"Ma odhan madaxweynaha ma hambalyaynayo" Wasiir Buuni.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2024

Комментарии • 28

  • @jamalsweets
    @jamalsweets 4 часа назад

    Bal xeerar dhan iyo ciqaabo dhan oo umadeed oo dil iyo xabsiba kujiro aya lasamaynaya ma xeerka rabi in lagu maamulo war xukun walba rabi aya ciqaabtiisa sheegay s.w 😢.

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q День назад

    Mashallah 🥳

  • @somalilandigabadan7588
    @somalilandigabadan7588 День назад

    Hooga ma buuni ayaa xeer kenay kaas halagu noqdo

  • @mustafomar2904
    @mustafomar2904 День назад +2

    Buuni nin waashtay waye walalkiisa guulestay ayuu dhihi wayay hambalyo wa cadow an warkiisa wax kasoo qaad lahen

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 15 часов назад

    BUUNI LIBAAX LIBAAX dhalay weeyye buuni waa libaax libaax dhalay

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 15 часов назад

    Maasha Allah thanks

  • @SaadoMaxamud-nw9vs
    @SaadoMaxamud-nw9vs День назад +1

    Xildhibanki cadawga guudah ee mxbista si daynayaay

  • @Dalmardalka-h8z
    @Dalmardalka-h8z День назад

    Su aal fican bu waydiiyay wariyu lkn wuu iska idho tiray waxasa wasiir lagu sheegaya

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ День назад +2

    GEESI BUUNIYOW ILLAAHAY IDINKII MADAXWEYNAHA SOOMAALILAND AYAADNOQONEYSAA ILLAAHAY HAKUXAFIDO

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День назад

    Buuni caadi ma aha isdeji laba xeer Layne adiga halagu qaado xeerka ciqaabta Ilàahy baa nakaadhafiyey naxligaagii😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 19 часов назад

    Waa xeer tahriib ah kkkk
    Oo muuse hooosta ku haystay.kkkkk
    Waa xeer qabyo ah.

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 15 часов назад

    Waakkii yaraa ee dulliggaa ahaa

  • @SaynabAxmed-l7p
    @SaynabAxmed-l7p День назад

    Hhhhh Buuni xukumadii ina dhacay

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 День назад +1

    Xil danbe qaban maysaan dalka xukunkiisa iyo maamulkiisana dib ugu soo noqon maysaan dulmigii aad dadka dulmiyayseen ee aad hantidooda qaadanayseen hadii ay tahay musuq maasuqii hantida dalka iyo talo xumadiinii iwm hadaad tihiin muuse biixi xukuumadiisii iyo xisbiga kulmiye markaa salaama xitaa 2030 ka iyo 2050 kana ma soo noqonaysaane umaduna idiin ma dooranayso xilka iyo maamulka dalkee

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 День назад

      Xisbi ka adag oo ka wanaagsani masoomarin Somaliland
      Anaga huwanta noo buun buuni

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 День назад

      Xisbi ka adag oo ka wanaagsani masoomarin Somaliland
      Anaga huwanta noo buun buuni

  • @Idirisaxmed-r5p
    @Idirisaxmed-r5p День назад

    Booni waabilaateego

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 15 часов назад

    Yaa

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou День назад

    Dee illeen imika wasiir matihide kuwii madaweyne biixi cimrigii ha jiree fadareeyay Baad tahay waa in ay samaalle iyo maxamed kaahin hidh la dhacaan oo banaanka u tuuraan sily

    • @user-mk1ux6uu1p
      @user-mk1ux6uu1p 23 часа назад

      Waad xanuusanaysa
      Argagixiso cadabta kuu dhac

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 22 часа назад

    WAAR WAXAN MATAGA AH MEESHA KA DHAQAAJIYA.
    XUKUUMADIISII WAY DHACDAY WAY DHACDAY DHACDAY DHACDAY UGU DHAARTA

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q День назад +3

    Wariyaashu dhaqankoodu aad bey u khariban tahay

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 21 час назад

    MUUSE SHAANI WAA KII AAD LA DEGTAY ILAYN ISAGUBA ADOO KALE UUN BUU AHAA HADII KALE DEE KUMUU DOORTEEN OO WASIIR KAAMA DHIGTEEN HADAANU ADOO KALE AHAYN. WELI MIYAAD HADAL HAYSAA IMIKANA GURIGA UGA SHAQEE DEE JAARIYAD WACAN
    AMA BEERTABA ILAYN GALBEEDI BAAD TAHAYE.

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e День назад +1

    Buuni hadalka badan ka daaya sxb , Doorashadii Bomb kaga wayni ma jiree.

  • @saidnourainan5944
    @saidnourainan5944 День назад

    Waxan la yaabaa dadka ninkani hawl soo geliya si wax u waydiiyaan.
    Ninkani warkiisu waa Dhuuso Geel.

    • @SARAHSGAMIIEZZ
      @SARAHSGAMIIEZZ День назад +1

      BUUNI WAA GEESIQARAN ILLAAHOW NOODAA VIVA KULMIYE

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 15 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤