Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
ماشاء الله الله يرحم موتاك انا اشوفك انت من افضل القضات الي شفت وفقك الله ورعاك ونجاك من كل سؤء اخي(shuute)
Shuute saaxib magalo kulaha sxbtinima ilaalayay kuye kkk
Alaah ha una xa riis to Tali ye suul nuug
Waxaan iloobay nabadsugidana.nin adag baan u baahanahay.gashandhigana odaywaa baan u baahanahay.
C vre
Wlhi ninkaan madax weyne ayu u qalmay
Dadku kama mid aha waa ciidanka Iyagaa afgembiyey dalkan Iyagaa haddana dumiyey Agayaa isku dhex dagaalay
Walaahi taliye shute waa runtiis.wadan dadkiisaa dhisa ama baabiya.waxa kale ay somali shubto shisheeyaa nagu dhex jiro waa been.
Wadanka aan joogo warqad dhulka kuma turi kartid.qofka ugu horeeyo baa qaad ku dhahaayo.hada kahor labo wiil oowalaalo ah ayaa baabur watay way faro kacayaaraayeen.tarkadii baabuurka baa laqortay police bay Wacken.10 police baaba wiilashii guriga ugu yimid. Kiibaburka waday baa lawaydiiyay away wiilkii aad baaburka ku dhex dilaysay.wuxuu yiri waa walalkay iga yar.kiiyaraa baa laqaaday oo goni loo waraystay.marka wadan shacabkiisaa ilaashada.somaali waxaad moodaa wadankaba inaysan u dhalanin.shute oo badan hadan helno wadanka waa xasilaa.rowando intay iska dishay somaali iskama dilin.maanta Africa iyadaa ugu qurxan uguna amaanbadan.nadaafada Africa labada ayeey gashay.
ماشاء الله الله يرحم موتاك انا اشوفك انت من افضل القضات الي شفت وفقك الله ورعاك ونجاك من كل سؤء اخي(shuute)
Shuute saaxib magalo kulaha sxbtinima ilaalayay kuye kkk
Alaah ha una xa riis to Tali ye suul nuug
Waxaan iloobay nabadsugidana.nin adag baan u baahanahay.gashandhigana odaywaa baan u baahanahay.
C vre
Wlhi ninkaan madax weyne ayu u qalmay
Dadku kama mid aha waa ciidanka
Iyagaa afgembiyey dalkan
Iyagaa haddana dumiyey
Agayaa isku dhex dagaalay