AROOSYADA UK 🇬🇧 HOOYOOYINKA GABDHAHA DHALAY QAAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Aroosyada UK 🇬🇧 hooyinka qaar.iyo Hooyo lacagtii Arooska loogu dhiibay cuntay🤭

Комментарии • 141

  • @jamilamuse9362
    @jamilamuse9362 2 месяца назад +9

    Ala gabadhan ruun badana waxad moda wax qalbigeyga ku jirey iney ka hadleyso ilahow mamoyin badan caqliga caliya o kale sii ❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 месяца назад +16

    Hoognay Naa Caaliya hadalka la
    ma qeexee😅 maad Canbarka iska dhehdid meesha teenagers baa ku daawanaya ❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +4

      Waa caadi Waa Magaciisa maxaa ceeb ka dhigay😅😅

    • @SusanBurton-tw8gg
      @SusanBurton-tw8gg 2 месяца назад

      ​@@Caaliyasharifanba waad iga naxsatay hhhh😂😂😂😂😂😂😂

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 2 месяца назад +3

    Waa Qiyaamihii Hooyadaas wax fiican may samayn,haddii dhalinyaradaas Is Rabaa ay Dembi ku dhacaan Aakhiro waa la xisaabayaa Maamadaas,20 kun miyaanay weligeed Arkin,mida kale hadda Gabadheedii iyo Wiilkiiba Niyad Jab bay ku riday,ilmahaagii oo guur xalaal ah kuula yimid,waxaaga ayaaba la rabaa in aad ku wanaajiso oo si fiican ugu Aroostid Acuudubillahi

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 месяца назад +3

    Aroos walee ma udhigo wiil iyo gabar midna shido maxa igaliyeey meger xajiiba usameeh ,gurigooda ha aadaan ,lacagta ladhiiba uma baahni iyo howl midna ,ilmhyganaa waa kuuducayna hoowl haui dirin iyo harag harak baan ka baryaa ,waa balan 4waaigq guursadewn meher qurux badan waa udhacay hal midna aroos iyo howl isma galin aql qurux badan iyodahab ku filan duco gurigoida haku tagaan alxmdulilaah

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 месяца назад +7

    Bismilah walllah sax waaceeb waxas aduunki yaab 😢habeenku hakuwacnado😍😍❣️❣️💌💌💌💌💌

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад +2

    Waa runtaa caaliyo
    Hooyooyinku waa inay gabdhahoda qiimigoda ogaadaan
    Sax 3qofo an isu meher saneyn waaba aafo teeda kale ninku ha ogaado gabadhu so doonay qiimiga hooyadeed

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 месяца назад +2

    Maasha Allah caaliya waa loo baahaan yahay wax yaabaha khaldan ee bulshada kadhex dhacaya in lagahadlo oo wiliba laysku canaanto

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 2 месяца назад +2

    So wacan Baad u hadashay lkn meelaha qaar magac kale u bixi 😂

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 2 месяца назад +1

    Asc caliya qurux hadad ino yare sarabab wllo hoyoyank allle xaaq tuuso dad musininha meterka kahore maha wiilku iskarak

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 месяца назад +1

    Albaabka maxaa iiga soo gelinaa wiil aan nikaax ugu dhicin, mahadsanid,

  • @somcana
    @somcana 2 месяца назад +1

    Asc, bal dhuunta iyo timaha iska astur abaayo.

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 2 месяца назад +1

    Oo caaliyo islamaha ilee qaarba jini lacag qaba markey arkaan baa miyirku ka tagaa waxaase iigu daran qoloda malaxa u dubeysa allow na xifdiyi kuligeen gabdha leenaho hooyoyin baa nahaye 🤲

  • @anababdihirsi1471
    @anababdihirsi1471 2 месяца назад +1

    Subxaanalah

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 месяца назад +1

    Gabdho waa leyga guursaday xiligii doonista ka horna wiilashaas ma arkin, 35000 ayaa tii u danbeysay laga keenay Alkhamdulillah ef rabbi haysku dhaqo,

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 2 месяца назад +2

    Waxaan aad sheegayso ma wax aad indha haaga ku aragtaa mise waa mala awaal walaaal

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 2 месяца назад +1

    Asc caaliyo waa tahay qof aften ag I Love you horta aniga waan ku jecelahay sheekhooyinkaaga waa xiiseeyaa marka gabadhaha aad cowradooda ka hadleyso si toos magacaas ha u abaarin ee dheh si qurxoon oo dadban sida dahabka gabdhaha lu yaala ama cambarka laakiin ha dhihi si tons ah hablowka ilaashada run waaye wax aad ka hadashey ma qaldanin
    Qof fiican baa tahay oo dadka dhiiri galineyso op dikiradeeda fiican shugan abaayo kun jeer wax sheegaaga kama dhargeynp❤❤❤❤❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад

      Magacna waad leedahay ceebna waad u yeeleysaa Walaal Waa magaciisa waana loogu yeerayaa you're welcome

  • @rageahmedrage4956
    @rageahmedrage4956 2 месяца назад +1

    Mashaa Allaah waa run waad saxantahay 🎉

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 месяца назад +2

    Fariid caaliya maxaa ninka inanta iga qaba iigu seexan aqalka hadaanay xaalad kale jirin ma anaa diiqad ku jirikara iyaduse ma inamadooda hooyadeed iyo aabaheed qolka ku xiga ayaa lala seexan waa dhaqan xume aniga xagayga.

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 2 месяца назад +1

      Muxuu la seexan yaa ku mehriyay horta bisinka

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад

    Waa sax sister ❤

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 месяца назад

    Waa run sister you are right 🥰

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +1

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh yaab waa sax waa inala ilaliyo gabdhah iyo wiilsha allh haano xaafiido

  • @khadijoali2071
    @khadijoali2071 2 месяца назад +1

    runleey kusoco from mogadishu

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @luulaabdi3796
    @luulaabdi3796 2 месяца назад

    Qurxi magaca oo dheh Liis !!

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 2 месяца назад +1

    Hooyoyinkii hora ba gabdhahoda qurxinjiray arooskoda kabajiray lkn kuwa hadda jiro waa horor kuwa ilmahoda guur la rabin bad arkeysa oo is yareen ka raadinayo!

  • @fadumohagi2603
    @fadumohagi2603 2 месяца назад +2

    Waa runtaa walaashey Caaliya Sharif

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 месяца назад +2

    Ala caaliyaay .... ❤❤❤😂😂😂

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 2 месяца назад +1

    Waxa qaldan in Meherki aan lagu sameyn gurriga, la yiri hala sugo Hoolka Balantiisa,
    Bal adiga kala illali Dhalinyaro Yurub lagu dhalay?

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 месяца назад +1

    Waa akhlaaq xumo tii ugu xumeyed maxaa ninka guriga dhex dhigay horta ileen maba qabee acuudu bilaah

  • @yasminali7259
    @yasminali7259 2 месяца назад +1

    Waaku salamay caaliya keep going wacyi gelinta Ka hor tag dhaqan xumada

  • @HudaAbdi-gu8ll
    @HudaAbdi-gu8ll 2 месяца назад

    Calyay walalo horta waan ku tagera mida kale aniga nin aan somali ahayin o carab ah ayaa iqaba asagana lacagti sa kensaday kkkkkkk

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 месяца назад

    Horta waxaan labay aroos gabadha kaciyaaraan because guriguulajoogay

  • @farhiagabeyre5189
    @farhiagabeyre5189 2 месяца назад +1

    Sax waan jugu raacsanahay ✅💯💯💯Kushan walashay💪😍😍

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 месяца назад +2

    Alahuma Akbar 20,000 aa ugu yar kulahaa 10,000 aa la baxshaa gabdha aad leedahay maad u hadalee anagaa wiilal leh 10,000 lee geeyn doonaa

  • @mslove5933
    @mslove5933 2 месяца назад +1

    Aliya hadalka naga soo baandhee waa maxay huuno

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 месяца назад +1

    Asc caaliya shariif. Friiid

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 месяца назад

    Barlık allah good example Mashallah

  • @muxubohussein9808
    @muxubohussein9808 2 месяца назад

    Mashaallaah Abaayo

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 2 месяца назад

    Anniga wxaan marqaati ka ahay gabar la soo doontay waxa korsatay Singel mother, marka Hoolka aya la waayay, Meherki waa soo daahay.
    Dhalin yarada isma dhaafyaan, waxay wada joogaan maalin kasta guriga Hooyada gabadha, dhashay, Marka Maxa qaldan?

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 2 месяца назад +1

    Caaliyo buraabur hadii la iska daayo ma waxaan cayaarnaa jaas iyo niiko, hadalkaas beddel mcnto.
    Sida kale si fiican ayaad yeeshay.

  • @maslah345
    @maslah345 2 месяца назад +1

    Horta waxaa qalad ah in sheekada maqashay ee maxamed buskut baahi kuma uusan dilin gar waa ka islam asagoo jiko kujira oo wax ukarinayo dhowr jeer beynu aragnay marka walaashey cadey danbi ha aruursan wadan reergalveedbaan joogaa ninbaa baahi igu dilay beendheh way dhaqaaqi oo cawimad ayey weydiisani lkn muniira buskud wey jeceshahay

  • @maryamibrahim4878
    @maryamibrahim4878 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 месяца назад +1

    hooyo wanaagsan baa laysku dhaafey😢😢 markay hooyadaa tuuga tahay. waa ceeb 😢😢

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 2 месяца назад +1

    asc abaayo mcn subaxallah ❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 месяца назад +1

    😮😮😮😮😮 caaliyo wa wax lala yaabo in gabdhaha hunguri lagu raadiyo wadanka lagu ogaa ma waxi lagalen uk qurbaha yaab badana gabar somaliyed aroosada qarashaadka maba helaan family qaatan iyo arooska lagu fangareya

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 2 месяца назад

    asc caaliya sharaf wax xuba masheegtida

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 месяца назад +1

    Oo in guur la hadlayo baan moodayay ee ma inan aan laba guursan baa ceebeey tacaal

  • @zienabali23
    @zienabali23 2 месяца назад

    Buraanburku waa xaaraan xaaraan✅✅✅

  • @IbrahimElmi-c1u
    @IbrahimElmi-c1u 2 месяца назад +4

    ❤❤❤❤❤ Warka waa la Asturaa.

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 месяца назад

    Mashalha ❤❤❤

  • @muxubohussein9808
    @muxubohussein9808 2 месяца назад +1

    Sax Caaliya

  • @AaminoHashi
    @AaminoHashi 2 месяца назад +1

    ASC . Waad waanisey hadey waano qaadanayaa.

  • @Lily-it5uf
    @Lily-it5uf 2 месяца назад +1

    Abaayo hadalada qaar waa la asturaa please mind your language

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 2 месяца назад

    ASC Walashey Allah ha ku Xafido Masha Allah Ruun badi shegtey qeri Allah ha ku siiyo

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤ runta u sheeg soomaaliyeey dhaqankeena diinta ku saleeysan yaan laga dul boodin waa qalad in uu nin guriga yimaado

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 месяца назад +1

    Sax🙏🏾✅

  • @AyaaaJama
    @AyaaaJama 2 месяца назад

    Plz next vidoe speak about buskutd wife she its so bad wallhi

  • @amranmohamed4397
    @amranmohamed4397 2 месяца назад +1

    Caaliya kolay qof aad taqaano ayaad ku dhega hadlaysaa dadkan oo kale maan arag alena tuso

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 месяца назад +1

    Waa ceeb caaliya yurub dhibato badan lagu arkay walidka ilmahoda ka baqyan nalagu caaya Somalia waana run 😅😂 waa meel balo badan

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 месяца назад +1

    Ileen Qurbahana Gabdhaha waa la gataa xaggaan baan kula yaabanayne

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +3

      Waaba meesha ugu fiican😂😂 Lacag baan ka dheregnay

    • @guleedciise4497
      @guleedciise4497 2 месяца назад +1

      @@Caaliyasharif see la yeelayaa hadde haddii Soomaaliyana 10 geel ah lagaa rabo UK 30 kun oo Boun

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +2

      @@guleedciise4497 🤣🤣🤣🤣 iska bixiya hadde sikale maleh

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 месяца назад +2

    Saxiix no rules no hayaa hadii kale you are mooryaan iya

  • @SusanBurton-tw8gg
    @SusanBurton-tw8gg 2 месяца назад

    Walaahay caaliya waxad tahay walaal rasmi ah

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 2 месяца назад +1

    Sheekada mulawaxa ma fahmin lakin inaantan wan taagera somalida inta yar ee waxa wacan so gudbisa iyaay ka mid tahay❤

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 2 месяца назад

    Caaliyo cambar dheh

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 2 месяца назад

    Asc baayo wn ku salamy

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 месяца назад +2

    Dad 20kun iyo 30 kun iska dhiibayo ma arkin ee meshaas UK mahan ee meel kalad ka hadlesaa gabadha ugu qalisan oo familiga wiilka u washtaan 10kun bixiyaan 😂😂😂😂😂

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 месяца назад +1

      Hotelada fananiida meqa ku baxeso hee

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад

      Hall ka keligii ayaa £7,000 lagu kireeyaa

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 2 месяца назад +2

    Wax xun maad sheegin baayo huuno

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf 2 месяца назад

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 2 месяца назад +2

    Ninka madowga ah ee UK naagta somalida ah digaaga (chicken) ku guursaday kawaran 😂😂😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +1

      Waa program mar hore ahaa. ninkaasi wuxuu guursaday Naag soomali ah oo 10 sano ka weyn wuxuuna lahaa 2 xaas oo kale chicken iyo waxa la sheegayo waa been

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 месяца назад

    Sweden bay sheekadan kadhacday biishii juun.

  • @AxmedmaxamedNuur-o3e
    @AxmedmaxamedNuur-o3e 2 месяца назад

    Caaliya runley

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 месяца назад +1

    Caaliyoy see wax yeeshay 😂😂😂

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 2 месяца назад +1

    Waa runtaa caaliya cadeey

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 месяца назад

      Asc mama caliyo gabdhaha aan gudnen way kafican yihin kuwa gudan Lakin mama caliyo somali hadan nahay figradxun aya lagafshansan yahay tas WA been

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 месяца назад

      Xaran waye in gabdhaha lagudo danbiwaye mama caliyo aniga qurbahan kudhashay iska fshan gudoow LAMA ogolo xaram

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 месяца назад +1

    Kkkk caliyo anagay nagu dhacday hadadaan qoyan waa nalaga dhaariyay magicii ba waalasheegi waayay kkk

  • @halimohusseen2587
    @halimohusseen2587 2 месяца назад +5

    Good job sister

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад

      It's my pleasure🥰

    • @june6206
      @june6206 2 месяца назад

      @@Caaliyasharifcaliya mantuun bad wa u bahan in laga hadlo wiilasha soomali hooyo yinkood wey dulman yihiin lacag an abal koogu hayn ahanibka iyaga wax kasta siiya colad baba lacagtii ad bixi say kuu dheer wallahi waxan idhi inamada soomali da wa in anay bixin lacag danbe 😂

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 месяца назад +2

    Ma reeraha baad wareegta maxaa ku ogeysiiyey🥱

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 2 месяца назад

      Asc caaliyanoolowsax

    • @maryamhassan8093
      @maryamhassan8093 2 месяца назад +2

      Waa run hadey guri ku soo aragtay waa iney sheektaa caaliya runta ayey sheek tay

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 2 месяца назад

    Waaxa lagayabaa teeda inaaysan waax baa kaogeen ismoog

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 2 месяца назад +1

    Kkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 месяца назад

    Waa Lee baalahaa kariif taaye

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 месяца назад

    Af adayga jooji Caaliya.

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 2 месяца назад +1

    Waaruntaaa xataaa inay israaacaaan maaahan runtaaaa

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 2 месяца назад +1

    Asc caaliyay maanta waxaagu bariisayn way dhaaftee
    Waa xan caadiya.
    Astaqfirullaah.

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 2 месяца назад

    Aalia maxamed buskud kasoo hadal iyo naagtisa soo qarxisag taasa shidan last 2day😂😂😂😂

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 месяца назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 2 месяца назад +1

    £20 kun waxa dhiibo Ninka shaqeystay, laakiin Ninkaan shaqeysan ma dhiibo £20 kun wuxuu dhiiba ugu badnaan £8000 iyo sharaxada gurriga. isma dhafayan hadaan meherka la boobsiin, Caaliyo waa runta aqlaaq xumadaan waa in wax laga qabtaa,

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 2 месяца назад

    Gabdhuhu bini aadan maxaa hilib iyo cawro kadhigay..Faarax been idiin sheegay

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 2 месяца назад

    NAA MAXAA KU HEELAY QURUXEEY

  • @mohamedaskar2881
    @mohamedaskar2881 2 месяца назад

    Caliya waan ku jecelay Mohamed

  • @bilana289
    @bilana289 2 месяца назад +2

    Buraanburku waa been iyo huuhaa waa in la joojiya
    Reerkaygaa dadka dili jirey
    Reerkayaga dadka geeloda dhici jirey
    Somali iyo waali maxaa kala haysta
    Wiilka inta aan la isu meherin waa xaaran in la is dhex yaaco waa dhaqan xumo
    £20,000 ayay isku dawakhday 😂

  • @muxubohussein9808
    @muxubohussein9808 2 месяца назад

    😂❤

  • @hashashahmed2922
    @hashashahmed2922 2 месяца назад

    Caaliya waxa dhar ugali 😅😅😅😅 ha qayixine

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 месяца назад

    Sorry 😢😢

  • @bmismail1299
    @bmismail1299 2 месяца назад +1

    Sax waa runta 😂😂🎉

  • @MubYus
    @MubYus 2 месяца назад

    Caaliya, Salaan sare.

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 месяца назад +1

    Islaan rer muduga maahan islaanta gabadheeda nin aanan qabin malawax udubasa hooyaday haday ahaan lahayd tolow maxay samayn lahayd adunka hooyaday say ukulushay waa la yaabaa😂😂 nin lama maqashiin karo

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 месяца назад

    Dhagayso dariska in ay kaa furaan iradaha naayaa la imoow taaylanti ogoow

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂janeraal iga dheh

  • @okidoki2124
    @okidoki2124 2 месяца назад +4

    wax aad masuul ka tahay ma jirto caaliyo nabsi yeysan kugu noqon hadalkaas.

  • @Fatuush-vv7pt
    @Fatuush-vv7pt 2 месяца назад +1

    Ana uhoreya yes😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +1

      Thanks Fatuush🎉🎉❤❤❤❤

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 2 месяца назад

    Wiil Soomaali oo kaliyaa wax bixiyaa😂😂😂 caaliya ciyaarta naga daa wadan waa lala dhisaa badankooda oo habadha waa loo diiqaa