Shahiid keena sw allow gacanta cadawga ka soo saar iyo dhamaan wllha reer falastiin yuhuudana waxaan leeyahay allaha gubo sida maraykanka ugubanayo ookale
Ilaahow shihiidkaas yaxye sinwaar gacanta musliminta so gali inshaa allaah aamiin yaa allaah😢wlhi wa murug jirkiisa in ay heystaan😢 Qabowga dartiisa Carurta mln wlba ayey u geriyodan😢heshiish ay ka faa ideen mujaahidinta reer falastiin ilaahow u hir gali inshaa allaah aamiin yaa allaah🤲 Thanks maracadeshow🎉
ALLE maraykan ha u siyaadiyo gubashad iyo burbur halaag aamiin aamiin aamiin
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow mareykan usiyaadi dabka kasocodo Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤
Amiin❤amiin❤amiin
Amiin amen yaarab
Woow guuul iyo gomanimo allow mahadsanid ducadi wad no aqbashay 🎉❤🎉❤🎉😂🎉❤🎉🎉
اللهم نصر إخواننا في فلسطين
Amiin
Yahuuud balan ma yaqaaanaaan runa sheegi mayaaan ilahy khayr haka dhigo rer falastiin waaa guulaysteeen guul rapi haka yeeelo
Heshiiskas mid hirgalo allah kadhigo Aamiin Aamiin
Amiin
Maasha allaah mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 guul falstiin allow u gargaar falstin
Shahiid keena sw allow gacanta cadawga ka soo saar iyo dhamaan wllha reer falastiin yuhuudana waxaan leeyahay allaha gubo sida maraykanka ugubanayo ookale
Amiin
Guul alla siiya xm iyo dhaman slamaka
Allow soo fudaydeey heshiiska xabadjoojinta ah . iyo maydka Sinwaar😢
Amiin❤amiin❤amiin
Asc guul falastiin beerka ka ogsooni ninwaliba abaalkiisa kaan ugubelidoono beerka ka ogsooni inshaa allaah
Xabad jojinta aad Baan ugu faraxsanhy allow sodedeji
Amiin
❤❤❤❤❤الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك، أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا قوى يا عزيز😭😭🤲🤲
❤ mey ilobeen Qasa iyaka burburiyey
Guuulll xuutiga iyo walalaha xamaas
Allow guul ka yel inshallah
Mahadsanid marcade show
Yaa. Mujiibo Yaa mujiibo Yaa mujiibo Yaa allaah
alhow akbra palstine❤
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲
اللهم يامقلب القلوب كلها قلب اليهود إلي قلبهم صلحا 👏
ILLAAHOW HASHIIS QABO ILLAAHOW SII FALASTIIN YAA RABBI
Allah s.w heesheka ha sodemsetro isha Allah
Waxaa qalad wayn ah in maraykanka lagu magacaabo dhexdhexaad maya maraykanku waa yahuud badhax la waa saf maraykanku😊
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Mahad sanid maracadaw Zxp
اللهم منصر اخوننا في. فلسطين
Mxaa salahadin loogu bixiy zxp
Mxayelay furashadii labaad falastiin waxa furtay salaaxudiin kadib salibiin xoog ku haystay baytul maqdis masjid Al-aqsa
Allah akbar
Allah hakaso furfurto gacanta cadawga wllahayo
Ilahow ladamin kariwayo o kubasaan dhmantod
اللهم نصر كم مجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️
Free Free all Muslims countries
والعاقبة للمتقين
Waxn Allaha ka Barya dabkas Biyah Lagu daminhyo Baasin Allaha uga dhigo
Guul Inshaa-Allah
Gasa hishiis wey ubaahantahay falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhulka alaha la gooyo
walaalaheena Reer falastiin Rabbi run howga dhigo heshiiska mid ay guul ka gaaraana Rabbi ha uga dhigo
Cadawgana Rabbi ha jabiyo
Ilahay muslimka ha u far gaaro waa masiibo dhamaan muslimku meel kasta oo uu jogo awoodusii ayaa laga qariyay
Alaah haguuleeyo walaaheen falastiin xmsaa الا ان نصر الله قريب
Yahuuda aad bay u qayanabadanyahiin ee heshiiska wuu fiicanyahay
Inshallah
Ugu horey ha ku aqristo waan ku daaalay
Allow ugargaar shacabka reer falastiin guushana sii ayaga
اللهم انصر اخواننا في الفلسطين
Asc maxamed ciise
Waa gouchue falastine
Anigu marumaysni inuu Donld Trump ogolyahay XABBAD joojin,waxaani waa sheekadii caruurta iyo dumarka laguleyn-jitey.
Hoy
Yahuuud ama gaaal qowl ama balan malahan
Maracade maaxaan moobil ka dhagaystay lkn hada ku aan leeyahay ayaan ka dhagaysana😊
Trump ayaan sugaynaa waxaa ka danbaysay in yuhuudii wax kasta oo heshiisa ogolaadeen
Guul iyo gobonimo
Allaha u gar gaaro. Walalaha. Falastiiniyinta , waxey is hayaan cadowga umadda Muslimka ah
Ilaahow shihiidkaas yaxye sinwaar gacanta musliminta so gali inshaa allaah aamiin yaa allaah😢wlhi wa murug jirkiisa in ay heystaan😢
Qabowga dartiisa Carurta mln wlba ayey u geriyodan😢heshiish ay ka faa ideen mujaahidinta reer falastiin ilaahow u hir gali inshaa allaah aamiin yaa allaah🤲
Thanks maracadeshow🎉
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Guuuuul bay iitahay ani taas in lagu saley
Haday dhahayaan dabka waxaa ka danbaysay iiraan
😮
Mansh allah garabkoda allahagalo waqtigi madoba batgay awooda hasiyo
Gacanka kuuriya maxaa ka soconaya?! Wax hana weydiin bro! Wax noo sheeg
Xisbulahi goormay ka jawaabi doontaa weerarkii doraad
😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢
Jaan is anaa u horeya ee wx na anfaca noo sheeeg
Asc wan kusalamey hadad salada dhur sotukutey
Ok
Heshiiskanoo kalaa xalaal ah sababtoo qh waa heshiis sharaf lagu helayao
Yahuuda balan malahan
Sidoine.gaza.ha.u.cararaan
Asc mahadsanid ilahaw rer falastin xabada ka joji
ilaahay ha umiciino xasuuq aan loomeel deyiin bay lakulmeen dadka reer qaza
Deg Deg | Wall Street Journal: Saraakiisha: Xamaas iyo Israel ayaa ku dhow inay dhamaystiraan heshiiska waxaana laga yaabaa in maanta lagu dhawaaqo.
In uu gacanta u galo s.waar xamaas.
Waxaa la sameynayaa in salaad janazaa lagu dukado lana aasoo.
Dabka waxan rajeyna in uu garo casimada uu gaaro aqalka cad aya ku baqtiyan madaxdooda inshalh
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Asc
7bari waxaa laleyahay heshiska qarka losaranyahay ma natanyahu barajaynaya in 20ka bisha kahor uguulgarikaro mise heshisba marabe baydhan buraba inuqiyamo siusan baydhan goanhalisa kadhana israil uqadana ilasacadaha danbe bumawelinaya turam iyo natanyahuna waisogyihin maxaqaldan ilen 4ta ama 5ta malin hartay wamudadii ukudhaqan galilaha heshiskuye ibliskuna safarka calemasarka ugudiyar gatobilahaye
Lacagtaas.waxaa.laga.qaadayaa.sacuudiga.ama.imaaraadka.iyo.carabta.kale.wey.ogalyihiin.inay.dhisaan..loos.anjalis.lakiin.ma.ogala.dhismaha.qaza
Suriyahanooto
Sinwaar wali lama aasin miyaa?
Yahuudaa maydkiisa qaatay markuu dhintay alle haka soo celiyo hana unaxariisto qabriga rabi ha unuuriyo
@@ZaynabSugulle67 bismilaah waa yaab ilaahey hakasoo celiyo
Waxaa fiican in gacanta xamaas lagu soo celiyo.
Si inta salaad janaasaa lagu dukado loona aaso.
Waxanlayaabay qodobka ah indadka woqoyiga qaza sonoqoshadoda hub lagabaridono! hada kuwajoga somaha kuwadagalama lagana adkanwayay? tankale heshis badhacay israil gabiahan qaza kagabaxayso yailalindona markas hubka halmagalo halmamul halcidan ilalinayo xafada konfured khanyonis iyo xafada woqoyi jabaliya isagagudbaya?
Heshiiskas inu dhaqen galeyn ayey ila tahay fikradeydu game bey ciyareysa isreal io mar marsiyo uu kusi socdo dagaalku
Yunis 217
Heshiska wajiga qaad 33maxbus israil lasinaya intalagu jiro fulinta wajiga 1aad bana lagawada hadlidona wajiga 2aad? Maya maya maya tas waqiyano wanadabinki israil donaysay waqiyano wanakabaxaysa wajiga 1aad kadib waxa xaqiiqa inaymarka 33hesho aywajiga 2aad kenidonto shurudo anla aqbalikarin heshiskana bur burinaya amaba sitosa ugabaxayso xabada bilabayso
Allah usiyadiyo
American hypecrat
اللهم نصر إخواننا في غزة