إنا لله وإنا إليه راجعون Ma dhinte waa Ilaahay. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada, asxaabta iyo shacbi weynaha reer Somaliland ee uu ka baxay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wuxuu ahaa samafale, dowlad yaqaan ah oo taariikh iyo tilmaam wanaagsan kaga tagay dunida. Madaxweyne Siilaanyo, waxa qof waliba ku xasuusanayaa horumarkii uu dalka gaadhsiiyay muddadii uu xilka hayay iyo dad isku hayntiisii. Eebbe waxaan uga baryayaa jannooyinkiisa. الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان وان لله وان اليه راجعون البقاء لله وان اليه راجعون البقاء لله وان اليه راجعون
Ilaahaw Unaxariiso Wuu dhintey Maanta😢😢😢😢😢😢😢😢
Madaxwayne silaanyo alle cimrigaga ha kuu barakeeyo
Madaxweyne Siilanyo Allah cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo
Uu geriyoodey Alle ha unaxariisto 😢
@C.kariin
Amiin Allah ha u naxariisto
إنا لله وإنا إليه راجعون
Ma dhinte waa Ilaahay.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada, asxaabta iyo shacbi weynaha reer Somaliland ee uu ka baxay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wuxuu ahaa samafale, dowlad yaqaan ah oo taariikh iyo tilmaam wanaagsan kaga tagay dunida.
Madaxweyne Siilaanyo, waxa qof waliba ku xasuusanayaa horumarkii uu dalka gaadhsiiyay muddadii uu xilka hayay iyo dad isku hayntiisii.
Eebbe waxaan uga baryayaa jannooyinkiisa.
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان وان لله وان اليه راجعون البقاء لله وان اليه راجعون البقاء لله وان اليه راجعون
Alle hakuu naxariiisto madaxweyne siilaanyo taariikhdaa ku xusi doonta
Wxd dhimatay maalintii la doortay mdaxweyne c.raxman cirro
Alle haku sharfo siiraanyo 😍
Cawey tisi noqdatay maddax wayne silaanyo😭😭😭😭
Eebbe weyne cimriga iyo caafimadka hakuu siyaadiyo❤
ALLE CIMRIGA IYO CAAFIMAADKABA HAKUU BARAKEEYO AABO
Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo Siilaanyo
Uudhintay manoola ilahay hawnaxariisto 😢
@MaxamedCabdiraxman-o6t Alle haw naxariisto
wale wa madaxweyne siilanyo. alow cafimad sii iyo cimri dheer
Good Times 🙏
Illahay caqriga haku barakeeyo
Mansha Allah madaxwayne allow cimriga ku dheree
Cawa Ayuu Geeryoday Siiranyo ilahay HA u Naxariisto😭🤦♂️🤦♂️😊
GEESI GEESI DHALAY MUUSEBIIXI GUUL KULMIYE GUULHANOOLAATO JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOOMAALILAND GUUL
Somalilan guul horuu soci
Mashaa alaah
SOODHAWOOW MADAXWAYNE MUUSEBIIXI GUUL KULMIYE
Madaxweynayasha
Viva somaliland somaliland
MB been plotting on them from early
Madaxweyne siilaanyo sida loo dabayaaci jiray hibuu lahaa
HANOOLAATO JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOOMAALILAND GUUL
NOOLOW SIILAANYO NOOLOW
Wuu ku taageeray, markaasuu Siilaanyo khaldamay uu ku adiga kutaageeray
HAMBALYO SOOMAALILAND HAMBALYO MUUSE BIIXI NOOLOW GUUL KULMIYE GUUL HANOOLAATO JAMHUURIYADA BARAKAYSANEE SOOMAALILAND GUUL
Waar habarta calanka sadexda midab laha uga rogtay u saartay kan kale
Madaxweyuhu a hanolado jir oo jag
muuse handaraaab
wr muuse biixi u kuu eex dee waxba ha iska fogan
De
muusebiixiyoonis4noolow
8