Sheekdiii NiNkii YAHUUDka ahaa iyo Gabdhii Somalida Aheyd

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 214

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 2 года назад +17

    My lovely HBO mcn pine iku qabo qofki ugu horeyan ahay❤👑

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 года назад

      MASHAALLAH MAMA CALIYO QURUX LEY AYATAHAY VIVA GUUL DADKAN WA CASHARA NAQ MAMA CALIYA XAYI UHADAL BOTO BADI

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 года назад

      MAMA CALIYO SOMALIDA WAXAY JECEL YIHIN BOTADABADI XAYI ISKA DHIG OK

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 года назад

      MAMA CALIYA SHEKOYINKA USHEEG SIDII FARXIYO TAWAKAL BOTEY HABABA SAS AYA LAJECEL YAHAY HAB HAB

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 7 месяцев назад +1

    Yahuud waa baqiil shekadaas anaga ha noo sheegin. Shekada dhinaca Carabta meel bey ka qurun santahay. Qof berry i soo noqo yiry waxey u dacwoodo waa qalad. Allah SWT ha ku soo hadeeyo. 😢😢😢

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 2 года назад +4

    ❤👑👑👑❤❤❤HBO ilove you caliya quruxsan somaliyey caliya like ta ha kala bakhelinina

  • @sumayamohamed9240
    @sumayamohamed9240 2 года назад +5

    Mashalh mam si qurux badan baad uwadaa waxba haka lajar jarin sidan ku wad waa sida aan kaga barany❤💯

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад

    Caliya sheekooyin kaaga Inaba cadi ma aha waa iga qosol siisay markaad tiri ninka carabka waa xaasid been maad sheegin waxey yiraah Daan yaa abiid runta weeye ,yahoo da ayaa dhaanta xabiibtii jzklq thanks for sharing waa ka helay sheegadan weey ugu socotay noo soo badi kuwaan oo kale xabiibtii jzklq..

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад +1

    Waa runtaa caliya carabta waa xaasidiin I gree 100% waxay yiraahdan soomali yaa cabiid runtaa weeye xabiibtii, yahoo da ayaa dhaanto 100% .thanks for sharing qaaliyeey sheego fican baa igu socotay keep it up good work xabiibtii.

  • @sadiaadan6262
    @sadiaadan6262 2 года назад

    Masha allah sax waye carab dad fican mahan 🤣🤣🤣 noshekey aniga wan kuwataa habo noo sobadi skekoyinka somalida

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Iyo iimaanka wxay nagahaystaan yuhuud masjidul aqsaa mubaarak Iyo dhulki barakaysnaa quraankeenu sheegay

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Aduunkaan aan kunooldhày dhulki ugu qaymaha badnaa ugu quraxda badnaa ugu nimcada bad naabay khasab kuhaystan see ugu qanca yuhuud

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 2 года назад +1

    Habo Caaliyah Sharif Beautiful story , Mashalaaah. walaahi very inspirational. Somali haa nolaato!

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 года назад

    Masha allah

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Iyo dhamaan suuradaha kahadlaya qudus iyo dhulka karakaysan ee falastiin

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 года назад +2

    Msha allah caaliya qurux dumar Alle haku xafido aamiin 💋💋💋💯💯💯❤❤❤

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 2 года назад

    Wcs qxuruxeey waa qiso fiican lakiin anigu yahuuda waan nebcahay walaahi subxaanalaah 🤴

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 года назад +1

    Masha Allah caaliya hore u soco macanto waa runta carbta somalida ma jecla

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 года назад +1

    MashaAllah MashaAllah walashaay somaliyed baiguadaantahay 🥰❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 года назад +2

    Masha Allah caaliyo sharaf badan we miss you

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 года назад +1

    Mansha allah tabaraka allah. Beryahaan walahi waa ku tabay ina adeer. Waxaan dareemaa in aan weligey ku kasaayey ❤❤❤
    🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 2 года назад +4

    Waan jecelahay warkaaga iyo sheekaba sheekay keentaa lkn yuhuuda ma jecli dad islaama bay dhibaan oo dalkoodii ka qaadeen mida kale yuhuud waa malcuuniin nacdashii rabi ayaa ku socota ilaahay baana sheegay inay dad xun yihiin

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 2 года назад

    Gabadhan wa jeclahy igu so xira

  • @hawoadan3577
    @hawoadan3577 2 года назад +9

    Weligaa hanicin qof Muslim ah haduu meel kuxun yahay meel buu ku fiican yahay

  • @umsead8250
    @umsead8250 2 года назад

    Masha Allah shego qurux waann kahelaaa shegoyingaga

  • @IlhanMuse.-zr9uq
    @IlhanMuse.-zr9uq 7 месяцев назад

    Asc waan ku salaamaya wllo ❤❤❤❤

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Hadad garan lahayd suuratul israa walmicraaj mahnahoda waad oyilahayd

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 года назад +2

    Masha Allah, I like your stories.

  • @ahmedosman3637
    @ahmedosman3637 2 года назад

    Walahi been maaha yuhuudu dadka si wanaagsan ayay ula macaamilaan anaa arkay

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 2 года назад

    Caaliya sharaf nooloow Hore usoco

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Abayo macan waa ceeb yuhuud hano xayaysiin wax ladhaafsado maha gaari yar omustacmala iyo shaqa waxa kawayn hanka qofka kuslimka

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 года назад +1

    Wll yuhuud iyo qof muslim ah ha is ag dhigin dad wanaagsan baa kujira carab

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 2 года назад +1

    Ma sha Allah I really like your stories 👌🏼keep going my dear sister ❤️😘

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 2 года назад +1

    Masha allah tabarakallah habaryar caaliya sharafbadan

  • @koko83115
    @koko83115 2 года назад

    Masha allaah abayo aad iyo aad uga helay qisoyin kaga noso badi wlhi beentana maha in carabtu yihiin dad aad u ixtiraam xun bili aadimada ma yaqanin intoda bdn wa dad aad uxun xun run aya ku sheegtay tas qaali ❤️😘

  • @safiamohamed3691
    @safiamohamed3691 2 года назад +1

    Caaliya caadeey waan ku salaamey walaashey maasha allah tabarakalaah allah kuu barakeeyo caqligaaga, isma aadan bedalin yaraanteenii ilaa hadda. Waligaa baad aheyd qof af tahan ah.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад +1

      Sawirkeygii intii la ii soo diray baan adiga ku mooday🤣🤣🤣 luuqa soo dhegeyso

    • @safiamohamed3691
      @safiamohamed3691 2 года назад

      @@Caaliyasharif lol, walee haye hadaan dhageysanayaa in sha allah.

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 2 года назад

    Walee waa rutaa

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 года назад +2

    Masha Allah we miss❤❤❤❤

  • @osmanmohamed9675
    @osmanmohamed9675 2 года назад +1

    Waan ka helaa barnaamijadaadii iyo xarakaadkaadii iyo qosokaadii oo farxadda ku dheexan.

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 года назад

    Walee gabadhaanu carabta run ayeey ka sheegtay, carabtu dad fiican ma aha Waa run. War Soomaaliyeey carabta iska jira waa cawaandiye

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 2 года назад +3

    Ilaa maalintii aad bilowday sheekada ilaa hada waa kula socdaa
    Ku jecliyaah💘👍😁💓

  • @k.j214
    @k.j214 2 года назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ibrahim10rock
    @ibrahim10rock 2 года назад +1

    Mamo you’re so funny and I love you 😂

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 2 года назад +1

    Love your stories 🥰🥰🥰

  • @idilqalanjo
    @idilqalanjo 2 года назад +1

    Carabtu dad fiican maaha ha odhane carabta qaarkood dheh walaalo

  • @naimaali6420
    @naimaali6420 2 года назад

    Wqlhi waa kugu raacsanahay carabta ana ku soo daalay

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 2 года назад

    Yuhuud illaahay lacnadiisa ayaa ku dhacday qur'aankana waa lagu sheegay, yuhuud iyo nasaaro raali kaama noqdaan ilaa aad diintooda raacdid. Marka abaayo waxa ay bixinayaan ee maal aduun ah ha u maleynin naxariis iyo wanaag ee waa dabin ey u dhigayaan inta indho ku garaadlaha ah. Allaahba ma amaanin wanaagna ma leh kuwaas allaha ciqaabee.

  • @samsam1calin752
    @samsam1calin752 2 года назад

    Walaashey caaliya galab wanaagsan waan uxiisaa qisooyinkaaga hanaga maqnaan xabiibti allah ku xifdiyo daf ayey kula tiri kkkkk horumar wacan insha allah

  • @salmaabdulle9150
    @salmaabdulle9150 2 года назад +1

    Hi sis alahumabarik wa qiso wanaag aah qofki fiican wax fiican bu helaa ❤️❤️إنّا لا نضيع من احسن عملا ✨carab wa saqajamiin 😡

    • @asiyamaxamad6891
      @asiyamaxamad6891 2 года назад

      Abaayo waan ku salamay abaayo carabta waxaa jira qaar xun iyo qaar fiican oo ah insaan waayo anigu waxaan ka soo guuray sacuudiga

  • @rodabest4798
    @rodabest4798 2 года назад +4

    Carab diinta hanaga dhaxayso shartooda Allah haynaga qabto

  • @sucdihalane5607
    @sucdihalane5607 2 года назад

    A.s. walaashay qaaali waa runtaa taas 💋💋💋♥️♥️♥️💯💯👍🤣🤣🤣

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад +2

    masha allah

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 2 года назад

    Asc xbbti waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay waa ku wayaay waxan ahay gabar walashaada kula socoto mar walbo xbbti keep going caliya my sweet sister ❤ one love 💘

  • @muxuboahmed225
    @muxuboahmed225 2 года назад

    Waa ruunta walhi carabta inta ugu badan maficno

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 2 года назад +1

    Masha Allah tabarakalaah 🥰😍

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 2 года назад +1

    Mashaallah wllo hora usoco Halkaa kawad qisoyinkaaga cajiibka ah

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад

    Caliya baryahan waad naga grab satay mash quul miyaad noqotay,noo soo badi sheekoo yinkaaga hanaga mash quulin thanks for sharing qaaliyeey.

  • @naimaali6420
    @naimaali6420 2 года назад

    Wlahi tell hadaan helo qiso carab aan kala Kilmaurs ayaannkuu sheegi laahaa

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Hadad quraanka inyarna ka aqoon lahayd macnihiisa waad oyilahayd iskada inad yuhud xayay siside

  • @sacido1721
    @sacido1721 2 года назад

    Maansha alaah walaahi waa nin abaal leh

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 2 года назад +1

    Mansha alah god bless you

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад

    Ha warun caliya carabtu waa cadaw walhi sida laga sheegay iyo sidaan aragnoba

  • @sucaadcannel5805
    @sucaadcannel5805 2 года назад +1

    Maansha allah waan kusoo salamayaa

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Suuriyan ka okale wadadka ugu wangasan ela lanolankaro yamanta

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 2 года назад

    Hore usoco Walaal waan kugu xirnahay

  • @muniramohamed4557
    @muniramohamed4557 2 года назад +1

    Habaryar waa ku salaamay🥰🥰🥰

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад +1

      Waa kaa qaaday carfoon badaneet🥰🥰

  • @fataxosmantaaj2940
    @fataxosmantaaj2940 2 года назад

    ssc alaha ayey mahadi u dugnaatay qof kasta wuxuu akke u qadari wuu helaaa looxul maxfuud ayey ugu qoran thy marka maashuu akke doone ayuu juu soo marinaa muslim ama gaal intaa ka dib qof kasta oo wanaagsanaada isaga ayeuu anfacaa waayo alle ayaa ka abaak marinaayo marka sheekadaada wey fcn thy halagu daali islaam ka waa meesha kaliya lagu faa' iido adna waad ku mahadsan thy tabintaada wacan Ms Alia next vedio in shaa alaah good luckly

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Dad cunsuriya iyo Dad aad uwanagsan ba wayleyihin

  • @halimoalihussein4385
    @halimoalihussein4385 2 года назад +1

    Manshallah habo

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 2 года назад +1

    Asc wllshey lagu waa maalmahane alla sheekadada jecliyaa naguma dheerene yaaba ka xiisa sheekadaada🙏

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 года назад

    Mashallaaah caaliya quruxeey💕💕💕💕

  • @jabartimohamed2720
    @jabartimohamed2720 2 года назад +1

    Wlley dadka somaliyed yahuda ha jclesinin

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 2 года назад

    ❤❤❤

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Suriyan kokale waxlacun beey leyihin masaaridokale qadriyinta yamaniyinta

  • @fatimamohamudjama3152
    @fatimamohamudjama3152 2 года назад +1

    Love you 💕 💕 💕 💕 💕

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 2 года назад

    😂😂🌹🌹🌹❤️❤️❤️😍😍

  • @faizaw2788
    @faizaw2788 2 года назад

    MASHA ALLAH SISTER KEEP GOING .

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад +1

    masha allah thank you 🙏

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад

    CWS SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLIYA MRS CALIA 👍

  • @ifraahabdi7729
    @ifraahabdi7729 2 года назад

    hbo quruxbadan m Allah aragtidada wan kufarxa wlhi ❤️

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Quranka barta tafsirka barta si ad ulala fahantan xaqa iyo badilka

  • @daaeaa4700
    @daaeaa4700 2 года назад +1

    Mashallah hanbalyo

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 2 года назад

    Asc my sister shalay ayaan is lahaa aawey walaashaa today you are here maasha allah

  • @hawoadan3577
    @hawoadan3577 2 года назад +3

    Marka laga reebo dadka shirkiga kudhaqma mana aha muslim qof alle cid wax lawadaajiya cidkale marka ninkaas reerka uu ka dhashay khayaano dhagar iyaga ayaa loodayey nabi mohammad Scw waa sumeyen waa sixrir alle ayaan kaamagan galay shartooda please barta surah a baqara

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 года назад

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 года назад

    🌷🌷🌷🌷

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Abaal uguhay qofku wuxu kutaro lakin inad tirahdid lacagbay isiyen garibay isiyen shaqay isiyen yuhud carabna aad caydid waa fikradahay yuhud intas kashaqayso

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Wxan ubarta inan fahmo bal meshay usocdan iyo hadaf yadoda qarson

  • @hafifa4837
    @hafifa4837 2 года назад

    Some Somali people think that they are Arab and refuse that they are Africans

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 2 года назад

    Abaayo caaliyo la aantaa abaar

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад

    waa run carabtu dad ka waygumaystaan

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Год назад

    Abaayo waa qalad inaad yuhuudi amaanto carabta na hoos u dhigto marwalbo carabka waa walaalkaa oo muslim ah ha is Barbara dhigin yuhuudi iyo carab muslim ah

  • @bmismail1299
    @bmismail1299 2 года назад +2

    inta aad sheegtayba wa runta iyo qaarkaalo kasi xun ana 53 sanno ku noola, weliba hadaad intayda oo kale la nolaan lahayd diintaad uga.bixilahayd, markey dhegahaaga ku badato ya cabid nebigayaga nooda

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад

    Warid casigana anagaba walenahay ayagana wanala mid carabo dhan oqomiyad walba leh mawada xuma

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 2 года назад

    ❤️❤️❤️❤️😍😍😍🌹🌹🌹

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 года назад

    Mahadsanid walal

  • @sharifoyasin7876
    @sharifoyasin7876 2 года назад

    Wcs

  • @hawoadan3577
    @hawoadan3577 2 года назад +1

    Aniga aan ilaashano islaanimadeena

  • @fatmayusuf5811
    @fatmayusuf5811 Год назад

    So funny

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 года назад

    Yuhuudu soomaalida yurub joogta wey u roon yihiin sababtana iyagaa og lkn waxaa dhici karta iney abaal hore oo awoowa yaasheen ugaleen iney gudayaan.

  • @caawiyerunsheege3005
    @caawiyerunsheege3005 2 года назад

    Rawaahu caaliyo wasaxaxahu shan dumara hhh

    • @hana8824
      @hana8824 2 года назад

      Mutafiqun mid dockayeer ah oo soodaliishatay in dumarku xitaa wax saxiixin karaan🤣