Dumarka Nolosha Ku Guuleystay┇Sh. Abdirizak Haashi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2020
  • NURUL ISLAM ┇نورالاسلام
    FADLAN SUBSCRIBE GAREEY SI MUUQALADA CUSUB KUSO GAARAN
    ruclips.net/user/nurulisl...
    LIKE - SHARE - SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS
    Jazakumullahu khayran
    #nurulislam #subscribe #nurulislam.

Комментарии • 143

  • @nastehaaukarnasteha1553
    @nastehaaukarnasteha1553 3 года назад +39

    Walhi taas been eheen quraanka waa wehel anigaa arkay qeyr allaa kusiiyo sheqow 🤲🏻

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 Год назад +2

    Aniga wan aminsanahay ilaahey wax walbo weydiisto in uu i siinayo wana arkay mar kasto wax weydisto wan helaa alxmdulilaah ilaahow idigaa mahad iyo shukri kuu sugnatay

  • @amuulahussein
    @amuulahussein 3 года назад +6

    Wallahi run waye quranka wahely anika aya arkaye taas ee lasaxib quranka

  • @amalaskar2264
    @amalaskar2264 3 года назад +4

    Mashallah wale been maha ilahyi qalbigena diinta kusug ilahyi qof walba Sacada hawuga dhigo nolosha adunka iyo ta Akhiro dhamaanten Aamiin yaa rabi 🤲

  • @user-hy1ss2ri9j
    @user-hy1ss2ri9j 4 месяца назад

    Shukran sheeq walahi anigoo walwalsan ayan kudawaday hadaa allaha ayaa mahadsan ❤qalbigega allee ayaa dajiyey waxiikaso haro adigaaayaa mahadsan

  • @user-qm6ij8ut8t
    @user-qm6ij8ut8t 22 дня назад

    M.a allaha ku barakeyo shekh

  • @fardowsodaganfardowsodagan968
    @fardowsodaganfardowsodagan968 3 года назад +5

    ماشاء لله بارك الله شيخ جزاك الله خير

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 года назад +6

    Alxamdullaahi waxaan ahay labadaba waana ku qanacsanahay noloshayda iyo tan reerkaygaba

  • @queenaraweela3188
    @queenaraweela3188 3 года назад +16

    Masha Allah sheikh Alle haku xifdiyo wlhi topic kan waxaa arkay 1year kahor ilaa hada kama daalo ina dhageysto sababto ah dhiirigalin aa ka hela jazakallah🥰

  • @aliyaadem4387
    @aliyaadem4387 3 года назад +6

    ما شاء الله جزاك الله خيرا

  • @muadadan3311
    @muadadan3311 3 года назад +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا الجزاه شيخ عبدالرزاق حاشي

  • @farduusxasan4366
    @farduusxasan4366 3 года назад +4

    ماشاء لله جزاك الله خيرا جزأ

  • @umuhudeifaumuhudeifa5929
    @umuhudeifaumuhudeifa5929 3 года назад +2

    Masha allah jizaakallahu kheyr shekh

  • @IfraaxHuseen
    @IfraaxHuseen 7 месяцев назад +3

    ي٦😅اربي احفظ لنا شيخنا

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 года назад +21

    1 Xiriirka aad Allah laleedahay hagaaji
    2 xuriirka aad lakefahahay ninkaga bulshada
    3 maxaad daremeysaa. Farad mase murug
    4 jirkada inaad ku qanac santahay

  • @istarnoor8413
    @istarnoor8413 3 года назад +3

    Asc alaahuma arsuqnaa sacaadata dunyaa wal aawirah

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 3 года назад +20

    Walaahi aniga ayaa heesto sacaada Alhamdulah waxa kuheelay Adkar massa and sabah

    • @aaminoabdullahi677
      @aaminoabdullahi677 3 года назад

      Qabka ad u aqrisato ila wadag walashay iyo inta duco ee ad aqrisato alaha ku siyadsho khayrka ad kunoshahay

    • @honeymohamed810
      @honeymohamed810 3 года назад

      Telegram sodajiso

    • @honeymohamed810
      @honeymohamed810 3 года назад

      Ana kugusodarayaa

    • @marwaadan7906
      @marwaadan7906 3 года назад

      Mashaallaaah xabiibty bal aniga seen kusoo galaa Telegramm ka

    • @honeymohamed810
      @honeymohamed810 3 года назад

      @@marwaadan7906 sodajiso

  • @bashaosmaan6600
    @bashaosmaan6600 3 года назад +1

    ماشاء الله تبارك جازاك الله خيرا

  • @user-sq2de1pp4k
    @user-sq2de1pp4k 9 месяцев назад

    Masha Allah ❤

  • @nasramohamednoor6621
    @nasramohamednoor6621 3 года назад +1

    JazakaAllahu khyr sheikh

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 года назад +47

    * Stay calm
    * Be brave
    * Be positive
    * Be patient
    * Be kind
    * Be someone who keeps limits
    * Balance between knowledge and acting upon it
    * Have confidence
    * Learn to forgive others
    * Make your own happiness.

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo 3 года назад +1

    Maa shaa ALLAH Sheik jasa ka laah khayr 👍🏽

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 3 года назад +1

    Masha Allah baaraka Allah sheikh jazaka Allah khayr

  • @hamdihussein7107
    @hamdihussein7107 3 года назад +1

    Ma sha allah barakal Allah fiiikii sheikh

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 года назад +4

    Wixii an sugayay ayuu ilahey igu arsaqay waana ku farxay alxmdullah 🤲🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад +2

    Jizaaka Allah kheyr, yaa sheekh.

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 3 года назад +2

    Sheekh Alle hakugu bishaareeyo janatu Alfirdowza Alaclaa

  • @caish3987
    @caish3987 3 года назад +1

    Alhamdulilah rabil'calamiiN❤

  • @duniyowahir4080
    @duniyowahir4080 3 года назад +1

    masha Allen shiq Allah haku xafido adiga iyo famil kaga anagan noso ducey

  • @user-ml3eg3wo7k
    @user-ml3eg3wo7k 5 месяцев назад

    Masha allah ❤❤

  • @muhubohassan2697
    @muhubohassan2697 3 года назад +1

    Masha allah sheekh Abdirisaaq Iyo walaaha soo geshay

  • @jawahirmoalimabshir9429
    @jawahirmoalimabshir9429 3 года назад +4

    Sacaadadeyna digragi alle maka raadino inteena badan. Ilaah hanagu hanuuniyo wadada wanagsan

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 года назад +1

    As-salamou aleykoum wa rahamatulAllay wabarakatu Sheekh barakahoufik Sheekh Ilahay haa ajaar siiyoo amin amin

  • @mohamedfaarax7885
    @mohamedfaarax7885 3 года назад +1

    masha allah alle hainagu hanuuniyo

  • @NimcoMuxudiin-gs4hr
    @NimcoMuxudiin-gs4hr Год назад

    M.a allaha ku barakeeyo shiikheyga 🥰💗

  • @fartuntajweedmahammed6107
    @fartuntajweedmahammed6107 3 года назад +2

    Mashallah runtii waa qodobo muhiim ah Jzkl

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 года назад +9

    Dumarka. DuCeeySaN. Allaah. Hanagu Daro. ❤️. Sheekh. Jisakalaah ❤️

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 года назад +1

    جزاك الله خير شيخ

  • @user-nb9dc7ml5w
    @user-nb9dc7ml5w 11 месяцев назад

    Machaallah

  • @omermhd985
    @omermhd985 3 года назад +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @zahraabdd6365
    @zahraabdd6365 3 года назад +1

    Ma sha allah ! Allahumma barik

  • @habonsaid
    @habonsaid Год назад

    Jazakallahu khayr ❤

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 9 месяцев назад

    Wcs wr wb Mash Allah Sheekha Cabdi risaaqa Aniga waan iska faraxsanahay marwalba Allah ku Xafido

  • @rahmaali3508
    @rahmaali3508 3 года назад

    M.a sheikh Allaha haka Awalmariyo

  • @israapdiharir5167
    @israapdiharir5167 7 месяцев назад

    Alle ha barakeyo sheekha muxadaradani qalbigega o murugsan dhiiri galisey iso duceya in ilahay hamigan ihaysta khayr igu badalo wllhayga muslinkow qof kasto dhiban alle haw gargaro khatumadana rabi hanoo wanaajiyo

    • @user-hv9ew1ct5m
      @user-hv9ew1ct5m 6 месяцев назад

      Wallo Ilhy ha migaaga ha ku rumeeyo

  • @amalsaleban7270
    @amalsaleban7270 Год назад

    الله يسعدك ويوفقك ويحفظك

  • @AkhlaaqDumar
    @AkhlaaqDumar 3 года назад

    ماشاءاللہ الله حافظ

  • @sacadaden6747
    @sacadaden6747 3 года назад

    Jazakalahu khayr sheekh

  • @fatxiabdalla3317
    @fatxiabdalla3317 3 года назад

    Masha alaha ilahay haku xifdiyo shiqena

  • @Udgon
    @Udgon 3 года назад

    Mashaa Allah jzklkher🧡

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 3 года назад +2

    ماشاء الله

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 3 года назад +1

    Jazasaa kallaah. Sh muxaadaradaada aad aan ugafaa iidaa

  • @munaahmed6081
    @munaahmed6081 3 года назад

    Mashaa Allah baarikalaahufik

  • @leenkaatileen5989
    @leenkaatileen5989 7 месяцев назад

    Waalidkaa iyo adigaba shiikh janada alaha idin geeyo

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 3 года назад

    Msha Allaah sheikh jazakallaah kheirn

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 года назад +2

    mash'Allah

  • @ayaanmaxud9598
    @ayaanmaxud9598 3 года назад

    Masha allaah sh.abdirazak alle hakubarakeeyo markasto muxadaràdkaaga waakuwa xaqiiqda taabanaayo oo noogufilan waano alle hanaga dhigo kuwii waanada waxkuqaato

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 Год назад

    ❤الحمد لله دائما وأبدا ❤

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 3 года назад +1

    Maasha Allah❤️

  • @maryamaliali6177
    @maryamaliali6177 3 года назад +1

    mashaAllah ❤️❤️💚💚🧡🧡

  • @axmedcabdulahi8847
    @axmedcabdulahi8847 3 года назад +1

    Man sha allaah

  • @hodansimansiman6847
    @hodansimansiman6847 3 года назад

    Masha allh hakuxifdiyo aakhiro iyo aaduunkaba khiiq

  • @fatumaahmed566
    @fatumaahmed566 3 года назад

    Mashable Allah Sheikh

  • @najmaabdirqhman2874
    @najmaabdirqhman2874 3 года назад +1

    Amiin yaa rabi jazaklah

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 года назад +1

    Masha allah

  • @islampeace6606
    @islampeace6606 Год назад

    Masha Allah

  • @shaaficimaxamed9054
    @shaaficimaxamed9054 2 года назад

    Maasha AlaaH sheekh

  • @aameday
    @aameday 3 года назад +1

    Mash Allah

  • @samiiracabdiraxmaan6170
    @samiiracabdiraxmaan6170 3 года назад

    Jassakallaah yaashiikh

  • @hodansaid7218
    @hodansaid7218 3 года назад +1

    Eebe hakuu naxa riisto if iyo aadhiro waad na dajisay.

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 3 года назад +1

    maansha allaah waa maxaadiro qiimo badan jazakalaahu kheyran sheikh ❤️❤️❤️❤️

  • @ceblamohamud4591
    @ceblamohamud4591 3 года назад

    Masha Allah alxm

  • @zumayoismail7080
    @zumayoismail7080 3 года назад

    Illah haku xafido sheikh

  • @ubahnuur3290
    @ubahnuur3290 3 года назад

    Mash Alah ❤

  • @Omoayan-wz6qp
    @Omoayan-wz6qp 3 года назад +1

    ASc maansha allaah

  • @fardusmohamed8849
    @fardusmohamed8849 3 года назад

    MnshAllah

  • @naimakusane1018
    @naimakusane1018 3 года назад

    Mashaallah

  • @ahmedjeesto14
    @ahmedjeesto14 3 года назад

    Mashalah

  • @naciimacawil2974
    @naciimacawil2974 6 месяцев назад +1

    Nafisa cawil adar

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w 8 месяцев назад

    Amiin yaarabi yaaraxmaan allahu Amiin

  • @farhiyamohamed7378
    @farhiyamohamed7378 3 года назад

    Mansh alaha

  • @amatullah3491
    @amatullah3491 3 года назад +1

    Maxadaro qiimo badn✅mashaAllah

  • @fatimaibrahiim8127
    @fatimaibrahiim8127 3 года назад +2

    Asc shekh xagee kala so xiriri karaa suaal muhiim i ah inan ku wey Di yaan rabaa insha alaahu hadey suro gal tahay

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 3 года назад +1

    Mashllh allah
    Xiftiy shekh c/riqada

  • @naciimacawil2974
    @naciimacawil2974 6 месяцев назад +1

    hooyo

  • @hamzaomar6546
    @hamzaomar6546 3 года назад

    ManshAllah sh.abdirizakJazakhAllahu kheir

  • @IfraaxHuseen
    @IfraaxHuseen 7 месяцев назад

    .ilaahayaw sh noodaa❤❤🎉🎉😮😅😅😊😊😂😂😂

  • @axlaammohamed3170
    @axlaammohamed3170 3 года назад

    Jasakallah sheikh Abdirisaaq xashi alle hakaa abaal mariyo

  • @hanajamac6484
    @hanajamac6484 3 года назад +1

    Mashlh adban ujeclahy maxadiroyinka xaqiiqada ka hadla

  • @duniyowahir4080
    @duniyowahir4080 3 года назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @alikaafiabdullahi5886
    @alikaafiabdullahi5886 3 года назад +1

    asc shedkh wan kusalmay sanlan kadib waxan kacodsanaya meel ankalas xiriro fadalan zuaalo ayndonayaa inshaalaahu

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 3 года назад

    🤲🤲🤲

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 3 года назад

    🤝❤❤❤🙏🙏🙏

  • @bisharoosmanmohammedwaxkal550
    @bisharoosmanmohammedwaxkal550 3 года назад

    Sheikh su.aal ayaan rabaa inaa iga jawabtoh

  • @baralinissaamin8233
    @baralinissaamin8233 3 года назад

    INA haashi Mansha ALAAH waxaad ila muuqataa NiN iimaan Leh ILAAH hakuusaidiyo WAA mida koowaad Takale weligaa mamaqashey sacaado uu qofku ilmaynayo marka uubanaanka marayo Marka dabaysha dhacayso iyo marka Roobka da ayo iyo markasto keligaa aadtahay farxad aad dad ubaahneyn oo aad rabto keligaa

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 6 месяцев назад

    اهلك

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 3 года назад +1

    Ogaysiis- ogaysiis waxa la ogaysiinayaa umada islaamka in hab online ah lagu baranayo quraanka kariimka ah sida adkaarta, ducooyinka, higaada, siirada, caqiidada. Iwm.
    Nagala soo xidhiidh what's appka: 0634829567
    By call: 0634829567....

  • @user-sq2de1pp4k
    @user-sq2de1pp4k 9 месяцев назад

    Masha Allah ❤

  • @yare114
    @yare114 3 года назад +1

    Masha allah

  • @farhiyomohamud4196
    @farhiyomohamud4196 3 года назад

    Masha Allah