaan-ff5bh
    @AbdiRahmaan-ff5bh Месяц назад +1

    Yaxye heter barnajkan sobadi wan jeclhay

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 Месяц назад

    Bring many more

  • @CraxmaanAden
    @CraxmaanAden Месяц назад +1

    M.a

  • @TheSamiya17
    @TheSamiya17 Месяц назад

    wiji cariri maxa u dhahdin wilka markasto 😢 haku soconina saas dhan.. I feel bad ina dawado xita hadu asaga raali ka yahay. Wax kle bal ku qabsada... awal willa wuu hadal badnan jiray lakinse hada dadka cusub xita dhahayan waxas... Not fun

  • @FoosShiiq
    @FoosShiiq Месяц назад +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @CaliAxmedQoorey
    @CaliAxmedQoorey Месяц назад +1

    I amin deeq codbaaufadhiyo walh

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Месяц назад +1

    Hoo isku mataji😂😂😂😂😂

  • @MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg
    @MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg Месяц назад +1

    Young Nimcaan hillac soqabo yaxyow

  • @SahroSaciid-n8q
    @SahroSaciid-n8q Месяц назад

    16:17

  • @Nasra-ry1tk
    @Nasra-ry1tk Месяц назад

    Sundus abaayo haku sameynin Hani prank waa walal macaan gift raali galin oo kafarxoyo u soo gad please

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Месяц назад

    Sorry Jakarta we love u abowe keep 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 Месяц назад

    Team afka Cali caw hata haday maqanthy bosteyo hindo kafujisi😂😂

  • @NimcoMaxamed-mg9dq
    @NimcoMaxamed-mg9dq Месяц назад +1

    😂😂

  • @moktar444
    @moktar444 Месяц назад

    Dadkani kala af adaga😂heesaHan saad u qaadaysan maahe hdad iska daysan kwrama wllyaaL

  • @user-fb1di3bb8v
    @user-fb1di3bb8v Месяц назад

    Mr short man Come soon 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-cz5uo7mi8v
    @user-cz5uo7mi8v Месяц назад

    War barnamij ki wad socelise

  • @garcade.57
    @garcade.57 Месяц назад

    Nimanyahow ninkan huntar ah barnaamujya xumaa? Acuudka.

  • @mahadYare-g9m
    @mahadYare-g9m Месяц назад

    aani waso tiim Afka cali🎉🎉😂😂

  • @Abdrahmandaahir-s4z
    @Abdrahmandaahir-s4z 14 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdirashiid2152
    @maxamedcabdirashiid2152 Месяц назад

    Nosoo badi sxb

  • @SahroSaciid-n8q
    @SahroSaciid-n8q Месяц назад

    😇😇😇😇😇😇😇😇😇

  • @SalmoMohamed-gy9dz
    @SalmoMohamed-gy9dz Месяц назад

    Afka cali harayo❤❤❤

  • @barkhadkaran
    @barkhadkaran Месяц назад

    zxp yaxye ka durug jikaarta😂😂

  • @user-ov1yj8zf7b
    @user-ov1yj8zf7b Месяц назад +1

    Waji ka waji😅

  • @MuunoMuuno-lx4yf
    @MuunoMuuno-lx4yf Месяц назад

    Woo badi pls pls pls pls pls pls pls pls

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim23 Месяц назад

    Yaxye so Badi❤

  • @user-ym4bg6du4g
    @user-ym4bg6du4g Месяц назад

    Sobadi yaxye wan udarsanay

  • @user-bx5xj3yu5j
    @user-bx5xj3yu5j Месяц назад

    So badi yaxyow

  • @daadiriabdi4505
    @daadiriabdi4505 Месяц назад

    Yahye wiilkii heesta Nimcaan Hilaac qaadayey ee captan Baara kaso muuqanayey iyo Deeq Baari isku balami

  • @maxamedcabdirashiid2152
    @maxamedcabdirashiid2152 Месяц назад

    Waa kahayaa taliyoo

  • @MohaDeeq-h5j
    @MohaDeeq-h5j Месяц назад

    AFK cali madoow badnaa😂😂

  • @ZakariaMohamed-rz7ek
    @ZakariaMohamed-rz7ek Месяц назад

    Ibrahim hashim

  • @aliowbishar8643
    @aliowbishar8643 Месяц назад

    So bathi yahye

  • @user-pn1sg1do6f
    @user-pn1sg1do6f Месяц назад

    Soobadi bro

  • @user-pp1ee6ez8v
    @user-pp1ee6ez8v Месяц назад +1

    666😊

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Месяц назад

    Jakarta is not easy 😂😂😂😂😂😂

  • @abdinasirshueb
    @abdinasirshueb Месяц назад

    Xorry sxp Jakarta mauqalmo in lagataga😊

  • @FirdwsaYusuf
    @FirdwsaYusuf Месяц назад

    Hunter

  • @Marwobuldhuq
    @Marwobuldhuq Месяц назад

    🤣🤣🤣🤣

  • @appiethekind6974
    @appiethekind6974 Месяц назад

    Afka cali dhibloow 😂

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Месяц назад

    Tushley is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ShankaronMalaaq
    @ShankaronMalaaq Месяц назад +1

    Wyu😂😂😂😂🎉🎉

  • @CabdiqaadirahmedCumar23
    @CabdiqaadirahmedCumar23 Месяц назад

    Jac

  • @YufayK-tp7gq
    @YufayK-tp7gq Месяц назад

  • @farxaanmaxamed5509
    @farxaanmaxamed5509 Месяц назад

    😂keyse😮

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m Месяц назад

    weey

  • @DheganeMahamuud
    @DheganeMahamuud Месяц назад +1

    Ggggg😮😮

  • @ZuperTieryhenry14
    @ZuperTieryhenry14 Месяц назад

    Kaydsane mee

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Месяц назад

      Yahye where keydsane plz i miss him 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DucayzaneMuhumed
    @DucayzaneMuhumed Месяц назад

    𝑨𝒇𝒌𝒂 𝑨𝒍𝒊 𝒊𝒔'𝒏𝒕 𝑬𝒂𝒔𝒚

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Месяц назад +1

    Nasteexo dhib bdna intase ka rabtay qosolka 😂😂😂😂😂

  • @Mahamedxassanisgow
    @Mahamedxassanisgow Месяц назад

    Keep going zxp qali

  • @Nasteexoindhoos
    @Nasteexoindhoos Месяц назад

    😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Месяц назад +1

    Nasteexo dhib bdna intase ka rabtay qosolka 😂😂😂😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Месяц назад +1

    Nasteexo dhib bdna intase ka rabtay qosolka 😂😂😂😂😂

  • @user-gc1ip1xo5r
    @user-gc1ip1xo5r Месяц назад

    😂😂😂