Somali Brit Famous YouTuber Chunkz Oo Guurkiisii Dulayste Yare Oo Dhami Ka Masayray🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Комментарии • 85

  • @user-dx2hl8sn9b
    @user-dx2hl8sn9b Месяц назад +11

    Ive noticed in our somali community that we our so interested in other peoples business

  • @bilana289
    @bilana289 Месяц назад +7

    Chunks waa funny ciyaalkageygau waa fans kiisa iyagaa ii sheegey guurkiisa
    ILLAAHAY ha isu barakeeyo

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад +10

    Congratulations to Chunkz. Illahay guurkiisa ha u barakeeyo. May Allah swt make their marriage a prosperous happy everlasting one full of mawadda and raxma. Amiin

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 Месяц назад +3

    I know reer Abdikaba tole the are from Hargeisa Dunbuluq but H/J masha Allah may Allah bless them 🎉

  • @Hooda36
    @Hooda36 Месяц назад +3

    xaasid ma aflaxo Somalidu waa suntii ayaxa quraan hadii lagu akhriyo buksan mayaan because qalbiga ayeey ka wada bukan laba is jecel ma arki karan Allow so hanuuni kuwa dadka wax usoo kordhan kaxumaada ameen

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Месяц назад +6

    Mashaa Allah wiilkaa iyo Gabadhba Hambalyo ayaan leenajay. Isku waara🤲

  • @burco7626
    @burco7626 Месяц назад +7

    Salaam, beautiful soul 💕
    Somali's are so toxic and envious, they forget whats meant for you will not miss you.
    May Allah bless their marriage and protect them from the evil eye aameen.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад

      Duleyste iyo Qoyan dhashooda miyaa khair laga sugi? Wherever they are they wreak havoc! Even in the internet Somalida are the most toxic people oo Muslimiin sheegta wax ka edeb darran oo ka rabshad badan Somalida iyo waxay dhalaan ma arkin! Today I heard from Mohammed Wardheere on a podcast how Mall of America in Minnesora for the very first time put extra security and started asking ids from youngsters determine their age all because of the 500 or so Somali caruur ee bilaa waalidka Ciida lagu sii daayey Mallka who did all kind of carnage some as young as 11, 13 etc bilaa waalid. You should listen to it it is amazing "Dhalmada tirada badan". (Mahadka Ali)

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Месяц назад +3

    Subhanallaah Waxa Cajiib Ah In Dadka Sheegta Islaam Muslimiin Qalbiyadoodii Inay Sida Yuhuuda Noqdeen Bilaa Naxariis Bilaa Damiin Dadka Gaalada Sheegtana Ay Noqdeen Kuwa Maanta Kanaxaya Caruurta Dhamaanaya😢😢 Waa Mucjiso

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Месяц назад +3

    Ina Cabsiiye walaal gacaliso waa Maasha Allah Ilaahay hakuusaa idiyo wanaaga Alle kusiiyay.

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon Месяц назад +1

    Fatxiya’s laughter is contiguous and funny. May Allah continue your happiness walaal. True happiness is found in our religion.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Месяц назад +1

    Masha Allah rabi ha u barakeeyo reerkiisa .waalidka So koriyaa wanaagsan sida aad sheegayso si fican ba loo koriyay .Masha Allah ❤❤❤

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +3

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

  • @user-dx2hl8sn9b
    @user-dx2hl8sn9b Месяц назад +6

    All my life ive met one person who said i have one thing that i don't have i said to him what is that he said i don't have any hassid envy jealousy in my heart i said congratulations

  • @AhmedMohamed-kv2mx
    @AhmedMohamed-kv2mx Месяц назад +5

    Okay edo I was trying all my best boycotting main brands. Now I am going to download no thanks

  • @indhadeeraleey5029
    @indhadeeraleey5029 Месяц назад +4

    Dajaal haduu soo baxo I have no doubt that somali will be dadka ugu badan oo raaca, waa shayaadiin badankodu,xumaanta utartama, the best way to survive is to just ignore them.waan arkay iyagoo ilmahaa isgursaday heysta ileen iyagu nolol malahee

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Месяц назад

    Masha Allah congratulations 🎉 for Chunkz and his wife! My kids watch him every day and he is a role model for them . Masha Allah thanks for telling us Chunkz background . I knew he is religious man walaah . He quit singing with his beautiful voice for the sake of Allah. Walaahi , he says in his videos , “ Allah Akbar , Salamu calekum , MAsha Allah” he teaches his none Muslim friends about Islam . He is calm smart guy . Thanks for telling us, that he is from a great family which we can see from him.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Месяц назад +4

    😢😢 farxiyay walal Gaza ano Laba bilod uura leh ba dagaalka lagu qaaday oohinta qaaday wan ku umulay ila hada oo 11weeks tahay hadan cup biya cab is idhaa wan oynayaa shacab ahan waxba ma qaban karno rabi ha ina siiyo madax wanaagsan oo la dagalanto daaliminta umadeena dhameyay 😭😭😭.hal mid ban awoodna in madaxdaa lagu mudahaarado lkn shacabka carabta waxa guumaysta madaxdooda aya neel ku xidhay

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Месяц назад +1

    Congratulations to our brothers Chunks💕💕💕Mabrook Alf Mabrook to him and his new wife.

  • @omerhassanmba1626
    @omerhassanmba1626 Месяц назад +3

    Farxiyo Guulayso Weligaa. Aamiin.

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 Месяц назад +1

    Hadey ugu daran tahay❤❤ waa laga jaraa network wuukawalay walllah ceeb salan gobeed farxiya🌹🌹🌹🌹💯💯💯👍👍👍❤️❤️❤️

  • @hamdiahmed9134
    @hamdiahmed9134 Месяц назад

    Kkkk maxamed Amiin iyo kuwokaloo badan waanu soo dhawaynaynaa labada dhanba guurka labada Reer Dhulbahante iyo isaaq❤

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Месяц назад +1

    Goosebumps on that beautiful song 🎵🎵🎵🎵💃💃💃💃

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 Месяц назад +1

    Mashallah beautiful voice Fathia may Allah bless their union.💜💜

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 Месяц назад +1

    Congratulations to chunky and his wife masha Allah 🎊 w I’m so for our new family ❤🎉

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Месяц назад +4

    Hotel kii uu ku degey Waxaa Lagu Daadiyey Masas iyo Xayawano badan 😂😂 Masha allaah waa Farxad Nateniyahu Dhul Sariir Ayaa Ku Dhacay Allahu Akbar

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Месяц назад +2

    Mabruuk Maxamed AAMIIN biyo marwadiisa. Waxaan arkayey dacaaayada xaqiiq oo lagaa fidiyey, sida gabadh dance samaynaysa oo la leeyahay waa marwadiisa. Waxaan la hadlay adeerkay oo Birmingham degan iina cadeeyey beentaas laga sameeyey. Waxa uu ii sheegay inuu yaqaano Ammin iyo faamligiisa yihiina reer aad u wanaagsan isaguna ka ilaaliyo hooyada iyo aabihii inuu soo dhigo baraha bulshada

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 Месяц назад +1

    Chunks ciyaalka iyo iyo dhalinta somaliyed aya jecel mashallah esaguna wa inan diintiisa ku faana

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 Месяц назад +3

    It doesn’t matter if he comes secretly or not as long as he’s freely addressing in front of the whole world..he’s still free.SAD but TRUE.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +4

      It makes a huge difference because no one could expect that within a year, more Americans would be this inform about the apartheid state stands for let alone their PM coming and hiding. That might not ease pain or the suffering of the Falastiinian people but it's a huge deal! Change is coming

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 Месяц назад +3

      @@FatxiyaCabsiiyeChannelby the Way, i am a Big fan of chunkz May Allah make Easy for him with his wedding etc My ducee i see him as My inadeer

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 Месяц назад +3

    Waa Ogaden gabadhu guursaday Faadumo

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 Месяц назад +1

    Maasha Allaah Allaha iskubarakeeyo

  • @ifraaxmaxamuud7880
    @ifraaxmaxamuud7880 Месяц назад +4

    Waa ogaaden samira hoyadeedna wa abasguul Nimco budul ayaa dhashay samira maaha dhulbahanye farxiyay

    • @ifraaxmaxamuud7880
      @ifraaxmaxamuud7880 Месяц назад +3

      Wiilkayga ayaay ladhatay aniga kahuba reer sherkhya ah ayay ka dhalatay wlahi Msha Allah

    • @ss41697
      @ss41697 Месяц назад +1

      Do you know the family?

    • @ifraaxmaxamuud7880
      @ifraaxmaxamuud7880 Месяц назад +1

      Yes i do waa family gayga

    • @ss41697
      @ss41697 Месяц назад +1

      ⁠@@ifraaxmaxamuud7880oh mashallah ❤❤❤ I was surprised he married someone from Minnesota because he lives in UK ingriiska. How did they meet? Did the family arrange it?

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад +2

      Maxaa kaa khaldan waa ku sidee Gabadhii wey dhuumanaysaa oo duleyste oo dhan iyo cabdi khasaaraa raadinayyaa siday u sii fadeexadeeyaan adna halkan ayaaadba macluumaadkii oo dhan u soo dhigaysaa oo u fududeenaysaa. Walaal tirtir baan ku odhan lahaa. Jar haka tuurin intaad isleeday yara faan.

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Месяц назад +1

    Fathiyaay walal xageen kahelaa muxadira Omar Suleman
    oodhamaystiran jazakallah kheyr

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Месяц назад +1

    How can we ordered from you abaayo

  • @giowahirartan8074
    @giowahirartan8074 Месяц назад +2

    Farxiyay Ina Boqor cismaan Buur madoow Boqol geela oo aan been ahayn😂ayaa hada gabadh looga bixiyey wiigan . nimankii soomaaliyeed habaar ayay ku miisayaan.

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 Месяц назад +1

    Gabadhaas anaa eedo u ah maha ee somali dadka sawirradooda sooxaday ha joojiyaan

  • @user-kj6wr3bf3v
    @user-kj6wr3bf3v Месяц назад +3

    Asc walalo halkeen ka heli kara waxan joga jarmalka

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Месяц назад +2

    😭😭😭 alle waxa walbo Waa ogyahay
    Kuwaana way shalaayi Insha Allah 😢

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Месяц назад +2

    Mashallah

  • @fadumohassan4154
    @fadumohassan4154 Месяц назад +1

    Asw farxiyo abayo xagee ka heli karaa saliida timaha

  • @dekoabdullahi691
    @dekoabdullahi691 Месяц назад +1

    Maasha Allaah

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Месяц назад +2

    Mansha Allah so happy for Chunks my kids love watching him n his friends. May Allah bless his marriage.

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Месяц назад +3

    Waa runteed e soomaalida oo dhan maxay marna isu gawracaan marna isu guur sadaan😂😂

  • @hanniqueen7714
    @hanniqueen7714 Месяц назад +1

    Diinmttteenna macaaaaaaann❤❤❤❤

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Месяц назад +1

    Gebertaas ma'ahan waa la agdhigay lee shaqo iskuma lahan akiid

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 Месяц назад +3

    Asc fadxiya waa been waxan laga sheegaya amiin gabadhu iyada maaha lacagtaana muu bixin gaadhina muu bixin waxani waa tiktok dadka ku jira oo buka wali qofka kula hadlaya garanmeysid jisakalaahu kheyr amaantaa iyo jaceylkaa aad na jeceshey ma hayo phonkaaga ❤😍❤😍❤😍

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +1

      I love you gacalo! I am so happy to hear from you. Wacan ku soo raadin❤️😍

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Месяц назад +1

    Mararkaqaar waxaan is dhahaa Somalida waa inay dib isuwaydiyan Islaanimadoda oo yiraahdan muslinamadayda saytahay
    Markaat cidna daneen ood Allah ku kalsoontahay waxba ma waayeysid

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Месяц назад +2

    Jealousy is real

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Месяц назад +1

    Chunks is more like my brother Jamal he refused to share his wife pictures on social media.🤗

  • @leylafitness2436
    @leylafitness2436 Месяц назад

    Asc Fathia Sweden mala helayaa producten mise weli ma soo kaarin??

  • @nimam7846
    @nimam7846 Месяц назад

    Dadka xaasiidka iyo xumaanta ka buuxdo ba inugu badan. They just hate people because of jalousy subahannallah.
    May Allah protect Chunkz and his new wife🤲🏻

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow Месяц назад

    AmiiinAmiiin illahay haysubara familka ku so kordhay aduunka in kastoo fadxiya warunta re ay fiicnad insù lanadaa reer isdaayan pin oshuur Wa waxa sabanu sa uleenahay dareemaaya canunka dadka ehelkoodu kasoo jeedo labadaa reer ehelka ah hadana shaydanu isku diray

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Месяц назад +1

    Masha Allah tabaraka Allah
    Congratulations to Chunks and his wife lkn muxuu ilmaderadii uga guursanwaaye inkastooy calaftahay ilaahay ha isku barakeeyo ❤❤❤❤

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 Месяц назад

    Labadaas Waa Laysugu daw galay meel kala aadi maayaan Soomaali quluubtooda ilaahay Haysu soo dhaweeeyo

  • @user-eh5xn2mc9o
    @user-eh5xn2mc9o Месяц назад

    Farxia sis somalidii social media tuuksasho, isceebayn iyo isgaalaysiin bay kumashquulsanyihiin. Gazza oo ladhameeyay calashan islaamkooda bas bay udaqan waayeen. I watched shuan king and we have people as much devastated 💔 by what is happening to many muslims. So heart breaking

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад +2

    Fatxiya I've seen you say spanish a couple times when talking about latino/hispanic people so just want to correct you Spanish is entirely different and means someone is from the country of Spain. Whereas Hispanic is someone from central and South American Latin countries.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад

      I don't really understand what you wrote here. Maybe you can read it and make some clarifications. In the US, we call all that speak Spanish, Hispanics. It's like Somalis vs Somalis or Somalians. Nothing confusing about it unless you are presenting an academic paper!

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад +2

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Yes their language is Spanish laakiin iyagu waa Hispanic adiguna Spanish baad ugu yeedhaa.

    • @user-gz8sf1cq6f
      @user-gz8sf1cq6f Месяц назад

      Some people have that arrogance you can correct them you can tell how she talks it's mental ilnes it is called grandiose

    • @aminajama160
      @aminajama160 Месяц назад +1

      sunshineseaandvitamind8620 Blah blah 🗣️🗣️🗣️🗣️

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад +1

      @@aminajama160 blah blah du maxay tahay waa akhlaq xumadii Somalida videogan lagaga hadlayyo exactly war anakaa yaab aragnay it is true Hispanic and Spanish are two different identities the former being Latin American and the Latter is European. They are not interchangable terms barta farqiga quite astonishing that you don't idiinkoo weliba America jooga.

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Месяц назад

    Somalia keena fathia

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh Месяц назад +1

    Iimankii. Baa kamaaqaaan

  • @user-mr9wq4dt1u
    @user-mr9wq4dt1u Месяц назад

    Somali iyagoo coffee gurigooda kusamaysankara ayey Starbucks wali iibsadaan oo waliba kufaanayaan akhas caleek somali wanka xishooda walahi waxyaabahay samaynyaan

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Месяц назад +1

    Scarcity mentality 🥹🥹🥹

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Месяц назад

    It’s so embarrassing the fact that other people talking about how jealous his own people is so sad,

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Месяц назад

    Somalidu waa dadka aduunka ugu dhaqanka xun nolol aan cay iyo been ahyn malaha meel ksta way ka caytamayan qof inuu horumar gaadho ma ogola waa xaasidiin dadka ay ku caayan waa gaalo baa ka wngsn oo ka dhaqan fcn waa dadka kliya ee diinta islaamka afka uun ka sheegta een ku dhaqmin xitaa wxy u dhaqman siday diinta leeyihiin subxanallah

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 Месяц назад

    ceebteena somalaay caybaynu ku caanbaxnay .

  • @asiliboorle998
    @asiliboorle998 Месяц назад

    Waxad ku hadaleso sax mahan

  • @Moplay214Wannapa-su8hq
    @Moplay214Wannapa-su8hq Месяц назад

    Ma abtiyadaa nacaybkoodii baad bilowday

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +2

      Oo nacaybka aan ka sheegay waa maxay? Labadaas reer inay is guursadaan maaha ayaan idhi waana run waayo wax isu ahaanshahu hadaanu jacayl iyo nabad dhex dhigayn labada dhinacba ubadka ayaa tol iyo abti ku beelaya iyo ehel. Hadaan idhi yay isguursan, Maxaad necayb Reer abti ah Uun ugala soo baxday? Oo HJ inaan nebcahay uga reebtay? Waayo uma haysatid in tol la nici karoo, hooyo macaan reerkeeda in la nici karo ayaad rumaysantahay. Qof buka oo bakhtiyey. Yaahuu

  • @user-vx1yq7ez7k
    @user-vx1yq7ez7k Месяц назад +1

    Mashaallah

  • @fadumohassan4154
    @fadumohassan4154 Месяц назад +1

    Asw farxiyo abayo xagee ka heli karaa saliida timaha

  • @user-eh5xn2mc9o
    @user-eh5xn2mc9o Месяц назад

    Farxia sis somalidii social media tuuksasho, isceebayn iyo isgaalaysiin bay kumashquulsanyihiin. Gazza oo ladhameeyay calashan islaamkooda bas bay udaqan waayeen. I watched shuan king and we have people as much devastated 💔 by what is happening to many muslims. So heart breaking