DAAWO: Shuute oo la hor geeye Koox Alshabaab oo Kululeysada Cuntada Miino kusoo qaatay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 ноя 2024

Комментарии • 18

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 День назад +3

    masha Allah
    Good work
    somali army

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 День назад +2

    Maasha allaah guuleeysta sidaas iyo kabadan baa laydinkaraabaa

  • @ibnudharaar
    @ibnudharaar 14 часов назад +1

    war waxaan yaan Umada, lagu sii deeyn Sida Puntland qoorta halaga Guro

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 21 час назад

    Waa yaabayee raxanwayn inay somali oo dhan ay qarax la daba taagnaadaan may shaqo ka dhigteen,ilaahay hanaga qabto

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 21 час назад

    Mnsha allah xeer ilaaliyaha waa aqoon fiican u leh shaqadiisa waana ,dadka loo baahanyahay maanta oo kale

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 21 час назад

    Manshaallah dawlada iyo maxkamadan iyo dhamaan raga dacwada hogaaminayo ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin shaqo culus ayaad shacabka somaliyeed u haysaan

  • @AhmedKaafi-j9s
    @AhmedKaafi-j9s День назад +2

    Dadag halagu toogto wacalada

  • @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z
    @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z 22 часа назад

    Ilaahay haka Soo qabto umada walaahay dawladii aad bay ushaqaysay ilaahay haydinku xafido hawsha aad umada uhaysaan

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 День назад +2

    Khawaarijta dhagar qabayaashaa oo dhiig yacabyadaa umada islaamkaa ALLAHA kaqabto, oo caalamad deg dega ALLAHA ka muujiyo

  • @Jrmugabe-hq6bv
    @Jrmugabe-hq6bv День назад +2

    Wadan ka xabsi wayn waa in laga dhiso

  • @ahmedabdi9980
    @ahmedabdi9980 День назад

    Subhana Allah waxan dadka babiiye mushaar ahan 30 dollars ee uqatan

  • @HanadMahmud-b9t
    @HanadMahmud-b9t День назад +1

    Dadkayga inan la noladan codsanaa kulahaa dadku soo kuwad dhibateyneysey mahan seed ula nolanee cadaa aba tahee😡😡😡😡

  • @cadnaancabdiwaaxid-w9y
    @cadnaancabdiwaaxid-w9y 18 часов назад +1

    shaqo wanaagsan ayaad haysaan runtii umada idinkaa shaqo wanaagsan uhahaya dadna waxeey usoo shaqo tageen in eey daadiyaan dhiiga walaalkooda idinkuna waxaad usoo shaqo tagteen inaad bad baadisaan dhiiga walaalkiina

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 21 час назад

    Beerta cali mahdi maxaa looga xorayn waayey al shabaab

  • @zimranzocodwanga1170
    @zimranzocodwanga1170 День назад

    Hada tahay dhalin yaro o jecel inu la nolado umada o mustaqbal leh ma adan ku birten alshawab

  • @BeksiArtsDj
    @BeksiArtsDj День назад

    Iyadoolaga cadhadhaayo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 21 час назад

    Abukate tuug ah oo jeebka loo buuxiyey yaan waxba laga dhegaysanin isaga jeebkiisaa uga muhiimsan dhimashada shacabka somaliyed