Tuugu waxa u beegsaday gabdhah muqdisho si gaarah oo yaableh bu u dhacay xabsi daayin ama madaxagu hakufurto sharcigu ha sareyo guul👍👍🇸🇴🇸🇴😭😭😭💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🚀
Waa run haloo duceeyo police.ka ilaaheey wax ka tiro nadan ha ugu badalo waa nin akhlaaq leh 2kun oo doler waa lcg aad u badan lkn waa nin nadiif ah oo tuuganimo iyo xaaraan shaqo ku lahayn
Waxu indha adagaa wax waa waxna waa qalad kulahaa war ha la tumo ayga argagixisada ah oo fidnada ayuu fidinayaa gabdhaha ha gataan kan indhaha looga buufiyo si ay isku difaacaan qurunka
Somalay talefonba ku xirten kuwena iyaguna wey qadanyihin wana ganax balse galada wadnka jogta ma ogtihin in ey gabdhihii dhameyen o somalida geyan ogatan ilen muslin nimo majirto lacagbu raba subxanalh xasbunulah wanimco wakil asc
Kuwan lawyerada iska dhigaya xagee wax lagu soo baray war kuwan waxba lamajogane mesha halaga ceyriyo, lawyer Ku sharci buu Ku doodaa ee aftahanimo ma ahan, somalidu khalad bay wax walba Ka fahmeen.
sow ma fiicna in ninkaan cafimaadkiisa labaaro wayo walidu wa kala darajo kuwo waxa jira labisan caadina u hadlaya lakin cilad miskaxda ah haysato dhakhaatiirta cilmi nafsiga unbaa fahmi kara dadka kale markii loo fiiriyo.
Qabiilada ummada dhibka ku haya .ee dalkan dumiya, xada, dbaaro ku tajira waa dad shacabkan u cadhaysan xaqdarada isugu kaalmeeya somali kuwaas waa in laga saaro illahay Ha ka saaro waa 1-2qabiil oo sidii fircoon caradan illahay u fasahaadiyay oo kufsi, dhac, dil iyo boobka shacabkan xalaalaystay waa reer magacyo badan shaadhadh badan kooda madax xoog ku noqdaa dumarkuu iibiyaa iyo bini aadamka, shacabka somaliyeed inta jilicsan xasuuqa, oo bahdilay, xasuuqa ku haya, tuugada, kufsiga iyo bahdilka maskaxiyan dhaqan iyo dhaqaale. Kuwaas somali maaha waa in la baadho taariikhdooda goorma ayay somaliya yimaadeen faracoodu. Somalinimo ayay tirtirayaan Allah ha tirtiro iyaga iyo isirkooda
0:10 Ragaa Kufsiga Galay🤔👉 Wadanku Gaali ma ahee, Ee Xeer kii Islam Ka Iyo Dagniin beey U noqon, Dadka Hadhoow . Anigu waxaan Dhihi la haa🤔👉QURAN KA haloo fiiriyo, Danbi ganaaxa.
Ogaada askartu haday u hiiliyaan qof xaqdaro kusocdo in ay u dambayn xaqdaradu ilmahooda Iyo guryahooda marka marki dariskaagu nabadgalo ayaad adiga caruurtaadu nabadgalin
Disgrace, disgusting and lawless. Poor investment on youths leads to high crimes that leads to poor living standards. Employability employability employability to young people
Hala ga toog to carab taan. Wadanka yaga kaluun ka ka gu ra neysa. Maye nin mankii mafiia ya da aha. Maraa kiibta qaba naayey. Kuwaan inta aya qabtaan. Ina ay bada ku dhez dilaaan ayeey ahayd..carabtaan maxaa wadanka ya ga kee ney..kaluun ka in ta ya gur taan ayee rabaan in ay naa ga hayaga guur sadaan ayeey rabaan.. carab waa dad xun .
Maa shaa Allah ilahay haku xiftiyo geesi nin rageed wiilkaas haloo ducayo hana ladacsiiyo
MashaALLAAH waa askari iimaan qaba
ILAHAYY hausiyadiyo iimaankiisa
0
Ilahay haku xiftiyo wiil kaas ilahay ha siiyo irsaaq xaal ah isha Allah guuul
M.a lamarsiiyo cadalada
بارك لله الصومال حفط لله. العقيد مومن حسن عبدااه
Haddii askari kasta u qaban laha shaqada sidii uu ugu dhaartay dadka iyo dalka sida wiilkaas yar ee adkarga ah u sameeyey wadanku waa hagaagi lahaa. Illahay waxaan uga barya wiilka yar ee askariga inuu cimrigiisa uu dheereyo horumarna gaarsiiyo .ameeni
Tuugu waxa u beegsaday gabdhah muqdisho si gaarah oo yaableh bu u dhacay xabsi daayin ama madaxagu hakufurto sharcigu ha sareyo guul👍👍🇸🇴🇸🇴😭😭😭💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🚀
war wiilka police ka laaluushka diiday hala dalacsiiyo abaal gudna haloo gu daro insha alah huul booliiska soomaaliya
wxaan dhan waa hawiye is barada dhgnya wa dad ku yar yhin qaf imaan leh
@@abdirahmanhussein1899 dambile qabiil malahan ee xabad qabiil dhan ha u gafin
MashaAllaah wilka cidanka ah ilahay hakuhafido
Ilaahey boolikaan maal xalaal hasiiyo
Ilaahay aduunka naguma ceebeeyo ninkan wuxuu ahaa shekh taxfiidna wuu akhrin jirey kitaabna wuu akhrin jire shekh xudayfa ayaa la dhihi jirey
Aamiin ilaahoow ceebtayada iyo mida muslimiintaba astur khaatumo wanaagsana nagu oofso.
Halaga jaro lug iyo gacan isdhaaf ah waa abaalkiisa tuug
Allah kuwaas dhulka somali ha ka sifeeya hagardaamadoodii waa masiibo joogto ah. Dalkan dadkii lahaa waa hurdaa
Gabdhaha Muqdisho, Somali weyn raali galin ha siiiyaan, maalin walbo mid duli ah ayaa ku xad gudbo
Wiilka police ka 👮♀️ oo lacagta laa luush ah diiday oo report gareeyey haloo duceeyo akhiro iyo aduuba in uu ilaahay maal xalaala ku quudiyo. wadani xalaal weeye. Moqdisho hanoolaato!
Waa run haloo duceeyo police.ka ilaaheey wax ka tiro nadan ha ugu badalo
waa nin akhlaaq leh 2kun oo doler waa lcg aad u badan lkn waa nin nadiif ah oo tuuganimo iyo xaaraan shaqo ku lahayn
wxa is barada dhiganaya dhaman kuli waa hawiye subxna alh
Waxu indha adagaa wax waa waxna waa qalad kulahaa war ha la tumo ayga argagixisada ah oo fidnada ayuu fidinayaa gabdhaha ha gataan kan indhaha looga buufiyo si ay isku difaacaan qurunka
masaajid iyo isbaaro maba isgalaane
Moriyan madahiro ilahay umada hakaqabto wa mashaqeystayal
Burcad haladilo
wiilka police ka ah ee 2000 oo dollar diiday asagoo kale in africa laga helo way adagtahay
Wiilkas police kaa.dalac siin bu mudan yay hadii cadaalad la rabo.. Please hala dalacsiiyo
Burcada nimada Idinka kaa FARC ulehkkkkkkkk
Masha Allah ❤️
Tuug miyaa list leh wixuu dhacy ku qoraa😂😂
Ninkaan eedaysanaha eh wuxuu cod egyahry Ex Cabdiraxmaan Yusuf Calcadaala
Bula kamey shaqda maka faristay bar yahan lama arke
30 mobile 30 qof 30 xatooyo ma yartahay qofka lagu eedeeyey. Xaaraan ku nool suaalo ma waydiiyo . Mujtamacii Soomaaliyeed hoosta ayuu ka qurmay. Xaraan dhac, iyo isu awood sheegasho ayaa noqotay wax Caadi ka ah bulshada dhexdeeda. RABAA NOO MAQAN
Wlhi waa Askari sharaf leh, ninkii laaluushka diidey. Waa wadani Police kaas.
Scw ninkaan tuuga ah waa in la dilay
Naagaha intuu Shukaansado ayuu Mobilada iyo wixii kale oo ay wataan ka dhici jiray.
Somalay talefonba ku xirten kuwena iyaguna wey qadanyihin wana ganax balse galada wadnka jogta ma ogtihin in ey gabdhihii dhameyen o somalida geyan ogatan ilen muslin nimo majirto lacagbu raba subxanalh xasbunulah wanimco wakil asc
Adiga sidee ku ogaatey ma aragtey mise waa lagaaga sheekeeyey waxaadan goob joog u eheen haku dambaawin please
Ilahey shartoda hanaga xijabo alaha soo hanuunsho hana laxiro nagaha shegaya talefan hadii dhib uu garin waa in eyduceystn dadbaa lawayay dadbaa jisa oo dhibweyn lakulmay maxey u kibirsan yihin walee nabadda baaku kibirten ilahey kushugriya curyanka iyo indholha kaducesta iyo dadka carur dhalin ooweylka yatinta asc
Askerigenan abalmarin halasiyo dacad u shaqeya... nin laba magac u isticmalaya.
Lacakta kaqadatit iskadeeydid miskiinka dowladda makusinesaa lacak hadda
Kuwan lawyerada iska dhigaya xagee wax lagu soo baray war kuwan waxba lamajogane mesha halaga ceyriyo, lawyer Ku sharci buu Ku doodaa ee aftahanimo ma ahan, somalidu khalad bay wax walba Ka fahmeen.
Askariga abaalmarin hala siiyo
Sax wakugu racsanahay 2da kun 1 kun inlasiyo ahayd askari xalal ah iga dheh MA
Wiil hoog ayey dhahaan somalida ninka libaxaa ah ninkan dumarka waa kayaabshay
Qudhun iyo qadaadwayn igadhe
sow ma fiicna in ninkaan cafimaadkiisa labaaro wayo walidu wa kala darajo kuwo waxa jira labisan caadina u hadlaya lakin cilad miskaxda ah haysato dhakhaatiirta cilmi nafsiga unbaa fahmi kara dadka kale markii loo fiiriyo.
Qabiilada ummada dhibka ku haya .ee dalkan dumiya, xada, dbaaro ku tajira waa dad shacabkan u cadhaysan xaqdarada isugu kaalmeeya somali kuwaas waa in laga saaro illahay Ha ka saaro waa 1-2qabiil oo sidii fircoon caradan illahay u fasahaadiyay oo kufsi, dhac, dil iyo boobka shacabkan xalaalaystay waa reer magacyo badan shaadhadh badan kooda madax xoog ku noqdaa dumarkuu iibiyaa iyo bini aadamka, shacabka somaliyeed inta jilicsan xasuuqa, oo bahdilay, xasuuqa ku haya, tuugada, kufsiga iyo bahdilka maskaxiyan dhaqan iyo dhaqaale. Kuwaas somali maaha waa in la baadho taariikhdooda goorma ayay somaliya yimaadeen faracoodu. Somalinimo ayay tirtirayaan Allah ha tirtiro iyaga iyo isirkooda
kuwan dhaman waa hawiye dhac umada ku wareriyey
Uyy
war nin $ 200 kun oo laaluush ah dhiibay baabuurna watay war maxaa waalay
waaba nin wax haaystee
Wll $2000 2 kun buu yiri waxu haystena majirto waa xoolo dadow kuli
Maalin waliba tuugada waxay wax kudha can wadada
0:10 Ragaa Kufsiga Galay🤔👉 Wadanku Gaali ma ahee, Ee Xeer kii Islam Ka Iyo Dagniin beey U noqon, Dadka Hadhoow .
Anigu waxaan Dhihi la haa🤔👉QURAN KA haloo fiiriyo, Danbi ganaaxa.
Ninku danbi malahee hablahan waashay buu guryahooda fadhiisinayee hala daayo ragii loo baahnaa weeye
Kuwa difaacaya ayaa ka darran ninka waxaas oo denbi ah galay
ILAHEY UMADA SOMALIYED IIMAN BADAN HASIYO SHARTODANA HALAH HANAGA XIJABO AMIN ANAGA IYO MUSLIMINTA ILAHOW ALOW NAXIFDI AAMIN WADANKA GABDHIHII WAXAA DHAMEYAY GALADA XALANE SOMALI AYAA GEYSA LACAG BEYQADN ILEN MUSLIN MAHA OGADA ASC
war nagaha benbadana
Afkisu ku qiirtay qiil how samayen qayamahaga hayesaka halaye nagahana waxan ka dhahaye hooyo ceb ma lahaan 🇸🇴🇬🇧
Waar aniga waxa i fahansiisaan waxa saaraay gaadhiisa gabadhan marka hore
Loyarka wuu xanuunsan yahay xaashaalilaahi kulaahaa wuu qirtay kkkkkkk tuug argagixiso ayuu isku darsaday xariif weyn waaye mobeel aruursade uffff
Waxaan idin weydiiyey waa maxay maxkamedan milateriga ah ee kiiska qaadaysaa cajab waar soomaaliya shisheeyaa haysta ninku ma waxaan mobile ahayn buu qaaday walee waa tii geele on kale ee dilka iyo xabsi daainka xukumi jirtay
Tuug caraidil waajooga calafkis alanamasogaliyo albaabkenaa noofuran oo banan joog kugta qorax hakadasho cagta qodax hakadasho dhaqan sulasha hakagalo dharkad bananka kuwaratan shafqalaha banan dhexda dhuqso shafqalaha qari aba gacanta ogow
Looyarada reer xamar ku ma waxaan sida xoolaha u ciyaa?
Marqaanland maa ka socota is cadee gabar yahay
Ogaada askartu haday u hiiliyaan qof xaqdaro kusocdo in ay u dambayn xaqdaradu ilmahooda
Iyo guryahooda marka marki dariskaagu nabadgalo ayaad adiga caruurtaadu nabadgalin
30 mobail haduu qirtay 35 ta kalena wuu qbaa halaga qabto umadda
Sometimes I just watch these to remind myself how easy our normal life are.
If somalians can Be normaal.they stell in europe..its normal libaax aya la dhaha tuug uuf..dagan ma lahan.diin ma laha. Subhallahi somolida wa dad.xun
War adiga difaacayo shabaabnimadisa ayaaba shabaab eh shubaa ku dhashe 😡😡😡
Naago😂 hosta ka wada waalan oo ninki gari wataba dalaq udhahayo
Disgrace, disgusting and lawless. Poor investment on youths leads to high crimes that leads to poor living standards. Employability employability employability to young people
Vediogan o dhamystiran halkan kahela walalayaal
kuwa udoodaaya ayaaba u eg
War aniga kuwa difaacaya ayaanba ka shakiyay ee backgroundkoda danbe hala baaaro waa tuugo iyo argagixiso sida ay udifaacayaaan tuugaaan tuugu dhalay😡
Dilawacal ka
Hala ga toog to carab taan. Wadanka yaga kaluun ka ka gu ra neysa. Maye nin mankii mafiia ya da aha. Maraa kiibta qaba naayey. Kuwaan inta aya qabtaan. Ina ay bada ku dhez dilaaan ayeey ahayd..carabtaan maxaa wadanka ya ga kee ney..kaluun ka in ta ya gur taan ayee rabaan in ay naa ga hayaga guur sadaan ayeey rabaan.. carab waa dad xun .
30 haduu qirtay 300 Lee Iska dheh
Wax walbo dil miya kkkkk
Reer xamar useless
Looyarada reer xamar ku ma waxaan sida xoolaha u ciyaa?
Hhhhh waraa ciyaarta naga dhaaf dee