Runti shute abaal aya u hayaa ma iloobi dono inta naftu igu jidho anoo ku qabil aheen mudisho udhalan marti ku ah abaalku igalay hal mar uu iso firiyay buu ku amray cidanka inay ideyan Macha Allah waa gudaa abalkisa adherato hadhawato maruun
Cameroyinka wadada ku xeran waa in lala socdaa dhaqdhaqaaqooda qofki laga shakiyo oo la arko asagoo ku noqnonayo wadada waa basaas waana in la qabtaa nabadsugida intaas ayaa ka dhiman, hadii ay sameeyaan qaraxa wuu fashilmi lahaa.aduunyadana sidaas ayeey u shaqeysaa
kulahaa nin dhalinyaro oo mustaqbal leh aan ahay oo umada markaa isku qarxi heyse mustaqbal mala heyn? hada maa mustaqbal yeelatay markii maxkamada lagu keenay
Shacab miskiin aysy xasuuqeen buuga naxariista hanoola fiiriyo ku ye adiga dadka aa leyneyseen ma u fiiriseen maxasse ku disheen walaalahaas muslinka soomaaliyeed ,dil jidadiisu waa dil naxariis laawe mamaxoow allaa ku kashifay weliba dadkaluu xasuuqi lahaa kuwa dadka lasya si micno daro alla ha ka qabto ummada.gacan ku dhiiglaxaasha alla ha ciuib ziro.

Sxb adi alshabab miya ahed maxa weye abalka kugalay nala wadag
@@SultanMoh-nt7mh sa ogtahy shute alshabab abal Uma gale dil ku xukuma adi miya ah
Cameroyinka wadada ku xeran waa in lala socdaa dhaqdhaqaaqooda qofki laga shakiyo oo la arko asagoo ku noqnonayo wadada waa basaas waana in la qabtaa nabadsugida intaas ayaa ka dhiman, hadii ay sameeyaan qaraxa wuu fashilmi lahaa.aduunyadana sidaas ayeey u shaqeysaa
Raggan in loo Nariisto maaha, in la dilo weeye, Alle haka qabto mudan muslimiinta
Cid kasta
Ee ka qayb.qaadata
Argagixisada. Arxanka daran
Tiirka hala geeyo
Gudoomiye
Shuute iyo xeer ilaalintu Wey
Mahadsan yihiin
Shaqo adag ayey noo hayaan
Illaah ha idin amaansado
سبحان الله العظيم ☝️
MAxkamadeeno horey ha usocoto caddowga allah kaqapto
kulahaa nin dhalinyaro oo mustaqbal leh aan ahay oo umada markaa isku qarxi heyse mustaqbal mala heyn? hada maa mustaqbal yeelatay markii maxkamada lagu keenay
Eygan kudhawad 300 qof dilay iyo kumanan uu dhawacay. Hadana waxuu leyahay hala inaxariisto subxanalah subxanalah subxanalah in lagubo istahila suu dad badan nolosha ugu gubay walibana aan waxba galabsan. Subxanalah ilahaw umada kaqabo argagaxixasadan ilahaw adaa wayne oo awood badane
Shacab miskiin aysy xasuuqeen buuga naxariista hanoola fiiriyo ku ye adiga dadka aa leyneyseen ma u fiiriseen maxasse ku disheen walaalahaas muslinka soomaaliyeed ,dil jidadiisu waa dil naxariis laawe mamaxoow allaa ku kashifay weliba dadkaluu xasuuqi lahaa kuwa dadka lasya si micno daro alla ha ka qabto ummada.gacan ku dhiiglaxaasha alla ha ciuib ziro.
Taliye shuute 😂😂😂😂
Hawiya. Mawadalshabaab
Diintamadadkaagaad. . Lin
Waruuntaa
@@faadumo12331qabiilaysato hawiye shabaab maaha dhilooy
Shute xariif waaye sahmin noo sharax uyiri gudomiye guleeso
Gudoomiye Shuute Cabsi Cabsi Waaye Walaahi Is Not Easy
Qandraaskan waa hawiye dhameys😢 soomaaliya iney dunsanaato😢😢😢zoobe1 iyo 2 hargaha iyo saamaha qaar kaloo badan 😢😢😢 yaan la ilaawin soomaaliya ha guuleysato cadawga Allaha ka qabto 😢❤😢😢😢😢😢
Wll isku xisho xamar dadka ku baa ba a waa somali weyn
@@NuuraHusein-mf6tl waa run soomaaliyoo dhan la baabeyay gaar ahaan hawiye😢
Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲😢
Khawaarij hala laayo balaayo haku dhacdee
Eygaan wahaabiga ah kulahaa ha lay naxariisto waxaan mustaqbal ka leeyahay nolosha.
Adigaba uma naxariisan shacabka soomaaliyeed
Ninkaan wuxuu qoray wixii qarax iyo dad uu laayey
Isaga iyo adeer kiisba halmar wada xukuma cidaan lama kala reebo
Khawaarij naartu haydin cunto raxan laaweyaashii cadowga ahaayoo
🎉
Kuwii dadka uu kadilay ayaa fadhiya anigaa adeer u ah kuye yaab ciddaan indho adakaa waaba yaabee
Ok odayganimaakii tiofiiyadadadkakawacdonjiraybaa?? Ee ingiriiskajoogijiray
Jaalla siyaad Idinka geeysen beenta dhaafa
Wahaabiyoo dhan meel kasta ay joogaan dhagta dhiiga haloo daro.
Shuute caaadi ma ahn ...haa haaa
odayga gar gaduudka waa la kala shakiyey hadaad maqasho oo muuqaal ah
waryaa maxkabada haka waalin somaliya oo dhan waa muslin isku xishooda oo wadanka dhibka ka dhaafa allaah haydin dabar gooyee
Markuu umada laayay uyuu cabadayaa kaas halatoogo yaan ladeynin
Dadbaa la leen wax hanaloo fiirsho yaa yeelaa
Gaaljecel Ka Been Badan Ma Arkin Ninkaan Aaabaheey Waaye Kuye Oday Aan Dhalin Asaga
qofki towbad keena dembi malaha
khawarij gaal ka daran towbad keenkooda lama aamini karo, nabigu wuxuu yidhi meelkasta oo aad ku aragto dila
Haddana janada iska aad meeshaan waxaasu mayaalaan
Jaalqsi
Beenta aabahay kulahaa waa adeerkay muu yiraahdoh
Sax Hala toogto khuwaarijta deg deg
Kkkkkkkkkkkkklllllllllkkkkkkkkk wkkjjjjjjjjjjjjjjkkjjjjjjjjjjjjjjjjkjhhhhghhjjjjkjjkk hhhhhhkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk akkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkllkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkllllllllkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkl kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkll kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkllkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkllllllllkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkl kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkll kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkllkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkllllllllkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkl
Beenaalahan hala dilo
qur'an aa aqrihaa hada si loo daayo soomalai badana woo haligay tuuga hala toogto
sax, khawarij gaal ka daran towbad keenkooda lama aamini karo, nabigu wuxuu yidhi meelkasta oo aad ku aragto dila