Si cadayn loo helo, oo loo kaydiyo waa in ay dadka xaqiiqada maydka soo arkay, ama ugu hor arkay in ay sawiro iyo wax muujinayaa sida ay wax u dhaceen ay soo sawiraan, maxaa yeelaya dacwadu wakhti dheer ayay qaadankartaa. Ilaahay u naxariiso. Oo umadeena u gargaar.
Alle aduun io Akhiro ha idinku cadaabo, bal gabadh miskiin ah muxuu u dilaayaa, miskiinta maxay galabsatay, midka ila dil la dhahaayo iska dilaayo muxu ka faa'idayaa
War dadkaan Alle kama baqaan miyaa sidee xaaaakada gacantaada ogu dileysaa, dhiig qaf muslim ah miyaaba sidaan ola fudud, Allow ha igu qaadin dhiig qaf beni'adam ah
Reer Koonfur warkooda waa lagu wareerayaa, saacadahan ay isticmaalayaan maxaa ku wata oo wax adduunka laga isticmaalo ay ugu hadli waayeen, lix saac habeenimo, laba saac iyo badh bal xaggee u kaxaynaysaa....!!!!!!.
subxaanallah illahay ha u naxariisto illahay gacanteena haku sababin qof inaan ku dilno
❤❤❤
Ilaahayoow dhiig islaa iyo xaq dad aadami ah haisoo galin aniga iyo intii aan kanaxoba yaarabi hana soo galin dhiig qof biniaadmi
Hi sheekh
Ilaahay gacanteena qof dilkiisu xaaraam yahay naguma sawabo aamiin
Inaalihaa waa inaa ilayhii raajicuun
Subxanalaah Gabadh xaqeeda allah soo ifiyo insha allah
Gabadha xaqeeda Allah ha soo ifiyo
😮😮😢pp😢l😢
illaahayow unaxariiso fadlan ragaa cadaalada hala mariyo
❤s❤c❤w❤wcs allaha unxrsto😢yrabbii
subxanalaah subxanalaah Xasbunalaah wanicmal wakiil💔💔💔
Hala dilo nimankaan😢😢😢
Walaahi.waaxanuun.yaarabi
Qaybta sidexaad nosoo saar insha allah
Laailaaha illalaahu muxamada rasuululaahu i
Subxanallah ilaaheey ha u naxariisto aamiin
Odayga inanta dhalay waxan u qiray inuu yahay denbi baadhihii kobaad ee somaliyeed ee xirfad leh isagoo reer baadiye ah Wlhi.
Odaygaa waxa u baahan dawlada somaliyeed runtii.
Subxaanalaah. I fur iyo dil meel islama galaan ee ragoow gabadhaha wanaajiya ama faraha ka qaada.Ilaahay ha u naxriisto walaashayda
Pat 2 ragan dimashothan rawah
Mechanical waxage
Soomaaliyeey dumarku waa inay cadaalad helaan waliba mid idlaam, nimanka dilayna waa in la toogto
Innaa lillaahi wainaa ileyhi raajicuun 😢
🥲waridiintu kuma Tusale qatan nin xanaqsan in gabar maskiin ah lagu amino habaynimo meqey dileen xaskoda inty uceliyan familkeda plz warido kawabtoba arinkan
Si cadayn loo helo, oo loo kaydiyo waa in ay dadka xaqiiqada maydka soo arkay, ama ugu hor arkay in ay sawiro iyo wax muujinayaa sida ay wax u dhaceen ay soo sawiraan, maxaa yeelaya dacwadu wakhti dheer ayay qaadankartaa. Ilaahay u naxariiso. Oo umadeena u gargaar.
SubxaanAllah
Alle aduun io Akhiro ha idinku cadaabo, bal gabadh miskiin ah muxuu u dilaayaa, miskiinta maxay galabsatay, midka ila dil la dhahaayo iska dilaayo muxu ka faa'idayaa
Subxaan allha
Ina Lillaahi Wa ina lillaahi Raajicuun janatul firdowsa allaah haka waraabiyo Aamiin aamiin aamiin
Indho adkaa gabadh nin dhalyby iska qasheen xawayaamiintu hala dillo🙅🏼♂️
War dadkaan Alle kama baqaan miyaa sidee xaaaakada gacantaada ogu dileysaa, dhiig qaf muslim ah miyaaba sidaan ola fudud, Allow ha igu qaadin dhiig qaf beni'adam ah
Walhi kala dhadhansiiyo xanuunkaa ay dhadhamisey habaarqabooyinka xaasiidka ah
anagaa wax aragnay ma raad la arkay baa waxan o tafaasiira laga bixinaya wala dagaalamay heblba kubooday wa lais eryaday ma fahmin anigu wlhy
Waxa laa arkay ama la maqalay mahan siidan bahalo weeye hala braciiyo 2 labadaba ha la dilo
😢😢😢😢😢😢
ilaahow unacriiso
Walidka sidan maxkamada logu yera aniga indhaha basbas nalo marin
Aun grill 😂😂😂😂😂
Canada in waa Aron argagax leh
Dambiga wuuba kucad yahaye maay kudhawaaqdo xukun dil toogasho.hadii kale waasheeko hawiye dulmiga laysku gacan siiyo ilaahow dalka dawlada kheyr qabto Allah hakeeno.
Wasaq baa tahaye hawiyeh afkaaga uraaye ka leexi waa dadka somalia xukuma
@@mimipuloo7879walaal waa somaalida itoopiya soomaliya ma aha
Maxaad hawiya karabtaa,
Dhaqan hawiye mahan arinka waa pudland u fiirso intadan hadlin xoolo langab ah
@@user-vq4fs9xz2b walee adaa laangaab ah oo waliba jahil ah oo kamida dadkay somali ka dhaqaqi weday because of your qabyalad
😭😭😭😭😭😭😭👍
Warku isma laha
Somali waa dhurwayo dadka cuna subxanalah
sheydanba waxkadhadhiciyay ragas
WAA AAKHIRO SAMAN HABLAHANA GUURKOODA KAMA FIIRSADAAN ALLOOW INOO GARGAAR INAAN DIL IYO DHIBAATEYN RUUX ASHHAADANAYO UGEEYSANANA INAGA HANUUNI OO QALBIGEENA HAGELIN
Wuxu waa wuxuush.😢
Sorry 😢
Reer Koonfur warkooda waa lagu wareerayaa, saacadahan ay isticmaalayaan maxaa ku wata oo wax adduunka laga isticmaalo ay ugu hadli waayeen, lix saac habeenimo, laba saac iyo badh bal xaggee u kaxaynaysaa....!!!!!!.
Reer koonfur howlahaa intaa iska daysid ifahansiiya uun dheh
..labo saac iyo bar subaxnimo waa 08:30
Lix saac habeenimo waa 24:00 ama 00 habeenimo sida EU kugu sharaxay.
@@xaragoxaaji1782 : nin reer Waqooyi ah ayaa dhahay nimankaas Koonfur iyo Amxaaro inay wax isku yihiin siddeed wax ayaan ku caddaynayaa ayuu dhahay 1: lix saac ayay dhahaan ayaguna lix saac ayay dhahaan. 2: Canjeero ayay dhahaan ayaguna Canjeero ayay dhahaan. 3: Xaarka Lo'da ayay Guryaha ku samaystaan ayaguna ay ku samaystaan. 4: waxba ehel ahaan iskuma siiyaan xabashiduna sidoo kale waaye. 5:......!!!!!!!!!!!!!!.
💅💅💅💅💅💅💅💅💅💅
Xasbunalaah
Subxanallah
Denbiilaha kowaad Waabu qirtay inay wada dileene, maxa kale oo la rabaa, marhadii odayguna raadka siday tahay u sheegay, waa maxay waxa kale ee loo baahan yahay. Meesha markhaatigii raadka ayaa yaala.
😢😢😢
👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👌👌👌👌👍👍
Ax.sorry.yaarabi
Hala laayo wuxuushtan.
Cajiib walhay gabar ninkii qabay u so ka xaysanaayo nin la dila
😂😂
❤s❤c❤w❤wcs allaha unxrsto😢yrabbii
😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤