Kiiskii Lawada Sugaayay Oo Meel Adag Gaaray iyo Calool Xumo Dhacday Caawa | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Kiiskii Lawada Sugaayay Oo Meel Adag Gaaray iyo Calool Xumo Dhacday Caawa | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 249

  • @MaxkamadaDahirAlasow
    @MaxkamadaDahirAlasow  Месяц назад +18

    Qeybaha Ku Dhaafay Kiiska inta Ka Daawo
    Ninkii Caruurta Ka Xaday Hooyooyinka Soomaaliyeed Oo Maxkamada La Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
    ruclips.net/video/ImOJCwbV-BY/видео.html
    KIISKI UGU WEYNAA - Nin ilmaha Xooga Uga Qaatay Xaasaskiisa una diiday iney | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
    ruclips.net/video/U4egOBuzNEc/видео.html

    • @user-yc3dr2ef8q
      @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +3

      Saleban maabo maaqlikaro aniga iyo illahy ay og siidaya I Galen allxmduliilh allxmduliilh saleebn ebar allh haka dhiigo inshallah

    • @AbdikhadirAbdiBarre
      @AbdikhadirAbdiBarre Месяц назад +1

      ​@@user-yc3dr2ef8q arinkaan waad ku qaldan tahay walaale qabiilkoo dhan waxba kuuma geeysan waa un hal nin waxeey wax kaala dhexeeyeen dabcan

    • @Towxiid-xi5pm
      @Towxiid-xi5pm Месяц назад

      Kan waaba xoolo hada xaa u qarsan umadana soomaaliyeed dhamaan wey xumaanta oo ugeestay

    • @Zurich527
      @Zurich527 Месяц назад

      War Annaga maxa Naga galay ninbaa ilmihiisa Ka xadayo hooyadoodee saleban maxa ugu horeyay​@@user-yc3dr2ef8q

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk Месяц назад

      ​@@user-yc3dr2ef8qdad dhan wll ha habaarin.2 sadex qof o kaa xumeyay qabiil dhan ha u habaarin

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Месяц назад +10

    Waa asaga hada dhahaayo ka saar codadka muxuu mar hore ula hadalsiin waayey subxanallah ileen sanad iyo labo sano mahee😢😢😢

  • @Osob_5
    @Osob_5 Месяц назад +13

    Aabe maaha kaasi Illaahoow Aabe fiican baanu kaa rabnaa

  • @Osob_5
    @Osob_5 Месяц назад +13

    Say ula hadlayso hooyadeed 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Osob_5
    @Osob_5 Месяц назад +10

    Asc waa Nin Aakhro iyo Aduun seega Allaa yaa Africa ku Celiya. Ninkaa Waa Cadaw

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Месяц назад +6

    Daahirow hooyada caawi intad awooda walaalo Allah ha ku fududeyo

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Месяц назад +13

    Dahir ilmaha waa laheysta nin macagag ah waaye ninka ala ilmaha ma unaxaye isha ugu daran dhaqale soo hoyadood ma ahoo sow xaq kuma laho qabil qabil ka sara mesha somalinimo ha lagu dhameyo ❤❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 Месяц назад +10

    Waa Naagtiisii waxa Hoos ka hadlaaya Tollaay wallee kuwa kaa aghadlaayo wadadaas bay mar ayaan Ha biqlayso

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 Месяц назад +6

    dhaqalo xitaa hadii aykarabto soomaydhalin subxanallah

    • @LearnEnglish-gw4hu
      @LearnEnglish-gw4hu Месяц назад +1

      Lkn hda dhaqalo maba karabiye dhehen bee ee hoyonimo lee hano aqonsadan😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +8

    ILMAHAAN XORIYAD MA HEYSTAAN WA ILMO HOOYADOOD LAGA QARIYEY

  • @zamzamamin8934
    @zamzamamin8934 Месяц назад +2

    Gabadha wan maqlne wiilka allah how so jeediyo hooyo waa hooyo wuxu ku fali ilamaha hooyadod sida leh subxanallaah

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Месяц назад +2

    Ilaahey ha u soo celiyo ilmahaan saan u hadlaayo ma dhawee

  • @museosman8296
    @museosman8296 Месяц назад +6

    Ninkaanhala dacweeyo ilmaheedana haloo raadsho xujuu rabaa

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 Месяц назад +2

    ilaahow daahir noo daa dumaroow

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Месяц назад +3

    Acuudu Billaah ,hooyadan qalbiga Alle ha u qaboojiyo .

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Месяц назад +3

    Subxaana allaah Subxaana allaah wlh waa aduunyo wax kastaa ka filo sidey diin ku xambaarsantahay iyadoo hooyo ah in ay ilmo islaameed ay dhowr iyo toban sano aan arag hooyadood allaahu manajinaa❤❤❤❤

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 Месяц назад +6

    Gabadha yaan lala yaabin waa gabar gaalo iyo ajnabi ku dhex kortay hoyadedna loo xumeyey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +7

    MAXKAMADA HOLLAND WA IN LA GEYO O JARAIDKA HOLLAND LAGU QORO O SHACABKA HOLLAND CAWIYAAN HOYOYINKAN

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +4

    Waaka xumhy hoyo macn inla dhibo allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl Месяц назад +2

    Hooyo oyayays malin kasta ilahayow cawii hooyod🤲🤲😭😭

  • @muunaliban786
    @muunaliban786 Месяц назад +5

    Caruurta hooyadooda waalagu
    Diray oo marabaan

  • @canabahmed4886
    @canabahmed4886 Месяц назад +10

    Dahir waxaa tahay geesi habar gidir ilaahey ha ku dhaafo aamino

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Месяц назад +5

    Wlhy waa yaab waxay lamid yiheen caruur magafe heyto noo can waa abe noo cee

  • @abuukarabuukar5742
    @abuukarabuukar5742 Месяц назад +4

    Sheydaanku wuxuu dhahay wax iga daran waxaa ka jira xaasidka. Alla Aabuhu xaasid sanaa. Ilmo hooyadood looga dhigay dad qalato hadii lala hadalsiiyo xitaa ma hooyo ayey u aqoonsanayaan, waxaaba laga dhaadhacsiiyay hooyadiin idinma rabto idinma so raadsan wey idin tuurtay ee lacag kaliya inaad u dirtiin ayey idin soo raadisay. Hooyadu Allaah ubad keeda qalbigooda ha furo.

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 29 дней назад +1

    Caruurta Ayey aabo baa korisay oo maskaxda laga badalay, Caruurtu marabaan hooyadood Ayeeyo aabo waxay caan kutahay markasta inay caadis-saarto inanta wiilkeedu qabo🙏

  • @abad6229
    @abad6229 Месяц назад +2

    He fed the kids with hatred of their mother subxaana Allah.

  • @HusseinIbrahim-q9w
    @HusseinIbrahim-q9w Месяц назад +3

    Waa nin aad u calool adag subxaanallaah

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Месяц назад +2

    Walaashey haka samarto caruurtan ilmo Yurub joogo oo xumaan lagu koriyey Ilahey ha soo hadeeyo Insha Allah aamiin yarabi

    • @muna6298
      @muna6298 Месяц назад

      Haa ha iskaga samiirto illahay haisku xidho yomuul qiyaama ha sugto 😢

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Месяц назад

      Ani xata qoralkan u qoray

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Месяц назад

      Crurta qurbaha wax ka baarisan ma jirto... Allow noo barakee.

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 Месяц назад +1

    Hooyadaan allaah ha barido inuu usoo hanuuniyo ilmaheeda

  • @madiali4249
    @madiali4249 Месяц назад +1

    Hoyo Qalbiga allaha kuu qaboo jiyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +10

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Месяц назад +1

    Illahay ilmahas iyo hooyadod ha isku maslaxo❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Месяц назад +2

    Ilmaha Aayo Badan Uma Hayaan Hooyada. Ilamaha wa la Xaday, wa la Korsaday, Wa La Dhaqay.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +5

    WA RIKATO HOOS AYU UGA SHEGA WA DAYUUS KALA FOGEYNAYO ILMO IYO HOYADOOD

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +5

    NINKAN KALA FOGEYEY ILMAHA IYO HOYADOOD BALO ALLAHA KU RIDO

    • @fardowsa55
      @fardowsa55 Месяц назад

      This make me cry walahi. Hooyo ❤️❤️❤️😭😭Ya’Allah

    • @fatmahmohamed5068
      @fatmahmohamed5068 Месяц назад

      😭😭😭😭 sorry hoyo mcn

    • @Username11249
      @Username11249 Месяц назад

      Dumar badan baa sameeya oo ilmaha aabahood ku dira markaa waa dhaqan aynu leenahay iska xamila dumaroow

    • @canabiinadia
      @canabiinadia Месяц назад

      ​@@Username11249nin waa caadi kalama jecli ee dumarka igaga 9 bilood ku waday wayna kaka xaq badan thy

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Месяц назад +5

    Hooyo haday caruur teeda hadey radiso goor meey ceeb noqotay

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Месяц назад +1

    Hooyo Allah ha uu gargaro maskiin hooyadood sidey ula hadlayan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +4

    AQLI MA LAHA WA XASID WA YAHUUD EY KALA FIGEYEY ILMO IYO HOYADOOD KALA QARIYEY

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 Месяц назад +1

    War alle hallaga cabsado hooyada owlaada ayada dhashay war iyo waxdheef ba wlhi billahi talaahi wey ku leedahay ee Aabahaas ma oga miyaa in ladhimanaayo oo Aaqira jirto daahir jazakallah

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Месяц назад +1

    Ninkan nin fiican ma ahan alah uso jilciyo awaladeeda 😢😢😢😢😢

  • @Hanaamiish
    @Hanaamiish Месяц назад +1

    Haa qof aya gabadha wax usheegaya

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Месяц назад +4

    Tan mid rajo leh iilama muuqato hooyaded waa lagu diray waxii lagu shubay ayaa ka buuxa illahay ha,usoo hanuuniyo ubadkeda

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +3

    TAN REER XAJI WEXEY TIRI HOYOYINKA DHAQALE HADEYSAN RABIN BAL KA WARAMA HOYOYIN LA DHAHAYO HADALKAS

    • @najmaibrahim9595
      @najmaibrahim9595 Месяц назад +1

      Waxaa wada waa qiro iyo qabil iney hooyada dulmiso ayeey rabtaa

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 Месяц назад

    Dayuus dayuus dhalaye macno laa wah Dahir calasow adiga iyo nagahan aad so kiiraysatay oo aad jiirkoda ka ganacsanaysid

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +5

    ILMAHA XATA AF SOMALIGI WA GABEEN

  • @umusahur2949
    @umusahur2949 Месяц назад

    Gabadha waay saxan tahay mansha allaah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +3

    NINKAN KALA FOGEYEY ILMAHA IYO HOYAYINKA INKAAR ALLAHA KU RIDO JAHANAMA HAKU WARO

  • @aishanouh3264
    @aishanouh3264 Месяц назад +1

    Ha ka yeelin wuxu u jeedaa si dadku kuu caawinwaayaan

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад +1

    Maxay dhahdo hooyo oraal i Gali oo aa bay raadi Gali in aa nasooraadisay Waa ku qaldantahay bay gabadhii leedahay

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Месяц назад +1

    Dahir Aboowe waa ka xumahay walaahi waligey qof hooya oo saas loo xukumayo waxaan waa wuxuu isaga ilmaha ka soo dhaadhiciyey marka daahirow Wlhy waan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭walaalow Dahir waxaan ahay gabar hiraaba oo abgaal marka ninkaan Somalinimo abaayo sorry Dahabo walaashey aad baan uga xumahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre Месяц назад +3

    Ilmahaas xitaa ninkii guursado ilmaheey u dhalaan ayaa mucjiso noqonayo aabahaan waa qeeyrul masuul walaahi

    • @MaalmoALI
      @MaalmoALI Месяц назад

      Kaligiis maaha hoyadiis baa asna nocas ku barbaarisay wa nin marki horaba cuqdad lagu koriyay

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Месяц назад +2

    Caruurtaas ka samir

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Месяц назад

    Abbo (diin iyo aqoon) ehel midna aan u muuqan iyo stress ka hoyadas u kuriday subxanallah, ee media vedio ka saar keliya subxanallah

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 22 дня назад

    Kan allah ha ka qabto naagaha miskiinadda ah waa xilo gube

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Месяц назад

    Alla mamada ya runta u shego ilma qurbo ku koray walidkoda iygo dhex jogo ayey jileec iyo
    Walidnimo aqonin macadalahi kuwa bila hoyo koray

  • @anasmaxamed5841
    @anasmaxamed5841 Месяц назад

    dahir calasow wad mahadsan tahay howsha wadid waa mid Qiimo badan midse ninkaan amuu takfiir yahay si fiican haloo baaro takfiirta waa dad adag

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d Месяц назад +3

    Noloshii manta halkaaseey maree yaab dheh

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 Месяц назад +2

    3 jeer bay hooyo xaq leedahay mida kale habaarka ka dhowr aboow ilmaha oo hooyadood haku dirin
    beri caasi kugu noqone
    hooyo aan dhalin baad hooyo uga dhigtay
    Shame on you

  • @Mehshshshhsdh
    @Mehshshshhsdh Месяц назад +3

    Ilmaha Hadi ay sidas ku faraxasan yihin iska daa Ayan dhihi laha hooyo malin ayad arki donta iyago kuso noqon doono

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 Месяц назад +3

    Daahiroow arrintan aad ka hadlaysaan hooyaduna waa dhiban tahay carruurtuna waa ka daran tahay abuse ayaa ka muuqda markay hadlayaan iyagaa Wallaahi gurmad u baahan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    WA QASAB INU LA HADAL SIIYEY NAAG KALE O U YIRI CAAY

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 Месяц назад +2

    hooyo waa.tii ilmaheeda dhaqaaleyn jireen

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 Месяц назад

    Caasi Ayuu ilmaha kadhigay

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Месяц назад +2

    Facebook iyo you top eey lee dahay miyaa saar waamaxay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    ILMAHAAN RIKATO AYEY KU JIRAAN WA QASAB INEY NAXDIN KU NOOLYIHIIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +3

    HALO SHEGO ASKARTA HOLLAND INU DHAWACEY LABO DUMAR

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 Месяц назад +2

    maamadan tan sabar allaha kasiiyo meeshaan gabar uma joogtee gabarta hadalkeeda waxaa kamuuqda iney caasi tahay

    • @MaalmoALI
      @MaalmoALI Месяц назад

      Aabahaa gi ku koriyay wuxu kuu sheego wad rumeysanee hoyada anay icaysay buu ushegay

  • @aishanouh3264
    @aishanouh3264 Месяц назад +1

    Ma bixinayo ku dheh waayo ilmahagaan baafinayaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    NINKAN AMUBA SOMALI AHEYN OW YAHEY AMXAAR WACALA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +3

    SHARCIGA YURUB NINKAN WUXU GELA XABSI WANA LA TARXIILA

    • @Gmaaad
      @Gmaaad Месяц назад

      Sidee kugalaya naagta wakala tagnay ayuu dhahaya naag kala guursaday marka waa caadi lakin waa nin xun inuu ilmaha hooyadood laxirir siiyo ayaa ficneed

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan Месяц назад

    Waalaahi ninkaan waa baastar maxkamada Halala tiigsado garaca hooyada bahdilaaya

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +1

    Walalkey dahir ku jecliya libax

  • @amiiraabdi3589
    @amiiraabdi3589 Месяц назад

    Walahi waa ceeba inuu gabdha xumeyo dahir jir oo jooga

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +2

    KAN WA KHIIN DAYUSA GACANTIISA AYU ISKU TOGTEY WA RIKATO CAD

  • @Osob_5
    @Osob_5 Месяц назад +1

    Say ula hadlaayo eega 😂😂😂😂😂😂😂

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Месяц назад +1

    Ilmaha waxaa hadlaayo maahan iska daaya waalahaystaaa hooyada Ilmaha yay iska inkaarin ayagaa sooraadsan doono

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    HOYOYINKA WA IN HOLLAND LA KENO

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Месяц назад

    Subxaanalah ilaahow hooyooyinkaan u hiili

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh8744 Месяц назад

    Aabo fiican maahan

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Месяц назад +2

    Maxkamadi bu ka baqay
    Markasu caruurti kuso daba gabanaya

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 Месяц назад

    WALAAHI WAA NAXDIN NINKAAN ILMAHAAN INKAAR AYUU U SOO JIIDAY. WAA SOOMAALIDU WAXAY TIRAAHDAA XAAJAA FALANTEE XUJO MA FALANATO.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад

    waxa uu leeyahay ha bixiso ilamaheeday bafinaysay lakiin tan uu isaga soo dhigay aayaa kun jeer a xun inan yar oo hooyadeed respect siinayn oo leh dhegayso subaxan allaah sacadahii qiyahama soo dhowaday waalidin kaar buu ka dhigay carurutaa xata naxariis yar may tusin hooyadeed ma caqli ba u hadhay qof jira 22 jira wa mayaa hooyadan ha isaga hadhowa naagtan wayn saas ula hadlaysa

  • @DekhaTahlil
    @DekhaTahlil Месяц назад

    They 've to help their mother.

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Месяц назад

    Mamada hade ilma kale hesto kuwan qurbaha faida maleh ka sabar

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Месяц назад

    Subxaana Allah 😢Waa Blackmailing 😢

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад +1

    Hooyadaan Waa qalbi jab ee hooyada wax ha loo aruuriyo Ninkaan hala dacweeyo magac uu badashay

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад

    Ilmaha Tikit ha loo hooyo kuli u Tuur it’s tikis hooyooyinkood ha soo arkaan Waa qaangaare

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    ILMAHA RIKATO AYA LAGU HAYA WA QASAB INU GARACO

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 22 дня назад

    Ilmihii ayuu ku diray illah ku ciqaab waa nin xun oo saqajaan ah

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Месяц назад +1

    Waa rakaato baab leh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    KAN AABE MA AHA WA DAYUUS DACWO HA LAGU FURO WA IN MAXKAMAD LA GEYO O XABSI LA DHIGO

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 Месяц назад

    So caruurteedii maaha hadii ay lycag ay doonto haa yaas waa inay biiliyaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +5

    WA RIKATO CAD OW ILMAHA U ADEGSANA

  • @iftinabdiosman2811
    @iftinabdiosman2811 Месяц назад

    Caasiyad waayo

  • @fatmayoutube1151
    @fatmayoutube1151 Месяц назад

    Uf. Ilmaha qurba joog wax jiraa 😢😢😢

  • @IbrahimAbduleAliIbrahimbufle
    @IbrahimAbduleAliIbrahimbufle Месяц назад

    Tuug waaye ilmahaasna maxkamad lalakoro Lee waaye

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 Месяц назад

    Bismilahi 😢😢😢😢 😢😢😢😢 ree ugaas mahana waa shaydan? maxay uu tarayan ciyalkaa ninkan haad😢😢 waxow uu qaad habaar

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Месяц назад +1

    KA BAX NAYA REER XAAJIGAGA MA NAQAAN

  • @user-hl4qs1bj2y
    @user-hl4qs1bj2y 2 дня назад

    Don't be obstacle BTW mother and children hassan carurta iyo hoyadood iskudirka kadaff

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Месяц назад +2

    Yaab belo kugu dhacday dheh ilmo iyo hooyadod ayuu kala fogeynayaa