WARAR XASAASI AH OO CAAWA SOO BAXAY NI-TENAYAHU OO LA "QASBAY" + TRUMP OO SEEF LA SOO BAXAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 86

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  День назад +19

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @aboubaker1188
      @aboubaker1188 22 часа назад +1

      Aboubaker Ahmed

    • @aboubaker1188
      @aboubaker1188 22 часа назад +1

      Waw xuuti ❤❤❤❤❤walllalh allaha uunaxaristoo

  • @SSS78781
    @SSS78781 18 часов назад +4

    ❤❤❤MANSHA ALLAH WAR FARXAD LEH AYAAD SHEEGTAY MOWLIID..PALESTINIANS ALLAHA U GARGAARO

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 15 часов назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 День назад +2

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow rer yamena hadii shiico yihiin hanuuni guul wayna gaarsii kaliya kufaartana xoog ayku halaagaan sii Aamiin Aamiin

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 17 часов назад +1

    Ilaahow guul sìi reer qasa

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 14 часов назад

    Guuul guuuul war farxadleh

  • @CabdiwaliSheikh-x7k
    @CabdiwaliSheikh-x7k День назад +6

    Reer falastiin allaha guuleeyo

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 День назад +3

    Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR Allaha guuleyo Islam ka

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 20 часов назад +1

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯

  • @FarahAhmed-l2e
    @FarahAhmed-l2e 23 часа назад +2

    Yaa allah rabiyaw kadul qaad.cadawga reefalastiin aamiin aamiin aamiin😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NaasirDaahir-o8u
    @NaasirDaahir-o8u День назад +3

    Mansha alaah❤❤❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 День назад +2

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow haday qiyaamayaan xamaas aay fahantaa illaahow adaa waxna kaaqarsoonayn ee kufaarta ka aar waxay kusuubiyeen Palestine ciraq libiya suuriya iyo kuli muslimiinta Aamiin Aamiin

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 23 часа назад +2

    Masha allaah allow guulreer 🇪🇭✌️❤️🇪🇭

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd День назад +3

    Guul guul

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 День назад +2

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CxakiinAxmed-e3s
    @CxakiinAxmed-e3s 6 часов назад

    Maashaa alaah aboodaada ugugargaar xamaas

  • @aliomar7409
    @aliomar7409 18 часов назад

    Thanks always for the news Mowlid

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 День назад +2

    Allaha u gargaaro falastiin iyo muslamiinta .

  • @SamatarSamaale
    @SamatarSamaale 22 часа назад +1

    Ilaahay baa mahad iska leh

  • @XassanMaxamuud-g2e
    @XassanMaxamuud-g2e День назад +2

    War wanaagsan baad sheegtaye allaah hano rumeeyo isha allaah

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 День назад +2

    Alaahu akbar

  • @aboubaker1188
    @aboubaker1188 22 часа назад +1

    Waw❤❤❤❤❤ xuutii

  • @aboubaker1188
    @aboubaker1188 22 часа назад +1

    Waw xuuti illahay haka ralinooqdoo

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 День назад +1

    Aan ku salino xabib kena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ZayidAli-g3g
    @ZayidAli-g3g День назад +1

    Alw falastin guul sii

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel 17 часов назад

    Yahuud iyo reergalbeed lama aamini karo ilaahay ha guuleeyo muslimiinta reer gaza iyo meel walba ay joogaan

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 День назад +2

    Mowlid Rabiga ayaa qasbaya Goankana waa midka Allaha weyn.

  • @AbdikadirNoorMohamed
    @AbdikadirNoorMohamed 19 часов назад +1

    Waan soo dhawaynaynaa he's hi iska Gaza

  • @AbdikadirNoorMohamed
    @AbdikadirNoorMohamed 19 часов назад +1

    Allahu Akbar

  • @MaxmadeXuseen
    @MaxmadeXuseen 21 час назад

    ❤❤❤❤❤❤soomaaliyguul

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 22 часа назад

    YA Rabi u gargar rer falztin iyo umada Muslimita

  • @YasiinCismaaciil
    @YasiinCismaaciil 21 час назад

    Asc muslimiinta guusha alahasiiyo aamiin. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ArafaadBulshaawi
    @ArafaadBulshaawi День назад

    Waa wehelkayga wararkaba dadbadana waan uga dhigay

  • @DrsAnabAliGutale
    @DrsAnabAliGutale 17 часов назад +1

    Free Palestine 🇵🇸

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c День назад

    Maraykan iyo israa iil hada waxay xaqiiq sadeen runta iyo ceebta ay ku sugan yihiin iyo geesinimada reer qasa iyo adkaysigooda guusha u horseeday ❤❤❤

  • @drabdimajidahmed3820
    @drabdimajidahmed3820 23 часа назад

    Waa ku mahadsantahay soo gudbinta macluumaadka
    Naga ilaali wararka dhinaca ka raran

  • @Dhabarfiiro
    @Dhabarfiiro День назад +1

    Asc warkaaga wan usarajoognaa

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 День назад

    Farxaanow ka hadla bada iyo xasan sheekh.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 День назад +1

    Allaha Awoodisa oogu hiliyo Matida Falastine oo kusamray Imtixaanka Adag iyagoo Kuwa Calamka in Awood sareyaan eey kawada qeyb muqawamada matida lawada go'domiyay.

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q День назад +1

    ilaahay garab kooda hagalo mujahidiinta reer falastiin cadowgana ilaahay ha uga gargaaro

  • @bashiirboodaaye7876
    @bashiirboodaaye7876 16 часов назад

    Wariye mowliid xaaji wuxuu noqday wariye yaasha fara ku tirsigaa ee nadiifka ka ah qabyaalada iyo inxiyaaska

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm День назад

    Hello Mr president trump I appreciate that

  • @mustafenuur9084
    @mustafenuur9084 День назад

    War wanaagsan ayaad sheegtay mawliid waa guul xamaas

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 День назад

    Asc wr wb somali maxamed

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 23 часа назад

    HBN aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin kheer Allah idn siiyo. Waxaad noo sheegteen war aad loogu farxo Allah sahalo.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 День назад +1

    Kani waa barnaamijkii ugu fiicnaa yacni waxaan maqlayo Mahadsanid jaale

  • @BarwakoAbdiaden
    @BarwakoAbdiaden День назад

    ❤❤❤❤ j'aime beaucoup regarder votre chaîne

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 18 часов назад

    ILAAHOW gaalka gaalka ku salid muslimiintana dhexdooda ku badbaadi

  • @BarreMahdi
    @BarreMahdi 19 часов назад

    Allah akbar

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896 19 часов назад

    Idinku awood umalihidina hbn hadaa tihiin sidii anagu aanu wax urabno lakin waxad halkan kasheegtaan siday kolba wax ujiraan aduunka ee aanan ogayn caawa waan nafisay warka aabaahiseen Allah ayaan kabaryaynaa muslimiinta gaar ahaan reer falastiin in nasri dagdag ah uusiiyo.

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 21 час назад

    Thank you warfarxadleh illahay harumeeyo inuu dagaalku joogsado

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 20 часов назад

    Ragow heybad waxad kulreedahay dhulkaags hooyo waana lama huraane hagar yari wax ugu qabo

  • @CarafaadMaxamuud-z4t
    @CarafaadMaxamuud-z4t День назад

    Somalia ay uu bahaan wixii ka yar 40 jira in lag magnoco barah bulshad

  • @MahadcabulaahiXirsi
    @MahadcabulaahiXirsi День назад +1

    Sxb muqalka iska gabi

  • @Qarniyoos
    @Qarniyoos День назад +1

    WAR YAHUUD BALAN MALAHA

  • @XasanCabdi-s9n
    @XasanCabdi-s9n День назад

    Asc

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 23 часа назад

    ✌✌✌

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 День назад

    Ilahay reer falastiin haka soafjaro xasuuqa iyo burburinta
    Way samreen way adkayasteen israil waa latusay geesinimada reer falastiin oo aan si kasta loxasuuqay la burburiyay hadana aan usdhiibin
    Oo wali dagalamaya
    Insha allaah waa dhamaad xalada
    Yuhuda insha allaah

  • @Qarniyoos
    @Qarniyoos 23 часа назад

    MAAMULADII WESTERNKA YAA KAFISHMAY.

  • @jabraali4167
    @jabraali4167 23 часа назад

    Los Angeles is not esy alhamdu lilaah

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 День назад

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow rer Gaza iyo kuli Palestine dhibka kadul qaad heshiiskuna sacadan biloowdaa sida iska cabintu rabtana udhacaa heshiiska illaahow raxmaanoow raxiimoow heshiiska kadib xamaas iyo inta lajirta guul ilaa iyo qiyaamo ah sii iyo kuli islaamka illaahow raxmaanoow raxiimoow heshiiska kadin isreal iyo inta lajirta halaag hoog daciif dagaalka dexdooda ubiloow ilaa iyo qiyaamo ah Aamiin Aamiin

  • @XasanCabdi-s9n
    @XasanCabdi-s9n День назад

    ❤❤❤

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h 19 часов назад

    Xamaas waahagaasaanyihiin

  • @AhmedDiriye-ly8xm
    @AhmedDiriye-ly8xm 19 часов назад

    Anaga Somali hadan nahay dalkena oo nabad ah ayan ka yacaynaa Halka rer Gaza ubarbardhigen cadawga Ugu weyn dunida israil war dalkena aan jogno Kala tanasulno qabyalada

  • @Qarniyoos
    @Qarniyoos День назад

    WAR FALASTIIN WAA LA GAADAYAA EE YAA U SHEEGO

  • @AbdiqadirAhmed-b7i
    @AbdiqadirAhmed-b7i День назад

  • @MuminAbdizalan
    @MuminAbdizalan 23 часа назад

    Waxad iishegta maxabista dhinaceena falstiin dhamaan sow lama siidaynayo halka warka noo cadee

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif День назад

    mareekanka dab kaasi ayaa urun sheegey

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v День назад

    Trump hawalade geeri iyo nolol bu yaqana bahasha dhinacuun ha uturo balayayste

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 20 часов назад

    Odaygan tuuga ah masaajiks illaahay intuu ku abi lama hadlili doono bagaad tihiin intuu hiistii ilaaway umad kale ka hadla

  • @sulaymandjama2651
    @sulaymandjama2651 21 час назад

    Mawlidow odaygan yuulkaa oo warka kula daadaheya ma ku qancin weyday in uu ku furfurto salaanta islamka?

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 День назад

    Trump muslimiinta mashigan wuxuu lagalay heshiis ah In gadaalka qaza lasoo afjaro

  • @ilyaasibraahin-s2r
    @ilyaasibraahin-s2r 18 часов назад

    😊😊plll

  • @faaraxmaxamed6857
    @faaraxmaxamed6857 День назад

    Ma runbaa

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 15 часов назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @abdilahi77
    @abdilahi77 День назад

    Asc

  • @HusenAxmedcumar
    @HusenAxmedcumar День назад

    Asc