"Galmudug Bilyans Shidaal ah ayaa laga helay,"Wasiirka Batroolka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 46

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 2 месяца назад +3

    Maasha Allah Galmudug waxay noqonaysaa meesha ugu Qanisan Afrika. Qof Kasta oo Reer Galmudug ah waliba Reer Hobyood ah Faqriga Dhiisha waa tuuri doonaan. Guulaysta.

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 2 месяца назад

      @@raghedanan3959 insha Allah

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 2 месяца назад +9

    Galmudug oo ku biireysa deeq bixiyayaasha mar dhaw

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 2 месяца назад +2

      Waa hadii nawad lahelo

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 2 месяца назад

      @@yussufismael6314 waa la helayaa hadii dhaqaalo yimaado...oo caruurta schools free loo diro, waalidkoodna shaqo loo dareeriyo

    • @saadaqsaadaq7738
      @saadaqsaadaq7738 2 месяца назад

      @@abuudeeq200 hortaa kabax guryaha islaameed deeq hadaa leedihiin boobka xamar maxaawaaye ilaaheey haidiinku celiyo galgaduud iyo meeshaa kasoo duusheen

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 месяца назад +5

    Wasiirka waxaan kulatalinayaa haka ogolaan iyagoo waxduubaaya inay su aalo kuwaydiiyaan waayo igagaaba tuug ah maxay wariyaha uwataan ayay ushaqeeyaan oo ay usheegayaan macarabta ayay warka usheegayaan mise cadawgeena waan kukalsoonahay wasiirka badroolka laakiin kuwan waxwaydiinayaa WAA JAAJUUSIIN FADLAN HAKA OGOLAAN JAWAABO

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 2 месяца назад

      Kuma kalsoonin Wasiirka iyo ibliisyada shidaalka rabo Ilaahay shidaalkaas dhulka hoostiisa Kama soo bixiyo abid

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 месяца назад +2

    Fadlan halasoosaaro shidaalka

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 2 месяца назад

    GALMUDUG, DHEREG AYAA LAGA HELI, SOOMAALI OO DHAN WAA IN AY DHBKA IYO BAAHIDDA KA SAARTAA, XITAA KUWAAS SOOMAALILAND ISKU SHEEGO WAA IN MASHAARIIC AY ITOOBIYA OOGA MAARMAAN LAGA DHARJIRAA, BUUNDOOOYIN, WADOOYIN WAAWEYN .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhh riyo hawiye miya taaasi

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 месяца назад

    Maamul goboleedka ugu qanisan soomaaliya galmudug. mooryaanta deni punland ha ooyaan ileyn shidaal in laga baaro isaga ayaa diiday

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Oooy heee denni afkaaga ka saar dooxada dharoor eyeyda ma leh la ogaan mayo dhaxalka pl orod meelahaas ka ooy

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 месяца назад +1

    Waxaan joogaa awdal waxaan fahmayaa in kuwan wasiirka waxwaydiinayaa ay dalalkale ushaqeeyaan maxay kamarada uwataan waxay wax usheegayaan cadawga soomaaliyeed

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 месяца назад +2

    Soomaali dhamaan madalkeena ayaan fashilinaynaa maxaad wariya iskudaba wadaan iskadaaya iskadhaadhicinta dadka oo iska dhaadhiciya ilaahay wasiirkuna waa idinka saxanyahay kadaaya fashilinta aad wasiirada sharafta kaqaadaysan

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 2 месяца назад

      Ilaahay ha fashiliyo wasiirka doowlada iyo cid kasta oo rabta inay nabaad giuriso dhulkeena oo ay cudur iyo dhul gariir u horseedaan. Meel shidaal laga soo saaro oo dhan musiiba Kama fogaato ee Ilaahay shidaalkaas in la soo saaro uma kaso. Yaa Rabbi dhagax aan la qaadi karin korsaar shidaalkaas ilaa 500 oo sano oo hada kadib ah Ilaahoow dhoow dadkayga iyo dhulkayga hooyo ee laga soo askumay

  • @nevergiveupallahwithyou9646
    @nevergiveupallahwithyou9646 2 месяца назад

    Shidaalka qybsigeeda heshiis malagu yahay sida loo qaybsanayo .

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l 2 месяца назад

    4:20
    Two layers oo is dulsaaran midna crude oil midna Gas aduunka nucaas ah ayaan Somaliyeey iska hor taaganahay. Qabyaalad darteed
    War waxa na isku kaaya diraya waa baahida gaajada iyo faqriga

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 месяца назад

    Nimankaa waa kuwa dumiye somalia ileen wadankii xitaa aan xaduudiisu xirnayn ayey leeyiin shidaal bisinka

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад

      Xuduuda waxaa lagu xiraa ciidan iyo hub ciidan iyo hub waxaa la helikara marka dhaqale la helo

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 месяца назад

    Wax qof ilaah.siiyay ma ka qaadi kartaa kkkkk

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 2 месяца назад

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 2 месяца назад

    Waa yaabe dawladda federaalku dalka ay ka talisaa waa halkee ? . Dhulka shidaalka laga qodi rabo yaa iska leh ? . Haddii ay rabto inay dalka ka taliso maxay maamul goboleedada u majaxaabisaa oo shacabka soomaaliyeed isugu dirtaa ? .

  • @sidimani
    @sidimani 2 месяца назад

    Dowladda federalka wexe u wanagsantahay mamulada ladagala o dida somalinimada sida SL,PL,KG&JL o dida amradeda & qawaninta xitta barlamanka somaliya ka sobaxa iska dhafe & iyago didan lana dagaleyo cidamada JFsomaliya hadey tagan dhulkoda, tusale wasirka hadalkisa e aha galmudug o ah mamul lashqeya dowladda, cidankisa jogan ayu yiri" batrolka ku jira wa billyan dollar halka" lakin trilyanska dollarka e ku jira mamaulada dowlada aflagadeya o dida awamirted o xiita didan JFS sida boontaland & somalilaadka kama hadli karan, tagero & cidan ey geyan kama heleyan. Wa ogahay dadka kaso jeda dhulalkas aya ku marmarsiyon dona inan dowalda tagersanahay gar aha an is'xigno xasan shekh"hawiye" lakin waxa leyahay xitta wagi farmajo sida hada xasan sh. U dhaqmo ka daran ayu u dhaqmeyey tusale inaqilabyadi lagu sameye mamuladi hirshabelle,galmudug, & kofur galbed.

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 2 месяца назад

      Awal waxbaa la xeerinjiray....hada waa dhamaatay kii edebdarro keenaa waa loo dhuujin

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Boontaland yaaa la yiraahda dhilo yhy hawiye dameerta boon iyo midgo waa asalkii hawiye so ilmo gargaarte maahan qabxad yhy dad gantidood heli maysid ama shidaaljaaga so saaro ama amisom haku wasto lkn dhulk puntland taako maso dhigi kartid hooyadadii adoonta noo ahyd oo aan gumysan jirney nacalaa ku yaal

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 2 месяца назад

    maxaa shidaal ceyriin la qaadaa oo la sifeynayaa waxba ma heyno, kkkkk galmudug hadey is dhameynayaan ruwaayadaan waxey u eg yahay ruwaayadii ay jilayeen allaha u naxriisto (ilka case iyo jeyte) ee LACALA oo ugu dambeystii ay xabsi ku galeen.

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 2 месяца назад

      @@mahamudomar3225 maseyrka raga kuma fiicna..., Galmudug qani bay noqoneysaa insha Allah....iyadaa deeq idin siineysa...beesha caalamka waad ka maarmidoontaan

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 месяца назад

    Tuug beenaalee dameereey dawlad maxeey kayaqaaninn ilaaheey qabyadiina madhameestiro

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 месяца назад

      Caafimaad alaha ku siiyo

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 месяца назад

    Foolxumo nindameer wadi jiray dawlad manoqonaayo kunoqda goboladiina si soomaaliya istaagto dadkii lahaa xamar hasoo noqdaan kunoqda xoolihiina hadii galmudug batrool kujiro hawargidir xamar majoogeen beenaalee

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 месяца назад +2

      😂😂 waad xanunsantahye allah ku cfyo ,waziirka na habargidirta aad ku khafiftay mahan ee aad cuqdada u qabto

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 2 месяца назад +1

      Habargidir hadey aheyn...mar hore xabashi ku qaadan laheyd...jiriyaankaaga Alle ka sokoow cidaas baa sabab u ah

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      ​@@abuudeeq200 xabashi maanta adey xamar kugu gumysataaa adoontii keenodiidey

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 2 месяца назад +1

      Daarood wali waa ooyayaan Ciilanayaasha Ciil ha u dhinteen Sakiin Liqa🤣🤣🤣

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      @@raghedanan3959 tiish qaado duuf ba ka socdee