Canshuurtiini, Cirro bu ku dhisey. Cabdi Kariim Ina Mogge, maxkamada hala geeyo. Canshuurtii umada halaga soo saaro, hadi kale dhagax halagu Dillon, Kursiga halaga riddo.
Waxa keli ah ee inoo hadhey Muuse inuu yidhaa wax aan wareejinayaa ma jirto reer buurafuul sheekadoodu halkaas ayey ku soo dhamaaneysaa,waa sidaa uu idiinku bilaabmey waa mudaaharaadkaas oo joogto ah
@@abdi7612 muhiimadu waa intaas walaal mayorka maha in reer nimo lagu soo difaaco dadkii doortay baa la xisaab tamaya waa in uu qanciyo ee maha in uu dhuunto shalay isagaa lahaa mayor soltelco na qanci isna maanta la leeyahay na qanci hadaba hays keeno banaanka oo hayska daayo dadkan uu iska soo horaysiinayo thanks.
DADKA CADAALAD BAA DEEQDA HALOO SINAADO SHAQAALAHA DOWLADA HORUMARKA WADOOYINKA LAAKIIN ROONA MAALIN LAMA WADA DHISIN HALA SAMRO HADII GABILAY WADO LOO DHIAY BALI GUBADLANA WAA LOODHISI DOONAA WADOOYINKUNA WAA DAN GUUD GAADHI WALIBA WAA MARAYAA GAADHINA LAGAMA CELIYO CID WALIBA OO REER SOM LAND WAXAY XAQ ULEEDAHAY IN WAX LOO QABTO SI SINAAN IYO CADAALADI KU JIRTO
Caac dhuusada xajista m.mooge markey diidaan 31mey axmed dhagax m.heybe m.mooge m. Haaruun g.libaax maalinta ayuu is casili doonaa lkn nasiibdaro waa la idinka badanyahay markaa buuqa yareysta shacabka kale ee hargeysa soo kasbada
Waar Belaayo idin Cashuureysi waar Naga Fadhiista dhib uun Hala taagnaanina. Mar walba yaahuu oo isku baxa. Waar waa Qabyaalad Qaawan Waar Alle ka Cabsada Wallee Qaxootibaad rabtaan iyo Shamuuridii
Wax buuqa oo layaraynayaa ma jirto waa in la tusaa mucaaradada dhabta ah kaliyaata waxaad yeeshaan wadooyinka dabka inooga daaya inaga ayaa iska leh waanu guulaysanaynaa Insha Allah
Waakaa CIRRO maayay, ka soo ghaad
DURTOBA REER REER,
Kkkkkkkkkkkkkk xanaaqii muuusebiixi kkkllkkkk ka xishooda Seedigiiin ka xishooda mujaahidka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxanallah reerkii walaan
Reerku cashuur ayuu bixiyaa ,wadan loona samayn 2500 dolar +150 dolar oo ganaax ah ,xashiish waa 20 dolar bish ,waan runtod dadkan
ISLA XISAABTAN CEEB MAAHA IN UU BARTAA MDAHARAADKA HORYIMAADO AEYEY AHAYD
Meel taayir lagu gubaayo soo lagu dili.maayo
Down down down down down mooge
Arab waxa tihiin dad wanaagsan❤❤❤
Maayar mooge :
Halkay gaysay cashuurtii cashuurtii 26 juun maayar nala xisaabtan
Gacan libaax maxd katahay Reer habaryoonis ladhahaa leh 98% ❤waanan kufaraxsaney
Beenale
Allah halaga cabsado. Allah hala baryo.
Ilahay ka baqa qabyaaladana iska daaya
Wll qabyalad maha lkn waa laysla xisaabtamaya isla xisabtankuna ceeb maha
Hodho hodhoo maxad soltelko ula xisaabtami weydeen
Xildhibankini aad soo saarteen mee X.Saeed mee😅😅😅
Hhhh isla xisaabtan
New-mucaarad nimadu ma sidanbaaaa😂😂😂😂😂😂😂
Oo maxaa loola xisaabtami waayay Solteeko oo Hal dariiq aan dhisin ee maxaa Kulmiye u noqon weeysay miyaa lagu haaysta.
ALLAH KA BAQA INA MOOGE XATAA INDHOOLAYAASHA QIRAAYA WAXQABADKIISA HUHAAA HUHAAA WAXAN HADLAYAA WA KEE KAN CASHUURTA BIXIYAAA WAA DIBJIRKII MAGAALADA
Hodhodhoo reer Kulmiye miyirkii iyo qalbigii baa ka raacay ina Mooge 😂😂😂😂 waar cilaaj doonta sidan kuma fayoobidine
Xaqbay u leeyihiin in waxa ay ka cabanayaan laga jawaabo
Imanlaantumelwalbawaykulagali
Taaha yarayste
Hodhodho kulmiyoow awalba mayarbuu ahaa😢😢😢😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂❤❤❤
Bulsho ma waxad kaso gadaay SKY ilayn adiku rer moge ayad ahayd
MAYIR CAYAYAN KAALAY NALAXISAABTAN HABAR BAD QABTAYE.
Canshuurtiini, Cirro bu ku dhisey.
Cabdi Kariim Ina Mogge, maxkamada hala geeyo.
Canshuurtii umada halaga soo saaro, hadi kale dhagax halagu Dillon, Kursiga halaga riddo.
Maxaad usheegiwadeen markii muuse jooge gada markuu dhacay muuse baada xanaaqden xishooda oo islayaaba😂
Ninkii Xil qabtaba ma bilawdeen
Hadal ma waxba kaga qaadeysaan huunooy 😂dad baa saartee waxad ka qaadaysan ka qaada
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxa keli ah ee inoo hadhey Muuse inuu yidhaa wax aan wareejinayaa ma jirto reer buurafuul sheekadoodu halkaas ayey ku soo dhamaaneysaa,waa sidaa uu idiinku bilaabmey waa mudaaharaadkaas oo joogto ah
Sidaasi ayaan idin kaa rabaa mucaaradad xoog leh madaxweyne cirro iyo mooge baa inay nabad kursiga kuu joogan waa naga xaraam habarawalay
REER CUNAAYE IDINA waa ladinla xisaabtam iillahay cashuurtii hore hagadabatago
Mooge waxa uu dhacey 3.6m$ ee iska qabta tuuga Turkiga Istanbul ayuu ka gatey Guryo
Wallhi kulmyia dadkan ka danbbya.
Kan suldanka sheeganaya ee caruurta soo horkacay waa liinta mandheera ku soo cabaa.
alla qaar tuuga ayaan idin soo direy
Waxba kama jiraan mudaharaadka waayo intii muuse joogay maxay ula xisaabtami waa yeen calooshiima sheegta
Habar Awal iyo Habaryoonis Xagee u kala wadaan waar fadhiista Bisinka ma durba
maayar,,dadkan,shaqaalaha,wadooyinka,nadiifiya,ku,dar,,
Warkiina waa lahayaa bacaaaac
Raganimadu waa qofka ka shaqeeya danaha arimaha bulshada lkn mayir mooge dantiisa ayuu ka doortey lkn shacabka ayaa ka awood badan weyna badali karaan hana badalaan
Hadaa ma soltelco dhaamey oo lacag badnaa muxuu u dhisi waayey kaliya xafiiska koodbuur wax baad qarineysan lkn wey soo bixi
Ina mooge waxa uu ini qabty WlHi in anu jirin cid ini qabaty anoo daLka joogin rer hargysana ahyn ayan ka marqati
Kacaya
Waxaanu ka soo qaadey dad xoolo ah shacabka waxa looga bahan yahey iney badalan qofkey doonayana ay keensadaan waayo wey barteen
Hamjabaad ayuumbaan isku ogayne amarkaa dambe yaa bixiyay hhhhhh from SUPER POWER
KAALAY NAL XISAABTAN MAXADLAD
HUMANASAA MACIDBA KUDILAYSA
Kaw waxani waa wuxuush oo idinku markaad maayirnimada hayseen maxaad ka qabateen maxamed mooge iyo axmed dhagax
bahaa bahaaa waa laidinsoo direy cawaanyahay mooge waxuu qabteyba cadceeda ayuu u cadyahay
Ka waran yaa badiyey kursigii? Bacaaaac
Mayer qiiro
*Kkkk reerkan odeygooda iyo hablahoodu waa isku caqli wlhi inaalilaah waar wuxu wuxuushsanaa* 😂
Mooge wuu shaqaynayaa cashuurna ma cuno, Abdirahman Solteelko hala waydiiyo meesha uu gayn jiray cashuurta uu Mooge wax ku dhisay.
Soltelco waatii la mucaaridayay cidna may difaacayn hadaba suaal mooge ma reer buu xil u hayaa mise hargaysa?????
@salmanura5109 Mooge Hargaysa ayuu u hayaa xilka hadii uu khaldamay in la difaaco maaha
@@abdi7612 muhiimadu waa intaas walaal mayorka maha in reer nimo lagu soo difaaco dadkii doortay baa la xisaab tamaya waa in uu qanciyo ee maha in uu dhuunto shalay isagaa lahaa mayor soltelco na qanci isna maanta la leeyahay na qanci hadaba hays keeno banaanka oo hayska daayo dadkan uu iska soo horaysiinayo thanks.
@salmanura5109 👏
waxn isku wada caqliga ee qabyaladu so wada kicisay
Kuwani h/awal ayey ceebeeyeen ,cidii soo dirtey marka mandheera lagu guro bisha 12 da ka bacdi haka soo daayaan.
Qaadadweyn ka ahow afaraha Somaliland ka bax
Kudhacee
Muusena soo noqonmaayo sharaf ayuu ku tegay hadii ilahay u qadero waa soo noqanayaa huuno iska fadhiista
Maayar waxaan cunan rab naa muusi hii wax nasiin jirayna waad ridee waxu nasiin jiraan rabnaa
DADKA CADAALAD BAA DEEQDA HALOO SINAADO
SHAQAALAHA DOWLADA
HORUMARKA WADOOYINKA
LAAKIIN ROONA MAALIN LAMA WADA DHISIN HALA SAMRO
HADII GABILAY WADO LOO DHIAY
BALI GUBADLANA WAA LOODHISI DOONAA
WADOOYINKUNA WAA DAN GUUD GAADHI WALIBA WAA MARAYAA
GAADHINA LAGAMA CELIYO
CID WALIBA OO REER SOM LAND WAXAY XAQ ULEEDAHAY IN WAX LOO QABTO
SI SINAAN IYO CADAALADI KU JIRTO
huuuro xalaal cun weeye mooge
kiiini tuuga ahaa la.xisaabtama ee 12 sano cunayey xoolihiina
waar xishooda edaabtaa idinka xune maxamed moogaa wax loo qabtay.
Kaca kaca ! Dareeriya tuugta
Jawaab kulul siiya mujrimka Oofwareen, oofwareen ha dilee
ee dhiiga rageena qaba ee ku daray "csshuurta keena" ee Hargeisa inooga hanjebaya !
WAAR REERKANI MUCAARAD GARANMAAYAANBA
Waar waysuge karelayahii inta ciro imanyo markasay cunayaan Mooge 😂
Waarun qiiro looma baahna
Bacaac Bacaac Bacaac
Waarka ma cero ayaa lagu cunaya muusa wuu tagay subxanallah beenta iska daaya qashikii buu idenka guuray
Caac dhuusada xajista m.mooge markey diidaan 31mey axmed dhagax m.heybe m.mooge m. Haaruun g.libaax maalinta ayuu is casili doonaa lkn nasiibdaro waa la idinka badanyahay markaa buuqa yareysta shacabka kale ee hargeysa soo kasbada
Degmada 26 june baa ugu badan hargeisa miskiin baad tahay orod baro
@prosl11 maxan bartaa ninyohow waxbaa ka qaldan hadaad badan tahay car wax ka badal sidey weynu is eegaynaa
Yaan been layskugu sheegin Waa qacdii wadani cidin ma bilaa saamayn ayuu noqday
Waar waa Qabyaalad Xoogaa daboolan
Hodho dhoo waad kula di I hiin nasta maxaad ula xisaab Tami weydeen soltelko
Walee cay cidi kugu difaaci mayso mayor qiiro qanci dadkaga adeer cashuurtii xageed gaysay???
Beenayaa 28 wadoo ayuu iden sameey muxu sooltako iden qabtay? jooje qabyaalda xun ee adwadan
Waar Belaayo idin Cashuureysi waar Naga Fadhiista dhib uun Hala taagnaanina. Mar walba yaahuu oo isku baxa. Waar waa Qabyaalad Qaawan Waar Alle ka Cabsada Wallee Qaxootibaad rabtaan iyo Shamuuridii
Suga inta ciro qabsanayo dalka miyaa baqaysaan shaani baa idin yiri hada dhagax tuura bulaacdyahay ka fadhiista umada huunay hargeysan qaxoontiga ku ahi
Nacnacdii baa ka dhamaaday reerkii yaahuuuuuu
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qabyaal uuf uuf
Mayor Mooge ayay ku soo kala qabteen. Waa isla kuwii Kulmiye u ololaynaayay. Kolkay afka ciida dareen ayay Mayorka ceebeyn ula jeedsadeen.
Hhhhhh way saxsan yihiin
Waayo hada waa mucaarid markaa sow xaq uma laha in lala xisaabtamo
Aya ay dhalay baad tahay sow dadkan reer hargeisa maaha haddi qayliyaan iyi haddi buuqan maxaa kaa galay adiga
Hablaha habar awal waa mukhbaarad shuubooyin
Doqontu waxay thy dadka mooda viva hablaha habar awal
Waxaad u danleedihin
Caydasta cayaayan baad tihiin waanu garanayna waxaad ku magaysan. Olahaha
Don't forget mooge
he's garxajis man😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Shalay marku madaxweyne muse kuu dhul ooyeey uu lahaa mayornimada laa ii diidan yhaay muxuu noqon wayeey garxajiis