Nin Aan Ku Qawin Guri Ha Ugu Tagin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka

Комментарии • 135

  • @ayanabukar7972
    @ayanabukar7972 Месяц назад +32

    Xasbunallaha wanicmal wakiil abyo qalbiga allaha kuqaboojiyo abyo walashaa gurigeeda haka dumin alle uga dacwow oo salatuleyl ukac istiqfaarta iyo saliga nabiga ibrahimiyada badso i.a wad guleysaneysaa xppti 🥰🥰

    • @mahdiliibaan4185
      @mahdiliibaan4185 Месяц назад +3

      Walahi waxaa siisay talo aad u qurux badan Allah kaa ajir siyo eyadaneh Allah ka dhigo mid Ku camal fasho taladaadii

    • @sumayaismacil6415
      @sumayaismacil6415 22 дня назад

      amin allh auu qabojiyo

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Месяц назад +9

    Qisada gabadhaan ku dhacday anigey igu dhici rabtay alxamdulillaah allaa iga badbaafiyay marhore ayay aheyd

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 Месяц назад +15

    Abayo alle qalbiga hakuu qaboojiyo kaas alle ku daay mar walbo alle bari 😢😢

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 Месяц назад +12

    Ilahay qalbiga ha kuu ilaaliyo waxba ha sheegin mid khayr badan oomutaqballlkaag hagaajiya alah ha kuusahlo isagan Ilahay hakaaga Aaron ishallah aamiin

  • @NajmaNajuum-e5w
    @NajmaNajuum-e5w Месяц назад +11

    Qalbiga allh u dajiyo waxan dhihi lahaa abyo waxba hau shegin alle tala saro iska samir

  • @Umaymacabdalle
    @Umaymacabdalle Месяц назад +6

    Abayo qalbiga allaha ku qaboojiyo ilahy ayaa kaga aaraayo midkaas duliga ah boqorad ayaad tahy wlshy tasbiixda iyo saliga nabiga scw badi waxbo ha u sheegin walashaa abayo reerka dhisan ha dumin adne mid kheyr qabo allaha ku siiyo

  • @CeydrusmohaHaashi
    @CeydrusmohaHaashi Месяц назад +7

    Wllh wa wax laga naxo ha usheegin walshey iskacafi alle wuxu jecliyahy kuwa cafiska badan gurugas dhisan haka dudumin iskacafi aan kuleyahy😢😢😢

  • @CowoSaleban-fc7xm
    @CowoSaleban-fc7xm 29 дней назад +2

    Walashey macan alle dartii ku data hada waxaba buuq & iyo hadal iyo ceeb intii hore ka wayn maqaadi kartid alle aya awood oo dhan iskaleh alle dhibatada hor dhigo samir nolushu waa imtaxan inay wax dhib hore ku soo garen niyada ka saar noloshada hore usii wado ❤️
    Ducayso cayso digriga badi dulmane aya tahay madluumkana alle ducadiisa masoo celiyo daalinkana ma guulaysto aakhiro iyo aduunba insha nolol fcn aya alle kaaga rajayna💪❤️

  • @user-or8oe7xp8x
    @user-or8oe7xp8x Месяц назад +3

    Ax wllshy Qisadaada waa qiso Aad u xanuun badan Ax Raga qaar waa xoolo wllshay Allh Qalpiga kuu dajiyo

  • @Sahrokiin1
    @Sahrokiin1 Месяц назад +6

    Abyo ilaahey qalbigeda haku qabojiyo malinmalmaha kamid ah u kashanlenayaa inad iska amustu fiican walasha mustaqbalkeda hakuciyarin abyo 😢

  • @Ubahlucky-e6p
    @Ubahlucky-e6p 2 дня назад +1

    Wllhi xanun waye alle haku qabojiyo qalbiga walasha neh ha ushegin abayo alle ku daay insha'Allah

  • @fadimadahir
    @fadimadahir Месяц назад +3

    Abyo allah qalbiga hakuu qaboojiyo Asaganah qiyaanadiisa allah haka soobixiyo walaashaa hausheegin illhey talo saaro istiqfaarta io salaada badi mustaqbal sameyso Haniyad jabin 😢😢 wax la dhaley io dhulkaa marti loo yahey mcnto

  • @yaasmiinismaan4165
    @yaasmiinismaan4165 Месяц назад +3

    Wllh waaa qiso xanuun badan abayo ilaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo. iskana dulqaado mar walibo wixii qoranaa dhaca walaahi waa qiso xanuunbadan allh boogta ha kuu dhayo abyo

  • @nasteexoabdi
    @nasteexoabdi Месяц назад +4

    Wll alle murugta kuhaysa farxad hakuugu badalo midna waa ku odhamlaa nin noloshaada dhan how baa biin intaa inkabadan ee guurso wll noloshii aad soo martay waad ilaabi l.a

  • @FardowsoAbdullahi-wx4se
    @FardowsoAbdullahi-wx4se Месяц назад +2

    My hauushegin walal iilahey dartis iiskagacafi wayo walashaooqawa❤❤

  • @nunuure0527
    @nunuure0527 Месяц назад +4

    Wlshy waxba ha u sheegin walasha ee ilaahay udaa abaayo waayo qofka dhiboondoona waa asaga adigana farxad ayaa kuu dsnbay doonto, abaayo waxba ha isniya jabinin ilaahay ayaa kuu jeeda qalbigaagsna ilaahay hakuu qaboojiyo, wlshy nin fiican oo ku jecel farxad ku siindoonana waad heli doonta Insha Allah ilaahay taladaada saaro

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Месяц назад +3

    Midakale waxaa kugu dhacay wixii kuu qornaa ani talo ahaan waxan kuu siilahaa inad badiso saliga nabigeena muxamed scw scw scw walahi waxan hubaa inad heleysid mid farxad jacel iyo nolol qurux badan Ku galinaayo waayo saliga nabigeena waxaa loogu baxaa dhib walbo oo kuso gaarey 😢😢😢 marneh haka quursan Alle naxriistiisa😢😢

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk Месяц назад +1

    ax ax ax waa dhacdo xanuun leh subxana allaah wanic man wakiil 😢😢😢😢😢

  • @drsbahjamuuse
    @drsbahjamuuse 26 дней назад

    May wllshaa waxpa ha u sheegin wllo waxad samaysaa Ilaahay bari oo welipa weydiiso in uu ninkaa isagu xagiisa ka ceebeeyo oo ka fadeexadeeyo way udambaysaa
    Waan ku raacsanahy sidaa super carab 🙏

  • @user-nh5pt2ov2y
    @user-nh5pt2ov2y Месяц назад +6

    Abaayo sorry waxa kugu dhacy wan kaxumahay lkn haltalo ayaan kugu darsanaa please madam adiga noloshad ey mugdi gashy Walsha teeda habur burini
    Isagane Illh ku day malin un ilaah ayaa kaag aari doono wallshan ha usheegin inuu asag yahy ninka ku dhibateeye
    Illh waxan kaag baryaa mid boogtad kuu dhayo inuu ilaah ku sahlo noloshad isaga dartii ha uburinin abayo 😭😭😭😭😭😭

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Месяц назад +4

    Dhib mlhn abaayo mcnto ilaahey swt ku daa I.a waa uu ka shaleyn doonaa I.a

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX Месяц назад +3

    Gacaloy wllshayey illhay qalbiga ha ku qabojiyo wllshy waad kursanaysa I.a illhay kudaa rer keedana habur burin gacaloy wuuna arki doona dhibatadiisa 😢

  • @NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
    @NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr Месяц назад +1

    Horta qisadani waa xnun lkn huuno ha ushegin oo xnunka ad daremeyso walsha ha darensin shib ka dheh xaqa oo ka galay malin un wow ka so bixi dona wllo saliga nabigan badi waa xaqiiq wad liibane i a❤

  • @nasrinanisreen9001
    @nasrinanisreen9001 Месяц назад +3

    😢😢😢😢😢maskiin allaha qalbikaada allah ha u cawoojiyo abaaayo macney sorry 😔🙏🏻

  • @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
    @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad Месяц назад +1

    Inaalilah 😢abayo hal talo kusiina ilahey ku dacey ninkaas gbadha walashna usheeg nin uqalmo meey guursn qain xun waye walashaa usheeg 11sano qarsneyso xanuunkaas markaan markiisa waye asiga ayaa laga rabaa inuu murgo intaan waxa ka dambeyo gbdha walashaana nin kaficn ee helee

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Месяц назад +2

    Sii walo ninka uu jeceshahy guri hoy raaaacin runtii nimanka waa bahalo dumarow sharftiiina ilashad 😢

  • @aminadhoore6245
    @aminadhoore6245 21 день назад

    Wllhi waa arin xanun badn wllshey abyo adna qlpiga alle haku qaboojiyo alle hortiisa kula xisabtan talads ku siye abyo

  • @hanihassan4472
    @hanihassan4472 Месяц назад +1

    11 sano aya amusanada Abayo hadan dulaqado ilahay kudaa Abayo mcnto allha qalbiga kuqawojiyo 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ana ku jecalahy Wallhi abayo mcnto 😢😢😢

  • @Suubanesiciid
    @Suubanesiciid Месяц назад +2

    Sorry Sorry 😭😭😭
    Wlshy ilaahay swt hakaa dulqaado murugada iyo dhibaatada
    iska sabir walaalo ilaahayna bari ducada iyo saliga nabigana farabadi gabadhaa walaashaa ahna gurigeeda haka dumin oo iska dhaaf waxna ha u sheegin
    Ninkaas sidaas kuu galayna isaga iyo ilaahay iskudaa
    Adiguna noloshaada haray iskaga sii wado

  • @saalax3162
    @saalax3162 Месяц назад +7

    Manta dhor mar sofiriyey higsi no.1

  • @hafsaabdinasir3540
    @hafsaabdinasir3540 Месяц назад +1

    Abayo wa qiso ad u xanun badhn Walasha waxba haushegin e illahey kuday adhiga istiqfar badhan laimow e saliga nabiga e لا حول ولا قوه الا بالله in bdhn diqriqa Allah kudadhal salatu leylka tuka duceysa in bdhn InshaAllah ducada hiya aya qabta farxad wekudanbeysa mid barakeysan kuhilmamsiya ayan kuguduceyna abayo iskuday ina nolosha xori usewadato farxad kurajeyna ❤❤❤❤❤

  • @SaidahassanadanRagbile
    @SaidahassanadanRagbile Месяц назад +2

    Niin casxaan malaxaan wllhi sorry mcney ilahey qalpigaga hakuuqowojiyo❤❤❤😢😢

  • @user-or8oe7xp8x
    @user-or8oe7xp8x Месяц назад +1

    Ha usheegin walashaa iska qarso

  • @badriaomar4843
    @badriaomar4843 Месяц назад +3

    Apyo alle qalbiga ha ku qabojiyo😢😢😢

  • @user-kk3zl3cj1w
    @user-kk3zl3cj1w Месяц назад +3

    Qiso xanonbadan wayey ilaxay qalbigada xaku qabojiyo ninkas ilahay Kuda xau shegin walalshada ilahay Kuda😭

  • @sumishjama8728
    @sumishjama8728 Месяц назад +12

    Abwe iyantan miya mashqul noqoty wayo 2 malin ila 3 malin wax qiso mahelno. Aniga wxn kamid ahy dadka qisaska ma shekoyinka addicted kuahy Marka abwe hda lasodaqsankarto wan jclanlahen.🙏🏼

  • @ikraanmohamud2283
    @ikraanmohamud2283 Месяц назад +2

    Ninka wllhi ciyaabtu way udambaysaa wayo gabar baa isaga dartii 11sano udhiban isaguna nolol buu iska suubsadey 😢😢

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 Месяц назад +1

    illah daa asiga ayaa kajaizeynaye insha Allah qalbi allah kuqawojiyo xbbti 😢😢

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Месяц назад +3

    raga gabdhaha inee xumeyan kamadalan😢 gabdhahana raga mabartan xumantoda😢

  • @shukrishukri7751
    @shukrishukri7751 Месяц назад +1

    Iska iloow abaayo wixii dhacay waa wax allaha kuu qoray ee sameeyso nolol, hana u sheegin walaa ,shaa.😢

  • @user-ck1sx7kl4s
    @user-ck1sx7kl4s Месяц назад +1

    Abayo allah hakuu aawoojiyo qalbigada ninkaas allah ayaa ka jarayo siduu kuu galay adigan waxa allah kaga barya inuu aalbiga kuu qawoojiyo abay

  • @Khadijashaaban-x7j
    @Khadijashaaban-x7j Месяц назад +2

    Abyo wa qiso xanun badan lkn haushegin walasha illahey kudaa talada super carab qatho badsa digriga illahey wiligaa hakaqusanin rabigaa wanakusoduceyneynaa

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Месяц назад +1

    Wllshy qalbiga allh kuuqaboojiyo

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy Месяц назад +2

    Ax yarabi qalbigeda uqaboji wllshena wllhi abayo adan ugaxumahay ani ahaan waxankugulatalinaya inad iska amusto side awalba u amustay allah kudhaf rabi ayakasobixinaye ishada dhawa ama dhera wumaridona ciqaabtA adiga aad martay abayo wankusoducenaya saladaha basso io ducoyinkA allah hakugubadalo murugtada farxad aan dhamadlahen

  • @AyanNadif-zo4uo
    @AyanNadif-zo4uo Месяц назад +1

    Abayo bariga badso macan Allah Aya qalbiga kuqabojindone

  • @amranhassab7872
    @amranhassab7872 Месяц назад +1

    Aamiin aamiin yaa rabi 🤲😢

  • @user-nq7vs6qz2t
    @user-nq7vs6qz2t Месяц назад +3

    Abaayo mcn dhibka hakaa dulqaado waxba ha u sheegin adoo wllsha u danaynaya raggana qayb fiican baa ku jirtee ha niyad jabin illaahy bari

  • @Satarahmed583
    @Satarahmed583 Месяц назад +1

    Abyo mcn Qalpiga allh ku qabojiyo iska Samir 😢😢

  • @user-ro5mz1vp6k
    @user-ro5mz1vp6k Месяц назад +1

    Subxanalah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-bo2yx4nu8m
    @user-bo2yx4nu8m 27 дней назад

    Ilaahee haki xifdiyo abyo gabadha soomali yeed dhamaan tod ilahe ha dhor dhibkane ilaahee haka qadar niman ka qayaa naayo neh ilaa hee ha ka qabto 😢

  • @qadiijoyuusufibrahim4055
    @qadiijoyuusufibrahim4055 Месяц назад +2

    Abaayo Ale qalbigaa ku qawoojiyo😢

  • @MunaAbiib-im5bn
    @MunaAbiib-im5bn Месяц назад +2

    Wllo ninkaasi khald aad uweyn ayuu kaa galay lkn inad iska ilawdo ayaa qurux badan si qalbigaagu uu nadiif unoqdo isaguna hadu wali xunyahy reerba muu dhisteen oo caruuro muu dhaleen iska cafi adna noloshada sidad u bilaban lahyd ku dadal ilahy haku gargaare gabadhasna walasha ahna gurigeeda ha baabiim😢

  • @MaxamuudCabdi-jp2lc
    @MaxamuudCabdi-jp2lc Месяц назад +2

    Soray wll😢😢😢😢

  • @shamsocabdullahi9791
    @shamsocabdullahi9791 Месяц назад +1

    Haa ushigin wayo qoys ayad babi inosa wllal 😢😢

  • @maxamedlaarsoon2062
    @maxamedlaarsoon2062 Месяц назад +1

    Waxaan dhihi laha illahey dartiisa u samir wlshana waxba ha u sheegin abaayo nolol kale inaad sameysatana isku day😢

  • @sagalahmed7956
    @sagalahmed7956 Месяц назад +1

    Abyo waxba ha usheegin akhiro io aduun isagey dhibmarayahy 😢abyo mcn xiriiir haka niyad jabin qofkle janis iis illhy qalpigaaga ha ku qaboojiyo😢😢

  • @UgbadCabdirahman
    @UgbadCabdirahman 21 день назад

    Haushegin wll alle udhaf 😢😮alle haku danbi dhafo wll quruxey

  • @SaciidAhmed-dx3cc
    @SaciidAhmed-dx3cc Месяц назад +2

    Wllshey raxmada alle marna haka quusan abaayo

  • @Saynab-op8oz
    @Saynab-op8oz Месяц назад +1

    Sorry abyo ilahey qalbiga hakuqawojiyo😢😢😢

  • @SaidahassanadanRagbile
    @SaidahassanadanRagbile Месяц назад +2

    Uusheek abaayo😢❤

  • @shiikedhallahow7046
    @shiikedhallahow7046 Месяц назад +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @RumnMoha
    @RumnMoha Месяц назад +5

    Sorryy wallhi 😢😭😭😭😭

  • @drsqueen3760
    @drsqueen3760 Месяц назад +1

    😢😢 xnuun badanaa sorry abaya i.a waa kabaxee

  • @user-xf5hx1ez2c
    @user-xf5hx1ez2c Месяц назад +1

    Aniga rayigegawaxwaye gabdha walashe nolashed hori ineuwadato binaAadnkaiskumidma Ahan shntafarod ilaahay masimin bina Aadn kanewasidasokale marka Abayo nolashed hori uwado Abayo gabdha walasha ehwaxnehauashegin eiskada Abayo

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 Месяц назад +1

    Ax sorry 😞 abaayo qalbiga allah ku qaboojiyo marka hore
    Waxa kuku la talinayaa inaa is dhibin haduu waqtikaa Luma noloshada hore uwado abaayo mustaqbal samayso I.a waxad helaysaa mid aad boqoradiisa thy oo ku ilaaliyo wlhi wad helaysaa nolosha is dhibka ugu liito marka wali gabar yar ayaa thy mark nolol cusub samayso wihii hore iska ilow
    Gabadha walaashada ah na waxba ha usheegin noposheeda haska wadato ninkana allah ku daa salaadana ilaali tasbiixdana baso io saliga nabiga salaadaha waajibka kadaashoda marwalbo ducayso salatu leyl haka tagin io qur,aanka akhriskiisa suuratah baqra walibo I.a noloshada wad is badelaysaa abaayo waxan ku rajayneyaa inaa wihii kusoo maray oo dhan waxa ku ilowsiiyo inaa heshid I.a abaayo sidaa samay I.a wad leebanaysaa 🙏🥺 wan ka xumahay waxa kuku dhacay waxa walbo waa qadar I.a samir 😢😢

  • @nadranadem1100
    @nadranadem1100 Месяц назад +1

    Ninka shirqoool oo dil nin sharftaada ku ciyaary dunidan inuu kugula sii noolaado waa qalad

  • @JaamacCali-z6m
    @JaamacCali-z6m 11 дней назад

    ABYO ALLE UDACWOW WLLSHA HAKA DUMIN GURIGEEDA😢😢

  • @user-cq6ru4ms6s
    @user-cq6ru4ms6s 5 дней назад +1

    Anay igu dhacday waanan murugaysanahay😢😢

    • @Ubahlucky-e6p
      @Ubahlucky-e6p 2 дня назад

      Alle haku qabojiyo qalbiga abayo mcnto 😢

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Месяц назад +1

    Abayo waxba hawsheegin tankale Nolasha siiwado tankale ninka gurbansomaray qarsoon dheh guurso

  • @nimcomaxamednimco-ff6yw
    @nimcomaxamednimco-ff6yw 7 дней назад

    Wllo usheeg aduunku maanto kaliya maaha waayo wakhi uuhadhay walaashaa god kii lagugu qaniinay yaan lagu qaniini😢😢😢😢

  • @Bakri-dz9ie
    @Bakri-dz9ie Месяц назад +1

    𝐒𝐨𝐫𝐫𝐲 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐲𝐨

  • @Fadumo-b1n
    @Fadumo-b1n Месяц назад

    Abayo wxba haushegin ilahy kuday wlashana hka burburina gurugeda markasta oslda tukadna ilhy ugu dacwo xaqa asiga bananka iskakenayo saliga nbaigna badso adigana wxa kurjynaya inu ilhy qalpiga ku qawojiyo niyda qer usheg abayo mcn

  • @nimcoismaaciil6874
    @nimcoismaaciil6874 Месяц назад +1

    Amiiin Amiiin Amiiin

  • @NafisaCawil-b9r
    @NafisaCawil-b9r 8 дней назад

    Alle Haku qalbiqabojiyo
    Abaayo

  • @FaatuushPpe-vn5xk
    @FaatuushPpe-vn5xk 13 дней назад

    Sorry abyo mcn allaha u dacwo i.a wad quleysaneysa 🥰

  • @user-py7iv5xo3q
    @user-py7iv5xo3q Месяц назад +1

    Waxan kula talin lahaa ineysan ka qarinin Eey u shegto wllshed

  • @hodanmaxamuudwehliye1316
    @hodanmaxamuudwehliye1316 26 дней назад

    Zorry bayo😢

  • @NajaxCrisaaq-r4k
    @NajaxCrisaaq-r4k 23 дня назад

    Ax😢😢

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x Месяц назад

    Wnkubaryaa wllo carab music kariib

  • @nimcoismaaciil6874
    @nimcoismaaciil6874 Месяц назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Месяц назад

    Sorry abaayo wllhi raga qaar waa bahalo .qalpiga ilhy ha kuu qaboojiyo midkle abaayo waxaan ku leyahy iska daah ha u sheegin arintas ilhy ku daah midkle abaayo nolol samayso qofkaasna qalbigaag ka saar noloshu kuma xumayso abaayo ❤🎉

  • @AasiyoSheekh
    @AasiyoSheekh Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SaynabXassan-s9p
    @SaynabXassan-s9p 27 дней назад

    Ilaahy ku daaa

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Месяц назад

    Sorry walaashey macan 😢😢 walahi aad ayan ugu xumahay mido Ku dhow 10sano iney noloshaada mugdi ay noqoto 😢😢

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Месяц назад

    😭😭😭😭😭

  • @sumayaismacil6415
    @sumayaismacil6415 22 дня назад

    asc taladin bixi lahaay watn adi bixsi wallkey

  • @suleimanabdi2742
    @suleimanabdi2742 Месяц назад

    Wasmo wa macane😊

  • @MahadoAbdullahi-t5e
    @MahadoAbdullahi-t5e Месяц назад

    🥺😭😢😭😭😭

  • @nimcoismaaciil6874
    @nimcoismaaciil6874 Месяц назад

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-pz7oh9ul1n
    @user-pz7oh9ul1n Месяц назад

    Allh qalbiga Haku qaabojiyo abaayo 😢

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet Месяц назад

    Wllhi sory ilaahaw wiilasha saan aml naga ilaali adaa wax walba ujeede😢😢

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd Месяц назад

    Gabadhu hadeey run sheegeeyso waxeey aheed ineey laxariirto heeyadaha amniga marka waxaan kula talinayaa gabadhi arinkaan camal kudhaco inaaneey xishoon oo eey kuwargaliso heeyadaha amniga iyo ahalkeeda kadibna waa lasoo xiraa wax uukaa faafi karana majiraan taasi waa taladeeyda walaalayaal

    • @user-ro5mz1vp6k
      @user-ro5mz1vp6k Месяц назад

      😢😢😢😢 Alew Naga qabo nimanka xunxun subxanalah 😢

  • @nimcoismaaciil6874
    @nimcoismaaciil6874 Месяц назад

    Axaxaxa😢😢😢😢😢😢

  • @nimcoismaaciil6874
    @nimcoismaaciil6874 Месяц назад

    Axaxaxa😢😢😢

  • @user-ns6dr8ik6f
    @user-ns6dr8ik6f Месяц назад

    Usheeg wlhi

  • @hayfaaahmed9096
    @hayfaaahmed9096 Месяц назад

    Abyo ilhy ha kuu qaboojiyo qalbigah abyo xigah awalbah hadaa qarisay hadanah ha ceebaynin lkn hada ku nafisayso abyo usheeg wllsha mcn wayo wax walibo ma qarsoono adigahnah mustaqbaloow idil bay kuu diiday wuunah ku dhaaacay mcnto 😢

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Месяц назад

    illaahow ugargaar😢

  • @IkranMaxamed-mb4qq
    @IkranMaxamed-mb4qq Месяц назад

    Usheeg baan ku oran lahaa anigu walaal waxba ha qarin.

  • @iqroyarey7774
    @iqroyarey7774 Месяц назад

    Sorry 😢😢wlashey iska samir

  • @FaisaAli-c4y
    @FaisaAli-c4y Месяц назад

    Sorry Abayo may 😢😢😢😢😢😢sorry Xabiibti