Guurka & Noloshaba Ciil & Dhibaatay Moodi Jirtey, Ilaa Ay Heshay Jacaylkii Nolosheeda

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 252

  • @xeraale2003
    @xeraale2003 3 года назад +33

    To be honest, listen to you has made me think a lot about life and love. I used to listen to Oprah, Tamron Hall and Sherri Shepherd. Black women that I respected and found they had story to tell. When I go to RUclips to listen to my community, I get annoyed. All they do, is speak down on each or just gossip, then I found you or should I say you found me. I watch one clip, then turn to many. Thank you for speaking truth to power. Keep up the good work🥰👏🏿 also maybe you should look into having your own podcast. If you do, let me know please.

  • @heesoshidan7056
    @heesoshidan7056 3 года назад +20

    Iam a Farah. Love my halimo . We still learning give us time 🤠

    • @Asli256
      @Asli256 3 года назад +1

      😂😂😂😂😂 wad iga qoslisay inamada suga wali waa ardaye fathia🤣🤣

    • @fowziyahaji6152
      @fowziyahaji6152 3 года назад

      Hhhhhh markii Allaah Xaliimo ku siiyona OP xiisaheedu kaa dhaco ka dib qashinka baad ku dartaan, markaa masaajidka ciyaarta halaga daayo wll qaali

  • @hassanhabib3100
    @hassanhabib3100 3 года назад +6

    I fully support of what you doing sister.
    We are still the same Faraax back home . Western world didn't changed our character. Keep going until we become soft and sweet to our lovely sister

  • @herlima4190
    @herlima4190 3 года назад +11

    Its a typical feeling of love...when love ❤️is in the air your heart becomes like that of a child.....when u miss your other half u cry onto each other for no reason...waa muxubo 💕💕

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 3 года назад +4

    Alla Fathiyaay ku jecliyaa ilahoow caqliga iyo kartida kuu siyaadi yaa like badan isiiya kama daaleen ee waan kugu cecelin lahaa lkn waan kaxumahay waa mid kaliya love you abayo qali❤️❤️❤️

  • @fousiaibrahim8335
    @fousiaibrahim8335 3 года назад +17

    May Allah guide us...and more so our Farah's ...so sad for our ladies...better those who are abroad...in africa its survival for the fittest...really sad.

  • @mumiba23
    @mumiba23 3 года назад +52

    Alhamdulillah, I'm married to Somali guy for 17 years now, and I'm in love with him as he is in love with me. I never had where I was unhappy with him. Of course, we have some issues, but we solve our issues. His mother loves so much and calls me a daughter likewise my mother does the same.

    • @saarahabdirisak9451
      @saarahabdirisak9451 3 года назад +1

      Wwwww my god increases your love sis🤲🤲🤲

    • @saarahabdirisak9451
      @saarahabdirisak9451 3 года назад +3

      All soomali men is not the same always they different dear sis that is true

    • @hodanahmed5705
      @hodanahmed5705 3 года назад +1

      Masha Allah tabarakalla dhinacana waa loo bahan yahay Allah hayna wada barakeeyo

    • @robinelias1328
      @robinelias1328 3 года назад +2

      Lol I think you either lying/trolling especially the part about Somali MIL loving you! 😂 thats virtually nonexistent. Also my dear you may think he loves you now but it’s only been 17yrs, wait until you get little older and the kids are in their 20s and almost guarantee you’ll he bounce and remarry a younger woman in Somalia lol. It’s women like you who completely believe in their man and in love that usually get taking off guard when he drops the bomb on her.

    • @mumiba23
      @mumiba23 3 года назад +3

      @@robinelias1328 my dear sis, I respect your opinion, but if that happens it isn't the end of my world. I'm educated and a businesswoman who have a great respect for myself. I also have a faith in Allah. Whether he runs off to marry younger girls or not it is up to me to stay in the marriage or leave if that happens.

  • @jazzyazz5347
    @jazzyazz5347 3 года назад +9

    1000%%%% true! Never listened to someone speak more truthful words before about this issues! You’ve nailed it!

  • @neamanoor8654
    @neamanoor8654 3 года назад +2

    Habbti waa marka lugu leeyahay farxadtu amba way ku so horeesa amba way kuu dambeesa waa sidan oo kale ..Masha allaah beautiful story.
    Mamo nolol adag so martay waxay igu tidha ...habo guurka fiican waa jannata oo ifka ku haysto. .that ture gacalo

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 года назад +2

    Alhamdulillah Rabbilcalamina my sister Absiye i came out of toxic marriage too so recently i told him it's over and he couldn't believe it Alhamdulillah i am taking care of my two children,

  • @nuuraciise
    @nuuraciise 3 года назад +12

    Subax wacan oo cusub iftiinkii hablaha soomaaliyeed ee.

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 3 года назад +3

    waaw maa shaa Allah fatxiya sheekooyinkii wada caluul xumada aheyd mid rajo gelin wada ayaad noo soo tabisay mahadsanid , aad aad waa wax la yaab leh arintaad aniguba waan arkay arintaas hadii wax la eedeenayo waa dumar hadii wax la waaninayo waa dumar , xataa shiikhyada dumar uun bey ka hadlayaan meesheey dhihi lahaayeen ragoow idinkaa reerihiina ka mas,uul ah reerahana idinkay idinka dhaqmaan ee reerihiina wanaajiya ma jirto , markaa qofta dumar ahi ee soomaaliyeed wax u arxamaya ma jiraan ,markaa ilaahay baa u arxami doona in shaa Allah dhibteena dheef ilaahay ha inooga wada dhigo oo dhasheena ilaahay ha inoo wada wanaajiyo aamiin .

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 3 года назад +7

    Allahu akbar ,this is so true! Will they ever learn🤔

  • @saammu8231
    @saammu8231 3 года назад +1

    Fathie abayo Allaha ku xafido, inta vedio kale kaso gelineso wa dharara xaqiq🙌🏽😍

  • @Umakhalil
    @Umakhalil 3 года назад +4

    I love this lady she always talks the truth she is awesome and fun I like the way she laught. Thank you inspiring us.

  • @amalnour4269
    @amalnour4269 3 года назад +2

    Salaam,
    Sis I 💘 u soo much farah every were and we have more😥 farah in UK u make my day I have 2sons single mum for 18years and no farah in my life🎺💪🙏 thanks to Allah every day🌟🌟🌟🌟

  • @hodanadan257
    @hodanadan257 3 года назад +2

    Walashay mcn fathia Absie thanks alaha ku xifdiyo waxad ka hadashay wax run ah dadkena alaha hagajiyo nolasha mesha qaldan bay ka qaten thanks abayo mcn

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 3 года назад +2

    Waaw waa sheeko qurux badan fatxiyaay Allah ha ku barakeeyo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 года назад

    Fadlan Subcribe and Follow me on
    Facebook
    facebook.com/fathiyaabsie
    Instagram
    fathia_absie
    Twitter
    FathiaAbsie
    Email: Fathiaabsienetwork@gmail.com
    💕❤️😍👍🏾

  • @saadoafgaab6027
    @saadoafgaab6027 3 года назад +1

    Farhia waa runta walle san ku dhageysto waad yabeysa qabirad baad iga dhigtayba thank you wllo ❤️

  • @nadifoisse520
    @nadifoisse520 3 года назад +1

    Thank you so much for sharing story ❤️❤️

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 3 года назад +2

    Salaam beautiful soul masha allah, you are a breath of fresh air to our ladys
    Love you sister.💗

  • @ayuuniadnaan1401
    @ayuuniadnaan1401 3 года назад +7

    I was watching full video not boring at all funny farah stories all true I am something for you respect first then love not abuse is not creating love many thanks sister

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 3 года назад +2

    Omg abaayo naagaha hada kadib adigaa u madax ah maasha allah qof daacad ah baatahay i love you sis

  • @cadaraden5211
    @cadaraden5211 3 года назад +1

    I love your through stories thank you for your time😘😘😘💝💝💝💝

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 года назад +1

    Thanks walal i

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 3 года назад +3

    Waanku salaamay hbo salaan kal iyo laaba love you ima dhaafo barnaajiyadaada😘😘😘😘

  • @janet_jaynedoe596
    @janet_jaynedoe596 3 года назад +1

    Wow! What a lovely story. I cried walahi! This is the best story I have ever heard! 💯 true!

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 3 года назад +3

    🤣Faarax bakhti iyo nasiib, Allay elehe magac baad ubixisay sis Fathiya, ku soco.....wey igu socotaaye.

  • @ayanmohammed1904
    @ayanmohammed1904 2 года назад +1

    Masha Allah
    Wallah waa xikmad wxd hayso ana marag ka ah
    Qofka mustadcafka ah haduu xeelad ama dariiq uu kaga baxo istidcaafka helayo oo uu ka bixi waayo waa ehlu naar
    Jaahilnimaduna cudurdaar
    Ma leh
    Allahu akbar
    Guurku waa shirkad ee maaha adoonsi❗

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 3 года назад +4

    Masha Allah hbo qaaali fthiya absiiye ilaahay hnookaadaayo wacneey samo kuwaar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏 👏👏

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaa gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan llink gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @khadrasiciid729
    @khadrasiciid729 3 года назад +1

    Masha allah tabarka llah fathia boqordii dumarka❤❤❤❤❤❤

  • @jawahirrobleh7048
    @jawahirrobleh7048 3 года назад +1

    Asalamu alikum huuno, nice topic
    Mashallaha.

  • @aishacuud6403
    @aishacuud6403 3 года назад +1

    Fathia Habo illahey raali hakaa noqdo runtaa ku jeclahay Allha Ku xifdiyo habo macn❤❤💯

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 года назад

    Mashaa allaah allaaha ku xafido

  • @ixtiraam3338
    @ixtiraam3338 3 года назад +4

    Keep going sister 💪 Sheeko wanagagsan ayaan ku haya Kent wa ayaan jooga

  • @nimcoaadan3738
    @nimcoaadan3738 3 года назад +1

    Cajiib wlhi waa sheko wayo arag imadeeda wadatah👍👍👍

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 3 года назад +2

    Wcs walaal manshallh hormar wacan inshallah wll noloow

  • @hodanroble7971
    @hodanroble7971 3 года назад +1

    Asc sis ALLE ha ku xafido AMIIN Faarax bakhti nasiib alle qosol badanaaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hodanahmed5705
    @hodanahmed5705 3 года назад +5

    Fathia please could you talk about Narcissistic abuse. Many thanks

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +1

    mansh allahe wale waa cajiib

  • @idilbihi9384
    @idilbihi9384 3 года назад +4

    Runta ban kugu jecalahy walhi fathia absie😍😍👍

  • @abdimatan2714
    @abdimatan2714 3 года назад +3

    Hi sister I am one of your fan from canada i like your show keep up the good work

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 года назад

    Love you Abaayo noo soo badi waanada kana soo hadal hooyooyin ka gabdhahooda yar yar bahidla oo ku shaqeesta, magacyo xun ugu yeera.

  • @shiimasaeed8463
    @shiimasaeed8463 2 года назад +1

    M Allah waa shaakoyin lagaqato khibrad ama waayo argnimo. 👍🏻💯💯😍😎❤️❤️❤️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 3 года назад

    Farxiyo markaan wareero waan ku Daawada, markaaa baa strong noqdayaa 🙏🙏💕

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад +7

    Fadxiya ogow dumarka oo dhami maaha ceeb ka saliim ragguna ma wada xuma haa inta badan ragga soomaalidu ma fiicna

  • @maryamhussein613
    @maryamhussein613 3 года назад +3

    Addicted to pain 😪 gabdhaha soomaliyeed

  • @nastehahofficial9035
    @nastehahofficial9035 3 года назад

    Thank you Habo

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 3 года назад +2

    Masha Allah ilhayow maskaxda kuu siyadi waxad ka hadashaa waa run silic intad ku nolan lahayd single mother iska noqo.

  • @ogeysiscafimad8935
    @ogeysiscafimad8935 3 года назад +18

    kkk your mom is hilarious bring her in one of your videos fatia. We would love to see who is behind the masterpiece May Allah bless her age and health amiin

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 3 года назад +1

    AAMIN aamin walaal habo Hooyo ALLE hebarakeeyo

  • @hibonuura1632
    @hibonuura1632 3 года назад +2

    Fathhiya absiye keep going 😍

  • @angelaania_1
    @angelaania_1 3 года назад +4

    Allaah ha soo hanuunsho rageena, dumarkuna bal isa siinina ragan, hanti samaysta waxbarta, dhashana iska yareeya markaa sida raga ayada kaa rabto iska qabsan kartaa hadaad rabtan

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 3 года назад +1

      Walahi bilaahi dumarku iyaga ayaa ayaa is liida oo sida digaaga uu dhalaya oo ku odhanaya hadan uu dhali wayno waa naga tagaya

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jy 3 года назад +3

    Fathiya Fariid, Anigu Boqolkaroon ama Kunkaroon baan kuula baxay.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrayusuf3740
    @khadrayusuf3740 3 года назад +1

    Fathia filkeed ka roon ale haku barakeeyo

  • @s0urbugz837
    @s0urbugz837 3 года назад

    I seriously love this sister.

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 3 года назад +1

    Waxaan ku hadlo garanmayo comment qortisa inta ka maqanaa walahi suma walahi dhaawac igu dhacey baa ku jira sheeko waliba si waliba aad u soo kabsato dhibaato ku gaartey marwaliba waxaad noqoteysa xanuun kugu soo kaco Allah haku xifido walaashay

  • @saadoaxmed4514
    @saadoaxmed4514 3 года назад +2

    Wcs wllo masha Allah Alle ha ku xafido

    • @saadoaxmed4514
      @saadoaxmed4514 3 года назад

      Asc wll seetihiin wllo gacalo facebook umu salma waaniga fariin kuu soo dhigee ila soo xiriin

  • @fathiahuseen6415
    @fathiahuseen6415 3 года назад

    I really liked this story 🥰🥰🥰

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 года назад

    True to your words sis

  • @najmayuusuf5230
    @najmayuusuf5230 3 года назад +2

    Fatxiya sheeko macaan🥰

  • @love_nature9606
    @love_nature9606 3 года назад +3

    Fathia maahmaad ayaan caway kadhaxlay oo ah (nin iyo sheydaanbaa dagdagah)

  • @layladhalashoy820
    @layladhalashoy820 3 года назад +3

    Love you fathia qaali ❤❤❤

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 3 года назад +2

    Asc Farxiyay wlhi wad igaa qoslisay cashar bad udhigtay farxayshi halka kawad

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад +2

    Naxariistu ciyaar maaha

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 года назад +11

    .shit what is he looking for after 20 years.Someone younger?

  • @ahmedelmoge1150
    @ahmedelmoge1150 3 года назад

    Asc fathomed waankusalamay wll

  • @roodaabdirahmaan5238
    @roodaabdirahmaan5238 3 года назад +3

    Keep going 🤗

  • @cabdimaalikcali8954
    @cabdimaalikcali8954 2 года назад

    Waanku salamay walaalo

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 3 года назад +1

    Waan kugu faanaa farhia 🌹🥰🌹

  • @hanihussein8709
    @hanihussein8709 3 года назад

    Walaal Fathia Ilaaheey haa iikaa dhaafo Ilaaheey dartiis Ayaan kuu jeclahay

  • @amiraa9577
    @amiraa9577 3 года назад +3

    😹😹😹😹😹farhia cadimaha walahi wad igaqoslisaa

  • @cadaraden5211
    @cadaraden5211 3 года назад

    Amiin

  • @ayuuniadnaan1401
    @ayuuniadnaan1401 3 года назад +3

    Yuuqada adaa Ibaday soo dhawaaaw walaal

  • @zahramohamud2830
    @zahramohamud2830 3 года назад

    asc farxiyo waxaa ka hadaa nagaha saxiibadood ninmanka kaqadaya olz kahadal abaayo

  • @sihaamali5326
    @sihaamali5326 3 года назад +2

    Qofyahy caadi ma tihid wlhi waxaa tahay shakhsi xikmad badan oo hadal yaqan ah oo sheekoyin iyo xikmado badan ku duugan yihiin

  • @munamohamed2769
    @munamohamed2769 3 года назад

    Mash allah

  • @user-sl7fk8ok8w
    @user-sl7fk8ok8w 3 года назад +2

    وعليكم السلام💋🌹❤️

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 3 года назад +1

    caawa live ma jiroo kiyaa we miss u fathia 💖💖💖💖

  • @hanoush101
    @hanoush101 3 года назад +1

    Love u sister🥺❤🙌

  • @hindiali5027
    @hindiali5027 3 года назад +1

    Fathxiya guuleso qaaali ano qof wayn ah wax badan kaa faidaa. Kuwa yaryarka war kooda daa

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 3 года назад +4

    Walaahi it’s true waxaasay aroosyada kaga buranburayan shit walahi nolosha waynu ka dhacnay ma jirto wll nolol jacayl ku dhisani waxan iskaga noolnahay caruurta iska korso

  • @herlima4190
    @herlima4190 3 года назад +6

    Hehehe Fathia Manta kabaha la dhul marte...you are right Shimbir waliba shimbirkiisa hala duula,your Qalbli lula can be anyone...😂😂

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 3 года назад +11

    GUURKA WÀA QURUXDA NOLOSHA DADKA ISKU MID MA AHAN LAKIN XUMAANTA WAA LOO BATAY SIDEE U BEDELNAA?

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @dahirwarsame7757
      @dahirwarsame7757 3 года назад

      Asc Qof an isagu is jecleyn wax ma jeclankaro ee ragow ogada hablow idunku a ninkan iska bara inuu midkale kaso tagey

  • @fadumogabweyn3132
    @fadumogabweyn3132 3 года назад +3

    Heesta waxaa qaadey Abdi Tahliil Warsame Allah u naxariisto

    • @khadraosman7736
      @khadraosman7736 3 года назад

      Hhhhhhhhh wlh kal iyo laab ban u qoslay is lamaha baran burahaya

  • @zeinabomer6531
    @zeinabomer6531 3 года назад

    Kkkkkk indhaha shootaliya waad iga fatxiya cabsiye you so funny walahi

  • @safiaolousow1371
    @safiaolousow1371 3 года назад +7

    Hooyooyinoow wiilashiina wanaag bar gabdhihiinana la sheekeesta sida ay ku noolyahiina wareeysta

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm 3 года назад

    That's true walahi it's looking like my story.

  • @miyazasahal9410
    @miyazasahal9410 3 года назад +2

    Fatxiya habo sanad ayan isko sayey inaan mel ka la so xariro waxan ka codsan inad rebted mel ano kala xirerikarn 🙏

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 года назад +1

      Waan soo dhehiyaa email kayga marwalba. Iminkana waakan.
      Fathiaabsienetwork@gmail.com

  • @safiahassan2950
    @safiahassan2950 3 года назад

    Waa sheeko aad u qiiro badan runtii waan ilmeeyay waxaa jira dumar badan oo kaquustay inay wax jeclaan karaan ama la jeclaan karo

  • @fornamnefternamn4238
    @fornamnefternamn4238 2 года назад +1

    Kkkkkkkkkkkkk habaryar Hooyo wayn oo ku fiirsata baan ahay waad fahantatay intaanay dadka kale fahmin

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan1157 3 года назад +1

    Farxiyo waano abuuris ayaa ka horeeysay ee illah ha ku dhoowro laakin kalla saar ninka xun oo somaliyeed iyo kan fiican

  • @safiahassan2950
    @safiahassan2950 3 года назад

    Kama daalo inaan dhageysto ina Absie waliba waxaan u dhigtaa markaanan mashquul ahayn oo aan si fiican u dhuuxi karo waxaan ka dhex helaa wax badan oo isoo maray ama hadaba aan kusuganahay. Aqliga kaa maqan wlalka ayuu kujiraa marka gabdho badan oo ay xaaladu kuxun tahay baad u tahay iftiimiso 💝

  • @najmaahmad8430
    @najmaahmad8430 3 года назад +1

    Love you hbo ❤️❤️❤️

  • @shugrixarbi9119
    @shugrixarbi9119 3 года назад

    Wlaaal waan kusalaamay karkahor

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 года назад

    farxiya inlay ha ku xiftiyo walashay❤❤

  • @mouminahoussein6786
    @mouminahoussein6786 3 года назад

    Napsi mal ayeh heshay🙏💚

  • @munasarxasanmaxamad5435
    @munasarxasanmaxamad5435 3 года назад

    Walaal farxiyo inaan ku la hadlo rabaa

  • @anisaosman6192
    @anisaosman6192 3 года назад

    Viva gacalo ku soco!