GORFEYN: Rajada Shidaalka Soomaaliya! Wakhtiga,Fursadaha&Caqabadaha. Alif ilaa Ya.
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- FALANQEYN: Sahminta Shidaal Soomaaliya, Qiyaasta Xirmooyinka Shidaalka iyo Wakhtiga lasoo saarista.
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RUclips!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
Prof. Abdulkadir abiikar thanks for your information 🙏
Maashaa allaah waa war fiican mudadi eey rabto ha qaadato horta turkigu isagoo madax banaan ha baaro ha qodo hana soo saaro shidaalkeena
10sano kadib ayaan dib u dhagaysan doonaa hadii alle idmo noloshana rabi igu simo
Mashallah warbixin fiican. Mahadsanid professor Cabdulqadir Abikar
Professor-ka magaciisa in aad soo saari weyso Title-ka waa ixtiraam darro, fadlan Title-ka soo sax mahadsanid
Guul inshallah
I wonder why this guy doesn't have his rightful position in the current face of resource exploration?
Is it because of the 4.5 power sharing arrangement, or is he not in good terms with the current team in the Villa?
Whatever reason, he seems to be an insider into the industry.
That is questions
Its not important that every person involve in goverment work
The sad reality is if you are educated no Somali government wants that educated person, I wonder if it is part of foreign involvement
Waraysi muhiim ah weeye oo loo baahnaa .
Wll qali cabdi jaliil sual Ii weydii yaa la socda dhaqdhaqaqa turkiga ee ku aadan ilaalinta hantida somalia inta hada ay socoto baritanka
Asc wll kay abdi jalil wll waxan kugu xidhna ila malintad bilowday waxan ubogay warbixinahaga aad soo gudbisid waxan ku faraxsanay horumarkaga se waxan kugu darsan laha inaad soo kordhiso arimaha bariga dhexe iyo xaaladaha tagan si joogta si ay kor ugu kacdo bulshada kugu xidhan waad mahsdsan tahay
My kan waxa uu ku fiicnyahy arimaha somaaliya
Arimaha kale maracade kala soco sxip
Prof wax uga shakisanahy in u shaqeyo carabta diidan somalia in ay shidal so sarato kuwas oo malmahan arimah shidalka 🇸🇴 so if baxay ay bulshadena ku so dhax turten kuwa dacayad kuwa niyad jab kuwa kala fur fur dowlada G iyo dowlada dhex waa la so sara shidalka waqtige rabto ja qadato turkey goan qatay dowlada somalia goan qadaty ha is daalinana kuwa catabta jaajuska u ahew
Jawaabta laablakaca ah ma fiicno marka iska hubi waxaad qorayso si adina aan laguugu qiimaynin waxa aan kuu qalmin
Marka caadi iska dhig
sxb waad fahantay ninkaan dhowr waraysi uu bixiyey ayaan daawaday si ayuu oga xun yahay in shidaalka la soo saaro
Shaqsigaan waa qof cilmigiisa aad u sareeyso dhowr wareysi uu bixiyay ayaan dhageeystay waa nin runta ka hadlay ee idinka ayaan idinka shakiyay in aad Oromo tihiin ama carabta diidan batrolka somalia la soo saaro ay idiin soo dirtay.
Maa..
Ninkaa jaakada weyn maalmahaan waa nagu batay aqoontiisa muu wadanka ugu shaqeeyo
✋🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴☝️🇸🇴❤️🇸🇴☝️🇸🇴☝️🇸🇴☝️🇸🇴☝️
Maxaa wadanka oo dhan looga baari waayey sida Puntland Iyo Jubbaland?
Waxaa jiro shirkado kale oo mareykanka ah oo hishiis la la galay kuwaas ayaa baari doono inta kale waxaana la filayaa 2025 wixii ka danbeeyo in la baaro bada inteeda kale
Waxan sugnaaba waa muwaadinka somaliyed inuu Wadankisa aamino
adeer wadanki aad oo shirkad same xaga somalia kasacoto
Maya maya turkiga iyo wasiirka wasaaradu masheegin warka ninkaanu daldalaayo 2034 iyo waxa uu daldalaayo majiraan
Muuse dagdaga naga daa
Kan warkiisa naguma cusba horaan u dhageysanay waa very bistimisc dhinaca xun wax ka eega
Waa nin aqoon leh runta ka hadlay ee adiga oo jahil ah sida wax loo qora aqoon maan dhagesaana waa waxa wadanka burburiyey by the way is pessimistic NOT bistimisc 😅
@@Alankiika thank u
😂😂😂😂 odigaan ma shaqa lo diiday meel walba arimaha shidaalka u ku dhalecenaa
Xaqiiqda qaraar inaan laqno ayaa ka fiican intaan mala awaal kunoolaan lahayne khabiirkuna waxa xaqiiqda ah ayuu noo kala dhigdhigayaa
Waa nin Arimaha Shidaalka aqoon u leh
Nadaamka ay Dowlada Hassan wax u wadana way Qaldantahay
Dadkii aqoonta u lahaa iyo Hay,adihii Dalka way Kala duumaneysa.
tusaale meelaha laga baarayo waa Dhulka Hawiyaha kaliya.
Ceelashi hore ee la ogaa heshiisyo Qarsoon ayey la galaysa Kabaniyo Dulaalo ah ayadoo Ka qaadaneyso xaqul Qalin .
@@batulasmail8261 BARAAWE. MA HAWIYE. AYAA. LEH
@@batulasmail8261duli Afaar qabiil maa bilowday Niyada qeyr u sheeg Dalka qeyraad kiisa Waa dhaxal Aan wada leenahy Waa ogahy waxad ku fikireyso 🙂👊🏽
Odaygaani waa oday miskiina, masaanu profesor ku yahay. Horta shidaal iyo qodistiisa aan ka doodne xasan yuu u sheegay wuxu turkiga laso saxiixday 😂😂😂
qabyaaladda iyo siyaasadda somalida dhexdedda ah haddii xal loo helin haddii shidaal la soo saaro waa tiii lagu bi'i lahaaaaaaa oo hoog iyo halaag ka dhicilahaaaaaaa
Ma jiro qabil ku dagaalamaya shidaal
@@AbdiShakur-f1s ma hubtaaaaa
Pessimistic information may be caused by political issues or oersonal vendetta and sceptics not trustable. Insha allah kohor baa lasoo saari.
Dadka aqoonta leh ninkaan okale aad baa loo xaqiraa, musuq maasuq owgii.
somily,,laya,,ethoipay,is,berther,of,day,oll,afirca,ok,somaly,stop,to,fite,ethoipa
H
negative person