Waxaa jirtay gabar aan jeclaa 2010-kii, aadbey iskugu key macaaneysay. Aadbey u qurux badneyd, anna waxa aan aaminay in aanan gabar iyadoo kale isoo mari doonin. Illaa imikana ima soo marin, laakiin waxa aan jeclaan lahaa in leygu dhaho; wey saxiirtay oo hadda naftaada uma quureysid. Inkasta oo ay iga raacday nin iga jeeb roona, haddana waxa aan jeclaan laha in leygu soo warramo in ay gaajo ku seexaneysay dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay.
Waxba ha xasdine khayr u rajey naftaada iyo teedaba. Gabar Soomaaliyeed oo qurux badan dhulka kama dhammaan. Dad badan ayaa mooda dumarku iney lacag jecel yihiin, sidaas maaha, waa ninba ninka uu ka sheeko badan yahay, ka hadal badan yahay, iyo iney kaa hesho dee oo aanad wax kale ula ekayn. Qofkasta calaf khayr leh Allaha siiyo tacbasho iyo tacliin ha la aado oo qofwalow adiga marka hore meel iska soo saar
Midhaha garanmaayo cid tirisay laakiinse waa laxankii Daauud Cali Masxaf, isagaana hore u qaaday. Waxay ka mid tahay heesaha dareenka cajiibka ah leh ee aan weligood duugobi doonin. Waxaa kaloo cajiib leh tumistan ma arkin mid ka macaaan alle barakeeyo kuwa tumay iyo fanaan Boonis oo inoo soo gudbinaya.
Khaniisiin Qof hankiisa Dhaawaca ama Sharaf dilaya qof waalan iyo mid miyir qaba qof doqon ah ama fariid ah waa wax dhintày kuligood miñadii lagu taagay Oo laga samro rajada noloshaydana Ànaan ka samrin ilaahay baan wanaag kama sheegto wuxuna igu dhibay sidiuu nabi ayuub juhulo si kastaba ii ďhibtay Waana kuwa khaniisiinta camalkooda Oo kale leh hadana sixir la wareegaya
Hesstan waxaa la soo upload gareeye 2015 may 29 anigana cawa ayn dhageesnyaa 26 may 2020 after 5 year inkastoo jaceylkyga waqtiqs aan isla joogny 2015 mantana wee iga hoseesaa illah ha uaxriisto 2 sano ayee kusii dhowdhy malinkee aduunka ka tagty
Buunis Waa Nin Mishaakil Ah Fanan Dhameystiiran big respect 🙏
Buunis markii ugu horeysay wxn ku arkay Ethiopia sheedheer
Alle cimriga haku daayo
Aamiin
Waxaa jirtay gabar aan jeclaa 2010-kii, aadbey iskugu key macaaneysay. Aadbey u qurux badneyd, anna waxa aan aaminay in aanan gabar iyadoo kale isoo mari doonin. Illaa imikana ima soo marin, laakiin waxa aan jeclaan lahaa in leygu dhaho; wey saxiirtay oo hadda naftaada uma quureysid. Inkasta oo ay iga raacday nin iga jeeb roona, haddana waxa aan jeclaan laha in leygu soo warramo in ay gaajo ku seexaneysay dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay.
😂😂😂 naag adoo shiid ah ha jeclaan
Waxba ha xasdine khayr u rajey naftaada iyo teedaba. Gabar Soomaaliyeed oo qurux badan dhulka kama dhammaan. Dad badan ayaa mooda dumarku iney lacag jecel yihiin, sidaas maaha, waa ninba ninka uu ka sheeko badan yahay, ka hadal badan yahay, iyo iney kaa hesho dee oo aanad wax kale ula ekayn. Qofkasta calaf khayr leh Allaha siiyo tacbasho iyo tacliin ha la aado oo qofwalow adiga marka hore meel iska soo saar
gabartu sababta aykuu dooran wayday qoraalkaaga ayay ka muuqata 😂😂
@@ReelsPassion kabax arrinkan, waxa ay noo taala aniga, naagtii aan jeclaa iyo garacii baas ee ay raacday kkkk
@@Dir247 wayahy taliye 😁
Midhaha garanmaayo cid tirisay laakiinse waa laxankii Daauud Cali Masxaf, isagaana hore u qaaday. Waxay ka mid tahay heesaha dareenka cajiibka ah leh ee aan weligood duugobi doonin. Waxaa kaloo cajiib leh tumistan ma arkin mid ka macaaan alle barakeeyo kuwa tumay iyo fanaan Boonis oo inoo soo gudbinaya.
Heestan waxa iskalahaa xabiiba xasan tooxow laxanka basa unbu lahaa daaud
Suldaan Amin
Ma haysid taariikhda heestan- shiekh!
Markasto aan dhegaysto heeskan
Waa markasto aan jacaylkayga ama xaaskayga maslaxayo
Khaniisiin Qof hankiisa Dhaawaca ama
Sharaf dilaya qof waalan iyo mid miyir qaba qof doqon ah ama fariid ah waa wax dhintày kuligood miñadii lagu taagay
Oo laga samro rajada noloshaydana
Ànaan ka samrin ilaahay baan wanaag kama sheegto wuxuna igu dhibay sidiuu nabi ayuub juhulo si kastaba ii ďhibtay
Waana kuwa khaniisiinta camalkooda
Oo kale leh hadana sixir la wareegaya
Heestan waxaa asal iskalaha mulaxmiista, kamaniistaha soomaaliyed ee caynka ah DA'UD CALI MASXAF waxaa qaada faniin badan waxaa halkeeda dhiga ninkan hada qaadaya buunis, cabdicasis jarmal, kooshin
Asalkeda waxa lahaa Xabiibo Xassan Toxow waa heesihii ugu horeyay fanka kuso gashay sxb kadibna Daud oo ahaa ninka laxanka u saray Xabiibo mahadsanid
Assalkeeda waxaa iska leh Xabiiba Xassan Tooxow. Fannaaniin badan baa dib u qaaday asii waxaa halkeeda dhigaya Buunis, Kooshin yare iyo Deeq Dheeg.
G aime cette chanteur
inaba caadimaaaha this song is love it
Axyaa xasuus igu qaaliyah❤🌹😍
Allah knows the best
Woooow wooooow
super bien
Best hees waaye
2021, DECEMBER,17, HAAAAAAAAAAAAAAAAA RAAJOO.
Heestan original waxaa lahayd Xabiiba Xassan tooxoow
Mararka qaar xasuusaha ad adigu samaysay aya ku dilaya oo dhuunta ku tagan xal markad u wYdana ilmo unbay idhahagu miciinsan 😢august 24
axsan fanaan
👌👌👌👍👍👍👍😍😍😍
Hees Iyo badh
Heskan Intey sideyda xasus ku hayso yes so dhaha
Heestan waxaa iska laheyd xabiiba tooxow waar xishooda heesaha dumarka lama qaado
ninkaan horta magaranaysaa aad saa leedahay teeda kale wll xabiibo xasan heesta ma iyadaa samaysay waa lasiiyay uune dad badan ayaana qaaday sida ninkii laxanka saaray AHUN daauud cali masxaf
Iidle💯💞💞💞💞
29/7/24/ yaiga danbeyo
best song
Cajiib Mayow caadi maaha
Hesstan waxaa la soo upload gareeye 2015 may 29 anigana cawa ayn dhageesnyaa 26 may 2020 after 5 year inkastoo jaceylkyga waqtiqs aan isla joogny 2015 mantana wee iga hoseesaa illah ha uaxriisto 2 sano ayee kusii dhowdhy malinkee aduunka ka tagty
Alle haw naxariisto bro
Sorry walaalo Allaha u naxariisto 😢
Allaha u naxariisto🤲
Maan
Maa Ibraahim ILOVE abaajabiil
Ax yaaa mulaxam abdiqadir mayow buunis
Haraare Guuleed nin kan woxoga waa indha layahay hadda waxa iigu war dambaysay isagoo jooga magaalo sheedheer layidhaa oo dhulka itoobiya haysato ka mid ah
Inay jaceel tahay maxaa cadeyn uheysaan?
laxanka waxaa leh Ustaadkii waynaa DAAUUD CALI MASXAF
Heestaan Buunis waxaa u tumeyso waa Kooxdii Durdur
Laakin heestaan waxaa originally iskaleh Xabiibo Toxoow
Idle yare uga leh 💯😍❤
Sheeko
🤣🤣🤣 haastan abti gay oo an aduunka ujacla oo dhintaye ba jaacla walahe waa qiirooda markan maqlo
Xaala qoslee marka!
@@MUAD83 😂😂😂 sxb oyiinta ayu umaleeya
Ilah ha u naxariisto
Filmka nasriin
waxasa original ladhaha waxan uso jedinaya fananinta sobaxaya iyo kuwa hada hesa raga iyo dumarba heso laidina sameeyay oodledihii baka keena meesha haisku ceebaynina?
Abdirahmaan Gelle heeska kooshin baa leh wllo qar baad jafaysaaaye kani wuu Iska qaaadaya uune labadan fanan naag bay isaga dambeeyeeen
wwwwwww
Kkkkkkk heeskan waxaankumaqll jiray kooshin yare
let
ilahow ku naxariso abtigaye
Waryaa ma dhimanin adi ilaahe haku naxristo
Inkastoo naxariista qofkasta ubaahanyahay. Buunis waa nool yahay.
Waxas ayaa cod lagaa yidhaa
Tartanka familyada cunugi cilad kudhasha sida indhaha lugaha dhagaha makaniko oo faham dhagolayasha indholayasha oo fanan lageyo luga lawe quran lageyo dugsi kee iskis ushaqeysta sadexdas aba madax banan
heesta waxaa leh shamuuri buunis waa copy
Qamar suugaani aad bay isku aad iskugu dhaw yihiin
Allah knows the best