Dahir jasakalaah khyr wll Alle haku barakeyo wlhi jidhkaga iga jidhidhicooday wlhi maamadas dhibta ay kujirtp waad caawisay runti alle inta sidas u dhibaataysana alle ha u gargaro amiin wll lkn waxan ku shegaya inaad Revolut kaas Europe meel wlba wa laga isticmala kuso darto Account wad mhdsn thy waxn jecelahay sadaqada wayo wlhi sadaqadu waa muhiim aad ban ku salamay wll🖐️ adiga iyo Teamkaga Maxkmda 🙏
horta waxan la yaabay dadka reer xajiyow eedayo rer xajiyow ayaga ma hay.adba mise waa dowlad war waa wiilal noloshoda la hardamayo ee illahey ka cabsada malin kasto yaan lagu af lagadeyn wax aysan shaqo ku laheen
Reer xaji waxba ma aha lkn madams malecia ay muddo joogen RUclipsr ay yhn hadana ay yaqanaan dahir calasow reer xajiyow qofkasto malizia tagay wey ka cawadaan
Hooyo ilaahey caafimaad haku siiyo, teeda kale reer xaajiyow noloshooda ayey la daalaa dhacayaan, mar waliba oo Malesia wax ka dhacaan Reer xaajow unbey lasoo aadayaan. War ummada ka xishooda
Daahir ilaahey ima ka bahin lakin waxan shaki iga galeynin inad i caawin laheyd Walow adiga iyo tim kaga waxan idin leeyahey qasatan gabadha soy soy la dhaho iyada wadacad waxi daacad ah oo dhan war Somalia la idinkaga bahan yahey plz ada yaaqey qurba joogtana aan sonoqone wadan ki ayan u hilow ney lakin cabsi cabsi waye
Asc daahir nin kaa gobsan soomaali kama dhalan runtii from caabudwaaq
dahir calasow walalo allaha kubarakeyo amiin allah kugu dhowro sadaqada masakinta ad uheyso barakallah
Aamiin yaa rabi dahir allaa kuu gar gaaray allhu akbar
Guuleyso daahir calasow walee geesi baad tahay. From holland❤❤❤❤❤🎉
Maashallah allaha idinkaga sidaqadi wadiyogeeri furato aamiin hooyoallaha kucaafiyo
Hooto uhiiiliye Daahir Waxaaka wadaa kiisaska waxey ubadan yahiin hooyooyin laciilay Somaali weyn guul iyo gobonimp
dahir allah kubarakeyo walal garissa kenya allah garab hakusiyo amiin
DAAHIR IYO MAXKAMADA ALLAAHU HAYDI BARAKEEYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Dahir allah ku xafido adiga iyo familkaagab insha allah maamo Alle arageeda degdeg ugu soo celi aamiin yaarabbi
😢😢❤❤
😢😢😢
😢😢😢😢
Dahir jasakalaah khyr wll Alle haku barakeyo wlhi jidhkaga iga jidhidhicooday wlhi maamadas dhibta ay kujirtp waad caawisay runti alle inta sidas u dhibaataysana alle ha u gargaro amiin wll lkn waxan ku shegaya inaad Revolut kaas Europe meel wlba wa laga isticmala kuso darto Account wad mhdsn thy waxn jecelahay sadaqada wayo wlhi sadaqadu waa muhiim aad ban ku salamay wll🖐️ adiga iyo Teamkaga Maxkmda 🙏
daahir calasow shaqo wanaagsan ayaad haysaa ee allaha raxmaanka hakaa abaal mariyo waan kuu duceynaa ee Allaha kuu aqbalo
❤Dahir your great ❤bedankt voor jouw tijd❤
Daahir hoyo somaliyeed meel uu ugasoo baxay wlh jano aduun iyi mid Aaqaro Allah hakuugu badalo. Mamada meeqa canug aa kadhimatey
Masha Allah dahir sedas u cawe 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
MISKIIN WA OYEY ILLAHOW UMADA UGA DHIG ILMAHEEDA HOYADAAN😭😭😭😭😭😭😭😭❤
Tiim sadaqo allaha idin xifdiyo dhamaantiin❤
Aniga madax weyna kaa dhigi laha 😂❤😂😂😂sida umada ugu gar gareyso ilaahey ha kugu gar garo somali nimada ka baden 🎉🎉🎉🎉
Mashalah samafele dahir alasow
Arimhi kale wadkuxumed blase tan inshallah danbigaagi qatuma kugu badashey
ABTI KHAYR BAAN KUU RAJAYNAYAA AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Maansha allah alle haku barkeeyo dahir ❤
Subxan allah allah ha gargaaro kuwa umada saas ugalay ayaa isllaam sheegay shabaab allah ha kaqabto 😂😂😂
Daahir waa qof qalbi wanaagsan
AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc huno dahir calasaw masha allah jiir oo jooga cadawga hajabo sxb ok good night sxb
ilahay ha ugargaaro
Allah ha u gargaaro maamadaa
Guul dahir calasow❤❤😢
Daahir walahi bilaahi talahi waxan u qalanta madax weyne wadenka somalia inad noqoto wad u qalanta walhi
Allah ha
Maasha alaah adiga time kaga jisadina kor alaha ka dhigo halhi qalbiga idinkaga soo duceya ilaahey igu og
horta waxan la yaabay dadka reer xajiyow eedayo rer xajiyow ayaga ma hay.adba mise waa dowlad war waa wiilal noloshoda la hardamayo ee illahey ka cabsada malin kasto yaan lagu af lagadeyn wax aysan shaqo ku laheen
Somalida waa dulmi badnyihin wlhi 😢 wiilashas iyakaba ilahy ogyhy xalkoda oo noloshosa la dala dhacaya ayay haben walba haystan
Reer xaji waxba ma aha lkn madams malecia ay muddo joogen RUclipsr ay yhn hadana ay yaqanaan dahir calasow reer xajiyow qofkasto malizia tagay wey ka cawadaan
@@shamsohussein4180 rer xajiyo bilash aya lo haysta sidee ku ogatahy inay yaqanan mamadan qofka hadu caan yhy ma dadko dhan ayu yaqana dulmiga iska dayaa
Reer xaajiyow dad ma maagaan ee iska daaya arimahan soomaalidana ma dhex galaan muslimka saxdaana waa kan afkiisa iyo adinkiisa laga nabad galo
Wllo TikTok malihi sadaqana inana baxsado waan raba waay iga ohiisay mamadan labaro maso raciisiin maskiinta ilahaw cawii 😢😢
Lambarada wakuwas ku qoran wll ee ugu dir
@@dumarkaabachannel161xagu kuqoranyahay
Hooyo ilaahey caafimaad haku siiyo, teeda kale reer xaajiyow noloshooda ayey la daalaa dhacayaan, mar waliba oo Malesia wax ka dhacaan Reer xaajow unbey lasoo aadayaan. War ummada ka xishooda
ALLAAHU AKBER ☝️ SCW ❤ SCW 🫀 SCW ❤ SCW ❤
Walalayalow lambarkeda nasiya aan kawarhayne madama ay ilmo haysanin
Mashaalaah
Boqor baad tahay hogaami somali
Doowlada aan taageerno
Somalia guul
Malyuun bucbuc iyo whitening miyaa marsatat. Masha Allah wajigaada baad iska daaranayey.
Bigsoml caan caan dhaley libaaxle aa kadhacdey wlh dadka habeen kasto sadaqada baxsado ducaa kudhacdey Alkah Ikhlaas ha uga dhigo
Maamada allaah ha u gargaaro
Asc wr wb daahir wan ku salmey
Shabaab alah cadaabo miskiintaa indha la aan ka dhigeen ilmaha ka dileen
Aamin
😢😢😢
allahu akbar
Rer hagio maxaa mesha keenay
❤❤❤❤❤😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Asc
Daaahir calsow
Asc. Walal dahri.
Ina adeer dahiraw Kubo aan abal kaga heynin waat cawineysay ee mamadaan caawi allaha ku cawiye🤲
ALLOW USO CELI INDHAHEEDA
Zaara,😢😢😢
Aloow ajar kaasii
Maamada waxa eey tiri janatul naciima ayaan kuugu'duceeynaa, maamada weey duceeysey laakiin.
Jana'tul Naciima waxaa ka fiican jana'tul fardowsa, laakiin maamada weey dadaashey dadka sadaqada aruurinaayo weey u duceeysey.
Haaa wlhi
Daahirow kunka ka daa doolar dheh waayo kumanaanka waxey moodayaan doolar
Koko shanta caleemood ah iyada maxaa u raadsan weydeen
M.a farxad
Asc subxaana Allaah ma xishoonaya waxaaka maqan Lii caato Qayr allaah ku siiyo, mamada telphon keeda please.
Daahir ilaahey ima ka bahin lakin waxan shaki iga galeynin inad i caawin laheyd
Walow adiga iyo tim kaga waxan idin leeyahey qasatan gabadha soy soy la dhaho iyada wadacad waxi daacad ah oo dhan war Somalia la idinkaga bahan yahey plz ada yaaqey qurba joogtana aan sonoqone wadan ki ayan u hilow ney lakin cabsi cabsi waye
INDHAHA HADI LO FIQO WAXA USO NOQONAYA ARAGTIDA
Maamada numberkeeda ma heli karnaa hadii la heli karo wan ubaahanahy si aan markasta ugu warqabo illahay idinkiisa
Madax weeyne haloodoorto waa caadil cid uma eego sadaqada
Dahir cando weyno ❤😂
Istaqfurullah hacayin dad ucawinaya maxa cayda kenay 😢
Dadka inuu caafiyo maad ka xun tahay ?
Ilaahow wax khayr kugu deq dahirow aad ban ku .tagera sad ucawiso dadka ubahan cawinta
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
SHANTA CALEMOOD WA RAXAN WEYN WEXEY KA YIHIIN HAWIYE
Reer Hagio maxaa laga rabaa? war yaa tanoo kale arkay bisinkee
Somaliyeey shanta caleemo ma maqal pls ha la ii faaiideeyo. Aqoon korodhsi iga tahay
Daahirow xoga qabyalada alaha ka tir tiro
WAXA RON IN LAGA FURO SOMALIA XARUMO LAGU DHAQALEYO WALIDKA SANA
Qaraxi zoobe ayee familkeeda ku waayse
Daahiroow jana gale mamada indhaha maaloo fiiqo walahi mamadaan waxuu loo qabto waa lagu faaiidi
XASID MA LIBANO HOYADAAN WEXEY AHEYD INEY UMADA U GEYAAN
Reer Malaysia un follow
ASAD XAJIYOOW WUXU KA FIKIRA CALOSHIISA
Oo wll asad ma hayadba iyo wa dowlad hadu caan yhy mahaa inu dadka wax dheryhy ama dadka dhan wada ogyhy
Hoyada wase dahira caliso cilko aan ku qawo
Daahir ciil tire cadow giisa oo aad adigu ka mid tahay hajabo
@@SacdiyoAxmadjimcaalesaaswye xbbti
Astaqfirullah war akhiradada ilaalso ninkaanu tagye.