Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Bandhig Suugaaneed Laga Joojiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Комментарии • 88

  • @yasminjibril7208
    @yasminjibril7208 4 года назад +6

    Nin rageed abwaan jira

  • @mohamedabdi.2051
    @mohamedabdi.2051 4 года назад +2

    Abwaan dhaba aan taageero ,hore U soco ,cid wax kaaqadi kartaana majirto .xaqana cidi mahor istaagikarto .walaa Muse handaraab walaa cidkale .

    • @mohamedabdi.2051
      @mohamedabdi.2051 4 года назад +1

      Waruntaa dastuurka meelna kagama taalo qofku adoon buu noqonayaa ,manshaallah waxgarad.

  • @hooyomaanluula1236
    @hooyomaanluula1236 4 года назад +5

    Waa runta xukumduu cirka Kamay imaan

  • @zirsaedabdilahi7395
    @zirsaedabdilahi7395 4 года назад +5

    Abwaan ku Somaliland oo dhanbu xaqkuleyhay marka laga xishood abwaan xassan alle ha ku barakeeyo

  • @nalkamaankadaara3869
    @nalkamaankadaara3869 4 года назад +4

    Abwaanka halaga xishoodo bilaa calayk

  • @cabdiwakiil1704
    @cabdiwakiil1704 4 года назад +5

    ABWAAN wedhsame wad ka bixi wayna dhaman maalmohoda yar wayN udul qadan somalilnd dhaman way wada cabudh san tahay

  • @mohameddheeg1658
    @mohameddheeg1658 4 года назад +2

    Abwaan qaran weeye weedhsame

  • @sultangelle3608
    @sultangelle3608 3 года назад

    ilahabaa karti ku siyey iyo aqaan ma abwankaan oo kale ayaa la caburiyaa waa laga xishodaa lafdhabarta bulshada waye waana runshegee😍

  • @ahmedabdilahi3371
    @ahmedabdilahi3371 4 года назад +3

    Waan ku Waata Nio

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 года назад +12

    Abwaan weedhsame waa ragga faro ku tiriska ah ee soomaali u hadhaY

  • @mohamudahmed9995
    @mohamudahmed9995 4 года назад +2

    Mansha allah dastuurka mameel bay kaga qorantahay qof ku adoon buu ahaanayaaa

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 4 года назад +4

    weedhsamoo dawlada muuse waa iyo ina kaahin waa elemaneti waxay aad udaawadaan trump president usa ga ah waxa kaloo ku daba socda soltelco ayaa meelahaas kaa caaya sxb raga gabay udhiib oo taarikhda gala sidii timacade gabay aan hadhin ilaa tafiirtoda siidaa bro

  • @abdulkadirhassan6752
    @abdulkadirhassan6752 2 года назад

    Abwaan weedhsame waa nin wadsniya waa nin aakhiradiisa aan qabiilka raacin habar awalna ma ogola in xawalagahadlo qofwalaakii dulmiyay duli ayaa xaga ilaahaay lagasaaraa wariye bilascawli ayaa warsayssnaya

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 года назад +3

    Abwanimadii ma siyaasi ayaa lagu bedelay alle ha sahlo ,mesha isaga tag abwanimo sidan kuma tihide

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 4 года назад

      Mo Mo maye siilkii hooyadaabaa lagu bedelay

  • @idil5000
    @idil5000 4 года назад

    abwaan qaliya ilaahayow noodaa abwaankii ayay kumeerayisteen

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 года назад +5

    Weedhsame xorinimada cidina kama qaadi kartee ilahay baa ku siyey runtana usheeg
    Xukumada handarab

  • @omardhuule2478
    @omardhuule2478 3 года назад

    Shacabkaa kula jira habaqan

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 4 года назад +4

    Waa nasiib daro in Abwaan weedhsame sidan loola dhaqmo xukumada ila-Meerayso waakaa ninkii wax ka sugayow ku quuso

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 года назад +1

    Dee kalaa sheikh-yadiina siyaasadaabay ku soo biiri (ilaahay kama dhigo culimadeena 99% jidkii toosnaa bay intaa inoogu baqaan inagaan dad ahayne) waliba mucaaradnimadaa iyo dad kicinta waxoogaa xagaa laga soo tuutuuro lagu helaa markii Odaygu lacag b ixin waayay

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 года назад

    horn cable TV xaqiiqda

  • @mohamedjama6062
    @mohamedjama6062 4 года назад +5

    Macalinki ummada, yaan lagu gefin baan leeyahay.

  • @ziciidyare7178
    @ziciidyare7178 4 года назад +3

    Abwaan jira Allaha ku xfdiyo muuse Allaha duleeyo

  • @mohozman1013
    @mohozman1013 4 года назад +5

    Abwaanku jeelka ayuu kuhor ciyaaraya🤣🤣🤣

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 4 года назад

      Mohamed weedhaa aad isticmaashay waa weedh cusub. Weedhsame way u khaakhaayireen.

  • @abdirizakhassan1896
    @abdirizakhassan1896 4 года назад

    Waxaan usoo joogay abwaanka ama gabayaaga oo bulshada magacweyn ku leh weriyaasha oo ah rag macruuf ah oo shaqsi jacayl iyo kooxaysi aqoon oo shaqadiisa xor u ah iminkana maanta waxaasi wey dhamaadeen wax jira wariye baraari abaawaan dawarsade

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 4 года назад +1

    XORIYADA AASAASIGA AH MA MUUSE MUUSE BIIXIBAA LEH ABWAAN WAD DHALIISHA

  • @jiilaanigaqarnigan6117
    @jiilaanigaqarnigan6117 4 года назад

    Ma tihid abwaan kacan ku rimisa ee aragtidaada dhiibo fikirkaagana ka hadal oo ha u joojin reer nimo

  • @abdihakimmawlid8480
    @abdihakimmawlid8480 4 года назад

    weedhsame waa abwaan xaqiiqada dhbta ah ka hadlaa

  • @mustafeawad1587
    @mustafeawad1587 4 года назад

    Wlhi waa abwaan jira

  • @aaminamuuse1737
    @aaminamuuse1737 4 года назад +2

    M

  • @sayidomer7043
    @sayidomer7043 4 года назад +3

    Abwanka . check laGu hayo
    Ha laga daayo dadow

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 4 года назад

    Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane waata na haysata maanta

  • @idil5000
    @idil5000 4 года назад

    abwaankii wayi kumeerayis teen😩😩😩😩😩😩

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 года назад

    Heego Cidna uma aabo yeelayso Ninkanina Waa nin ka koray qabiil waana Nin Abwaan Tafa wuxuuna. Ka Hadalka Nadka Shacab Ahaan waanu wadanaa muusana Dalka waynu ka ridi

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran1029 4 года назад

    Ma Abwaan baa mise waa Hal abuur midho sameeye.

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 года назад +4

    MAANTA XARIG BAY TAAGAN TAHEE BERINA QUDHAA XIGI!!.
    MUUSE AQOON!!.
    AMA MUUSE RAAC AMA MANDHEERA AAD!!!.

  • @maxamedibrahim5746
    @maxamedibrahim5746 4 года назад

    Quraanka meel hakagadhicin lagaayeelimaayo waancaytami disdoorkana mamaansii yarooboowjoog

  • @caydofiinto664
    @caydofiinto664 4 года назад

    Weedhsame abwaan jira waligaaba hadal waxaa doontana ka hadal

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 4 года назад +1

    Mucaarid mucaaridbad usoo uraysaa , waa sababta laguu daha dhigtay, fb waxyalo aad ku so qortay aya laguu haystaa

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 года назад

      Ma Mucarid ba qofku haduu dhalil sheego mise waa muwadin aragtidisa cabiray
      Abwaanku waa qof ka han weyn muxafid iyo mucarid labadaba aqoon baad u lahayne

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 года назад +4

    Abwanimadii wuu ceebeeyay ninkani ,lacagtii markii laga joojiyay ayay xanaqsanyin (lacag danbe bilasha ma jiri donto)

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 4 года назад +1

      Mo Mo ma reer samater baad tahay ma adaa lacag siiya adaa gaajoonayee siilkii hooyadaabaa million nin baa wasa Abwaan xasan daahir ismaaciil weedhsame waa nin reer xareed ah waa laan dheere

    • @abdihassan894
      @abdihassan894 4 года назад

      @@ibrahimabdi6399 reer xareed ma sacad muuse uun ba? Bro

    • @khaalidcarab2749
      @khaalidcarab2749 4 года назад

      @@ibrahimabdi6399 Hooyo Cay ma laha bro
      Hadal kale ugu jawaab aqoonta yaanay khasaare kugu Haan ilama ekid qofaan wax barane

    • @khaalidcarab2749
      @khaalidcarab2749 4 года назад +2

      MO MO waxaad hadashay garaad kaa
      Hada waa weedhsame Ninkaad Hunguri ku Sheegaysa Maansada Dib ugu noqo (miinley)
      Waligiinba masjidada Salaad Reer Magaaliyo Sujuudii Munaafaqa Suxulada ku Soo Muda (Xukumadi Hore) Tana Way uhadhay

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 4 года назад

      @@abdihassan894 haa waa sacad muse Jibriil abokor

  • @Gezelim38
    @Gezelim38 4 года назад

    Haaye adigu maxaad samayn kartaa meesha lacagtii siilaanyo ma jirtee

  • @laylashacni7435
    @laylashacni7435 4 года назад +1

    Wlee handaraap meel wlba wu so xidhay

  • @omardhuule2478
    @omardhuule2478 3 года назад

    Jamhuuriyadu way khaldantahy

  • @amalhassan263
    @amalhassan263 4 года назад +1

    Xasan dhuxul waa afku dhaple waayo abwaanku waxa uu kadaran yahan hudka wx dila

  • @ahmadiini9144
    @ahmadiini9144 2 года назад

    Wlhi ninkani waa ragii sacad muuse ha labka weeyi wlhi ree xareed

  • @tarsanckofficial9480
    @tarsanckofficial9480 4 года назад +1

    Weedhsame xorbaa tahay muuse haduu is yiri digteetar iska dhig noqomaayo

    • @Rajo_Podcast1
      @Rajo_Podcast1 4 года назад

      Walahi weedhsamow waa layaaban yahaye murti ayaa la isku haystaaye
      Ii dul qaado abwaan

  • @laylashacni7435
    @laylashacni7435 4 года назад

    Meese wrkiisa ha cadysto wxba laga fahmi mayee

  • @sadiq_deeqsi1
    @sadiq_deeqsi1 4 года назад

    Wan kugu taageersanahay muwaadin lama cabudhin karo

  • @ladiyehbilehahmed4588
    @ladiyehbilehahmed4588 4 года назад

    wariye waydiintaada aqoon yari ayaa ka muuqaata.

  • @ismo733
    @ismo733 4 года назад +2

    I can believe all he need $$$$$$

  • @nasserhoussein9346
    @nasserhoussein9346 4 года назад

    Kani malaha wuu soo wataa

  • @somkhayrmedia3251
    @somkhayrmedia3251 3 года назад

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @gatawe
    @gatawe 4 года назад

    Waxa gaar kaa dhigay aan kuu sheegee waxaad ka baydhay tolkaa wadaday mareen

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 4 года назад

    Dhallinyarta ay sheekada ku tahay keli_teliskii Afweyne iyo ku tacaddiga xorriyada dadka, Muse Bixi ayaa kaaga filan, oo weliba ku darsaday horumar la'aan.

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 4 года назад

    nin rageed aabaahiibaa nin dhalay weedhsame waa nin kaduwan dadka caadigaa waxwayna fahmaya

  • @ismo733
    @ismo733 4 года назад +2

    Is nothing to do with the PRESIDENT

  • @berbarayt
    @berbarayt 4 года назад

    Silanyo wa iga xishonayay iyo 5tii sii sano cadadis ba isarna !!!!!!

  • @skrtube237
    @skrtube237 4 года назад +2

    Waar waaba eber siyaasada dalku dad la daba galo iyo dad kale ayaa kala jira ma weedhsame oo afka shacabka masaakiinta ah iyo guud ahaanba danta shacabka ka hadla ayey daba galeen waar sidan dawlada cidi ku daawan kari maysee dhabaha ha kusoo noqoto haddii kale way ka dhacaysaa gabigee

  • @mosalamuni6211
    @mosalamuni6211 4 года назад

    Sidaaa ayaa lagugula saayiray hadaaan jeelka laguu dirin waad ladan tahay

  • @maxamedaxmed9570
    @maxamedaxmed9570 4 года назад +1

    Dee markahoreba abwaan maad ahayne cid aan caqlilahayn baa ku dabasocota

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 4 года назад

    Weedhsame waad is ogtahee dhaliilahaagii ayaa yara fara batay. Waraysigan yaan lagaa raacin sxb.

    • @nintegayootalaabsaday4589
      @nintegayootalaabsaday4589 4 года назад

      Zhp dhaliisha miyaanu xaq u lahayn xagaad sida jaahilka ugu hadlaysaa muuse iyo ninkani dalka way u simanyiine

    • @abdiwali15_london
      @abdiwali15_london 4 года назад

      @@nintegayootalaabsaday4589
      Meeshu waa africa ku darso dhaliilaha abwaanka meel fog ayuu gaadhsiinaysa, madaxdu ma jeclee meesha sida kale way u siman yahiin

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 4 года назад +2

    Madaxan xiiran bay malaha cirro ku moodeen eenaydeey kkkkkkk

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Год назад

    Waar iska aamus xoolo gabayna garanmayside cayda ummadda ayaad xor u tahay

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 4 года назад +2

    Hala xidho weedhsame weedhsamihiisana manaqaanee

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 4 года назад

      Ok adna sug inta lagu imanayo

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 4 года назад

      @@nuurnuuraan8624 😁

    • @adnankafi4035
      @adnankafi4035 4 года назад +1

      Waa run ha la xidho haduu qarankiisi aflagado kula kacay ,bulshada haduu utudhayana nabadeeda ayuu ka shaqayn lahaa lkin abwan aflagado meel walba la tagan in la xidho weeyan abwaan maahee

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 4 года назад +1

      Tanya Hargeisa'awi ma adaa xidhi kara naag naagi dhashay baad tahay

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 4 года назад

      @@adnankafi4035 waa sidaas aad sheegtay ninkaa wayni waa rabash buu wadaa wl haduu xishoonayo halkaa lagama haysteen social media na ma soo istaageen asqo dheh