Ku Maalgasho Lacag Yar Crypto (Invest Crypto Meme Coins)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.link/wtw90d
    Ku Maalgasho Lacag Yar Crypto (Meme Coins).
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

Комментарии • 55

  • @Omarroshid
    @Omarroshid  Месяц назад +9

    Meme Coins ka intoo badan xaraam ayay ku bilaawdan qaarba gadaal dambe xalaal ka noqday sida Doigcoin marwalba baaritaan kaaga samee.

    • @Ayshorts-tb3dn
      @Ayshorts-tb3dn Месяц назад

      RUclips shorts ka soo hadal sxb

    • @najmokkk
      @najmokkk Месяц назад

      Walal na ku caawi si aan ugu faideysano wax yar hadi lagu bilawi kara diyaar u ahy o helo qof I cawiya

    • @somtroubleshoter9642
      @somtroubleshoter9642 Месяц назад

      @@najmokkk walaal faseex ku qor youtube ka free casharo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +2

    Waa talo wanagsan lkn ogow dhow iskaga orad mahan ee taladana ka Faa'iidayso hawl badan ayaan ka horaysa ku talagal❤ saaxiibayaal

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  Месяц назад

      Mahadsanid walaal waa sidaas

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 20 часов назад

    Alle haku xifdiyo

  • @cabdullahisiyaadhussein9122
    @cabdullahisiyaadhussein9122 Месяц назад

    xalal iyo xaaraam bararuji macalin in e iska baaran

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 Месяц назад +1

    Mansha allaah ustaad forex danbe la igu maqali maayo shansanaan kusoo jiroo fx waxna kama hayo lkn aqoon fiican ayaan ka helay alxamdulilaah ❤

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  Месяц назад

      Cilmigaa muhiim ah walaal, mahadsanid

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 Месяц назад

      Mudo intee leeg ka shaqaynisay sxb

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada Месяц назад

    Masha allah @omarroshid ku soco sxb crypto caadi maahan laakiin aniga markaan waa ku qasaaray tmania coin dhulka oo ilagalay 😢😢

  • @luqmansacad3455
    @luqmansacad3455 Месяц назад +1

    thanks Mclin

  • @hanadabdishakuur5627
    @hanadabdishakuur5627 Месяц назад

    Mhd sanid macalimuu 🙏

  • @AbdullahiSuleimaan
    @AbdullahiSuleimaan Месяц назад

    Thanks legend

  • @iammeloofficial8920
    @iammeloofficial8920 Месяц назад

    Ustaad thanks❤ tan kale waxan rabnay sida coins lo gato stepska la marayo ustaad

  • @mohamedhassan6590
    @mohamedhassan6590 Месяц назад

    MHAD SANID USTAAD

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 6 дней назад

    Ustaad 1 coin ma maalgashan karaa

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 Месяц назад

    Ustaad Wan fahamay Crypto lkn Waxan Raba Side Ayu Qof Uu Iibsan Karan coins waliba Isago Kalsoni Qaba Yacni In La Dhaco Iyo Waxas An Ka Maqayn Taas Muqal Noga so same Iibso Iska Iib Mahadsanid

  • @JilleyAliIbrahim
    @JilleyAliIbrahim Месяц назад +1

    Teacher we need this course if its possible .

  • @ruqiyosheikhaways6378
    @ruqiyosheikhaways6378 Месяц назад +1

    Sidee lacagta lòò baxsada marka

  • @Ismailali21258
    @Ismailali21258 Месяц назад

    Ustaad halkeen kaagala sooxiriiraa

  • @RiseUp84
    @RiseUp84 Месяц назад

    Pro mahadsanid lkn balse isku day muuqaladada inaa ku soo koobto 10 daqiiqo

  • @AbdiSalanShueb
    @AbdiSalanShueb Месяц назад +2

    Hi omar roshid can i jion your team please ☝️

  • @abdiladif1538
    @abdiladif1538 Месяц назад

    Miyaanad xaaraan iyo xalaal ukala eegayn

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 Месяц назад

    Floki iyo bonk inaga soo hubi ustaad ma banaaana.ka ganacsigooda

  • @FILIMCAALAMI09
    @FILIMCAALAMI09 Месяц назад +1

    Zxb waxan rabay in aan ku waysiyo halkee kalo soo xirira

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  Месяц назад

      Whatsapp numberka description ka yaala nagalasoo xiriir walaal

  • @Amoore28
    @Amoore28 Месяц назад

    Macalimuu kasoo hadal hamster kombat airdrop sax ah miyaa plz jawaab kaa sugaa

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 Месяц назад

    Asc
    Ustaad waxa rabay ina iga caawisid meesha aan lacgta kaka shuban laha soomaliya ano jooga Binanciga, Meel aan kaka shubto Ama sarifle iigu so shuba hada taqaanid.
    Mahadsanid

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 Месяц назад

      Yaksi kuwa la dhaho ayaa jiro oo aan macmiil ka ahay if you need.

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa Месяц назад

    Sxb wasaabkaga nasi sxb legen

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 Месяц назад +1

    Bro Coinan ka aad sheegtay qaar ba xaaran ah mrka pls coin maka hore so baadh kadib dadka uso gudbi

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  Месяц назад

      Waanka hadlay marwalba reseach kaaga samee walaal

    • @suhaibfit6975
      @suhaibfit6975 Месяц назад

      @@Omarroshid reseach ku wa xagiisa
      Lkn wxa jira dad ku cusub suuqa oo Coinka whitepaper kisa xita fahmi karin mrka madama aynu nahay dad muslim ah coins ka xalaasha ah uun kaso hadal wll. Mahadsanid

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  Месяц назад +1

      waa runtaa walaal, balse ogoow COins badan waxaa jira gadaal dambe xalaal noqday oo lasoo xaqiijiyay xalaalnimadooda.

  • @maandhiseonline
    @maandhiseonline Месяц назад

    Walaal kasoo hadal humster kombat iyo blum

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul Месяц назад

    Meta Mask Maka gadan karaa?

  • @MawliidAhmed-g2d
    @MawliidAhmed-g2d 26 дней назад

    Pepe wa xaran coinka😢

  • @somalibakery
    @somalibakery Месяц назад

    Ani sarifle la’ahay 😊

    • @MCfilims
      @MCfilims Месяц назад

      Wafi isticmal isaga leh master card free ah

    • @zakibari7076
      @zakibari7076 18 дней назад

      Lacag badan mey gosanayaan mise​@@MCfilims

  • @abdaletigay4
    @abdaletigay4 Месяц назад

    pepe waa xaaran

  • @U.cristiano.f
    @U.cristiano.f Месяц назад

    Saxib marketka igu fican waa ke Laga Mal gashan karo

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz Месяц назад

    Dogecoin waqti dadka ha oga dhiman

  • @MushtaaqHusein1
    @MushtaaqHusein1 Месяц назад

    In barto rabaa wax ma barta adi

  • @mohamedsuleimanmrk3064
    @mohamedsuleimanmrk3064 Месяц назад

    Pepe asigoo 0000090 maraayo ayaan gatay 😮

    • @Daadir-media
      @Daadir-media Месяц назад

      Hada makala baxday lacagta intaa hesho sariflaysha ma bixinayan

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 Месяц назад +1

      Hadda kuus fiican waad heshay😂

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 Месяц назад

    Sida loo maal gashanayo so gali sxb

  • @craxmanmaxmud6716
    @craxmanmaxmud6716 Месяц назад

    Coinskan qaarba xaaraam ah sida Shiba Inu.Intaanad soo bandhigin soo kala shaandhe wall.

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  Месяц назад

      Waanka hadlay marwalba reseach kaaga samee walaal

    • @Salmo-bh6dd
      @Salmo-bh6dd Месяц назад

      Wll sidee lagu gartaa coinka xalaashisa