FARIIN HALIS AH!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #qisooyin#cajiib ah #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Комментарии • 288

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 2 месяца назад +59

    Ilahoow cudur xun iyo sixunba hanoo dilin intaxanuunsana awoodada ku caafi noona dambi dhaaf janatul firdowsul aclaana nagu kulmi dhamaanteen walalayaal ❤

  • @SawdaBillan
    @SawdaBillan  2 месяца назад +100

    Halmar kabax oo kunoqo please

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 месяца назад +27

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 месяца назад +25

    Zinada iyo dembiyada Alle lagu galo ciqaabtooda waa lagaa jaraa yaa Rabbi dembi iyo fuxshi Alle hanaga ilaaliyo😢😢😢

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 2 месяца назад

      amin yrab

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 2 месяца назад +24

    Somali iyo carab badanaa dadka iskama baaraan. Wlh aniga ninka aan guursaday shartiga ugu weyn ee aan la imaaday wuxuu ahaa in aan is baarno. Laba mar ban weliba is baarnay. Hebelaan aqaanaa iyo hebel caafimaadaa ka muuqda ma aha meesha. Ilaahow adigaan kaa magan galnay musiibooyinka ordaya 📿🤲

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 2 месяца назад +17

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah sawda qalib Allah haku barakeyo ❤❤❤❤❤

  • @user-vg2xm2uv5y
    @user-vg2xm2uv5y 2 месяца назад +16

    Mashaalaa dadka leh waa bilaa cod joojiya ciyaarta waayo wakhati baa lagu bixiyay❤❤❤❤

  • @user-lc9gi5vl5o
    @user-lc9gi5vl5o Месяц назад +10

    Yarabi waxan ku wedisanay acmaal Safi ah iyo cafimad Tam ah inta xanunsan na cafi yarabi na wanajii😢😢

  • @mohamedabdullahi6418
    @mohamedabdullahi6418 2 месяца назад +19

    Runti dad badan ayaa sheekeeyo sida ay u jiraan wariye yaal badan dadkuna ay u kala fahmaan wariye yaashaas aniga waxaan ahay aabe 50 jira mana jirto sida aan udhagaysto sheekooyinkaaga waxaan u dhagaysto marking lagu daro muxaadarooyinka marka alaha ku xifdiyo alahana kuu barakeeyo carabkaaga ma moodayn inaan qof haweena saa u dhagaysan doono mar un hadaba marmara kusoo dar qiso diini ah oo cibro laga faa iidayo maxaa yeelay adigana waakuu ajir anaguna maadaama aan maalin kasto ku dhaysanayno hanoo noqo daawashadaada qayb kami da cibaado

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 2 месяца назад +14

    Sallalahucaleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahucaleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 месяца назад +13

    Ilaahay wuu awoodaa inuu cunugta yar ka badbaadiyo xanuunkaas, yaa rab adaa awoodlee noo dembi dhaaf.

  • @souleikaursad5731
    @souleikaursad5731 2 месяца назад +8

    Masha lahaa sawdo meshad fadhida cawa AD bey uquxurbadantahay

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 2 месяца назад +6

    Salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa 😢

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 2 месяца назад +11

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ♥️♥️🥰🥰

  • @NAIMA.DHIMBILNaima
    @NAIMA.DHIMBILNaima 2 месяца назад +11

    Masha allh waan ku tageraa wan jecelhay qisoyinka aso gudbiso❤🎉

  • @XaliishPbe-lq5jl
    @XaliishPbe-lq5jl 2 месяца назад +13

    Sowda ilaahay dartiis kuu jeclahy ❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 2 месяца назад +8

    Salaamu caleykum w.w
    Sawdaay simaneey salaan quruxeey
    Suubaneey iga guddom salaan islaam.
    Sister soomaali iyo Islaam
    Mahadsanid sawdaay

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 месяца назад +8

    Allaha u naxariisto Ibrahim iyo dhammaan muslimiinta dhimatay.
    Allahuma aamiin ya rabbal calamiin

  • @ShugriCsanad
    @ShugriCsanad 2 месяца назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰

  • @LuulCaasho
    @LuulCaasho 2 месяца назад +6

    Waa kuu saaray wll kheyr allaha ku siiyo qisaskaagaad soo gudbisaa waa jeclahy

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 месяца назад +10

    Wa qiso xanuun badan walahi waa naxay subxaanallah ilahay ban ka magan galnay cudur xun 😢😢😢

  • @SagalMaxamed-fm9em
    @SagalMaxamed-fm9em 2 месяца назад +7

    Sawda qalib wanaag alle ha ku barakeyo ❤

  • @cute_girl6813
    @cute_girl6813 2 месяца назад +14

    M.a hapo mnta ana u horeyy wn ku jeclahy ilaahy haku xafide ❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 месяца назад +8

    Alla umu amal seygi gerideda waxay i xasusisey geeridi seygeyga marku dhintey aduunka dhan ila madoowaadey😢😢😢😢 Gabadheyda curad Aabaheed aad buu jeclaa waxaa ii sawir mey Gabadheyda oo agoon ah alxm hada wan iskala qabsadey 😢😢

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 2 месяца назад +8

    Wcs Abayo ilahey hacaafiyo gabadas iyo gabadeda yar bo inshallah Ibrahim na Allah ha unaxariisto

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r 2 месяца назад +14

    SCW SCW SCW Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso Adeer mcnto ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️❤️❤️❤️

  • @Hindamohamed-vw3en
    @Hindamohamed-vw3en 22 дня назад +2

    Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 2 месяца назад +6

    Ilaahow cudurxun iyo masiibaba naga hay allow hano cadhoon aamiin yarabi

  • @DekaHassan-ic1jw
    @DekaHassan-ic1jw Месяц назад +3

    Kusaliya Rasulkena subana scw❤❤❤❤❤❤

  • @Binta-s
    @Binta-s 2 месяца назад +6

    Walaalkeey baa u dhintaay cudurkaas, ilaah ha u naxariisto iyo inta muslim ah, u soo duceeya walaalkeey🤲

    • @Sehaam11
      @Sehaam11 2 месяца назад +2

      😢😢😢ilahey ha unaxaristoo abyo

    • @nasra591
      @nasra591 2 месяца назад +1

      Ilahay ha u naxariisto walalkaa jano fardawsa alle ha geeyo

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan 2 месяца назад

      Ilhy hunxristo

    • @qalbiqaali6810
      @qalbiqaali6810 2 месяца назад +1

      Ameen walal lakin cudurka ma fahmin kee waye?

    • @Sehaam11
      @Sehaam11 2 месяца назад

      @@qalbiqaali6810edhis waye

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid 3 дня назад

    Scw scw scw❤❤❤❤ sawda bilan soodhawaw gacmofuran iyo qalbifuran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiraomar2765
    @amiraomar2765 2 месяца назад +6

    Mashallah mashallah wcs wl wankusugaynay Alle haka raali ahaado huuno❤❤❤

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 2 месяца назад +13

    Subxaanallah illaahayow dhalinyarada inoo xafid oo into hadee wallahi waa arin murugo badan 😢

  • @fardowsomuqtaar9547
    @fardowsomuqtaar9547 День назад

    gabar aan ku caajisin codkaaga waan jeclahay❤❤❤❤❤❤❤😊🎉

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 2 месяца назад +5

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam

  • @user-fy7mv6nd5r
    @user-fy7mv6nd5r 2 месяца назад +4

    Sinada waxay keenta dhibaatada cadhadii ilahayba ku dhacday ninkaa ilmihi yara iyo xaaskisi buu galaaftay😢😭

  • @user-iv3ru2jy9v
    @user-iv3ru2jy9v День назад

    اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xaawolul-vj3ol
    @Xaawolul-vj3ol 2 месяца назад +4

    Allah ayaan ka magan galnay cudur xun intii qabtana allaha ka caafiyo waxanku darsanlahaa dhalin yarada isguursanaysa inay isbaaraan allaha nabadbaadiyo dhamaanteen

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 2 месяца назад +7

    Scw scw scw ❤ abyo keep going shekadan Hada kahor ayan maqlay ilahay gabdhas dhibka ka qado main yarabi

  • @MaxamuudCabdi-jp2lc
    @MaxamuudCabdi-jp2lc Месяц назад +1

    Markuu ibraahin dhintaybaad ayaan unaxay❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 месяца назад +3

    Aadanuhu waa indho ukas illahow cilad hanoogu yeelin yaaa allah 😢😢😢😢
    Ayagana caafimad tam ah sii yaa rabi

  • @TufaaxMaxamud
    @TufaaxMaxamud Месяц назад +1

    Scw scw scw ♥️

  • @MustaqinNuurMoxamud
    @MustaqinNuurMoxamud Месяц назад +1

    14 sanokahor aniga d,a ydaintee laegtahay ookale😅😅😅

  • @amran2010
    @amran2010 2 месяца назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته 😍
    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 месяца назад +2

    Gabdhey Sawda, wey dhib badan tahay dhalinyar nimada
    Lakin haddu is ilaaliyo cibaadad ku dadaala wixii xun ah wuu ka badbaadaa Insha Allahu

  • @biyodsaid1071
    @biyodsaid1071 2 месяца назад +4

    Kusaliya suubanaheena scwscw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw scw scwscw scw scw scwscw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw

  • @IsmahaanAfrax
    @IsmahaanAfrax 15 дней назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 2 месяца назад +1

    Qisadan mar Hore ayan ka dawaday ayan gobdon mashallah walashay sowda horey uu soco ❤

  • @queenCaisha
    @queenCaisha 2 месяца назад +1

    Sowdo dar alle ku jeclahay wlh xppti marka ku bartay ilaayo hada habeen ano ku dhagensan ma hurdo qaliyey allha ku xafido❤❤❤❤❤

  • @fardowsomuqtaar9547
    @fardowsomuqtaar9547 День назад

    gabar cod macaan❤ maansha allaah❤❤

  • @munamahameth4763
    @munamahameth4763 9 часов назад

    4 bil iyo dhawor barnyard cidada 3 bil oo kaliya soo maha😅😅😅

  • @dhaymanabdi5268
    @dhaymanabdi5268 2 месяца назад +3

    Wow best background sowday❤dadka ma arkoyan wxi igu horeyen indhhe qabtan waye ❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud 2 месяца назад +5

    Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey subxanalah subxanalah wllo illahy cafimad😢😢

  • @CaishaWarsame-wl5xc
    @CaishaWarsame-wl5xc 15 дней назад

    Keep going. Sowda ❤

  • @IsmahaanAfrax
    @IsmahaanAfrax 15 дней назад

    Alle haku xifdiyo abaayo qali

  • @user-cy2hp5gs7q
    @user-cy2hp5gs7q 2 месяца назад +1

    Allah samir hana siiyo walal ha murugonin😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 12 дней назад

    Ilhay wax xun dhan naguma rido rabiyoow ameeen

  • @ZamzamAbdi-nh5ly
    @ZamzamAbdi-nh5ly 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤ sowda bilan ku xiisayaa abaayo.alaah ku xifdiyo afiga iyo shaman gabdhaha musliminta

  • @AbshironastexIsmacil
    @AbshironastexIsmacil Месяц назад +1

    sowdaa allah ku daayoa abayo❤ wakigey qof social media isticmali ma jaclaan mana tageerin lkn adi m.a allah ku dayo abayo

  • @fatumabashir50
    @fatumabashir50 2 месяца назад +4

    Qisadan inaan maqlaa umelaya sawdaay

    • @MustaqiimCabdimahad
      @MustaqiimCabdimahad 2 месяца назад

      Haa ini xita waa maqly qisadan ayaan goobdoon aa ka dhageysty aa umaleyna

  • @aaminamoha61
    @aaminamoha61 2 месяца назад +1

    Alla illhow na xifdi inti muslim ah o qabtana caafi😢😢😢

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g 2 месяца назад +4

    Wsc soday m.a m.a m.a ❤❤❤❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 2 месяца назад +1

    Maansha Allah waan kuslmy sawda qli❤❤❤❤

  • @LenchoKotee
    @LenchoKotee 2 месяца назад +3

    Sawda codku waa sax

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад +1

    Subxaanalah 😢😢 run tii waa qiso xanuun badan 😢😢

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 2 месяца назад +1

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @hamdaabdirahman8377
    @hamdaabdirahman8377 2 месяца назад +1

    Masha Allah sawdaay video qurux bdan

  • @Ridwaneta
    @Ridwaneta 2 месяца назад +4

    Waaa caadi waaa la maqlaaa

  • @badraanhoyadajaceelka7759
    @badraanhoyadajaceelka7759 2 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y 2 месяца назад +2

    Waaa lagomaclayaa wll sawdaaa❤❤❤

  • @user-yd4xe9ko9w
    @user-yd4xe9ko9w 25 дней назад

    Qisa nanuun badan❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 2 месяца назад +3

    Subxanalah allow unaxariso family gas 💋🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ax maskin allow udanbi dhaf yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 2 месяца назад +2

    Alaah hanuuhagaajiyo janalka janalkeeno waayo aniga waxaan kabartay cashara aadkifarabada iyo waanooyin sawda dar ale kuujeclahay

  • @amuunsaidabdirahmaan7379
    @amuunsaidabdirahmaan7379 12 дней назад

    ﷺ ﷺ ﷺ ❤❤❤ ﷺ ﷺ

  • @FartunAhmed-yb4lx
    @FartunAhmed-yb4lx 2 месяца назад +4

    Waa la maqlin

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 2 месяца назад +5

    Tala add uwanagasan baad nasisay rabi ajar iyo hasanaad Alaha kusiyo.

  • @nuurahmedhassan4975
    @nuurahmedhassan4975 2 месяца назад +1

    Subxanalaah walahi wan kanaxay ilahayow hanuguridin

  • @BisharoCali-cm4nq
    @BisharoCali-cm4nq Месяц назад

    scw scw scw scw scw scw scw

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok 2 месяца назад +1

    Wow cawa muqalka warerka waye ❤🎉

  • @umuanisacali152
    @umuanisacali152 2 месяца назад +3

    Keep going sister 🎉

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 месяца назад +1

    16 daqiiqo marayaa v.dioga waxan kafakaraya ninkaa inu cudur xun qabay 😢malinki shilkana dhiigisa laga heley

  • @user-vv3ti9sv3y
    @user-vv3ti9sv3y 19 дней назад

    Habo wa bila cod😭🤲💔

  • @nimcozagalmohamud3850
    @nimcozagalmohamud3850 2 месяца назад +4

    M,a habo manta dhan wan ku sugayay habo wan ku jeclahay wlhi qisoyinkagana aadban u jeclahay RUclips ka adiga darta unban uso galaba habo qisoyinki cabsi cabsidi nogu so celi plz❤

  • @user-yd4xe9ko9w
    @user-yd4xe9ko9w 25 дней назад

    Habo xamar Maa God taa suwda❤❤

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 2 месяца назад +7

    Insha'allh RUclips in oo naga fuqo rajeynaa waan jclhy qisoyinkaga , chanal Rabi hanu badbadiyo habbo❤

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 месяца назад +1

    Keep going wlloh mcn ❤❤❤love you

  • @FaatimaXusen
    @FaatimaXusen 2 месяца назад +1

    Mansha allh ❤❤❤❤❤

  • @ZamzamYusufYusuf
    @ZamzamYusufYusuf 2 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw

  • @Nazii-z7r
    @Nazii-z7r Месяц назад

    Alla ilaahow noo danbi dhaaf 😭💔

  • @Sahra-bk5sk
    @Sahra-bk5sk 2 месяца назад +4

    Sawda ❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 месяца назад

    allow naga hay masiboyinka aduun iyo aqiraba amiin amiin amiin yaa rabi 🤲 🤲🤲

  • @bisharocadey
    @bisharocadey 2 месяца назад +3

    Walshya mcnto ❤❤❤

  • @barwaaqoSulaymaani
    @barwaaqoSulaymaani 2 месяца назад

    Go forward dear sister❤allah keep you and your family❤❤

  • @user-lb8iq9es8z
    @user-lb8iq9es8z 2 месяца назад +2

    Wan ku salamay habo sawday❤

  • @ahmefnuur9562
    @ahmefnuur9562 2 месяца назад

    Walshay qliyeey alle ha ku barakeeyo sawda qaliib❤

  • @user-ig4gj4lc4r
    @user-ig4gj4lc4r 2 месяца назад +3

    Sawda qurux ❤

  • @NimcoBachir
    @NimcoBachir 2 месяца назад +4

    Sawda❤❤❤❤❤

  • @Hawaluul344
    @Hawaluul344 2 месяца назад +6

    Video waa bilaa cod

  • @istiqlaalaadan3777
    @istiqlaalaadan3777 2 месяца назад +2

    Sawdaaa background ka wa kahelay walle qurux waye😊😁

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 2 месяца назад +1

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤