Luul Jaylaani oo lagu aasay gobolka Minnesota

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 45

  • @SacdiyaMahamuud-u3h
    @SacdiyaMahamuud-u3h 29 дней назад +3

    Illah haunaxaristo janadii fardowsa ka warabiyo

  • @Jante88
    @Jante88 25 дней назад

    Allah u Naxaristo Mamma Luul

  • @sumayoabdulkadir4615
    @sumayoabdulkadir4615 29 дней назад

    Amen yaa rabi

  • @hodanomar5951
    @hodanomar5951 28 дней назад

    Alle haa unaxaristo habo

  • @saruurhassen
    @saruurhassen 28 дней назад

    Ale ha uu naxaristo amiin Marti lajecelyahay ale haka dhigo

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 28 дней назад

    Alloow u naxriiso qabrigana u waasici ugana dhig beer ka mid ah beeraha jannada innsha Allah Aamiin

  • @abdirahamanali2796
    @abdirahamanali2796 29 дней назад +2

    Allah unaxariisto

  • @mukhtarabdi8935
    @mukhtarabdi8935 29 дней назад +2

    Naxariistii jano ilahey haka waraabiyo Amiin Amiin

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 28 дней назад

    Alaha unaxariisto
    Fan wax fiican ma ahan kareeba waa tilmaan xun

  • @AbdikariimmohamedAdde
    @AbdikariimmohamedAdde 27 дней назад

    Allaha unaxariisto aamiin dambi geeda allaha dhaafo Isha Allah

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 29 дней назад +1

    Inaa Lilah waa inaa ilahi raajicun alaha janada fardawso haka dhigo jisededa luul jeylani xeradi qaxootiga banaadiri ee mombasa daris ku ahayn alah ya rahma rahiim kitabkeda midigta alow kasii

  • @maslah345
    @maslah345 28 дней назад

    ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO

  • @sagalabdi2764
    @sagalabdi2764 28 дней назад

    Illaahow kunaxariiso

  • @abdirahmanomar6778
    @abdirahmanomar6778 29 дней назад +1

    Allaha u naxariisto qof walbaa waa dhimanee

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 29 дней назад +1

    Ilahay ha U naxaristo

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 29 дней назад +1

    Allow unaxariso marxumada ❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 28 дней назад

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto marxuumada Ehelkeedana sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo aamiin!

  • @noornooradanabdi4267
    @noornooradanabdi4267 28 дней назад

    Allah ha unaxaristo

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 29 дней назад +1

    Allah ha unaxariiisto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 29 дней назад +2

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 28 дней назад

    Aamiiin yaarabbi innsha Allah Aamiin

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m 29 дней назад

    Ilahey ha u naxariisto aamiin

  • @QadiijoMacalin-c3s
    @QadiijoMacalin-c3s 29 дней назад +1

    ina liilaahii waaiina illeeyhii raajiicuun kuuluu naafsuu daaciiqaatii qoowt ilaaheey xacunah riisto amiin amiin

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 29 дней назад

    Allaaha u naxariisto momada

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 29 дней назад +1

    Allaha u naxariisto amin amin amin yaa rabi

  • @faadumoxaashi3420
    @faadumoxaashi3420 29 дней назад

    Alaha unaxariisto qabrigeedana uwaasiciyo

  • @Layla6793
    @Layla6793 29 дней назад

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun Rabiyoow u naxariisto oo qabriga waasac uga dhig oo u naxariisto ya Rabb

  • @abdiMahdi-o7x
    @abdiMahdi-o7x 28 дней назад

    Ina lilah wa ina ilayhi rajioun

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 29 дней назад

    Alle ha unaxariisto

  • @MohamedBare-qn4yu
    @MohamedBare-qn4yu 29 дней назад

    Allahaha.unaxristo

  • @Layla6793
    @Layla6793 29 дней назад

    Allahuma Ameen

  • @CalimaxamedCali-p4j
    @CalimaxamedCali-p4j 26 дней назад

    Dal an qbuuro qran leheen😢 dadkii kuwii noollaa io kuwa dhiman dono wda dyacn 2025 ciilbadanaa😢😢😢 AUN JALLE IO FANIIINTIISABA QRANKA AUN

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 29 дней назад

    Allah unaxariisto

  • @OoLl-i6c
    @OoLl-i6c 29 дней назад

    Hibo nuuraay Alaah u towbad keen markaan yaraa waan ku jeclaa,hadana waan kuu naseexaynaa ka bax waxaad ku jirtid kana tawbad keen

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 28 дней назад

    Marti la jecel yahay Alle haka dhigo.

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 29 дней назад

    Allaha uu raxmado

  • @atika7411
    @atika7411 29 дней назад

    إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله

  • @OoLl-i6c
    @OoLl-i6c 29 дней назад

    Fanaanad ayay ahayd fal aan fiicnayn ayay ku dhimatay iyadoo aan toobad keenin

    • @aminina100
      @aminina100 29 дней назад +1

      Adiga miyaa og in ee toobad keenin? Qasab miyaa in ee dadka la hortimaado hadee toobad keneyso? Ha ku dimbaabin qof dhintey Alle ka baq.

    • @aminina100
      @aminina100 29 дней назад

      Adiga ma og ? Ha ku dambaabin

    • @ugaaskacidda499
      @ugaaskacidda499 29 дней назад

      Adiga qof fican ma tahay imey iyada kaa fiicnaataa

    • @dadkamedia6061
      @dadkamedia6061 29 дней назад

      mar horay ka baxday fanka wareysiyadeed dhageenso

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 28 дней назад

    Mama Cadar iyo mama Hibo fanka sow kama bixin meeshii fanaan jogaba maxay utagaan??
    سبحان الله
    Shuruuda towbad keenka waxaa kamida inaad ka dheeraato xumaantii iyo raadkeeda
    Malaha heestii waad ka gabowdeen lkn qalbiga waad kala joogtaan
    Is daba qabta intaan culus la idin saarin habo

  • @dadkamedia6061
    @dadkamedia6061 29 дней назад

    Illah haunaxaristo janadii fardowsa ka warabiyo