JENERAL BRICK "DAGAALKA WAA NALAGA GUULAYSTAY OO QASA XOOG AYAA NALOOGA SAARAYAA"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2025

Комментарии • 22

  • @abdirisakmuktarumar6434
    @abdirisakmuktarumar6434 4 часа назад +1

    Waa junuudii Allaaha weyn Allaahu Akbar

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 Час назад

    Isu eekaa ma mowliid walaalkii baa? Welcome to HBN your voice is very talented like mowliid 💔💔💔💔

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 12 минут назад

    Eleylahe walo bahana mawliid qof badala wuuba daalaye soo dhawow sxb 👍🌹

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 4 часа назад +1

    alaah ayaa mahad iyo shugri naq iska leh alaah ayay in loo mahad celiyo ay u gaar tahay subxaanahu wa tacaala ale ayaa awoodiisa iyo amarkiisa ay ku ahaatay in ay sahnuuniyada guuldaradoodii ka dib ay ogolaadeen in ay heshiiski hore u diideen ay hada ogolaadaan oo ay ka baxaan marinka gasa alahaas ayaa hadi xagiisa tahay rabina wuu naga aqbalay ducadii islamka gasa iyo masjid alaqsana way xoroobi insha alaah waana cadaaladii ale subxanahu wa tacaala

  • @AsadKhadar
    @AsadKhadar 5 часов назад +1

    Sxb.mawliid.hatan.telefishankii.waadbalaadhisee.maasha.allah.sxb.nasoodon.anagan.

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 6 часов назад +2

    Dagalxun 🎉

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 часа назад +1

    Dhiig baxa yuhuudu wuxuu keenay in xamaas guulo waawayn ka gaadho Gaza

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 5 часов назад

    Welcome abdifataah

  • @adanjamba
    @adanjamba 4 часа назад

    M M cadde thanks

  • @maahir376
    @maahir376 Час назад

    Hbn waxaan rajaynayaà in ay xittaa barnamijyada BBC da kala wareegAn waràrka caalamka

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 2 часа назад

    kan waa mowliidyare amaba shoodhe mowliid

  • @SH.MARJAANKHaLiiL
    @SH.MARJAANKHaLiiL Час назад

    Yaanasoogalay waakuma wariyahani intii jihaadka lagujiray lama arage

  • @saharamohamed8946
    @saharamohamed8946 6 часов назад

    ❤❤

  • @NimcandahirNimcandahir
    @NimcandahirNimcandahir 6 часов назад

    Yaa maxa cusub yaa maxan arkayaa sxp mawlid shaqalle cusubb miyaa

  • @hadjimahamad
    @hadjimahamad 5 часов назад

    cabdifitaax iyo maxamed cade salaan sare

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 6 часов назад +1

    HBN shaqasle cusub oo aanan hore u aqaanin ayaad howl geliseen ,markaan kadib waad koryeen ee TV weyn shatigiisa doonta oo universal camal noqda satellites ku xirta

    • @MohamedAli-ix9xx
      @MohamedAli-ix9xx 6 часов назад

      Haaa wlh masha allaah hbn aniga xasuus gooniya ayuu iillaha malinkii xisbulah dagalka bilaben ayan shaqada ka tagay intaana xalada tako tako ayan hbn tv ugalasocoday falastiin oo guulaystayna waan shaqo bilaabay ilahayba mahadaaleh falastiin wixii sooharayna waxaan filayA inay ku noolandoonan waxay qori afkiii ku garen alxamdulilha hbn waad guulaysanaysan mawliid sln sare

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 2 часа назад

    asc

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 5 часов назад

    Fake news

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 Час назад

      Allah ka cabso meel kale aad hadaan jecleyn warkan caydu way reeban tahey dhaliishu waa ogol. Thanks

    • @maahir376
      @maahir376 Час назад

      😂siyasada maxaad kataqana adeer canjeladad iska dubo

  • @farduusaabdiraxman
    @farduusaabdiraxman 6 часов назад

    ❤❤❤