HOOYO WIILKEEDA GAAL LAGA DHIGAY YADANA LOO HANJABAY SWEDEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 8

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 День назад +2

    Ilaahay hakaa farxiyo ilmahaaga guriga hakuugu sooceliyo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 5 часов назад

    Ilaaheey ha U Sahlo Wiilkeeda Waa U Duceyneynaa ❤

  • @jawhirfarid1416
    @jawhirfarid1416 9 часов назад

    habaryar ilaha weyn Oo Waxidka ah hakaga so qado wilkaga qalbigan allaah haku qabojiyo

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 18 часов назад

    Ilaahey ha kuu gargaaro

  • @wardaomarenchardi1255
    @wardaomarenchardi1255 День назад

    Walahi dibada waxan uu naaca marka arinten oo kalee arko. Horta allaha uso dhaweyo mamadan somaliyed wilkeda . Lakin gabdhaha somaliyed waxan dihi lahaa iney kaso ordan dhulkan galeed ee carurti somaliyed dhomeyey

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 12 часов назад

    Scw waxaan garan waayey sababta gabadhaan walaashiin ah ee miciin iddiinka dhigatay why aad u caynaysaan sababta ma ii sheegi kartaan subxaanallaahiye war yaa ilaahay yaqaano maxaad ka rabtaan haddii la iddiin waydiiyo